Our world best Somali Director walaalkeen our brother and our world best Somali Comedian AJ cimrigina Allah ha idiin siyaadiyo cimri dheero cibaada leh our best world Somali Director maskaxdaada Allah caafimad ha kuugusiyaadiyo AJ both all you long life all team Gurmad ❤️😍🤲👍
From Seattle waan idinka qaadnay salaanta qiimaha iyo qaaya badan hadana mar saaxaad baanku soo laabtay I ❤😂😍🥰our world Somali best Director and Also world best Somali comedian 🤣 AJ I 😍🥰❤️you and all our best World Somali team Gurmad 👍
Woooow ❤️ dalkii nabada iyo quruxdo djabuuti bad joogtan abokar mahadi iyo: maa sha allah allaha idin xifdiyo filimka cusub rer muqdidho ku so dar saabiriin iyo naf
Asxaabey waxaan idiin rajaynayaa inaad ku joogteen Jabuuti wanaag iyo soo laabasho wanaagsan. Hadii kale waxaan rabay in aan AJ ku idhaahdo hambalyo walaal, ilaahay ha ku barakeeyo waxa aad siisa tagsiilaha. waad garanaysaa waana ogahay. waxaad tahahay qof gacan furan
Abukarow my legend magacaga baa tageye oo calamka kuu fafey magaca iyo muqaa haa jiro ❤❤❤❤
Welcome to muqdisho wllkey abukar mahdi team gurmad dhamantin.waa idin salame❤waxan jokga magalada muqdisho waxan.kuficanahy dhanka jilinka wll abukarow. Ilasohadal.waxan ubahanahay inaa kamid noqdo jilayasha team gurmad😢❤ blz ila.sohadal ❤❤()
Intee iska diiwan galiyaa isheg blz🥺
abukar waa idiin wada salaamay, haka iloobin inaa soo sameysid wacdi galinta iyo dhibbatada iscadeynta iyo jirooyinka laka qaadi, wlh hada somalia ayaa jogtiin waadna arki kartiin gabdho badan oo wax yeelo kasoo gaartay iscadeynta, mahadsanid.
Wow mascha allah welcom to djibouti🇩🇯
Waan idinka qaadnay salaanta Abokorow from Hargaysa ❤😊
Abuukar Mahdi Maskaxdisa io gacan tiisa Cumrigiisa Alle ha u barakeeya caafmad io Cumri dheer io Cibaada Suuban Alle hana siiyo Aamiin yaarabi🤲❤
Abuukar mahadi iyo ajee aad iyaan idin salaamaya
Masha Allah welcome to muqdisho kooxda gurmad abuukar mahdi❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙌🙌🙌
Our world best Somali Director walaalkeen our brother and our world best Somali Comedian AJ cimrigina Allah ha idiin siyaadiyo cimri dheero cibaada leh our best world Somali Director maskaxdaada Allah caafimad ha kuugusiyaadiyo AJ both all you long life all team Gurmad ❤️😍🤲👍
From Seattle waan idinka qaadnay salaanta qiimaha iyo qaaya badan hadana mar saaxaad baanku soo laabtay I ❤😂😍🥰our world Somali best Director and Also world best Somali comedian 🤣 AJ I 😍🥰❤️you and all our best World Somali team Gurmad 👍
Abuukar mahdi wlh been masheegin aniga kow magacaaga ayan bartay kadib aan muuqaga bartay legend quf waxaa thy somali wax wanaagsan u haaya horay usoco wll🙏🇸🇴🇩🇯♥️
From Seattle Washington salam to our world Somali dictator and comedian AJ long life and All team Gurmad and my Country Jabuti people ❤🥰❤️
❤❤❤mashallah tabarakhallah welcome to Djibouti aboye Abukar Mahdi iyo team filo filo
Welcome from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Abukar mahadi Kuso dhawhy wllo Djibouti
Asc Mashaallaah malaaygeenii xitaa Jabuuti ayuu u qaxay alloow dalka nabad ka dhig anaga iyo malaayga aan iska noqonee amiin amiin ❤
Xamarweyne raqiga aas ku dhashey
Waxas ku dhashey qalama shuwoo qumaneyn quuriwaa intees aadaa aas ku dhashey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Woooow ❤️ dalkii nabada iyo quruxdo djabuuti bad joogtan abokar mahadi iyo: maa sha allah allaha idin xifdiyo filimka cusub rer muqdidho ku so dar saabiriin iyo naf
Welcome to Djibouti Abubaker mahdi❤🇩🇯
MashaAllah tabarakaAllah❤
Waa idiin salama adiga iyo dhamaan kooxda gurmad noolaada❤❤
Kkkkkk Aj dhiinlow walalkey abukar Mahdi kuligin Masha Allah allxmduliilh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Keep going Abukar mahdi from Djibouti 🇩🇯
Ou êtes vs a Djibouti. Je voudrais vs voir😢😢😢😢
Ou êtes vs a Djibouti. Je voudrais vs voir😢😢😢😢
Abuukar mahdi ilahaw mar uun is araknaa 😢mashallh guulesta wax aad noso gudbisam number one ama number two ka ahay😢❤❤
AJ Waalawada Yaqaana ❤❤❤❤ Dawashada Keneysa Lkn Eng Abukar Mahdi
Waan nasiib xumahay hadii aad socoteen ❤❤❤❤
Salane saree AJ 😂😂😂😂 and legend Abukar Mahdi
Masha allah wad mahadsantihi sodhawada walalyal ❤❤❤
Form Djibouti
ABubkar mahdi filmka cusub nooso baaz gare insha Allaha 🎉🎉🎉
Masha Allah Abuukar waa lagaa badiyay
Masha Allah Allah ha idiin xafido dhamaantiin wa ognahay in aad rafadkamartaan Allah ha idiin fududeyo wll abubakar ❤
Wan idiin salamy from jabuuti ❤
ASC TO MY CONTRY DJIBOUTI DIRECTOR ABUBAKER MAHDI & BIG COMEDIAN AJ LONGU ENT LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW
Mahasanid abuukar mahdi 🎉❤ AJ ❤❤❤❤❤❤❤❤
Magaciin ha jiro horey u socda
Asc bahada gurupka waan idin salmay waxan ahay rere dj waxan ahay qof nigu xidhan il filimki kaf iyo kaldheri il hada welcome to Djibouti
masha allaah❤ welcome to mogadisho❤🎉🎉🎉🎉🎉
Je vous adore 😊AJ
Habo Abukar iyo Abdukadir AJ waan idin salaamay!
Habo AJ intuu kaa feero weey nahay uu kaa cunis badan yahay.😂😂😂😂
Mashallah Mashallah so noqod wanagsan Djibouti
Welcome to muqdisho ❤
Djibouti actor I am ready.
Marwalbo hegan aa ku nhy Abukar walalkey aniga koow ka ah garabkiina Allah galo ❤❤
Mashaalaha ilaheye haidinhafido inshalaha ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Wa tageerayasha jabuuti ee kooxda gurmad
Mashallh sodhawaada wlladey ❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Mash allh salan sare jabuti jano
Muqdisho hadaat imadan aad wax jileysan ana waan rabaa hamigeyga ii rumey
WhatsApp ka kawac wll
Asxaabey waxaan idiin rajaynayaa inaad ku joogteen Jabuuti wanaag iyo soo laabasho wanaagsan. Hadii kale waxaan rabay in aan AJ ku idhaahdo hambalyo walaal, ilaahay ha ku barakeeyo waxa aad siisa tagsiilaha. waad garanaysaa waana ogahay. waxaad tahahay qof gacan furan
Alla isuga waan soo aocda ee teem gurmad anoo ni arkin maa soconaysiin
Manshallah hlka kasii haya ❤
Wan idin salaamnay walalayaal❤❤
labadi xabo o kalunka aha ma labdina kaliya cunay🤣🤣 mash alha ilhay ha idin daweyo❤🎉
Mansha Allah ❤❤❤❤
Welcom too djibouti my brother's
Asc abuukar mahdi❤iyo ej❤saraf salaama muqdisho mac mac iisiiya ❤
Hi Aboubakar mahdi even if we didn't saw u in Djibouti we know very well
maasha allaah ❤❤❤❤❤
Allah ha idin fududeeyo sxbayaal
Allh idiin daaweeyo labadiina reer xamar baa tihiin
My lgend hawshada waane kuu ognahaye
Ii soo jwb abuukar mahadi
Aj tagero wayn ban uahay❤
Abular plz filimka kooxdii Muqdisho ku dar waan uxiisnee❤Sabiir❤
Horay usocda tim abukar mahdi
Abwaane m.a boqolkiiba boqol miyaan dhahaa mise kunkiiba kun wlhi aad baad umahadsantihiin sidaa noogu soo gudbinisaan wacyi galinta wax yaabaha asaasiga ah ee ka hadlaaya noloshasa soomalida m.a abwaan abuukar mahdi dadaalkaaga & juhdigaga faraha badan walibo sii dheertahay dhafar & fakiro badan aad rabto in aad ugu faaiideyso dadkaga somaliyed Ilaahey ajar & axsanaad aan la soo koobi karin allaha kaa siiyo kooxda gurmad oo dhan waxaan leyahay looove yoou❤ jiro nala jooga abidkiiina
Habo aaway Beero iyo Rumiyoow.😮
Kkkkkkkkkkkkk,
Alhamdulillaah iyagoo Malay aheen
M a kooxdeena xiisihi wadanka waaw
Aj is not easy
Welcome to Djibouti jano
Waan idinsalaamaykoxda gurmad
Ha Ila Soo xiriiro ubuukar mahdi
Wan idin jeclahy wlahi team keyga
Madax malay hadii Adan cunin reerxamar matihid
😅😅😅😅😅😂😂😂😂 Waa Qaldanteen kulaha
Haa abukar romiyo
Iyo sharif halag
👍👍👍💕💕💕💕
Great
Héron
Hhhh aj kaluunki 😂😂😂 saw ineel wa niin cisse wayna man gartooh
Sidee isku diwan galiyaa waanba yaabee
Asc Walaal yaal waan ogahay hawsha aad ka martaan
👍👍👍👍👍❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹
Ileen ejey ileen waa rer mudug
❤❤❤❤❤❤
Ah sorry j'aurai aimer vous rencontré 😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Abukar mahdi reer xamar bandhawoow
😂😂aj qan ku qosla wllhi wa xarabad
Abukar waxaan kaasugaynaa hargeisa
Acz wll abukar hargeisa mx uimnwyden wll horta❤❤❤
Ilahow malaygas ha idhigin
13:37 Magaca shaqada ugu dambeysa waa bisadahaaga kaliya
Abubar Mahdi Hargeisa Somalilland maxad uu Iman weyden
Brother abukar how do I register. Am located in Mogadishu
Wa iga codsi
Calen may ufadhiyan
Waad igaratay yaan umalayn
Inaan ku la kulano iyaan jeceldhahay.