Hadal jeedinta madaxweynaha JFS ee furitaanka kalfadhiga 5-aad ee BJFS.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 53

  • @Mahamednur-j4w
    @Mahamednur-j4w 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kalafadhiga 5nad ee barlamanka jfs waa guul
    Allah ha unahariiso gadomiyihi hore ee barlamaanka JFs mudane bara fasor Mahamed shekh osman Jawaarey aamiin aamiin aamiin

  • @inaxamze2342
    @inaxamze2342 4 วันที่ผ่านมา +8

    Walaalaheen wuqiyga Somalia dagan waxaan ugu baqaayaa Kala taga waa Faa ii dada cadowga

    • @user-gb4wv3yg6e
      @user-gb4wv3yg6e 4 วันที่ผ่านมา

      Waa runta wll mhdsanid

    • @user-wq8fk5gs4o
      @user-wq8fk5gs4o 4 วันที่ผ่านมา

      Waqooyi ha ugafin dad badan oo nool baa kujira

  • @CabdiRisaq-dy6fh
    @CabdiRisaq-dy6fh 4 วันที่ผ่านมา +1

    somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid madaxweynne Xasan Sheekh difaa a dalka waa diin

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guul somaliya

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 วันที่ผ่านมา +2

    Barlamaan shacabka soomaaliyee u shaqaya maha waa baralaaman Nin u shaqayaa ilaaay ka cabsada oo is daba qabta walaalayaal please

  • @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud
    @AbuukarcabdulqaadirMaxamuud 4 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alaah guul somaliya

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 4 วันที่ผ่านมา

    MaashaAllah Mudane Madaxweyne Xasan Sh Noolow Guuleyso InshaAllah

  • @kaydiyekaydiye3017
    @kaydiyekaydiye3017 4 วันที่ผ่านมา +3

    Laascaanood kama mid ahayn miyaa meeelihi imtixaanka lagu galay?

    • @user-wq8fk5gs4o
      @user-wq8fk5gs4o 4 วันที่ผ่านมา

      Isaguu muu xorayn lascaanood deegaanaduu xoreeyey buu ka hadlayaa

  • @KamaalBaraarug-un8cy
    @KamaalBaraarug-un8cy 4 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah. Inoo dhameeya dhastuurkeena.

  • @CabdiRisaq-dy6fh
    @CabdiRisaq-dy6fh 4 วันที่ผ่านมา +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamedAbdillahi-vv2yw
    @MohamedAbdillahi-vv2yw 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatiaden2130
    @fatiaden2130 4 วันที่ผ่านมา +1

    Mashalah mudane masuul Alle ha idinla garabgalo

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 4 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuul somalia

  • @Businesses1267
    @Businesses1267 4 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaan xuquuqda G/banaadir ayaan kaasugeynaa inaad meelmarisid

  • @isteersoruxaaye6968
    @isteersoruxaaye6968 4 วันที่ผ่านมา

    Walalo heena ETHOPIA❤❤

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 4 วันที่ผ่านมา

    MUDANE HOGAAMIYE HALGAMAA XASAN SH MAXAMUUD ALLA HAKULA GARAB GALO XILKA ADAG EE AAD UMADAADA UHAYSO

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 4 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya goormee walaalownay madaxwaynaha qabowga badan baa ku kahdaa marrka qaar 😢

  • @user-xe2sg9bj8d
    @user-xe2sg9bj8d 4 วันที่ผ่านมา

    Waa koox calooshood ushaqastayaal ah cidna mamatalaan

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 วันที่ผ่านมา

    BAARLAMAAN laaluush ku yimid, halkee horumar iyo dal la difaaco kaga sugaynaa?

  • @maxamedcabdi3351
    @maxamedcabdi3351 4 วันที่ผ่านมา

    Kala qaybinta dalka soomaaliya iyo qaadashada dhul iyo dakad iyo bad iyo gobolo iyo degmooyin ka mid ah dalka soomaaliya

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud5715 4 วันที่ผ่านมา

    ALBAA-BADA LAGU LAAB, MAXAA EHEL UNAAR MUUQDA !!!

  • @abdinaasirhassan4897
    @abdinaasirhassan4897 4 วันที่ผ่านมา

    Waxan dowlad nonoqonmeyso allow sahal amuuraha

  • @asadmaxamuud4424
    @asadmaxamuud4424 4 วันที่ผ่านมา

    Xasanow umada alaah hakaqabto

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 4 วันที่ผ่านมา

    Shayaadiin u wada shaqeeya shisheeye ayaad tihiin oo calooshood u shaqaystayaal ah ee Allaha ha naga kiin qabto.

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 4 วันที่ผ่านมา

    Jileec muuse bixi uu sheegayay waa run
    Abii sida jees jeeska uu hadlaayay waan aragnay maxaa adiga u calaacalysa kan madexweyne qab leh maaha

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 4 วันที่ผ่านมา

    President speech comment only 11 qof Ninkan wa nin sanka laga haysto hal qodob ad hagajisay no shek Hassan

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 4 วันที่ผ่านมา

    Only joining each others 3 farmajo adiga malihid

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 วันที่ผ่านมา

    Xasanow Run Iska Sheeeg Ooo 700 MOU Wadamada Tirada badan aad lasooo Gashey Sheeeg?

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 4 วันที่ผ่านมา

    Xasan been bad sheegaysaaa

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 4 วันที่ผ่านมา

    Only joining east africa communities others 3 farmajo adiga malihid

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 4 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh wuxuu caadeystay ku tumashada xaquuqda maamulada dalka ka Jira sidoo kale wuxuu baneystay xaquuqdii barlamaanka iyo xukuumada sidoo kale wuxuu isagu yeeshay dhaqaalihii dadka soomaaliyeed wuxuu ku xad gudbay dadkii soomaaliyeed dhintay inuu khabuurihii kala soo baxo taasoo keentay in maydadkii uu soo bixiyey loo dhoofiyo gobalada dalka wuxuu baneystay laynta wax garadkii iyo saraakiishii ciidamada qalabka sida waxaa dalka ka socda dagaalo uusan ka hadlin xasan shiikh waxaa daadanaya dhiiga shacabla ilaa luuq ganaane ilaa af barwaaqo oo ka tirsan gobalada gedo .gal mudug iyo mudug sidoo kale wali wuxuu dagaal ka socdaa maamulada khaatumo iyo Somali land hadana wuxuu la hortaagan yahay meytida labadaa aqal sidii loo qaadis lahaa doorasho qof iyo cod ah riyada intaa la eg sida lagu dhageysanayo ayaa dadka uu la yaaban yahay ugu danbeyntii labadii gabdhood ee soomaaliyeed waa marwo iyo fowsiyo sidey UGA xisaabtamaan baanu u fadhinaa maytida xasan iyo Adan cuno waayo qof soomaali ah oo hami yeelan karo ma jiro hadana waxay u loogayaan waa shisheeye ee ma ahan sokeeyee maamulada waxaan leeyahay masuuliyada idinka saaran dalka iyo dadka aad xukuntaan hadii aadan ka ilaalin Karin dugaaga damal jadiid isaga hor wareega hadii kale waxaan idin nahay taageerayaal waliba awoodbu leh wixii aad diidan iyo wixii aad dooneysaan inay meel marshaan sidaa darteed waxaa hortiina xasan iyo kooxdiisa ay ka sameynayaan Kuma eegan kartaan waa digniin waana IGA dardaaran .wabilaahi towfiiq

  • @abdillahiahmedcheik7645
    @abdillahiahmedcheik7645 4 วันที่ผ่านมา

    Tuug

  • @huzeinbile
    @huzeinbile 3 วันที่ผ่านมา

    hassan sheekh beenta somalinimada ee ad meel kasta la soo tagan tahay iska daaba ku odhan lahaa kuwa aad xukunta ayaa caddalad iyo kala dabany inaad ku xukunto kaga muhiimsen

  • @abdillahiahmedcheik7645
    @abdillahiahmedcheik7645 4 วันที่ผ่านมา

    Benaleh qabily ah oo tuug ah

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 4 วันที่ผ่านมา

      Ibnu xalaal macaaytamo lkn fikir ayuu keenaa

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 4 วันที่ผ่านมา

    Jeesow xldhbn kama dhergo

  • @Qaali12
    @Qaali12 4 วันที่ผ่านมา +1

    Gulayso muddane madaxwayne la’aantada gushan lama gaaren. Garabkaga Alle ha galo 🤲

    • @addeecabdihassan243
      @addeecabdihassan243 4 วันที่ผ่านมา

      Guusha uu gaaray maxay tahay,Tuuggaan dowladnimadii ka dhigay NGO.

    • @Qaali12
      @Qaali12 4 วันที่ผ่านมา

      Gusha mid wadax’ah waye, lkn waxa keliya ee arkaya waa dadka cafimad qaba

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 วันที่ผ่านมา

    Hassan Sheik Dawladiiisu dhankasta Waaa Fashil?
    Waxaaaan Kuuu Sheeegay sida baarlamaanada Africa iyo Dunidu wax ula xisaabtamaan Hadaaad Ogolaaan lahayd way fiicnaan lahayd.
    Markasta Laba Erey oo Ethiopia waaa Cadow maxaa laga Fahmi.
    Midka ugu fiican xasanow waaa inaaad iscashisaa Hadaaad Qof damiiir iyo Somali ka Xishoonaya hadaaad tahey?

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 4 วันที่ผ่านมา

      cadawga uu kahalayaa waa idinkkoo kale bamuxuu isucasili ee uu kaaqaaday bal sheeg

    • @InnocentTreeSwing-cb1jz
      @InnocentTreeSwing-cb1jz 4 วันที่ผ่านมา

      ​.dalka iyo dadka iyo diinta woo qayaanay😂

    • @InnocentTreeSwing-cb1jz
      @InnocentTreeSwing-cb1jz 4 วันที่ผ่านมา

      Waa fikir aad ufiican❤

    • @yaasiincabdule1714
      @yaasiincabdule1714 4 วันที่ผ่านมา +1

      DALXUREEYE .jir oo joog weligaa

    • @InnocentTreeSwing-cb1jz
      @InnocentTreeSwing-cb1jz 4 วันที่ผ่านมา

      @@yaasiincabdule1714 dal xoreeste dheh waa kaligii taliye dal maxoreynin ee waa uu xoreystay

  • @axmednasix3293
    @axmednasix3293 5 วันที่ผ่านมา +2

    THE FAILED STATE OF SOMALIA🇸🇴👻🇸🇴

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂bal ninkan wayn firi malin walba waxu ku fanayoya bariga africa ku birnay ogowna qof somalia ah so xor kuma tagi karo waxu ku fanayo cunaqabaden ngla qatay hal tanki iyo hub wayn cidanka mahesto umada kama xishon waba lagu ogthy ina dan somali ka shaqenen mana ku edeneno ee waxaga iska cun bashal ceb miya