Sheikh Cukaashe Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadalkii Caanood Ee Sheikha Ku Wajahnaa.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @noorMohamed-gn2pr
    @noorMohamed-gn2pr หลายเดือนก่อน +4

    Sh musdaf waa idinka wanaagsanyahay waayo adinka umada waxaba Uma cadaynaysaan

  • @haredmedia1494
    @haredmedia1494 หลายเดือนก่อน

    Dullinimadiina waxaa cadaynaya in Cukaashe aad darajo sheekh siiso Caanoodna aadan siisin iyaga oo culimo Soomaaliyeed wada ah Alle ha idin soo hanuuniyo laabtiinana ha caafiyo laabta ayaa ka jirantihiine

  • @mahdiali4964
    @mahdiali4964 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdulilah al walaa wal baraa in la sheego waa xaq in mushrikiinta mushrikiin la dhoho waa xaq in towxiidka la cadeeyo waa xaq shiikh musdafane cali caanoodne intaas buu cadeeyaa ee adiga عليك من الله ما تستحق

  • @نشرالتوحدفيبلادالصومال
    @نشرالتوحدفيبلادالصومال หลายเดือนก่อน +3

    Jadiidiyo hurada sheikh Mustafa Cali caanood xafidahullaah ilaahay Ha siiyo kheyr fara badan ayaa udiiday

    • @yusufwarsame1460
      @yusufwarsame1460 หลายเดือนก่อน +1

      @@نشرالتوحدفيبلادالصومال xaqiiqo ma rabtaa ma ku arag Jahli iyo Indha adayg mooyee wax kale,

  • @adanali1205
    @adanali1205 หลายเดือนก่อน +2

    Cukaashe wadaadka ha caayin oo beenaale haka dhigin
    Ee warkaaga cadee maxaayeele meesha arday baa joogtay oo dad kake oo badan aya joogay get your act together old man maxaad u xanaaqaysa hadii uu waxba jirin

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน +1

    War shiikh caanood rabigi inshaa Allah khayer buuku abaal marinaayaa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin shiikh cukaashe maxaad uxanaaqay saa warka asba madhihin asagaa igu yiri wixii lugu yiri buu sheegay shiikh mustafe caanood

    • @stormzymann8548
      @stormzymann8548 หลายเดือนก่อน

      oo yaa xanaqe buyqa mesha kala tag

  • @Jija57
    @Jija57 หลายเดือนก่อน +1

    Si fiican baan idiin garanaya.

  • @user-zd8gx8sh5k
    @user-zd8gx8sh5k หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh caanood Run buu sheegay Wakhtiga uu kahadlayna waa 30 sano kahor

  • @CaliMuusemaxamed-h2d
    @CaliMuusemaxamed-h2d หลายเดือนก่อน

    Sh mustafe intuu maqnaaa
    باب منصوبات الأسماء )
    Miyuu soo diyaaarinaaayey
    Sh mustafe waadiga culimada waawayn iska laalaadinaayee maaad soo diyaaarisy ajruumigiii

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh caanood dadkii buu indhaha u furay wax badana waa la fahmay .

  • @hassanabdi9436
    @hassanabdi9436 หลายเดือนก่อน +1

    Mustafa cali caanood wajaahil mar waxuu ahaa takfiir marna waxuu sheegta mahdigi

  • @yusufwarsame1460
    @yusufwarsame1460 หลายเดือนก่อน

    Waan dhegeystey Taxanahan uu wado intaan arkayey dad qof ka Indha adag ma arag, qof kastuu la doodana waa ka xujo helaa Islaam, Kiristan IWM, waxa u dheer cilmi daraanta, waxaa iiga daran siduu madluum isaga dhigayo iyo dadkan u sacabinaya, siduu rabeyna waa gaaray oo waa kaa leh masjid baan dhisayaa., yaa rabi salim

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 21 วันที่ผ่านมา

    Inta la’iskala haddlayo social media magaalo wadajoogtaane maa wadda fariisataan waxaa u baddan tahay in la’idanka dhex faa’iideysanayaa, cukaashe waa shiiqaygii,

  • @shaficicabdiguuleed
    @shaficicabdiguuleed หลายเดือนก่อน

    عليه من الله ما يستحق 😢

    • @abdazizahmed7113
      @abdazizahmed7113 หลายเดือนก่อน +2

      اخرس فإن الشيخ عبدالله رجل صادق

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 หลายเดือนก่อน

      Wuxuu dahay عامله الله بما يستحق

    • @shaficicabdiguuleed
      @shaficicabdiguuleed หลายเดือนก่อน

      @@abdazizahmed7113 البينة على المدعي عليك أن تنظر ما تذكر أراك أنك عامي جاهل غال سفيه انطق بعلم أو اسكت بحلم

  • @sharifelmi4941
    @sharifelmi4941 หลายเดือนก่อน

    She Cukaashe telephonkisa hala i so shhego fadlan qofki yaqaan

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh mustafe cali caanood hurdo ayuu u diiday dadka aan xaqa cadaynayn.😂

  • @AbdullahiAlraholi
    @AbdullahiAlraholi หลายเดือนก่อน

    Jadiidiyo qeyr laay

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 หลายเดือนก่อน

    Waxaa lagayaabaa dadbaa kadhex shaqeeyay waayo shiikh mustafe caanood been masheegaayo

  • @fuaadmahad-l4j
    @fuaadmahad-l4j หลายเดือนก่อน

    ❤😂😢😮😅😊

  • @abdirahimovic17hassan17
    @abdirahimovic17hassan17 หลายเดือนก่อน

    Al jadiidii

  • @CabdullahiDheere-l8v
    @CabdullahiDheere-l8v หลายเดือนก่อน +1

    Markat leedahay beenlow waaye wad xanaqsantahay , adigana xad gudub bad gaysatay afkagana kamaqleynaa

  • @noorMohamed-gn2pr
    @noorMohamed-gn2pr หลายเดือนก่อน

    Shiikh wax wayn ayaaa ka qaldan shiikha been kaama sheegin adiga ee imaaamkii masjidka ayaaa ku dhahay hadalkaaas

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v หลายเดือนก่อน +1

    Caanood waa nin fidno wadaa oo dadka caaya

  • @maxamuudxuseen8436
    @maxamuudxuseen8436 หลายเดือนก่อน +1

    Caanood waa ninbeenaale ah oo takfiira

  • @mohammedhassan9079
    @mohammedhassan9079 หลายเดือนก่อน

    Yaabka Aduunka

  • @farhanfabulous6867
    @farhanfabulous6867 หลายเดือนก่อน

    التكفيريين الجدد لايستحيون من الكذب واشتعال الفتن فيما بين المسلمين.

  • @abukarali7204
    @abukarali7204 หลายเดือนก่อน

    Takfiiri caanood 😂😂😂

    • @mohagurey2214
      @mohagurey2214 หลายเดือนก่อน

      Sunta mushrikiinta