Safarkaygi Hargeisa,Dubai to Belarus 🇧🇾|24 hours

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 264

  • @HudayfiMohamudIsmail
    @HudayfiMohamudIsmail 3 หลายเดือนก่อน +217

    Waa Nio Dhaman Dhalinyartu waxey Ka Rajeynaysa Lineki Iyo wadadi Ad Ku Baxdey Ama Sidas Ku Heshay Visaha Belarus Iyo Qarashka Ku Baxey Safarkaga Od Next Video kaso dhiGto I.a Guulbanu Ku Rajeynayna AdiGana I.a👍👏

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน +23

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @apthilaahizmaan2111
      @apthilaahizmaan2111 3 หลายเดือนก่อน

      NO Sheeg De​@@mohmd_0

    • @KhaalidSubeer-h3f
      @KhaalidSubeer-h3f 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0halken kala soo xidhiidha

    • @Harremusediriye.432
      @Harremusediriye.432 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0benale wa 3000

    • @zhaaftooleh1141
      @zhaaftooleh1141 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@mohmd_0Taliye meel aa kaso qabto i sheeg.

  • @suldaansweet8233
    @suldaansweet8233 3 หลายเดือนก่อน +32

    Next vedio waxan ka sugynaaa information full ah qaabka iyo process ka guulayso bro🎉❤

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      @@suldaansweet8233 Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

  • @IbrahimDobbaje
    @IbrahimDobbaje 3 หลายเดือนก่อน +38

    Rag dhawr ah oo reer Burco ah ayaa halkaa ka muuqda oo ninkii Yaxye ugu horeeyo...

  • @CabdikariinXuseen-vf8go
    @CabdikariinXuseen-vf8go 3 หลายเดือนก่อน +3

    Farkayso old legend keep going

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 3 หลายเดือนก่อน +8

    Safar salamay ❤👍

  • @shakiibsomali2092
    @shakiibsomali2092 3 หลายเดือนก่อน +8

    mnsh allh zxb farxan safar wacan iyo guulbaan kuurajayn zxb

  • @Niyadsame36
    @Niyadsame36 3 หลายเดือนก่อน +13

    Waan ku tageeraa zxp farxan guulayso 😊

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 3 หลายเดือนก่อน +12

    Sxp nolol wacan kuu rajaynayaa habeen baynu JIGJIGA isku aragnay oo ku kulanaye Nasiib uma yeelan inaan dib ukulano 🥺
    Wax ku dhiba Allah ku ma tuso 🤲🤲

  • @YaasmiinAli-jo4ic
    @YaasmiinAli-jo4ic 3 หลายเดือนก่อน +2

    HooYo Mel kasta od tagto dadka Aabo io hooYo Alle hakaga dhigo🤲

  • @NasiirMaxamud
    @NasiirMaxamud 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waliga ha niyad japin

  • @ali-eidmohamed3833
    @ali-eidmohamed3833 3 หลายเดือนก่อน +5

    Allah haku nabad galiyo sxb.

  • @CabdixakiimAxmedcali
    @CabdixakiimAxmedcali 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hadeer safari tahee imago dhamaystiran soo dhig video kle❤❤❤

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 หลายเดือนก่อน +9

    😮warka na Soo sii

  • @MuuseZpu
    @MuuseZpu 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa safar wcn sxb lkiin camera 📷 aa kaa xun legend noow

  • @us-Liibaan
    @us-Liibaan 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend Hormar wanaagsan Sxp❤❤❤

  • @apupakarapdirizak481
    @apupakarapdirizak481 3 หลายเดือนก่อน +60

    Belarus to Poland to Europe 😂

    • @Yahye-__YAYA
      @Yahye-__YAYA 2 หลายเดือนก่อน

      Waahaysa inamari aynu aadne lkn lacagta kubaxday waa imisa

  • @muwaahibaxmad3670
    @muwaahibaxmad3670 3 หลายเดือนก่อน +3

    Safar salama wallkay ilahah hayni nabad keeno❤

  • @sagalasadmaxamed3367
    @sagalasadmaxamed3367 3 หลายเดือนก่อน +2

    Farhan wa fariid nin raged guulayso wll alle dadka haku sakhiro❤

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 3 หลายเดือนก่อน +5

    أللهم أعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر إخواننا المجاهدين في غزة وانصر إخواننا المستضعفين واهلنا في غزة يارب العالمين 🤲 ✔️subscribe ✔️ Like 👍 Shere ❤

  • @Theyluvamin
    @Theyluvamin 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inshallah me I’m here in dagan celis for 3 years 🤲 pls ya allah make it happen

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha alllah ❤

  • @iidkhadar4925
    @iidkhadar4925 2 หลายเดือนก่อน +1

    Farxaan farakayso guuleyso saaxiib

  • @hamzeaadan
    @hamzeaadan 3 หลายเดือนก่อน +11

    Rushka ayaa la mari jiray lakiin adi bro toos baad ustagtay Belarus arinkaa inaad wax naga fahan siiso ayaa mihiima

  • @ZuhurMoha-y8t
    @ZuhurMoha-y8t 3 หลายเดือนก่อน +14

    Waxan yarii waa fariid nin rageed ahaa alle kudayo hunoo😊

  • @mubarakmubarak3407
    @mubarakmubarak3407 3 หลายเดือนก่อน +3

    One day insha allah 😢😢

  • @abdiwahabajab8446
    @abdiwahabajab8446 3 หลายเดือนก่อน +7

    Farxaan farkeyso guuleyso pro🫡

  • @juweumar5075
    @juweumar5075 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wx yabo badan soo duub dadku wy ku tagerayane vlog wx yabo badan 😊

  • @Cadceedcadcnaan
    @Cadceedcadcnaan 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ku soo dhawaw Belarus 🇧🇾 shp

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 8 วันที่ผ่านมา

    Tahriib vlog ah legend 😂

  • @abdulkanimohamed3147
    @abdulkanimohamed3147 3 หลายเดือนก่อน +7

    24h maaha ee time wadamada ayaa kala duwan kolay 9 -10h kama badna 11:40

  • @MaxamedXasan-oj1zf
    @MaxamedXasan-oj1zf 3 หลายเดือนก่อน

    Waa ku salaamay bro

  • @50jir
    @50jir 3 หลายเดือนก่อน +2

    VISA Belarus waa diyaar within 21days plus roadmap kii

  • @HAbiNojr
    @HAbiNojr 3 หลายเดือนก่อน +22

    Wxa naga war sii agency saxda ah oo ku fududeeyay Hawsha iyO wer bixina kaso same xuduudka Poland 🇵🇱 kolay Belarus 🇧🇾 waad kasii socotaaye muuqaal kaso samee legend waa noo muhiin hadaanahay dhaliyarada information sax ah adna guul ku rajeynayNaa shp🙏🙏🫡

    • @maslaxmedia6805
      @maslaxmedia6805 3 หลายเดือนก่อน +1

      absolutely

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน +2

      @@HAbiNojr Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @MahamudFarah-uc5gb
      @MahamudFarah-uc5gb 3 หลายเดือนก่อน

      Isoqabo pro​@@mohmd_0

    • @amiinmuhiyadiin
      @amiinmuhiyadiin 3 หลายเดือนก่อน

      Anigaa dyr ahee halkeen kaa soo qabtaa​@@mohmd_0

    • @AishaAbdullahi-wk7jg
      @AishaAbdullahi-wk7jg 3 หลายเดือนก่อน

      Taliye anigaa raba​@@mohmd_0

  • @Mohamedbulshaawi123
    @Mohamedbulshaawi123 3 หลายเดือนก่อน +2

    Safaar wacaan wyy

  • @MuscabYare-s5w
    @MuscabYare-s5w 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @c.kariinmaxamed
    @c.kariinmaxamed 20 วันที่ผ่านมา

    Asc bro waxaan rabaa inaan qaas kuula hadlo

  • @cabdiqaadircismaan1953
    @cabdiqaadircismaan1953 3 หลายเดือนก่อน

    Keep goin farxaan

  • @odayfaarax9281
    @odayfaarax9281 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb process ku tagtay video nooga soo sameey ilaahay baan ku daarshe Keep going brother

  • @akramlyrics9788
    @akramlyrics9788 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb waxaan kaa sugna information dhameystiran qaabka visaha kugu soo bahdey iyo passport ka aad ku tagtey iyo lcgta total inta ahayd

  • @haykalawil3642
    @haykalawil3642 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalidu waa cawaan sida kan oo kale

  • @LuizFonzi-h3c
    @LuizFonzi-h3c 3 หลายเดือนก่อน +3

    Pelarus waa iska fududahay sida lagu tagaa lkn polan to germany zxp nooga soowaran😊

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 3 หลายเดือนก่อน

    Nabad galyo..

  • @2cmpesgaming65
    @2cmpesgaming65 3 หลายเดือนก่อน +5

    Jigjiga to Belarus cidii rapta ha iso qbato aniga u dhamyn

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 หลายเดือนก่อน

    Legend next video formations oo European 🇪🇺 nosooo dub

  • @Mustaphe_Cabdi_Official
    @Mustaphe_Cabdi_Official 3 หลายเดือนก่อน

    Nex video I can't wait

  • @zakibuuni
    @zakibuuni 3 หลายเดือนก่อน +6

    Video faahfaahsan soo duub sxb
    Visaha sidaad ku heshay.

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @MohamudMohamed-q5p
      @MohamudMohamed-q5p 3 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa sheegay​@@mohmd_0

    • @GuutoH
      @GuutoH 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohmd_0tuugo dadka daaa

    • @JACK_REACHAR
      @JACK_REACHAR 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohmd_0😂😂 laxda tahay was

  • @nuradinaahmed5292
    @nuradinaahmed5292 3 หลายเดือนก่อน

    kuwan yaa soo waalay. waa loo sakhiray masaakin.

  • @Abdisamadtomas
    @Abdisamadtomas 3 หลายเดือนก่อน

    Legend next me insha Allah ❤

  • @Khalidyare2
    @Khalidyare2 3 หลายเดือนก่อน

    Hambaliyo wllka qash na sii

  • @HodanAli-m5i
    @HodanAli-m5i 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wll waa codsi qabki aad u tagtay nosogali ina imada raba waa walsha oo hargaysa joogta wll

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน +3

      @@HodanAli-m5i Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @yuusufaxmed5425
      @yuusufaxmed5425 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohmd_0wll waan u baahanahy side kuulaso xirira

  • @gulledhassan1035
    @gulledhassan1035 3 หลายเดือนก่อน

    Tahriibkii oo vilog ah😂

  • @rashiid187
    @rashiid187 3 หลายเดือนก่อน +4

    Marba wadsn Europe ah u yaca wanna baran maysiin wadankina jooga

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 3 หลายเดือนก่อน +3

      adigu maxaa u joogiweysay hadaad kamaqantahay

  • @Xasan289
    @Xasan289 3 หลายเดือนก่อน +3

    Nio xogta ino so badi

  • @apdiladiif257
    @apdiladiif257 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waanka sii tahriipaya hadad tidhahdid ma muuse ku so celinaaya 😂😂

  • @travelchannel5704
    @travelchannel5704 3 หลายเดือนก่อน +4

    naasir nagaad isna miyuu ka baxay meshan burao cidi kuma hadhin 😂

  • @MuminDahir
    @MuminDahir 3 หลายเดือนก่อน

    Information buuxa ha lagaa hello sxb hadaad luuqa noogu soo dirayso iyo hadaad channelka soo dhigayso mahadsanid

  • @AbdishakurShimoy
    @AbdishakurShimoy 3 หลายเดือนก่อน

    So dhawow sxp waxa kaso hadasha process-ka iyo qarashka dhaman sxp

  • @CabdiNaasir-pk7dj
    @CabdiNaasir-pk7dj 3 หลายเดือนก่อน +6

    Dadaa tahriib maanto dhan kuhaaya tahriib diyaarad moo isku badalay😂😂

  • @maxamedjamaal1160
    @maxamedjamaal1160 3 หลายเดือนก่อน

    Guulaayso zhp nin waqtiyo badan nala so.marey

  • @ashakurmohamed2110
    @ashakurmohamed2110 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb waxaad naga ilowday wuxuu daaran yahay safarkaagu 9:12

  • @QaderAhmed-f7s
    @QaderAhmed-f7s 3 หลายเดือนก่อน +1

    Kuso dhowow javta Belarus Bro😅

  • @GayreGayre
    @GayreGayre 3 หลายเดือนก่อน +4

    Zxp iisheeg visaha lacagta kaaga baxday iyo saa uheshay iisheeeh

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @karamashow
      @karamashow 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohmd_05500 waa qali

    • @chbmuhidin8266
      @chbmuhidin8266 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0sxp ma hergeisa laga helaya ya iso saraya

    • @aadamabdi6148
      @aadamabdi6148 3 หลายเดือนก่อน

      4500 okey miyaa ​@@mohmd_0

  • @abdirahmanmahamad1835
    @abdirahmanmahamad1835 3 หลายเดือนก่อน +9

    Alx dhowaan soo maray wadadas inkasto safarka Islaan adagyahay Marka Ka baxdo belarus waana ku nabad tagay hada Germny jooga bro adna Allah haku soo fududeyo

    • @CimaaligIsmaaciil
      @CimaaligIsmaaciil 3 หลายเดือนก่อน

      War sxb halkan kala so hadlaa

    • @ahmedchnnel505
      @ahmedchnnel505 3 หลายเดือนก่อน

      Wll waxaa ku waydiinayaa

    • @Hoyadeeduroon
      @Hoyadeeduroon 3 หลายเดือนก่อน

      Walal xage lagala so xariiraa ado mahadsan

    • @abdirahmanmahamad1835
      @abdirahmanmahamad1835 3 หลายเดือนก่อน +1

      Faceboka Ayman mire iga soo qabo waxa profilka l isaran laami lerar Ka baxayan

  • @KhaalidCraxmaan-ip6px
    @KhaalidCraxmaan-ip6px 3 หลายเดือนก่อน

    Zxp walahay si howl yar ku tagtay zxp 😅

  • @amiiraahmed7531
    @amiiraahmed7531 3 หลายเดือนก่อน +4

    Xage visa ka xarysatay bro

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @amiiraahmed7531
      @amiiraahmed7531 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0 xage weye mesha laga xarynya diyar wan ahar

  • @YahyeAbdikadirhasan
    @YahyeAbdikadirhasan 3 หลายเดือนก่อน +1

    10 qof ayaa laysku raaciyey kadib xalkaasay yurup ka galaayn😂

  • @Englishwithboneless
    @Englishwithboneless 3 หลายเดือนก่อน

    wxz ma rabne ee qaabka ku tagtay process nagaa daba ggey

  • @mcx2022
    @mcx2022 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nabad ahoow saaxib meel walbe ood tagto

  • @Iimanfarxaan95
    @Iimanfarxaan95 3 หลายเดือนก่อน

    Halkasan iska arka oo ma camera na daba siday wllo 😂😂

  • @Caawiyetech
    @Caawiyetech 3 หลายเดือนก่อน +2

    lacagtii websites ka miya ka taajirtay garacaw 😂 legend ❤

    • @SamaaleGmail
      @SamaaleGmail 3 หลายเดือนก่อน

      Tii dadka ayuu ka tajirey

    • @SuhayabYasin
      @SuhayabYasin 3 หลายเดือนก่อน +3

      War zxp horta kaaley websiteka uu Lacagta uu Ka saameeyo xaaranba

    • @maslaxmedia6805
      @maslaxmedia6805 3 หลายเดือนก่อน

      haaa😂😂😂😂😂😂

    • @Caawiyetech
      @Caawiyetech 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@SuhayabYasin anigaba Soo fiiri video yadaysa wan ka sameeyaayee 😂

  • @Qudhac-g7w
    @Qudhac-g7w 3 หลายเดือนก่อน +6

    Burco to belarus dheH farkaYsoy imisa kugu baxdaY lacagta😂

  • @Motivitionmind
    @Motivitionmind 3 หลายเดือนก่อน

    Vlogs ayaanu ka sugyna farhanow pro

  • @Abdulahi77
    @Abdulahi77 3 หลายเดือนก่อน +1

    War sxb anaa iga tagtay😢😅😅

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 3 หลายเดือนก่อน

    0:48 ama iyo pm ma kala taqaanid miyaa, 12:00am waa habeen, lkn hadda meesha waxaa ka muuqata inay maalin tahay oo 12:00pm aad ka wadid.!

  • @khadarmuus3655
    @khadarmuus3655 23 วันที่ผ่านมา

    Lacag intee leg kabaxday zxp

  • @AyaanCabdinasir-h2c
    @AyaanCabdinasir-h2c 3 หลายเดือนก่อน

    Wll sad ku heshay visa Belarus noso sheeg

  • @KhadarHilaac
    @KhadarHilaac 3 หลายเดือนก่อน

    sxb asxbtada xge kaga so hareen

  • @Farhiyaahmed25
    @Farhiyaahmed25 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wll hargeisa ayaa jooga agency ku xareeyey ii sheeg please 🙏

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      @@Farhiyaahmed25 Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @Farhiyaahmed25
      @Farhiyaahmed25 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0location ii sheeg wll ama meel aa kala so xidhiidho

  • @ZakariaFarah-m7u
    @ZakariaFarah-m7u 3 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp side kutagte

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 3 หลายเดือนก่อน

    Dad wadankoodii dhistay

  • @yuusufabdi032
    @yuusufabdi032 3 หลายเดือนก่อน

    Keebaad ka xaraysatay shb plz ii sheeg burco jooga

  • @MAAJID__CADE_10
    @MAAJID__CADE_10 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb belarus hada tagti Germany waxa kaxiga inu ivaan kukaxeeyo

  • @AnwarDayib
    @AnwarDayib หลายเดือนก่อน

    Bay larus imisa ku tagtay sxb

  • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
    @MohamedAadanAbokor-qh8xv 3 หลายเดือนก่อน

    Afartii miyaa la idin Kala kaxaystay

  • @Amiirka3o
    @Amiirka3o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ma nimankio tuugta ahaa baa ku tahriibiyay lkn waalagugu fahmay beentii

    • @AhmethMouze
      @AhmethMouze 3 หลายเดือนก่อน

      Miyaa la tahariibiyay ninka

    • @Amiirka3o
      @Amiirka3o 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@AhmethMouze saasaa la yiri

    • @kaaril7739
      @kaaril7739 3 หลายเดือนก่อน

      @@AhmethMouzeWaar cidna may tahribinin ma iska qadane 😂😂

  • @MaxamedCabdi-o8f
    @MaxamedCabdi-o8f 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb information dhamaystiran sidad hawsha u dhamaysay muqaal kaso same waan ku sugayna

  • @Shoodhee
    @Shoodhee 3 หลายเดือนก่อน +4

    Belarus may furantay hada oo malaga baxa

    • @Harremusediriye.432
      @Harremusediriye.432 3 หลายเดือนก่อน

      May poland ba xidhatay xududki lagama gudbi karo

  • @NasraAxmed-o9w
    @NasraAxmed-o9w 3 หลายเดือนก่อน

    Soligoros tag halkaas quruxbadane noyow😅

  • @M.diinaar_boy
    @M.diinaar_boy 3 หลายเดือนก่อน

    Bal saaxiib, waxaas warbixin naga siisaa visaha ku baxday, iyo linke iyo arimaha la xidhiidha, bal muuqaalka ku xigga noogu soo faah faahi mahadsanid.

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      @@M.diinaar_boy Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @M.diinaar_boy
      @M.diinaar_boy 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0 OK ma xuma ee bal , ee meel aan kaa la soo xidhiidho ii sheeg.

  • @DadonAligalac
    @DadonAligalac 3 หลายเดือนก่อน

    Malaga sii bixi karaa Belarus

  • @FahimaAbdilahi
    @FahimaAbdilahi 3 หลายเดือนก่อน

    Farxaan maxaa iga tgty 😅😅😅

  • @ahmedyunis2146
    @ahmedyunis2146 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb visaha wadankaas sideen kuheli karaa

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

  • @MaxamedRashiid-de6ht
    @MaxamedRashiid-de6ht 3 หลายเดือนก่อน

    Passport noocee ku safartay nioo

  • @MaxamedAxmad-zh2rd
    @MaxamedAxmad-zh2rd 3 หลายเดือนก่อน

    Haa zhp visaha iyo qarashka

  • @sharmaakeRooblemoordhe
    @sharmaakeRooblemoordhe 3 หลายเดือนก่อน

    Sxp dhalinyaro belarus jogta jirta hargaisa ka imaday dhawan ma la xidhidhi kartaa

  • @MOHAMED_AMIIR
    @MOHAMED_AMIIR 3 หลายเดือนก่อน

    Asxaptii ma casimaday ku eekaayeen

  • @abdifatahalpha
    @abdifatahalpha 3 หลายเดือนก่อน +8

    Dubia ceebta ka jirta waxaa weye HADII aad passport 🛂 Somalia wadato kama bixi kartid airport bal eeg ragaan 10 hours ayey garoonka dhex fadhiyan xataa waxaa macquul ah in aysan hotel helin, hadii aye helaana waa $300 per night.

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 3 หลายเดือนก่อน +1

      23hour aya dhaxfidhyy kwr😢

    • @abdifatahalpha
      @abdifatahalpha 3 หลายเดือนก่อน

      @@cadaaweyare9045 sorry taliye wadankeena ayaa saas noo galay.

    • @ridwaanabdirashiid2171
      @ridwaanabdirashiid2171 3 หลายเดือนก่อน +1

      Itobiayan ayay sitaan pasaborka

  • @AhmedKaamil-pg7mt
    @AhmedKaamil-pg7mt 3 หลายเดือนก่อน +1

    Zxp visaha dalkaa wa imisa muqlk kaso samee

    • @mohmd_0
      @mohmd_0 3 หลายเดือนก่อน

      Hdaad diyaar thy waa $5,500 visa Belarus within 3 weeks meeshd seexnyso iyo caafimadkguna waa free Hal sano lcgtuna hormaris maaha

    • @MohamedAadanAbokor-qh8xv
      @MohamedAadanAbokor-qh8xv 3 หลายเดือนก่อน

      @@mohmd_0Waa qaali waxaasi

  • @bushroali279
    @bushroali279 3 หลายเดือนก่อน

    Sxb sida kutahay nososheg🙏

  • @حديقهحىوانيه
    @حديقهحىوانيه 3 หลายเดือนก่อน

    Ware nio zxp waxde Soo duubate sidii aade meesha kutagataye