Deg deg Xasan & Xamze oo Kenya isu daba-maray Wax Wayn bajira!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 2 วันที่ผ่านมา +3

    Ku soco jaamac galad

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 2 วันที่ผ่านมา +5

    Reysal wasare gobolku kasoo baxay weerara waa ducfinimo

  • @fowsiyofarah5721
    @fowsiyofarah5721 2 วันที่ผ่านมา +4

    waa sheeko waalan hadaba kenya danteedu iyo beesha caalamkuba kuma jirto kuwan waqtigoodii hal sano ayaa ka hartey oo waxeey ku jirtaa xafidahu llaah madaxweeyne axmad maxamed islam shanta sono cusub buu heeysta tuugtaan qulqula ha lagu yiraahdo wbt wbt

  • @Raho339
    @Raho339 วันที่ผ่านมา

    Axsan Aleylehe 👍

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 วันที่ผ่านมา +1

    XASAN DEMBI QARAN IYUU GALAY WAAYO ARIMAHA DALKA IYUU DALALKA SHISHEEYE GACANTA U GESHEY‼️ ALOW CEEB ASTUR😢

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 2 วันที่ผ่านมา

    Jamac thanks

  • @akh8501
    @akh8501 2 วันที่ผ่านมา +1

    Badda in la siiyo miya lagu hashiiyey MW Hasan iyo Kenya

  • @AminaAbdullah-m1z
    @AminaAbdullah-m1z 2 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 วันที่ผ่านมา +1

    CEEBAY TACAAL😂😂😂 KENYA KHAATIYAAN BAY KA JOOGTA XASAN IYO XAMBE OO INTAAS CABASHO ULA TEGEYA‼️

  • @mussali3427
    @mussali3427 2 วันที่ผ่านมา

    heshiiska iskaashiga militari ee u dhexeeya Kenya iyo Ethiopia waxa la saxeexay 1964kii. waxana la cusboonaysiiyey 2022.Dagaalkii Somalia iyo Ethiopia 1977, heshiiskii hore ma shaqayn oo Kenya ciidan kuma taageerin Ethiopa, markaa muddu fadhiid buu iska ahaa, waayo Kenya waxay ku marmarsootay heshiiskii Lusaaka ee dhex maray Somalia iyo Kenya waqtigii dwaladdii ina cigal ee 1967.

  • @MohamedAbdulle-g2s
    @MohamedAbdulle-g2s 2 วันที่ผ่านมา

    Akhbaar fiican laakin hadalkaaga waa lagu caajisaa.

  • @ahmedadanmahamed2165
    @ahmedadanmahamed2165 2 วันที่ผ่านมา

    Xitaa badi maku jirataa

  • @ryusuf3409
    @ryusuf3409 2 วันที่ผ่านมา

    Ogadeeen shegad iyo dabodhilifka ayaa ku badan

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 2 วันที่ผ่านมา

    Wcs .

  • @AxmednuurMacalim
    @AxmednuurMacalim 2 วันที่ผ่านมา

    Madhici
    Doonto

  • @bashiiryusuf1018
    @bashiiryusuf1018 2 วันที่ผ่านมา

    Asc

  • @Raho339
    @Raho339 2 วันที่ผ่านมา

    Waalaba Khaa’in Siiba Xasan Gurguurte 😡

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 2 วันที่ผ่านมา

    Hassan madherge bal arka callosha sidhoo xaaran ugu guraayay intey la ekattay. Jacket ka wey ku dhegan tahay lacag imaan oo mid la eg ku soo gatto maa fii. Allow Hassan aboor naga qabo adhiga aa awood leh.😢Ameen yaa Rabby 🥺🤲🤲🤲

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh wuxuu codsan doonaa in Kenya badbaadiso ciidanka xasan sheekh u soo diray sayid axmed madoowe oo go’doon san raaskambooni sidaas baan u maleeynayaa

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 วันที่ผ่านมา

    Xamze,,manecbid,Lkn,,waxad,necebtahay,,xasan,,,ayadnoshegtay,,,wakufahanay, nomor,,jawasis

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 2 วันที่ผ่านมา

    OGADEN ADEER XASAN SHIIQ WAA KA GUULEYSTEY ISLA OGADEN KALE (XAMSE DHAGOOLE) BUUNA U ISTICIMAALEY.

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 วันที่ผ่านมา +1

      Nagama guuleeyasanine anagaa ka guuleeyasanay sayid Ahmed inta uu nool yahay isagaa joogi jubbaland

  • @Ciiltire1960
    @Ciiltire1960 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Armed madoobe isaguba wuu qiyaasi karaa in kursing iga kac waad ku raagtay leeyahay!!

  • @Ciiltire1960
    @Ciiltire1960 2 วันที่ผ่านมา

    Inta dhimanna shaar la'eg Ayala loo toli

  • @Salamin77
    @Salamin77 2 วันที่ผ่านมา

    Arrinta aad tiri halkan ka sheegi maayo bal luuqa joogin sheeg.

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 2 วันที่ผ่านมา

    AXMED MADOOBE WAA KU DAAYEY ISLA OGADEN KALAANA LOO ISTICIMAALEY

  • @jkk5560
    @jkk5560 2 วันที่ผ่านมา

    Galad sheeko marqaan baa wada waxa shegaysa wax kama jiro axmed madobe hada doneyso inaa difacdo tictok qolka furo mesha ku marqan😮 😮😮

  • @jakey2424
    @jakey2424 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xasan iyo Xamse maaha. Waa Xasan. Xamse waa nin lagu shaqaysto oo miskiina

    • @MohamedAli-nm8oe
      @MohamedAli-nm8oe 2 วันที่ผ่านมา

      Hasan munaafaq wuxuu yiri dhagoolkayga Hamza hamza hala ii dhaafo😂😂dhagool daarood..

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 2 วันที่ผ่านมา

    Yaan laga yeelin xasan maleh balan taas ogaada ogaadenow kaliya dhaha ahmed baan taagersanahay yaan la yeelin ciudamada masar buu rabaa in uu u isticmaalo oo uu ku qabsado meelkasta una qabtan taasi waa in ay ay fadhilanto

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 2 วันที่ผ่านมา

    ma naagohooda ayey siinayaan oo u fataala yaan

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 2 วันที่ผ่านมา

    Xamse oo ay urur samaale ku shaqeysanayaan iyo Axmed Madoobe oo Daarood oo dhan wata. Xamse ayaa loo wataa in Jubaland lagu burburiyo. Soomaali oo dhan iyo Daarood oo wali hurda.

  • @alinaaden7674
    @alinaaden7674 2 วันที่ผ่านมา

    Hamse aya loo wada jubaland madaxwaynaha

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 วันที่ผ่านมา +1

      Xamse aaway kursigiisii reeyasal wasaare ma markii lagu shaqeeyasataa sidii kondhamkii la soo tuuray cajiib

  • @ShukriOmar-g3n
    @ShukriOmar-g3n 2 วันที่ผ่านมา +2

    Kursiga xamse kuma badalayeeyano jubbaland jubada dhicinateeda dheel dheel kuma imaan rag dhaadheer baa dhulka hoos uga maray ee yaanan jubbaland la burburinin

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 2 วันที่ผ่านมา

      Nayaa yaa ku yidhi Jubaland ayaa burburi Amxed doofaar haduu baxo? Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 wixii taageera walahi inaynan nabad ku joogeen Dalka walahi iga qof taa Nayaa. Haduu Axmed Doofaar haduu ka’towbad keeno uu bixiyo Cadowgeena walahi annagaa difaaci ciidankeena waa balan laakiin dooni mayno Ajinabiga iyo Alshabaab way wada shaqaystaan oo Oromaa u badan Arsenal Nayaa indhaha fur hadaad Somali tahay🙏🏼

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 2 วันที่ผ่านมา

    Jamac sxb Qiyaastaati ayaad ilaa hadda noosheegaysaa.
    Kusoco

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 2 วันที่ผ่านมา

    Xamse waad difaaci jirtee maanta maadifaacdid maxaad ooga leexatay??

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 วันที่ผ่านมา +1

      Xamse waa shaqasi jubbaland waa umada dhan midee mihiinasan hal kursi oo hadii la rabo shan daqiiqo lagu ceeyarin karo miyaan ku badalanaa jubbaland state iyo mudane al sayidka nool

  • @mohamedgindi907
    @mohamedgindi907 วันที่ผ่านมา

    Qabiileyste weyn noqotay zabascribe kaala noqday

  • @munaahmed372
    @munaahmed372 2 วันที่ผ่านมา

    Maxay ka keenayaa labada nacas

  • @taragabdi2506
    @taragabdi2506 2 วันที่ผ่านมา

    Ilma Muuse macsaro maankaal ma sidaasa u danbaysay

  • @Ciiltire1960
    @Ciiltire1960 2 วันที่ผ่านมา +1

    Fad ama ha badin! Armed madoobe wuu sii dabeeshan.
    Xamse Ayaa go'aanka leh iyo madaxweynihiisa.

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 2 วันที่ผ่านมา +4

      Faan badanaaa ma naaag baad tahay

    • @ShukriOmar-g3n
      @ShukriOmar-g3n 2 วันที่ผ่านมา +2

      Kkkkk kursiga xamse miyaan ku badalaneeyanaa jubbaland iyo al sayid Ahmed ha ka yaabin taas kama kaftano

    • @somaligirl8743
      @somaligirl8743 2 วันที่ผ่านมา +1

      Afkii family dhiiqo oo niikinaya baan u jeeda war nafta da xoraysta caawa yahay masay da ah Ahmed islam 18 million baa garab joga Dantada ku dabaqyo siinaysa

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 2 วันที่ผ่านมา

    Wagaberyay,bilicsan,,,Aroryabaxasan,,,malin,Boqran,jasuusyadi,,,shisheye,,,oo,Lasoqab,qabtay,,,Guul,,Dowlada somaliya

    • @abdulkaderjama1494
      @abdulkaderjama1494 2 วันที่ผ่านมา

      General KOFFI xasan sheekh soo diray waxaa lagu Dili doonaa raaskambooni sidii general ki koffigii ingriiska soo diray taariikhda rogaal celin sameeysay guul sayid Axmed madoowe

  • @Muhyadinsheikhahm3dMuhye
    @Muhyadinsheikhahm3dMuhye 2 วันที่ผ่านมา +1

    Reysal wasare gobolku kasoo baxay weerara waa ducfinimo