SUNDUS XALADEEDA IYO JADWALKEENA HABEENKII // NIGHT ROUTINE..?🥹

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 308

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +108

    Amiira abyo wlhi sundus wee ku jeceshahy wey kuugu kalsonthy wlhi marwalbo wee ku soo dhaweesataa runtii saxip kaliya kaama dhigin wlasheeda ooklethy amiira xppti sundus xladeeda si gaara ah ula soco abyo dadkle hakaaga duwanaato sundus ok❤❤

  • @Naxariis-badan
    @Naxariis-badan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +74

    Sunmir habeenka fiirsan caajiska aduunka dareema waa dadka youtube igu haayo 😢❤

    • @SamiraDahir-gp8zy
      @SamiraDahir-gp8zy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haa alaha noo xafido❤❤

  • @uzaameabdi-j2o
    @uzaameabdi-j2o 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +71

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💛

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Sundus walhi wa dadka cil daremo marki wax ku dhacaan

  • @FardusAxmedsaleban
    @FardusAxmedsaleban 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +59

    Amiira samarwalba sundus udhirigalisiid hadanahay team😢😭🫶 wankujeclnahay😢

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +72

    TH-camkaba walahi amiira iyo sundus ban ujeclahay ilahay farxad haydin siyadiyo waan usoo ducaynaynaa sundusna nasiib bay leedahay haday asxab adinko kala heysato iyo anago uducaynayna 😢❤❤❤❤❤🎉

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      Walhi amiiro iyo sundus la.antod maba dawaden😊

    • @AxlaamHasan
      @AxlaamHasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Same wlhi❤😢

  • @NajaxCabdi-tf3rp
    @NajaxCabdi-tf3rp 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +116

    Alla jecliyaa sxbtinimadooda allaha nidaayo sundus anyaale sxb alx dheh waxd haysataa sxbo fiicn😢🎉😢😢😢

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +56

    Waxana saxiib laga dhigtaa walee dadka sundus wan oganay amiira saxiib jira 😢❤❤❤❤❤❤

  • @gulledHaji
    @gulledHaji 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +44


    ﴿ قُلْ هُوَ اللَّهُ أَحَدٌ ۝ اللَّهُ الصَّمَدُ ۝ لَمْ يَلِدْ وَلَمْ يُولَدْ ۝ وَلَمْ يَكُنْ لَهُ كُفُوًا أَحَدٌ ۝

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲وَاِلٰهُكُمۡ اِلٰهٌ وَّاحِدٌ ۚ لَآ اِلٰهَ اِلَّا هُوَ الرَّحۡمٰنُ الرَّحِيۡمُ💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️💪☝️

  • @Queenqurux958
    @Queenqurux958 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Alla amiira qurux naxariistiiyo qof ah saxiib tinimada taqaana sundus caawa murug aniga xitaa waa oyay 😭😭❤

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +39

    Wlh labadiinaba waani jeclahy alle wx idin dhiba idinma tuso amiiray sundus caawi oo ka farxi qlbi❤😢

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +36

    Sundus Saxiib fiican aye heysata wlh Amiira❤😢

  • @NadiiraMohamed-y4f
    @NadiiraMohamed-y4f 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +40

    iLaahow sundus waan jeceLnahee dhibta kasaar 😭

  • @SahroQurxoon
    @SahroQurxoon 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +33

    Amiiro sxb jirta tahy xiliyada adag aya lagarta sxbka jiro😢😢mansha.allah sundus dhibka waka baxaysa insha.allah ❤❤❤❤

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Saaxibnimada wa halahaa in dhibka laysla qybsdaaa somhn kaly adiga aniga dhibkaaa an isla qbsna😢

    • @NimcaCabdi-p2x
      @NimcaCabdi-p2x 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Haaa

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@NimcaCabdi-p2x kaly titok iga soo qwa amlaa. aragsan sidn ku qoran isoo qwaw

  • @FartunAhmed-n8j
    @FartunAhmed-n8j 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +27

    Amira sundus ka farxiyo oo lacagta wax isugu dardara😢

  • @Sundus819
    @Sundus819 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +32

    Waxana sxb laga dhaha walhi m.n❤😢😂

  • @Qamuma
    @Qamuma 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +18

    Aniga ma jecli Gabr Somalia inee cishooto Inkas aniga xita cishoodo in sha Allah waa kawadah baxeynaa Sundus neh Abyo wakusoo duceynaa inuu hadafkagah ku rumoowoh

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +17

    أَعُوذُ بِاللَّهِ مِنَ الشَّيْطَانِ🤲بسم الله الرحمن الرحيم🤲 اللَّهُ لاَ إِلَهَ إِلاَّ هُوَ الْحَيُّ الْقَيُّومُ لاَ تَأْخُذُهُ سِنَةٌ وَلاَ نَوْمٌ لَّهُ مَا فِي السَّمَاوَاتِ وَمَا فِي الأَرْضِ مَن ذَا الَّذِي يَشْفَعُ عِنْدَهُ إِلاَّ بِإِذْنِهِ يَعْلَمُ مَا بَيْنَ أَيْدِيهِمْ وَمَا خَلْفَهُمْ وَلاَ يُحِيطُونَ بِشَىْءٍ مِّنْ عِلْمِهِ إِلاَّ بِمَا شَاءَ وَسِعَ كُرْسِيُّهُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضَ وَلاَ يَؤُودُهُ حِفْظُهُمَا وَهُوَ الْعَلِيُّ الْعَظِيمُ🤲❤️❤️❤️🤲

  • @HamdiadenAli
    @HamdiadenAli 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Amiiiro boqorad baaa tahay baaye mcan gabdhaas ilaali ilahay haku xifdiyo qaali❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +23

    Jah🎉 Routine kaan Routine Waa dhafay Amiiradeena io sundustena ❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Sunmir san le isku garab tagnada mar walba ❤

  • @queenqadriina8080
    @queenqadriina8080 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Sundus qalbiga alle hakuu qabuujiyo abaa waxaan aduun samar badan kaga baa hanthy iyo adkaysi marka aduunkaan imtixaankiisa wuu iska badanyhy dulqaad badi waxaa hada waysay wax ka qayr badan oo ka fiican inaa heshaa laga yaabaye ❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Maskiin Walaahi Sundus ❤❤❤ Aad Ayaan Oolla Murugooday ❤❤❤ Intiii Illa Murugty Sundus Situation Keeda 👍👍👍

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    aan Ku Wada Salino rasuulkeena Muxamed SCW ❤

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +13

    Dadku sida amiiro uma wada wanagsana amiiro waa boqorad naxariis badan sundus ne garab buxa sisay dadne xaflad iyo bashal iska aden lakin ayada waqtiga adag ey laqeyb sate saxibted🥺😩

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +10

    Wllhi zunduz waa mizkiin ❤🥹😭ma wxan lga niyad jabinbaa lcg aad intaz aruurinayzay zi aad guri aad adigu leedahay u qaadatid oo zi fudud lgaga dhacay hdana gurigii aad daganedna lga zaarayo 💔😭wdankagina adan jogin 💔😭😭amiiro zxbta grb iztaag ifka walalo la izkugu yhy wlalkaga dhabta ahna wxad garata marka dhibaateyzan thy qofka cidlada ku quurin oo ilinta iyo wal walka kula qeybzada💔👩‍🦰👩‍🦰😭😭

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Qof la xuso oo la xasuusto waxaa ugu wanaagsan Rasuulkeeni sharafta badanaa Scw❤️🫵

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Ilaahow sundus u gargaar oo arimaha ukala fududeey iyo qof walbo oo dhibeysan dhibta ka saar ane isoo doceeya muraad ban leeyhy asxaabey❤🎉❤

  • @aasiyoxasan5504
    @aasiyoxasan5504 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    Wllhi aad baan uga murugoodey balse tani waa aduunyo abaayo Ilaahey wx kheyr qaba me hakuugu badalo aamiin ♥️😭🎉

  • @OzmaanKing-x2j
    @OzmaanKing-x2j 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Idinka dumar ogu sitoo taswirtina dayaxa jecelaysty ina dulsuro waxan kacabsaday dartiin inay xidigaha damaan❤❤sunmir wllhy mcn ❤❤❤sundus ilhy ha kadul qdo murugta xppti❤❤

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    M.a sxbo is jecel ilahy cadowga ha idinka qabto❤😩

  • @فلسن
    @فلسن 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Muhiimada lacag maahan 😢sundus Riyada ay marwalba sheegi jirtay baa meeshaas ku baabaday lkn sundus abayo never give up always you can do every thing 💎🫶🏽 amiira adineh aad ayaad umahadsan thy wllhi qalbi wanaagaaga inuu ku arkin baan saaid kuu jeclahay ❤

  • @MalyunAxmed-fd8dx
    @MalyunAxmed-fd8dx 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Bisinka dadkan dhan maiga so hormary😂 macqul mhn😂😂😂😂

  • @calicabdullaahi
    @calicabdullaahi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sorry sunduz hno dad wanagsan ayaad zxp latahey amiira ceyda macalimo koko cumeer salax assd dadkaa ayaa ku garqb taagan

  • @MusabIsse-mh3tn
    @MusabIsse-mh3tn 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐮𝐫𝐮𝐠𝐨𝐨𝐭𝐚𝐲 𝐬𝐮𝐧𝐝𝐮𝐬 𝐨𝐧𝐥𝐲 𝐥𝐢𝐤𝐞🔥🔥

  • @saalixocabdiraxmaan5598
    @saalixocabdiraxmaan5598 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +54

    Asc amiiraay one like❤😂

  • @AmiiiraApdalla
    @AmiiiraApdalla 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Kuweyga idin jeclhy wllhi inaa idin arko rajeena Insha Allah ❤️🫶😫

  • @mohmood7987
    @mohmood7987 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waan dareemi karaa nijabka sundus so waxaad ku dhahdaa dad ku jecel baad hesataa oo qalbiyadood nadiif ah we si qalbiyan kugu duceyan waxaad rabto ilaah kusinyo marka allah waxaad jaceshahy hakusiiyo 😭😍 love ❤sundus love❤amiira qurux 😊 byyyyy

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Ax sorr abyo sundus murugtad waa murugadena illahay waxn kaga barayay in faraxd illahay kugu badla insha allah badal khyr qaba ku rajeyna niyad kher uu sheg qabiga ilali waa muarayd ayuu ka jabin😢💔💔🥺

  • @Faadumo238
    @Faadumo238 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Maanta dhan xaladeda ka fakarayay 😢sunduseey abyo allxmdulilaah dheh maal adun wala helaa qalbiga qeer usheg abyo quraan aqriska badi insha Allah abyo ilheey isku xer dhibka ilheey haka qaado nolosha adag wa lagu wada jiraaye😢❤

  • @MaryamAbdi-ze7kp
    @MaryamAbdi-ze7kp 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sundusteni ya allah farxadeda usoceli 🤲😭❤️

  • @Sundus819
    @Sundus819 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +11

    Amiro raac oo guriga laso xirxir miskinta 😢😢

    • @khadiijaabdqadir
      @khadiijaabdqadir 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Figrad fican❤

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

      Haa qofka kaliya ee sundus garab istag buxa kaheshy waa amiiro🥺

  • @Ducaqabto
    @Ducaqabto 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Amiira iyo Sundus idin jecliyaa ❤❤

  • @HodanApdynuur
    @HodanApdynuur 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Sorry sundus anagaxita waa kula murugna abyo mcn

  • @Boqoran
    @Boqoran 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Awoowo awoo video ceyda hada soo fiirsade wax kale waaye

  • @RuweidaHaaji
    @RuweidaHaaji 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Waxana sxp laga dhaha m.a allow idin xafido sunmir iyo team walba ❤❤❤idin jeclhy wlhi

  • @Samia5-v8w
    @Samia5-v8w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Sunmir aaway koko iyo samia may u yimaadan😢

    • @AnisaMohammed-zu4ss
      @AnisaMohammed-zu4ss 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Abyo koko safar wye samiyo iyadaa la soctaa tankle abtiged baa xaflad qabay wadanka marto ku ah😢😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +9

    channelka deeqow iyo ka zaki waxan arkay leh Amira iyo sundus aaway wllhi waxan u qoray Amiira waxa laga yaabaa inuu sanboor ku kacay mana ogeen waan qiyaasay waayo xalay dhuuntaa xirnayd hadana hada watan sheegayso ine sundus xalay la mugugoodeen oo xalay aanay seexanin so sanboor saas bu ugu kacay sidoo kale waxa dhahay sundus na way murugsan tahay saan sheegay bay noqotayba yacni dadkii dhahaayay sundus iyo Amiiro ma imaan ban dhiga buuga saas ku ogaada

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

      Bal kawaran dadka kuhayo amiiro mexey u iman weysay boqora dedi yared aba kamurug sane xaflad mexey utare🥺😢

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

      @@Gosha-rercarale sundus ayaa murugsan mida kale Amiira na sanboor baa ku kacsan oo xalay maba seexan maxa xaflad la imaanaa waa dad wareersan abayo

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      @@adoontiallesiman262 haa ilahy hano cafiyo boqoradena

  • @Kikiafcad-tk4bs
    @Kikiafcad-tk4bs 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Amiiro ❤ ceyda 👩‍❤️‍👨one like 👍❤️💯

  • @MedCanab
    @MedCanab 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Masha allah amira iyo Sandus ❤❤❤

  • @nasruunipea7355
    @nasruunipea7355 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Suuu Wllhie wa maskiin😢Ilhey dhibka haka qado😊

  • @AsliAbdullahi123
    @AsliAbdullahi123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Abayo Amiiro garabkeda tag now mcnto sundus I.n waxqerqabo aakurajana ❤❤❤

  • @AyuushpeaAyuushpea
    @AyuushpeaAyuushpea 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wallahi markaa maqlay sundus waxa ku dhaca wallahi qalbi gaa ka oo yay😂😂

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Aaaw, Xawaaraha Veis,ka iyo Like Qeyral Caaddi Weeye Sds OdhaN Aya Loo Jecel Yahey Boqorad Amiira

  • @SagalNur-g6w
    @SagalNur-g6w 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Amiira thank you so much ❤❤❤❤

  • @caraampro
    @caraampro 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Amiira abaayo TH-cam kaan ayaan sameystay ee share out ismaee

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    TEAM KIKI ONE LIKE 👍 🎉

  • @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho
    @SurprisedCaveWaterfall-hu9ho 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amira sundus saugarab istagten walahi dad lajeclado aa tihin walhi i.sh mardhow waniso socda😭😘❤👍

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      💙💙💙💙💙💙❤️اِنَّ للّٰه وَمَلٰٓٮِٕكَتَهٗ يُصَلُّوۡنَ عَلَى النَّبِىِّ ؕ يٰۤـاَيُّهَا الَّذِيۡنَ اٰمَنُوۡا صَلُّوۡا عَلَيۡهِ وَسَلِّمُوۡاتَسۡلِيۡمًا‏❤️❤❤❤❤

  • @KaafiyaAhmed-y7v
    @KaafiyaAhmed-y7v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Queen sundus never give up you can do every lhing gaal kii ku dhacay waa la helaa eeyga xunkaaa for ever sundus ayaanle❤❤❤

  • @faadumomohamed-kx5bb
    @faadumomohamed-kx5bb 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amiira sxb jirta ilahay ha idin xifdiyo❤❤❤ sundus garab bad haysata❤❤

  • @Bahjuuniindhadeeqa212
    @Bahjuuniindhadeeqa212 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Sundus live sogal mcnti inta iyo inkabadan baad helaysa Cumar mxmuud Lacag leh baa kadhalatay see uciishota Alle dhibka haka saro

    • @ikraam_72
      @ikraam_72 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxas tuugsi waye waxed ba lo so celina

    • @Bahjuuniindhadeeqa212
      @Bahjuuniindhadeeqa212 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@ikraam_72Reerkagu iney wax kusiyan tugsi mahan Way kuledahay waa gabadhodii

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Wlhi sundus calooshay i xanunjisay

  • @XayaatAxmed-nq5cj
    @XayaatAxmed-nq5cj 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah gobanimadas waa kugu ogaay amiira qiima badaney❤️

  • @Aminamaxamedxasan
    @Aminamaxamedxasan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    amiira an uhoreyay please reply iso gal

  • @Aminamaxamedxasan
    @Aminamaxamedxasan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    amiira an uhoreyay please reply iso gal

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Masha"Allah Amiira Saaxib Qaali Ah😰 Illaheey Culeyska Ha Ka Qaado❤ I Love You Team 27 Horay U Socda❤❤❤❤❤ 🤲🤲🤲

  • @SacdiyaAbdi-m2t
    @SacdiyaAbdi-m2t 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Jah waxasaa saxib lagadhahaa😍😊

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amiira qurux wxan kujeclhy wanaga naxariis bini aadamnimada❤❤❤❤❤alle qeer hakusiiyo qalbi wngsaney❤❤❤qofwlbo sas niyada ugu dhista amiira sundus keliya mahan ufiirsada gabdhaha dhan wey dhirigelisa wng ayeey ula dhaqanta❤❤❤

  • @caashomaxamed1560
    @caashomaxamed1560 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Alla wllh xalay habeenee noo eheed anoo ooyaaya lee is arkay😢😢😢

  • @AnnoyedAtom-vv4pl
    @AnnoyedAtom-vv4pl 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    inta ka naxady sundus😢

  • @NajmaAli719
    @NajmaAli719 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Team amira io sundus one like 👍 ❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MAASHA ALAAH
    SUNDAS CADEY. ILAAH HA UGUDUDEEYO GURIGA CUSUB. ILAAHEY. KACAGTA USOOCELIYO❤❤

  • @JsheEhehej
    @JsheEhehej 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiinah.sukagah.waa.xilwah
    Xababtah.sokey.ku.weyneysey
    Xabbti.ilahaay.hacafiyo
    Sudus.nah.rabigay.hasiyo.waxeey
    Ku.faraxdo.amiin.🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fatximaxamed5460
    @fatximaxamed5460 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    TEAM AMIIRA QURUX ONE LIKE
    TEAM SUNDUS AYAANLE ONE LIKE 👍 👏👭

  • @RaxmoMaxamuud-vv2um
    @RaxmoMaxamuud-vv2um 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    M.a saxiibo is jecel ilahay isha cadawga ha idin ka qabto❤❤

  • @AyaanxasanAadan
    @AyaanxasanAadan 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sundus abayo quruxey waka xunahay murugtada😢😢😢❤

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    M.a sxbtinimo ka wayn waxa isku tihin m.a sunmir alaha idin xafido❤❤❤

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ma ku noqonaa aby😢😢😢sidan okle

    • @SamiraDahir-gp8zy
      @SamiraDahir-gp8zy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Qalbi haa​@@Ayaanadenqasaye

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SamiraDahir-gp8zy oky kay

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SamiraDahir-gp8zy kaly mcnti

    • @Ayaanadenqasaye
      @Ayaanadenqasaye 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@SamiraDahir-gp8zy amlaa aragsan igu qoran titok oku

  • @siriin357
    @siriin357 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wllhi ani xita xly dhan iska oyayey sorry sundusey😢❤

  • @NimcoMire-c2u
    @NimcoMire-c2u 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Allha qalbi ha uqabujiyo wllshen waxa ka qer badan allha siyo

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Amira saxb qurx badn baa taahy abyo garb is taag wall❤❤❤

  • @MiiraadeydaaTwalbah
    @MiiraadeydaaTwalbah 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amiiro qalpi xab xab❤

  • @DeeqoAhmed-g2p
    @DeeqoAhmed-g2p 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ceyda waa qofka teamka igu qalbiga wanaagsan uguna daacad san m.a ❤❤

    • @munamaanka8020
      @munamaanka8020 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Wlhi waa ila aragty Asad horay usheegay

  • @AsliAbdullahi123
    @AsliAbdullahi123 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Cawa aana uhoreyo m.a yes ❤❤❤

  • @axlaamabdullah7837
    @axlaamabdullah7837 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Amiiiroooooo😭😭😭🫶🏻

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Walalnimo iyo saaxiibtinimo badhax tiran Gobaadeey gacalo waad u hagar baxday sundus illahay niyada ha u dajiyo❤

  • @FartuunCali-d3n
    @FartuunCali-d3n 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Team amiira qurux one like 🎉🎉😊

  • @ibraahimisackCali
    @ibraahimisackCali 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guri uqaada si subrise ah Amiira 😂

  • @xabiiboyariis2095
    @xabiiboyariis2095 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nolada mcniyal wa ni jclahy wllhi😢❤

  • @Samiro_Casiis
    @Samiro_Casiis 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuleyso apaayo mcn hapeenka kudawanin hapeen maba inoqdo Amiiro wlhi apaayo si Qalbiyan ayaa kujeclahy❤

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    0:05 sundus inay amira dhunkaty yaa ila arka❤

    • @HindaIsmacil-bw2rl
      @HindaIsmacil-bw2rl 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ceeb mia sxipteed waye ayada garabkeda istagte😂

  • @SamiraDahir-gp8zy
    @SamiraDahir-gp8zy 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ayy amira cawa channel kaga xita wahubiye ciyow wax noso dhig❤❤❤❤

  • @nasreenbashe652
    @nasreenbashe652 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Amiira saan ugu kalsoonhy wlhi😭noolow amiira sxp jira😩🥺❤️

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Sunmir zxpo jira❤❤❤

  • @NasroIsbatore
    @NasroIsbatore 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxb fican hada tihin ohin bena ma rabtee sundus garab istago lcg iskudardara ogurigey ku hamineyse ukireya wa hada sxb jiro tihin sxbka dhabta xiligad dhibateysantaha la ogaday hada sxb jiro tihin hamigedii garab kusiiya

  • @RahmaAdan-o4i
    @RahmaAdan-o4i 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sundusey isgasamir abayoo sundus waxay uu oyyneysa lacag maxan ee waxawayee gurigi xoree kagur xalmalin aya ugadiman gurika galama gacanta kumaxaysaa Marka sas ayay umugotii abayoo badal qerqaboo❤❤❤ sorry mcnto ❤❤

  • @Qalbideeq872
    @Qalbideeq872 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Kursigayga waa iiyalaa😂

  • @WaanoChannel-jb2mi
    @WaanoChannel-jb2mi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kulaha waligay maan arag wallky oo❤😂😂
    Walaalky oo wax duubaya yacni filim 😅😅😅

  • @Fairygurl23
    @Fairygurl23 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    7:27 soooooo beautiful❤😍

  • @AxlaamHasan
    @AxlaamHasan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sundus marhadey amiira heysto nolsha waxba kama maqna

  • @NawalMohamed-h4h
    @NawalMohamed-h4h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Saxaf masha allah qof masuul ah oo familyka io asxptaba mesha ku haayo waye
    Sundus yariisey ilahey ha garab kalo❤❤