REER BURCO OO LA WAYDIIYAY SOMALIA MA TAGI LAHAYD IYO WIXII KA RAACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 632

  • @ajcadeh336
    @ajcadeh336 3 ปีที่แล้ว +408

    Wan arkayaa inad mesage kayga akhrinayso Like saar hadad iLa soomantahay 😀👍🏻

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 ปีที่แล้ว +2

      Qofaan soomanayn makuu saari karaa liketa 🤔🤔🤔

    • @ajcadeh336
      @ajcadeh336 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhh qof ogaan iskaga dayay soonkA waxba yuuna ii saarin lkn qof ka kle ee xanuusan ee ilhay u ogyahay waa cadi ha iska saaro Like ta 😀😀👍🏻👍🏻

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ajcadeh336 haye nio warka waa cad yahay way iga cadaatay maanta 🤞kaa ka waran shiikh 🤔

    • @seerahanolosha9992
      @seerahanolosha9992 3 ปีที่แล้ว

      Jeelka kujiraan kuwaa yar yariye

    • @musictubemt1772
      @musictubemt1772 3 ปีที่แล้ว

      @@seerahanolosha9992 haa hadaan arkaayey

  • @zakichamac2561
    @zakichamac2561 3 ปีที่แล้ว +205

    Inta og inaa wiilashan la xidhay like saara 🤓😁😁😁😁

  • @abdiawalofficial5279
    @abdiawalofficial5279 3 ปีที่แล้ว +141

    Nabiga ku saliya scw like sara

  • @cilmiboodhari272
    @cilmiboodhari272 3 ปีที่แล้ว +75

    Sidii ay dumaashi samiixa ugu soo dirtay gift-ga koofiyadii inuusan ilaa eega iska siibìn inta ila aragta😂😘

  • @yaasirkayse3845
    @yaasirkayse3845 3 ปีที่แล้ว +52

    From burco dirislE salan sarE🥰🥰🥰

  • @abdirahiincr7949
    @abdirahiincr7949 3 ปีที่แล้ว +53

    Allow inta xanusan xanunka kaqad inta cafimadka qabtana allow usiyadi

  • @mustafeismail5485
    @mustafeismail5485 3 ปีที่แล้ว +110

    Inta qabta cudurka comments akhrinta is muujiya sommliyey😔

  • @muunaapdi9046
    @muunaapdi9046 3 ปีที่แล้ว +33

    Lascanod mise muqdisho kulhaa😂😂😂👍

  • @fardoussaali0171
    @fardoussaali0171 3 ปีที่แล้ว +110

    inta ila fahansan inu waxaan yhy message in ay dadku is jecelyihin oo ay dawladu kala gaynayso like iisara👍illahay quluubta dadka soomalida ha isku furo 😭😭🥺

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi 3 ปีที่แล้ว +1

      WX is jeceL ma Jiraan Ader ee waxani waa Wx La isLa oGyaHy oo La Jilayo Fucking 🖕🏼

    • @muktaaromar9058
      @muktaaromar9058 3 ปีที่แล้ว

      Ader waxba la isma jeclee waxani waa film

    • @fardoussaali0171
      @fardoussaali0171 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Ibby_hashi hadi indho wax lagu arko iyo maskax wax lagu fahmo aad lahayn waa iska sidaan oo kaleh😏😏I feel sorry for you

    • @fardoussaali0171
      @fardoussaali0171 3 ปีที่แล้ว

      @@muktaaromar9058 fahmayeee filmkaan wxy message kiisu ?ma la iska soo jilay uun ?

    • @ahlaamjaamac5927
      @ahlaamjaamac5927 3 ปีที่แล้ว

      ciidna isma Jecla

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +38

    Wll ku sali nabiga scw.

  • @guleddahir5930
    @guleddahir5930 3 ปีที่แล้ว +69

    Sadex doo Duba inay xidhan yihiin inta maqashay like Saar 🤣

  • @saffadhawrsan3435
    @saffadhawrsan3435 3 ปีที่แล้ว +31

    Yesss wan sugyay likta hyls dhafina inta ila midka ah😹😹😹👐👐

  • @mohamutabdi5718
    @mohamutabdi5718 3 ปีที่แล้ว +45

    Ramadaan kareem walalyal
    From gobolka ragga 😂🤣😂😁

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว

      Wll fiid yowgan marunbaa mise waa feeg🤣🤣

    • @ahmedlacib1326
      @ahmedlacib1326 3 ปีที่แล้ว

      @@areyousingl9133 fake zxp 😁

    • @drslaila1426
      @drslaila1426 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 video gaa ma ku jirtaa pwe

    • @ahmedlacib1326
      @ahmedlacib1326 3 ปีที่แล้ว +1

      @@drslaila1426 fake wee sax😁

    • @naciimauk6153
      @naciimauk6153 3 ปีที่แล้ว

      @@areyousingl9133 waa run wiilashaana waa la xidhay

  • @yacqubmaxamedhooyomcn8614
    @yacqubmaxamedhooyomcn8614 3 ปีที่แล้ว +42

    Kusaliya nabigeena scw

  • @idilabdi1969
    @idilabdi1969 3 ปีที่แล้ว +44

    Ilahay dadkena Qalpiyadofa Burcad ha isku mariyo❤💙🇸🇴

  • @zackd3r179
    @zackd3r179 3 ปีที่แล้ว +24

    Waligay maantaan qofka 1 noqday inta iga dambaysa liketa

  • @wllhajiofficalji2083
    @wllhajiofficalji2083 3 ปีที่แล้ว +10

    Rar Muqdizho is MujiYa Muqdizho GuuL GuuL 👍👍👍✋💯💯💯💯💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 3 ปีที่แล้ว +28

    Hadaad ila aragtay inay isla ogaayeen vedioga liketa iskumuuji

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว

      HAdey Run ahan Lahayd Suqa dhexdisey Ku sameen Lahayeen🤣🤣

  • @somalimedia2725
    @somalimedia2725 3 ปีที่แล้ว +37

    wll ilahay ubad hakusiyo hadaa ilaahay dartiss ii soo booqo

  • @boyofficial3348
    @boyofficial3348 3 ปีที่แล้ว +1

    #Dirisle_abdi iska sax ciwaanka
    Somalia mahan ee waa Moqdisho

  • @najmasiciid7600
    @najmasiciid7600 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma jiraa qof kula joogay rabadantii hore oo rabadantan kula jogin illahayow unaxariisto inta naga dhimatay inta xanusanaysana cafimad sii ya rabbi 🥺

    • @sacadbile5564
      @sacadbile5564 3 ปีที่แล้ว

      Haaa waa hooyaday macaan ilahay ayaa iga jeclaaday illahayoow unaxariiso

    • @hibanigesod5418
      @hibanigesod5418 3 ปีที่แล้ว

      @Rabia Ahmed ilhey haw naxristo wl u ducee

    • @hibanigesod5418
      @hibanigesod5418 3 ปีที่แล้ว

      @@sacadbile5564 ilhey haw naxristo wl

  • @calibashiir1700
    @calibashiir1700 3 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi kuwaan xabsi cadiya ayeey kujiran lkn muqdisho wey jecelyihiin

  • @Gaashaan-Tv
    @Gaashaan-Tv 3 ปีที่แล้ว

    Reer Burco waa qalbi furan yihiin🇸🇴💙

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 3 ปีที่แล้ว +44

    Inta wada sugaysayna inta sooman like me 🥰😍🤩

  • @cabdikaafijarbane6466
    @cabdikaafijarbane6466 3 ปีที่แล้ว

    Waraa dirisle markaad leedahay somali ma tagi laheed su'aashu ma ahan somali waa muqdisho oo caasimada umadda somaliyeed ah marka dhalinyaradu immikaba dalkooda soomaliya ayey joogaan dirisloow gun baa tahay oo dalkeena kala gooynaayo viva somaliweyn🇸🇴💪

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 3 ปีที่แล้ว +4

    Liintaanu ka baqayna lkn wnu jeclhy muqdisho💖💯

  • @Taash_yareizey3075
    @Taash_yareizey3075 3 ปีที่แล้ว +5

    I love reer burco😍

  • @ahlaamhassan5800
    @ahlaamhassan5800 3 ปีที่แล้ว +3

    taas micnaheda waa in reer burco xoog lagu xakumo wlee _____ Somalia waa mid 💛

  • @kaliofficial4978
    @kaliofficial4978 3 ปีที่แล้ว +37

    Big fan from Kenya 🇰🇪

  • @siciidmaxamed7423
    @siciidmaxamed7423 3 ปีที่แล้ว +12

    Reer burco hada nahay wan jecel nahay muqdizho 💙💙🥰🥰🥰

    • @Fatiti94
      @Fatiti94 3 ปีที่แล้ว

      Beenta jooji ma jeclin

  • @mumtaascabdirashiid745
    @mumtaascabdirashiid745 3 ปีที่แล้ว +3

    Dirisle big fan pro from burco😊❣

  • @sumayoabdi4343
    @sumayoabdi4343 3 ปีที่แล้ว +7

    Nasab reer burca wa wataa ani🥰

  • @wizz_sharma_official8179
    @wizz_sharma_official8179 3 ปีที่แล้ว +9

    ❤KU SALI NABIGA SCW❤❤☝️❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @zuzuqalbisafiyafamily3831
    @zuzuqalbisafiyafamily3831 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah tabarakallah isoboqda wlalaha qalbiga oo ramadankan igarsiiya meel fiican insha Allah Ramadan Mubarak

  • @updymajid778
    @updymajid778 3 ปีที่แล้ว +1

    Dirisle keep going sida aad runta ugu dhiiranathay kugusii tageraa 👍

  • @cabdinaasirmaxamuud2860
    @cabdinaasirmaxamuud2860 3 ปีที่แล้ว +17

    DIRISLE FROM BURCO😂🙋‍♂️

  • @fatimaabdullah7996
    @fatimaabdullah7996 3 ปีที่แล้ว +11

    Xornimada fiicanaa ma ahan shacabka inay kabaqaan dresses ciidan ka ilaahay qalbiyadeena haysku furo

  • @subedasuleiman5095
    @subedasuleiman5095 3 ปีที่แล้ว +24

    Wan ku salamayna from burco😂✋🏿

  • @kahadalwaxakuquseeyoonly4565
    @kahadalwaxakuquseeyoonly4565 3 ปีที่แล้ว +9

    Dadka Somalinimada wey jecel yihiin lkn dad ba qasbaya ❤we love you si kastaba

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 3 ปีที่แล้ว

      Ka hadal waxa ku quseeya only 😉🤘🤐

    • @nimcoesse5699
      @nimcoesse5699 3 ปีที่แล้ว +1

      Wlo waa wax lyska ogyhy isdeji huno

  • @jaakole811
    @jaakole811 3 ปีที่แล้ว +30

    Team dirisle waligey 10like ma helin😭

  • @ifraaaxali5411
    @ifraaaxali5411 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi waan qosly fny reer burco

  • @Hamseshujaaci1
    @Hamseshujaaci1 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp From hargeisa Instigram ka Iga so Jawab

  • @baaritube5140
    @baaritube5140 3 ปีที่แล้ว +6

    FROM REER BURCO ISMUUJIYA

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa prank lisla ogyahay lkn waa perfect 💯💯🔥🔥🤣

  • @fadumocabdilaahi3034
    @fadumocabdilaahi3034 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa la xidhay TH-camrka iyo askartiiba

  • @wacanwarsame4165
    @wacanwarsame4165 3 ปีที่แล้ว +12

    Muqdisho mise lascanod kulaha 😂😂 heer lascanod ismuujiya 🥰

    • @ruuneyhaaji924
      @ruuneyhaaji924 3 ปีที่แล้ว +1

      😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂

  • @maryancabdiraxman9383
    @maryancabdiraxman9383 3 ปีที่แล้ว +2

    Qosalka dirisle ine ku qososhay like dhac kusi

  • @osmanhassan4888
    @osmanhassan4888 3 ปีที่แล้ว +1

    WALAAHI WAA IGA QOSOLSIISAY. CAASIMADA MUQDISHO. MAYA. LAASCAANOOD. AAD U QOSLAY

  • @FactCuriousYT
    @FactCuriousYT 3 ปีที่แล้ว +6

    From hargeis Somalia 🇸🇴

    • @aaminacismaan9343
      @aaminacismaan9343 3 ปีที่แล้ว +1

      Qadaadwayn hargeysa haku qadhaaban

    • @FactCuriousYT
      @FactCuriousYT 3 ปีที่แล้ว +1

      @@aaminacismaan9343 wlhi Reer Hargeisa Ahay🇸🇴

  • @baabaahassan7
    @baabaahassan7 3 ปีที่แล้ว +7

    Raggan prank sameynaye hadda liinta ayay cabayan aya lashegaya 🤓😂

  • @kingofsongs245
    @kingofsongs245 3 ปีที่แล้ว +1

    29menutis 5.8k keep going Team Idirisle layk sara

  • @khadar3166
    @khadar3166 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaa jilliiin saaxiib dirisloow kaa soo sameeyayna haduu cabayaa liinta

  • @hibaaqmaxamed2860
    @hibaaqmaxamed2860 3 ปีที่แล้ว +35

    Liintanu ka baqaynaye lkn wanu idin jeclnahy🤣💔

    • @maryancali593
      @maryancali593 3 ปีที่แล้ว

      Aad baad umahad san tahay

    • @ruuneyhaaji924
      @ruuneyhaaji924 3 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @aishadheman5154
      @aishadheman5154 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh tnkz ziz linta waxba hka biqine kly so bashal🤣

    • @malabey197
      @malabey197 3 ปีที่แล้ว

      Niqaab xiro markaas imaaw

    • @abshiroomaar5541
      @abshiroomaar5541 3 ปีที่แล้ว

      We love you too from mugdsho

  • @jokarlegman2698
    @jokarlegman2698 3 ปีที่แล้ว

    Zxb channelkayga dadka ku dheh soo bookhda thanks zxb

  • @elmastrosalmaanupdikadir3009
    @elmastrosalmaanupdikadir3009 3 ปีที่แล้ว +5

    inta ila aragtey rerburca iny xeyraamin yihiin like sara

  • @salmacabdi123
    @salmacabdi123 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle cabdi🙏💯

  • @abdishakuurmuhumed7445
    @abdishakuurmuhumed7445 3 ปีที่แล้ว +26

    Dhalin yartan waa la xidhay jeelkay liinta ku cabayan 🤣

    • @Footballer1165
      @Footballer1165 3 ปีที่แล้ว +3

      Kaly aduu xidh neefyahow anaga adeer reer burco ah meesha ma hargeysa uhaysata anaga muqdisho tagayna dee

    • @abdishakuurmuhumed7445
      @abdishakuurmuhumed7445 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Footballer1165 kaagani wxba lama socotid bro waa la xidhay ee orodoo wararka daawo dunidad ka hurudaye

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว +1

      War Yan la so Deenin Waliba🤣

    • @amenboss8633
      @amenboss8633 3 ปีที่แล้ว +1

      Haku uraan yaga afkoda isku xidhee jileeca 😂😂✌

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 3 ปีที่แล้ว

    Muqdisho iyo maamulkeda siyaasad ahaanpan isku haynaa lkn dhulka iyo dadka kunool waa wlllaHyo FROm HaRgeiza

  • @axmedzaki6881
    @axmedzaki6881 3 ปีที่แล้ว +19

    Zxp waa izku wada xaafad wuxuba wey isgaranayaan waa izku aag marka prank lama orankaro waxaaz

    • @aishadheman5154
      @aishadheman5154 3 ปีที่แล้ว +1

      Wa la xiri laha intaba neo lkn 3dan nin wa la xiry🤣

    • @ciiseqani5806
      @ciiseqani5806 3 ปีที่แล้ว

      @@aishadheman5154 mhubtas in laxiray

    • @fatimaaragsan9167
      @fatimaaragsan9167 3 ปีที่แล้ว

      @@aishadheman5154 kuwee la xirey baayo

    • @axmedzaki6881
      @axmedzaki6881 3 ปีที่แล้ว

      Haa wan ogahy abayo🤣 qadhan bey izkugaleen

    • @xafsaapdirahmaan9491
      @xafsaapdirahmaan9491 3 ปีที่แล้ว

      @@fatimaaragsan9167 saddexdaa la xidhaY midbaa baxsadaY

  • @cabdicumarxasan5293
    @cabdicumarxasan5293 3 ปีที่แล้ว +1

    Pro dirisle shaadhka cadaa soo xiro ✌😎

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa la xidhay

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 3 ปีที่แล้ว +3

    Labada wiil ee u yimid wiilka la wareeysanayo waxay ka dhagan tahay shacabka in ay askarta somaliland ka cabsanayaan yaa ila fahamay jiliinka reer burco 😁😁😁😁😁❤👌

  • @saeedmoha9879
    @saeedmoha9879 3 ปีที่แล้ว +5

    Ramadanka In Liin ku afur waa dhibato😁😁😁

  • @mutawakil9167
    @mutawakil9167 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa la xidhay ragan liintay cabayaan imika

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 ปีที่แล้ว

      Marka horeba way isla sii ogaayeen, cidna ma rabto inay tagto, jiliin bay ahayd wuxuba

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa qosol soconaya fiidyowgaasi inta tagerta dirisle cabdi like iisaar

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj 3 ปีที่แล้ว +1

    Awesome

  • @somaliboy3719
    @somaliboy3719 3 ปีที่แล้ว +11

    Waar waa la xidhay nimanka musaa liintii uqoray iska ilaali

  • @relaxingstressmusic354
    @relaxingstressmusic354 3 ปีที่แล้ว +1

    Small fan from jigjiga

  • @mustafeabdirashid5206
    @mustafeabdirashid5206 3 ปีที่แล้ว +2

    Iam first today like baq kusii

  • @Ibra12886
    @Ibra12886 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragaan cawa liinta beey cabooyan waanka xumahay Free Burco TH-camra

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going my brother

  • @deekbashir1870
    @deekbashir1870 3 ปีที่แล้ว +4

    Wuu xiran yahay inankaan dadka prankiga ku samaynaya ee la dhaho *Baaruud*. ✋

  • @niciimamohamed6568
    @niciimamohamed6568 3 ปีที่แล้ว +1

    From hargeysa 😂😂

  • @ciraxmaancade3755
    @ciraxmaancade3755 3 ปีที่แล้ว

    Idrislow waxaan Raba Inaan can noqdoiga seen kunoqonkaraa Akshin igabixi wll

  • @mohamettabdikadir9879
    @mohamettabdikadir9879 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer Burco waa 100/90 waa dad Somalinimada kuweyn yihiin🤍

  • @hothoahmet8274
    @hothoahmet8274 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta ila og In Inamadan yar yar La Xidhay Like-ta 😂

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      Waxan waa jiliin abti, azkar cadiya maaha

    • @hothoahmet8274
      @hothoahmet8274 3 ปีที่แล้ว

      @@c.caziizbidixo8946 waaan ogay huuno in ay kuwani jiliiin yihiin lknse dawlada caadi U Xidhay

    • @c.caziizbidixo8946
      @c.caziizbidixo8946 3 ปีที่แล้ว

      @@hothoahmet8274 gormay xidhay, anigu man maqale, adi mad hubta mize wa lagugu dhahay???

  • @maskiinalle539
    @maskiinalle539 3 ปีที่แล้ว +10

    Anuu wan arkaa inay camerad igu socoto marka waxan dhihi lahaa muqdisho waan tagi lkin waa lacala 😂😂..🤗

    • @abuudi2025
      @abuudi2025 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @liibaanmirsaal924
    @liibaanmirsaal924 3 ปีที่แล้ว +3

    Yacni shacabka wuqooyi sida aan ujecelnahay ayay noo jecel yihiin....tanaana marqaati ah.......soomaliya ha israacda

  • @kowtharadan5920
    @kowtharadan5920 2 ปีที่แล้ว

    Dadka rer burco weyjeclyihin in ey muqdisho tagn lkn dowladoda Aya xun🥺

  • @sharmaboy8931
    @sharmaboy8931 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer Burco madaxa ayaad iisaaran tihiin wallaahi

  • @prameerse1586
    @prameerse1586 3 ปีที่แล้ว +1

    Team dirisle isoo duceeyA

  • @cisaamxuseen6873
    @cisaamxuseen6873 3 ปีที่แล้ว

    Legend always legend dirisle

  • @shabeeltiger5063
    @shabeeltiger5063 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro

  • @jamiilamjeyte6855
    @jamiilamjeyte6855 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah dadka sey ucabsayan wamaxay rer burco welcom to mugadisho🇸🇴😂😂

  • @mayaar4817
    @mayaar4817 3 ปีที่แล้ว +1

    Ana ugu horeeyey

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 3 ปีที่แล้ว +5

    Reer Burco The fanny wllhy ismuujiya dadkaYgiih

  • @ArourinhoSHOW
    @ArourinhoSHOW 3 ปีที่แล้ว +13

    SOOMAALINIMO Darteed #1K Subscriners igu Gaarsiiya Inta RAMADAN Ka Lagi jiro 👉🇸🇴💙

  • @alkabitaanociise69
    @alkabitaanociise69 3 ปีที่แล้ว

    Dirisle wallahi waan kunecbahay

  • @aaminacllaahi1770
    @aaminacllaahi1770 3 ปีที่แล้ว

    The one only youtber taager

  • @samiyamustafe5986
    @samiyamustafe5986 3 ปีที่แล้ว +2

    Burco kama baqdo askarta balse lakin waxasi waa xarabe xarabahayaga iska badane run ha moodina 😂❤️✌️

    • @Sara-hx8wu
      @Sara-hx8wu 3 ปีที่แล้ว

      Waa Laysla Oga

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going legend

  • @mancisman5416
    @mancisman5416 3 ปีที่แล้ว

    Fiirst view pro

  • @mdismaylismael4353
    @mdismaylismael4353 3 ปีที่แล้ว

    First comment ahEy manta 🤣🤣🤣from burco

  • @zaymaquen7967
    @zaymaquen7967 3 ปีที่แล้ว +3

    Muqdisho mise laasacanod😅waar laasacanod modayee kulahaa😂😂

  • @miina7904
    @miina7904 3 ปีที่แล้ว +3

    Wiilsha usoo duceeya jeelkay liinta ku cabayaane😁

    • @miina7904
      @miina7904 3 ปีที่แล้ว

      @apdiQani NeYmaR jR ramadaanta gashayna liin ma laysasiinayaa🤣

  • @HANIOSMANQEYT
    @HANIOSMANQEYT 3 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅 Reer burco waan idin jecel anahay hadaan nahay reer Muqdisho

  • @SaifAli-uv8hq
    @SaifAli-uv8hq 3 ปีที่แล้ว

    Team dirisle from wajir kenya

  • @amuunmohammed2511
    @amuunmohammed2511 3 ปีที่แล้ว +8

    Alaaah qosle igu ma harin dadka kadaaya abuseka💔😂😂😂😂

  • @Thegaot_cr
    @Thegaot_cr 3 ปีที่แล้ว +13

    War nimanyow dhalinyarada wa laxidhay ee isoduceya asxabey in lasodayo insho allah 👍

    • @sakihuud8228
      @sakihuud8228 3 ปีที่แล้ว +2

      Madheera walpa ha lo taxabo

    • @ezraizak6277
      @ezraizak6277 3 ปีที่แล้ว +2

      Lama soo daayo inshallah✌

    • @chuweriaupdyrachet3929
      @chuweriaupdyrachet3929 3 ปีที่แล้ว

      Inzha allah
      Kana xidh kan kle xidh xal mhe😓

    • @alikhan-jl4ej
      @alikhan-jl4ej 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa lagu xiray marka

    • @chuweriaupdyrachet3929
      @chuweriaupdyrachet3929 3 ปีที่แล้ว

      @@alikhan-jl4ej wXay Ku gafeen darayzka ciidanka somaliland