Addis Ababaa Bole International Airport with SolaPortal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Vlogan waxaan ku eegi doonaa Garoonka caalamiga ah ee Bole International Airport oo ku yaala caasimada Itoobiya oo iminka ka mid ah garoomada ugu weyn uguna mashquulsan Afrika

ความคิดเห็น • 195

  • @zachoo5135
    @zachoo5135 3 ปีที่แล้ว +23

    You are the best ,greetings from Ethiopia.❤️

  • @ajakislakisweah4889
    @ajakislakisweah4889 3 ปีที่แล้ว +16

    I travelled with Ethiopian airlines January 2020 and it was the best experience Insha’Allah from now on when I m travelling back home it will be Ethiopian airline

  • @mesobwerq9093
    @mesobwerq9093 3 ปีที่แล้ว +20

    Somali Eritrea Ethiopia Sudan Kenya they are the future of Africa east Africa must be united with a strong Democratic system's

    • @forrestmessiah9109
      @forrestmessiah9109 3 ปีที่แล้ว

      I know im asking the wrong place but does anyone know a trick to log back into an instagram account??
      I was stupid forgot the login password. I would love any tips you can offer me!

    • @kristianguillermo2795
      @kristianguillermo2795 3 ปีที่แล้ว

      @Forrest Messiah Instablaster :)

    • @forrestmessiah9109
      @forrestmessiah9109 3 ปีที่แล้ว

      @Kristian Guillermo thanks for your reply. I got to the site on google and Im waiting for the hacking stuff now.
      Seems to take a while so I will reply here later when my account password hopefully is recovered.

    • @forrestmessiah9109
      @forrestmessiah9109 3 ปีที่แล้ว

      @Kristian Guillermo It did the trick and I finally got access to my account again. I'm so happy!
      Thanks so much, you saved my account!

    • @kristianguillermo2795
      @kristianguillermo2795 3 ปีที่แล้ว

      @Forrest Messiah Happy to help =)

  • @lidya22
    @lidya22 3 ปีที่แล้ว +16

    Ethiopia airport is the pride of Africa 💚💛❤

  • @ambessashield9360
    @ambessashield9360 3 ปีที่แล้ว +12

    Beautiful Addis Ababa 😍🇪🇹

  • @Abdullahi-Said-Emka
    @Abdullahi-Said-Emka 3 ปีที่แล้ว +2

    Thank you very much aad baan kaaga mahad celinayaa sida quruxda badan ee aad usoo duubtay muuqaalka,. JazakaAllh kheyr

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +23

    Waxaan ka soo duulay October 2019 Adis Ababa to Toronto waanku lumi gaadhay walaga shaqeeyay walina dhismaa ku socda Ethiopia way tagtay

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 3 ปีที่แล้ว

      Inaga halkee jogna ganeration 2 kan 3/4 ubaqsan nahau dowlad ma heli dinan ethiopia waxba haysan resource ujeedna

    • @shaakirabdi9422
      @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abshirmohamed3527 please aniga idoortA anigaa dadka dhisayee wax wadan dhisa ma rabno wax dadka Dhisan rabaas

    • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
      @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 3 ปีที่แล้ว

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴5

  • @abwaan100
    @abwaan100 3 ปีที่แล้ว +6

    Amazingly well-informed brother. Thank You.

  • @kusumastonoyuli7788
    @kusumastonoyuli7788 3 ปีที่แล้ว +6

    Addis ababa is a nice city, i have been there for 3 months, i lik the food and there peole very frendly

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 3 ปีที่แล้ว +4

    Hambalyo horumarka wadan African ah waanku farxa wlhi inagana Alle haysu keen mideeyo

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 3 ปีที่แล้ว +5

    In 2017 ayaan transit ku ahaa mar aan ka imid Washington DC anigoo kusii jeeda caasimadeena Muqdisha it's nice actually

  • @husseinabdi721
    @husseinabdi721 3 ปีที่แล้ว +4

    DONE TO BROTHER ABDINASAR YOU ARE ENCOURAGING A LOT OF SOMAL TO BE PROUD OF YOU HUSSEINALTHOUGH SOMAL WAS OUT OF TOUCH FROM THE WORLD FOR THIRTY YEARS

  • @waasiciye5249
    @waasiciye5249 3 ปีที่แล้ว +8

    Waa wax lagu farxo hadiiba ay dubai ka la wareegeen hub transition of Africa.

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 3 ปีที่แล้ว +6

    Cabdinasir sola asc brother keep up the great work that you doing I'm a fan of this channel thanks bro

  • @micheni734
    @micheni734 3 ปีที่แล้ว +9

    Just imagine a developed East Africa. We need Somalia to come through and join in pushing for a developed EA. It has the potential.

  • @kusumastonoyuli7788
    @kusumastonoyuli7788 3 ปีที่แล้ว +7

    Amasagenalo ethiopian people....😍🥰😘

  • @amalabdi11
    @amalabdi11 3 ปีที่แล้ว +20

    Somalida waa xasidiin aan isku quurin wanaaga iyo horumarka ilaah qoom ma duleeyo ilaa iyaga is duleeyaan somalida waa jaahilin faan meel gaarin ku dayo ku dayo horumarka ka socada Itoobiya Ruwnda dhaman africa ama calamka soomali isku maqan lagu maqan yahay damiir ayaa ka dhintey hadey damiir ay leyihiin manta herkaa lama joogeen

  • @nortaa5654
    @nortaa5654 3 ปีที่แล้ว +12

    Somaliyey hurudooy horumarka Ka hurudooy isqabqabsi jeceleey qabiilka dan u malaysoy. Goorme aduunka wax la qaybsanaynaa ILAAHOW somali is jeclaysi.

    • @MohamedIbrahim-ew5sg
      @MohamedIbrahim-ew5sg 3 ปีที่แล้ว

      Aaamiin yaa Allah.

    • @ciisemoalimadan7737
      @ciisemoalimadan7737 3 ปีที่แล้ว

      amiin, qof igu fikir ah adan ka arkay sxb, somalida intoda badan ayaga isku maqan xata kuwa qurbaha jogo hadey mel iskugu imadan qabyalad ay ka shekeyan ama siyasi tug ah qabyalad darteda u tageran ama siyasi fican qabyalad darteda u mucaradan , somalido dhan qulubtoda illah ha isku wanajiyo, illah hanaga dhigo kuwo la tartama dunida kowad xaka horumarka iyo kala danbeynta

    • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
      @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 3 ปีที่แล้ว

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴2

    • @munasom1815
      @munasom1815 3 ปีที่แล้ว

      Amen sist ♥️🥰🤗

  • @abdeqq3160
    @abdeqq3160 3 ปีที่แล้ว +10

    Waa information sax ah oo nidaamsan Mahad sanid, SoloPortal from Jigjiga ❤️👊

  • @ahmedumuur1854
    @ahmedumuur1854 3 ปีที่แล้ว +26

    Soomaali intey qabyaaladda isku heystaya hogaamiya xumo aan Caqli la ahayn. Waa taas itoobiya waqti nabad qobolkiib boqol mogadisho ka hormarsaneyda oo ka qurux. Haddii aad tahay shaqsi jaceyla. Soomaaliya qaran ah. Hargeysa Iyo Mogadisho sidee yihiin airportdas. Taas cadeyn ku ah iney madaxda soomaalidu wali Caqligooda shaqeyn

    • @princecj3450
      @princecj3450 3 ปีที่แล้ว +2

      Dhibka ina haystaa waa hoggaan xumo iyo jaadka la keeno dalka somalia

    • @cat_106
      @cat_106 3 ปีที่แล้ว +1

      Dhibaatad waa qabiilka. Somalida iyada isneceb.

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 ปีที่แล้ว

      @@lovehumanity7139 I am ashamed to be honest dalka nairobi iyo addis ababa anago kaa horeeyney ineey xawaradas naagu dafan. Qabil ayaa maanta casimada sheganaayo,oromo oo addis ababa leh ayaago weeli kuu hadaqaayo qowmiyadha kaale haa kaa baxan ayago isku daad aheyn weeliba waa musibo waxaa Soomaali heeysata iyo jahli aan xaad laheeyn. Ninka jifo wallahi asige uu taal Somali jifke kaa dorateey hormar

    • @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس
      @لاالهالااللهمحمدرسولاللهص.ع.وس 3 ปีที่แล้ว

      Asc walalaha somaliyed Arim ba iheysata Alle dartii $30 ya Igu cawin kara🙏❤🇸🇴6

  • @mohamudaligarad1769
    @mohamudaligarad1769 3 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah walaalaheen Ethiopia way horumareen.

  • @tesfanshyoutube3814
    @tesfanshyoutube3814 2 ปีที่แล้ว +2

    One Africa l'm From🇪🇹♥️✊✊✊

  • @mustafecarab7735
    @mustafecarab7735 3 ปีที่แล้ว +3

    Wlh way hormareen oo waxayba ka qurux badanyihin kuwi yurup . Inshalh kan mugadisho ne san ka fcn noqondona

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 3 ปีที่แล้ว +1

    Diyaaradaan cad 2019 ayaan kasoo raacay Mogadishu best service diyaarad carfoon iyo soo dhawayn wanaagsan ayaan kala kulmay iyo waliba hotel wanaagsan

  • @nololcusub5095
    @nololcusub5095 3 ปีที่แล้ว +2

    November sannadkii hore ayaa iigu dambeysey airoprt kan waa best wlhi

  • @ahmedabdinaasir6913
    @ahmedabdinaasir6913 3 ปีที่แล้ว +2

    waa imisaa qiimaha garoonka aan Somalia 🇸🇴 ka dhisee insha allah

  • @mohamedmusse8140
    @mohamedmusse8140 3 ปีที่แล้ว +3

    Haduu caqli jidho Aaan ku cimri qaadano. Mahadsanid sxb.

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 3 ปีที่แล้ว +3

    I'm very interesting Thanks mr sola

  • @MohamedHassen-tc5mr
    @MohamedHassen-tc5mr 3 ปีที่แล้ว +23

    ኢትዮጵያ እኔ ሀገር ወደፊት ሂድ 🇪🇹

    • @abdeqq3160
      @abdeqq3160 3 ปีที่แล้ว +1

      👊👍

    • @ቀጭቀጭ
      @ቀጭቀጭ 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes brother ኢትዮጲያ ለዘላለም ትኑር

    • @berhanudema7487
      @berhanudema7487 3 ปีที่แล้ว +1

      I like that expression.

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 3 ปีที่แล้ว +3

    Vlog gaagu aad buu u fiicanyahay waad ku fiicantahay vlog ga

  • @saidhalane9567
    @saidhalane9567 3 ปีที่แล้ว +2

    Solo aad bad ugu mahadsanid bro

  • @nimomohamed4958
    @nimomohamed4958 3 ปีที่แล้ว +11

    80 qomyadod aya heshise but somalia oo hal qoyadod hal din heysado wukas ilahey aya omaqan waxa iweydis mudan madaxda dalka somarto miyey diseynin wadoyinka iyo airporka hadey disan intas shacabka aya disanaya inta kale muhimada waa iney disaan madaxda wax yaabaha lobahan yahay but hadii kisomarabo waqtigisa marko dameysto iskatago wa ayan dari aniga waligey man arag somalia kenyan ban ehe mar un wan yimaadi

    • @2daysago_
      @2daysago_ 3 ปีที่แล้ว +4

      Kenya iyadana waa 45 qowmiyad. Somali cirka roob ku ogtihiin. Ani waxaan qabaa somali iney qori ku hagaageyso sababtoo ah waa dad madax adag oo jaahilnimo udheertahay. Dowlad qori ku shaqeyso mxaa loo waaye kii iswaalo xabsi mise dil wax ka dhaxeeyo malahan. Gobolka Somaliland ayaaba dowladnimada ka taqaana somalia.

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 3 ปีที่แล้ว

      @@2daysago_ qori iyo xoog haduu waxtaraayo afweyne doowladiisa ma burburteen caqliga hashaqeeyo

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว +3

    Ethiopia Iyo UAE markay noqoto Ethiopia ayaa noo dhaanta
    Waan ugu hambalyaynayaa

  • @kariinabdi9915
    @kariinabdi9915 3 ปีที่แล้ว +1

    macalin Sola nice and beautiful vid well done

  • @abdirahmanwarsame7714
    @abdirahmanwarsame7714 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah somaliya guuul guuul kan ayaan leyahay badda fiiri❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 ปีที่แล้ว

    Ethiopia waad nebcay ee wexa
    dhacey reerbadeye
    Doqon doqon dhelay reerdadow
    Weyne thanks now you loveing
    Ethiopia

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 3 ปีที่แล้ว

    Waa Airport aad u qurux badan waxa iigu danbaysay xili aan safar ku jooga Adisababa 2010

  • @cat_106
    @cat_106 3 ปีที่แล้ว +1

    Departure lounge shaashadaha laga eego flight yada ayaa kuyar.

  • @mujebaabdullah9207
    @mujebaabdullah9207 2 ปีที่แล้ว +1

    love Ethiopia 🇪🇹💚💛❤️

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว +2

    So beautiful

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว

    Jun 2016 meel qariban baan maray, hada waaban yaabanahay, waxaan uga jeedaa, waan ka helay.

  • @NuurAhmedMohamuud-hs8pt
    @NuurAhmedMohamuud-hs8pt ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid pro

  • @husseinabdi721
    @husseinabdi721 3 ปีที่แล้ว +1

    OKAY THANK YOU VERY MUCH

  • @daganadde412
    @daganadde412 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah thnkz solo kuwa Djiboutina gatekay ka baxaan tolow

  • @lulali8651
    @lulali8651 3 ปีที่แล้ว +1

    Hurumar itoopiya somaliya burbur iyo isdil

  • @nimcomahdi5491
    @nimcomahdi5491 3 ปีที่แล้ว +4

    Wax walba nabada ayaa aas aas u ah illaahy nabad hanasiiyo madaxda tuugada ahna hanaga qabto airport kan kawanaagsan wanyelan wanhubaa wadankayga hadii nabada uu helo inan 10years isbadal nololeed gaarayno

  • @TIJAABISTV
    @TIJAABISTV 3 ปีที่แล้ว +4

    Somalida waa aqli lexsac

  • @mohamedyassinhassan1417
    @mohamedyassinhassan1417 3 ปีที่แล้ว

    2020 bish Kowan ban somar waxan ahay shan midbaa naga lomay waqti baakadhacay wuxuu ahaa nin xasanay safarda somali lage

  • @bandhigachannel1658
    @bandhigachannel1658 3 ปีที่แล้ว +1

    Hapen anoo transit ah Hargeysa to Adis ababa ayaan ku lumi gadhay

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 11 หลายเดือนก่อน

      Qof kashaqeyo airport ka addis ababa number maka heysa

  • @mudusaleban2975
    @mudusaleban2975 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantahay walaa waad noo faideysay mahadsanid 🙏🙏💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @wasaradagaadidkabada7543
    @wasaradagaadidkabada7543 3 ปีที่แล้ว +2

    Very friendly and welcoming people.

  • @guled_ansaari1525
    @guled_ansaari1525 3 ปีที่แล้ว +2

    Wadankeena iska barakeysanyahay allaha dhowree 😅😂

  • @msiciidnuur102
    @msiciidnuur102 3 ปีที่แล้ว

    Salaam,mid vidéo-gan la mida oo Mogadishu airport ah noo soo Duub Incha alah

  • @MohamedHassen-tc5mr
    @MohamedHassen-tc5mr 3 ปีที่แล้ว +5

    Anigo kaso jeeda soomali galbeed kana duulay marar badan airpot ka terminal 1 ka ah iyo terminal 2 xaqiiqatan terminal 2 ga aya ka qurux badan aadan cade airport 100 jeer soomalay kaca

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +1

    Airport kuwa badda leh iyo kuwa aan laheed yaa fcn isleedahay ustaadii?
    Ani kuwa badda leh baa ila fcn

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan hanooga dhigin wax weyn, walhi garoonkan qabowga aaku nacay , I promise you if you come from mogadishu, weather kaan kuma raaxee saneesid

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว +1

    Is there xalaal restaurant..

  • @Ahmed-xb3wl
    @Ahmed-xb3wl 2 ปีที่แล้ว

    Diyarada iga tagi gaadhay intaan ku dhex wareeray 2019

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 11 หลายเดือนก่อน

      Qof airport ka addis ababa kashaqeyo number maka heysaa

  • @abyssiniaethiopia7667
    @abyssiniaethiopia7667 3 ปีที่แล้ว +1

    mon préféré c'est les boutique de souvenir vêtement CD ET DES OBJET Varié mai ça vaux la penne quand en a l'argent tous est posible avec respect

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaadka iyo qaabilka ayaa Somaliya lagu mashquliyeey yaa lah goorman hurdaada ka kacayaana qaadka dalka ha laga joojiyo lacagtii iyo nolol lumeyes itobiya iyi Kenya ayaa Cunta lacagta Somaliya

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 ปีที่แล้ว

    MUDANE WAAD KUMAHADSANTAHAY SIDA AAD INOOGU SHARAXDEY

  • @muwaarakgroup655
    @muwaarakgroup655 3 ปีที่แล้ว

    Hada maxaa la dhahaa waxii la oranjirey waad noo sheekteyee

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 3 ปีที่แล้ว

    Mr Somali solar power for long periods u didn't broadcast on Media?

  • @kadijaa8750
    @kadijaa8750 3 ปีที่แล้ว +2

    🇪🇹♥️♥️♥️♥️❤️

  • @mahad_daacad1
    @mahad_daacad1 3 ปีที่แล้ว

    Horaa usoo maray dhib malaha wan gaareeynaaa anaguna insha allh

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah

  • @princecj3450
    @princecj3450 3 ปีที่แล้ว +3

    Dhibka ina haystaa waa hoggaan xumo iyo jaadka la keeno dalka somalia

  • @saddambarrow6364
    @saddambarrow6364 3 ปีที่แล้ว

    Last week ayaan soo maray from mugadishu to Johannesburg

    • @usernotfound162
      @usernotfound162 11 หลายเดือนก่อน

      Qof kashaqeyo mesha number kisa maheysaa

  • @Aron_7777
    @Aron_7777 9 หลายเดือนก่อน

    ❤👍

  • @habebhussein1765
    @habebhussein1765 3 ปีที่แล้ว

    wow amazing recording.

  • @ismailahmed6730
    @ismailahmed6730 3 ปีที่แล้ว +1

    Dawlada sucuudiga ayaa maal gelisay sxb

  • @hodanyusuf1745
    @hodanyusuf1745 3 ปีที่แล้ว

    209 ayaa iigu danbeysey waxbadan baa iska badaley

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 3 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya hadda lee diyaar u tahay qabyaalada iyo xaasidnimada waana fahmi waysanahay nolosha iyo kala danbeynta.

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaw

  • @pacificocean7130
    @pacificocean7130 3 ปีที่แล้ว +4

    Kan mid ka casrisan ayaan dhisan doonaa hadii alle idmo insha allah hadii aan isku duubnaano nabadgalyada kawada shaqayno
    10 kii qofba 7 hadii ay ka shaqayso xasilooniada dalka oo anu isku duubnaano cawdga wadanka laga xoreeyo
    inakabaxan ciidanka shisheeye ee dalkeena jooga amaanka guudna ciidanka qaranka lawareegan maamul gobaleedyadana police kaliya loo ogalaado aan ka ahayn ciidan tuute milatry gashan kan dalka dufaacaya mooyee

  • @moji6625
    @moji6625 3 ปีที่แล้ว

    Sola portal maxa naga galay bolo airport xabashta. Niyo meelo khalad aya chanalka u wada

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว

    Im gana go there insha allaah

  • @omarsscnl
    @omarsscnl 3 ปีที่แล้ว

    Bal somaliyey arka farqiga u dhexeeya itoobiya iyo somaliya ? Airport moqdisho wuxuu u egyahey meel eeyuhu seexdaan halka kan itoobiya u egyahey duni hormartey????

  • @abdeqq3160
    @abdeqq3160 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaan kaa saxo dhica tirada Diyaradahu waxay gaadheen boqol 100th Airlines oo waliba bilo dhawayd ayay udabaal dageen oo waxaad ka heli kartaa. Ethiopian Airlines TH-cam Channel. 👊

    • @YoWest-hn6bb
      @YoWest-hn6bb 3 ปีที่แล้ว

      Haa sax weeyi waxay tii boqolaad ayaay gadheen youtube waysooban dhigeen 👍

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 3 ปีที่แล้ว +1

      Etiobiya airline oo kali ayaa ka hawlgasha, boqol ka duulimaadya iyada unbaa suubisa

    • @abdeqq3160
      @abdeqq3160 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aliabdi8347 👍👊

    • @YoWest-hn6bb
      @YoWest-hn6bb 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aliabdi8347 Sidaa weeyi 👍

  • @abyssiniaethiopia7667
    @abyssiniaethiopia7667 3 ปีที่แล้ว

    Ethiopie c'est la porte d'entré vers l'Afrique y'a des grand Park Entoto park a visiter absolument

  • @jamisa3668
    @jamisa3668 3 ปีที่แล้ว +1

    October 2020 Airport ka Xamar baan home-made Cake ka cunay, tan iga raacday. Waligiin ma maqasheen Cake hargab iyo calool xanuun laga qaado? Mid sxbkay ila socdayna bariis bac lagu xiruu cunay, nus qaaddo. Dhinac walba waan ka liidanaa aduunka. 200 sano baan u baahanahay oo wacyi gelin ah.

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 3 ปีที่แล้ว +3

    Axeey ax itoopiya tagtay wallahi intaynu is haysaney so qora de 1977 ayanu sidaas ahayn shame on u somaliyey qoomna alle ma duleeyo ilaa ay is duleeyan marka malaa adunka nasib kuma lihine aakhira aynu u shaqaysano un

  • @hafsomahamudali280
    @hafsomahamudali280 3 ปีที่แล้ว

    Waaw inaba cadi maahi

  • @mohamudnur7733
    @mohamudnur7733 3 ปีที่แล้ว +1

    If you had business class ticket why were you sitting in the economic class

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxp

  • @abarre5554
    @abarre5554 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan kasoo duulay 26_2_2005 lixdii aroornimo

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 3 ปีที่แล้ว

    2020 miyaad ka wadaa... 2000 bad tiri

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 ปีที่แล้ว

    Wadan daskiisa ayaa wax ka dhiga .Ethiopian waa dad kayla dabayn iyo Indian leh shaqaystana

  • @abdirahmanmohamud7011
    @abdirahmanmohamud7011 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku waydiinaya arinta la xiriirta 2 passport. Hada mid Somali ah baad wadtaa mar ka kale lkn mxaad Europe ku adi ood Addis Ababa ku dhaafi

    • @cabdiraxmaanstudio206
      @cabdiraxmaanstudio206 3 ปีที่แล้ว

      Wadanka Europe ku yaalla ee uu sharciga ka haystaa uma ogala inuu somalia tago, markaa xalku waxa weeyi inuu Addis ticket u soo goosto, kadibna uu passportka Europianka ah uu halkaa kaga tago kadibna uu passport Somali uu ku tago Magadisho.

    • @inaaxmad3369
      @inaaxmad3369 3 ปีที่แล้ว

      @@cabdiraxmaanstudio206 maxaysan ugu ogoleen sxb?

  • @FunForYegon
    @FunForYegon 3 ปีที่แล้ว

    English version - Bole airport
    th-cam.com/video/FZqnstfkp-o/w-d-xo.html

  • @fikresbezabih1039
    @fikresbezabih1039 3 ปีที่แล้ว

    nous avons de la valeur nous Ethiopien je suis née pour la vie , née pour être heureux brave homme femme de Ménélik II rois de Choa

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalia markaad kadagtid tell Farmajo and that Sheikh man with the long gar of Hormuud telecom to build affordable housing for masakiinta darbiyada jiifo oo shabaab miinada ladhacaan! Useless ppl!!

    • @unolowmanta7508
      @unolowmanta7508 3 ปีที่แล้ว +1

      I agree 💯! These people are building 100k dollars homes. When most of their citizens don't even afford to pay half that price. It's disgrace

    • @bongasasa3895
      @bongasasa3895 3 ปีที่แล้ว

      @@unolowmanta7508 it’s qurbojoog playground and few funky sheikhs with deep pockets and very mean heart

  • @ahmedsomali9230
    @ahmedsomali9230 3 ปีที่แล้ว

    Mr sola. Salaam

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 3 ปีที่แล้ว

    Aaway qoondhii somali ku leheeyd..

  • @btrueeth
    @btrueeth 3 ปีที่แล้ว

    All of us should work to uplift our people and the region, not pull each other down. Down with TPLF cancer.

  • @abdirahmaanmuhumed4627
    @abdirahmaanmuhumed4627 3 ปีที่แล้ว

    meeshu waa bilaa nidaam aad ka sheekaynaysa akhlaaq iyo shaqo wanaag ma leh markaa buunbuuninta naga daa meesha waanu sii marnay waanu soo marnay maanu arag adeeg hufan oo aan u bogo dad arinkaas ila qaba way jiri karaan lkn aniga ha i amaanin adeega airport ixtiraam iyo nidaamka ma yaqaanan ee dadka waxa aan meesha ka jirin ha ugu sheekayn

  • @dalmaryare6269
    @dalmaryare6269 3 ปีที่แล้ว

    somalia cida lugaha hesato oo hormarmarka udiday waa somali airportkan eey ithopia dhisatay somalia waxeey dhisaneysa 50 ama 60 sano hada kadib

  • @aadanahmed3820
    @aadanahmed3820 3 ปีที่แล้ว

    Somali horumar ma jecla wali qabiil baa no ifaya adeer qurux gronta etobiya wax maka badi doonaah shucuubta somali
    Waxaan layaabay etobiya oo wadan africa ka baahi badan uusan jirin markii ay sidaan uhor mar tay waa yaab cashar hano ahaado mid kaan midakale adeerow garonkeena yarka ah noso duub naga dhaaf mid kale

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 3 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa dalka dumiyay oo.ilaa hada dowladii la soo dhisabo ka shaqeeyn la dahay. Shuubo aa dhashee. Yaa dalka soomaaliya ka qabto. Asaageena beey naga reebeen.

    • @kariinabdi9915
      @kariinabdi9915 3 ปีที่แล้ว +1

      Boss kuwaas waqtigooda waa dhamaan raba mardhaw inshallah

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 ปีที่แล้ว

      @@kariinabdi9915 insha allah. Thanks

  • @2jaboisak761
    @2jaboisak761 ปีที่แล้ว

    Midkeena Aden adde dhufeys baa lagu kala jiraa xero ciidan oo caadi ah waaye 😂🤣🤣

    • @faarush8157
      @faarush8157 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂