Short Film: Ajakis Iyo Fartuun Balbalaarka Oo Ruwaayad Kaaga Yaabin Doono.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • hannel-kaan waxaa leh majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis).
    Waxaad kala socon doontaan waxyaabo badan oo madadaalo ah.
    Fadlan kusoo biir hadii aad tahay taageeraha Cabdi Muriidi Dheere.
    Mahadsanid (Subscribe - Like - Comment Iyo Share).
    Category
    Comedy

ความคิดเห็น • 181

  • @somaliboymusic1
    @somaliboymusic1 5 ปีที่แล้ว +16

    Reer ajakis funny wlh like iyo love ayay mudanyihiin shardinho away

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 5 ปีที่แล้ว +4

    Ajakis. macaani markuu arkaba cabsi lasoo deristaa Waa funny wallaahi 😁😁😁😁😁😁😁✍️✍️✍️🏆🏆🏆🏆✍️✍️✍️

  • @ahmedomar4391
    @ahmedomar4391 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu raxma ajakis Amin

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 ปีที่แล้ว +3

    Atariisho ,fanaanad ,majaajiliste & youtuper
    FartuuuN balbalaarka ❤❤❤❤❤

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 5 ปีที่แล้ว +2

    😱😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ar qosolka aduunka. Kilyaha ayaa i xanuuni

  • @wiilhalgama1968
    @wiilhalgama1968 5 ปีที่แล้ว +4

    Balbalaarka horey u soco ajaa iyo adiga meelad kuwada jirtiin iga filo waan jooga

  • @mahasaalax6719
    @mahasaalax6719 5 ปีที่แล้ว +3

    masha allah aad iyo aad ayaa igu xeranahay ajakis horaa loo soconayaa

  • @abdirashidsalah1957
    @abdirashidsalah1957 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin ugandisa siyay kkkkkkkkk macani funny waye

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 5 ปีที่แล้ว +4

    Ajakis iyo rasha waa isku nurayaan julitaankoda👍🏻👍🏻👍🏻. Macaani Qatar,

  • @abdulkaderaden9864
    @abdulkaderaden9864 5 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi maahan iiwada sheekada hadana inoo Wada Guul iyo horumar wanaagsan Idiin rajeyneynaa Innsha Allah Aamiin. 👍👍👍

  • @Model8-m
    @Model8-m 5 ปีที่แล้ว +69

    intii xanunsan alla haka qado xanunka 1k subscripe i garsiya team ajakis😍

    • @iqradagninamohamed189
      @iqradagninamohamed189 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabi anaa ka kow ah inta xanunsan all alle caafimad hana wada siiyo wana kuu saaraa

    • @maxamedmuuse5026
      @maxamedmuuse5026 5 ปีที่แล้ว +3

      Aamin

    • @nasiyeofficialchannel8026
      @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +1

      Abduqaadir official sxb sare waan kuu saaray subscribe aneh iisaar bro

    • @nasiyeofficialchannel8026
      @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +2

      @@iqradagninamohamed189 wall iqro dagan waan kuu saaray subscribe ane ii saar wall sare

    • @nasiyeofficialchannel8026
      @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedmuuse5026 sxb qaali ah subscribe wan ku saaray adna ii saar

  • @casiisacadeey2778
    @casiisacadeey2778 5 ปีที่แล้ว +4

    Ajakis dhibloow baaba tartiib caagna waku tuurey mii kkkkkkkk

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 5 ปีที่แล้ว +4

    Hori usoco libaax Aja fanku fanna runtii inolow wllkeyga qaaliga ah

  • @duqowyareofficial4489
    @duqowyareofficial4489 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow Mr Ajakis wan la dhacay shekadada abo iyo turyaa

  • @naciimoofficials5982
    @naciimoofficials5982 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallaha Ree mauqadsho

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh fartuun balbalaarka cAadi ma ahan xanfaroow xanfaroow ayaaa kuhaaayo dhdh

  • @abuabdiraan4083
    @abuabdiraan4083 5 ปีที่แล้ว +5

    Waa riwayad qurx badan ajakis hormar wacan ayan kuu rajeynaya

  • @Sultan9op
    @Sultan9op 5 ปีที่แล้ว +41

    Hadii aad adoo kabo la aan daawaneeso please like comment

  • @liibaanmacalin6465
    @liibaanmacalin6465 5 ปีที่แล้ว +7

    Haaa heey likega ha liga dhisahee waa ardayda ajakis

  • @jiijajaalo5359
    @jiijajaalo5359 5 ปีที่แล้ว +3

    Ajakis uncle riwayada noo sobadi please we love 💕 ur short films thank you soo much

  • @mohaade7264
    @mohaade7264 5 ปีที่แล้ว +2

    Iska dhaaf walid waaye ha iska dhoho kulaaa ar ajakis hhhhhhh

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 5 ปีที่แล้ว +4

    waaw caadimaha ruwayada masha allaah 🤩🤩🤩🤩🤩🌷

    • @abdulkaderaden9864
      @abdulkaderaden9864 5 ปีที่แล้ว

      Runtii waa funny. 😁😁😁😁😁🏆✍️✍️🏆✍️🏆🏆

  • @suubanabdi3228
    @suubanabdi3228 5 ปีที่แล้ว +3

    Balbalarka sii xasn top uguso tagtay asturnateda sonoqote

  • @allowsahalamuuraha1579
    @allowsahalamuuraha1579 5 ปีที่แล้ว +3

    Rasha salan iga garsii iyda balbalarka 💐💐💕💕💐💐

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 ปีที่แล้ว +5

    Hhhhhhhhhh ajakis baba tartiib oo caaga lagu dhufanayo caadi ma ahan

  • @iqradagninamohamed189
    @iqradagninamohamed189 5 ปีที่แล้ว +10

    Rasha ayaa ku fiicneed hooyo nimo fartuuna gabadha yaa igu raacsan farta taago

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 5 ปีที่แล้ว +6

    Aduun gadoon waaye wlhi balbalarka abaa calol weyn qof kucayneyso caloshadi weyned ee heesta kusoo qaade away baalo kula dagtay

  • @neversaygoodbye4924
    @neversaygoodbye4924 5 ปีที่แล้ว +24

    Fartun warka halaga saxo labo qof o abe iyo hoyo jilayo hoyo dhaheso calol wen abihi dhan maxa waye tan edabta hadalka so bara si filinka run ugu ekado

  • @zahraabdi7669
    @zahraabdi7669 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta wax jileesay gabartaan iyo nalka ugu heestaan😍😍😍😍😍😍😍

  • @fardousaismailofficial6631
    @fardousaismailofficial6631 5 ปีที่แล้ว +2

    Hesta ajakis iyo rasha ku dheelayan ama qadayan isheeg wallyaal🙏🙏

  • @korontoibrahim9402
    @korontoibrahim9402 5 ปีที่แล้ว

    Xn faroow xanfroow inta fahantay like dhac iigu siiyaa

  • @Yaz2687
    @Yaz2687 5 ปีที่แล้ว +3

    Balbalaarka cadi ma ahan xanfaro xanfaro ku haayo lagu laha😅😅😅😅

  • @sumayanuur7305
    @sumayanuur7305 5 ปีที่แล้ว +4

    Balbslaarka walaley jilinka ku fican tahaye ku ekoow! Waa ku tuugeynaa ha nagu heesin

  • @ciilowciilow3136
    @ciilowciilow3136 5 ปีที่แล้ว +2

    Dafana cimriga Allah hakuusoo kuuso Mr aja

  • @allowsahalamuuraha1579
    @allowsahalamuuraha1579 5 ปีที่แล้ว +3

    Balbalaarka ahaaa 😍😍💐💐💐

  • @xisbigahimiloqaranhimiloqa979
    @xisbigahimiloqaranhimiloqa979 5 ปีที่แล้ว +6

    Ajakis ilaahey kacabso addunyada waa laga tagaa waqtigaa ka faa ideyso taqwada alle badi

    • @ashamahamed3795
      @ashamahamed3795 5 ปีที่แล้ว

      Woow dad aan taageero
      Noosoobadi Ajakis ruwaayadaha
      Saannookale

  • @ummalikchannel7154
    @ummalikchannel7154 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta muraat leeh Allah u sahalo inta owlaat hesaan Allah siyo inta xanusaan Allah cafiiyo yarabi subscribe ii Saar wan kugu mahaat Celina shukran 😍

  • @3_36_mohomed4
    @3_36_mohomed4 5 ปีที่แล้ว +8

    Ajakis satahay ajakis faatal😂😂😂😂😂😂😝😝🇸🇴

  • @rashidreman2553
    @rashidreman2553 5 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyo Ajakis lakis Fax macal Faqash😂

  • @allowsahalamuuraha1579
    @allowsahalamuuraha1579 5 ปีที่แล้ว +1

    Jaceyl jarab waye lee iga dheh balbalrka😂😂😂😂😂💐

  • @ciilowciilow3136
    @ciilowciilow3136 5 ปีที่แล้ว +11

    Ajakis xaq baad igu yeelatay ileen wad iga quslisaa markaan xanaqsanahay

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 ปีที่แล้ว +11

    Ilhay danbigiina hadhaafee iisaar subscriber

  • @farhiyayasin514
    @farhiyayasin514 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah walhii cawa qosol igadamadee Ajakis somali illahey kamaqada walhii cimri der kurajeynaya lkn hestan yaqadee ad ayan ujeclahay waxa qada magaranay

  • @engshaaciye3927
    @engshaaciye3927 5 ปีที่แล้ว +52

    Rasulka hadad jeceshahay subscribe saar

    • @nashaadmohamed2187
      @nashaadmohamed2187 5 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @mohaa10
      @mohaa10 4 ปีที่แล้ว

      dhila kudhasee rasuulka inta hakeenin wax aan subscribe kusaaraayo mana lahee

    • @fartunxussen3961
      @fartunxussen3961 4 ปีที่แล้ว

      D

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 4 ปีที่แล้ว

      @@mohaa10 hoyo ha cayn wu ku qaldayahe inu ku tugsado rasulka csw

  • @anizaali4928
    @anizaali4928 5 ปีที่แล้ว +16

    Af reer xamar weyne ibarten wllh san idin firsanayay

  • @caanbestfunny001
    @caanbestfunny001 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a team ajakis wn idn salamy🖐🖐🖐

  • @xamdaxilkas2163
    @xamdaxilkas2163 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep going team ajakis official

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going ❤❤❤❤

  • @abdihunoofficial3777
    @abdihunoofficial3777 5 ปีที่แล้ว +3

    Nolashaada Allaha kubarakeeyo

  • @dalmardalsuge3380
    @dalmardalsuge3380 5 ปีที่แล้ว +8

    Asc bro, waxaan ahay tageerahaaga khaaska ah, ee balbalaarka film kale haku soo darin waa iga codsi

  • @adanmohamed7180
    @adanmohamed7180 5 ปีที่แล้ว +3

    Gabadha hoyadeed ayada kaweyn

  • @myrajochanel3034
    @myrajochanel3034 5 ปีที่แล้ว +1

    Balbalaarka waa iga soo boday wlh uf

  • @asadsuleemaan2833
    @asadsuleemaan2833 5 ปีที่แล้ว +2

    Nin ugandhees aya siyey kulahaa kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @aishaahmed9558
    @aishaahmed9558 5 ปีที่แล้ว +2

    Balbalarka afka maxa umarsan😂😂😂

  • @istela_22
    @istela_22 5 ปีที่แล้ว +4

    baba ajakis labo saacad uxerna midig iyo bidixbe ki rawaaaa ka fiirina miyaaa😄😂

  • @fartuunmaxamed1379
    @fartuunmaxamed1379 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkk fartun bbalalark qatar ajakia waaaaw

  • @KingJabra_JB
    @KingJabra_JB 5 ปีที่แล้ว +21

    Hadaad caafimad qabto pls like AMA subscribe thank u wll mcn

  • @sadiaHassan
    @sadiaHassan 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxabta ha idhafina iso boqda waxa ahay hooyo Somaliyed oo cawinad kadhigane boqashadada illah dartis iso boqda hooyadin cml ayaa ahay shan boqol bis i garsiya

  • @lamafilaan507
    @lamafilaan507 5 ปีที่แล้ว +6

    Fartu balbalaka maxa lo dhiibi lahaa doorka shashaa. Shashana doork balbalarka yaaa igu racsan

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +3

    Wow Film mcn🔥

    • @nehaalnour7783
      @nehaalnour7783 5 ปีที่แล้ว

      Adiga meel walba ma iga horeysaa wlly

  • @meymuunmohamed2722
    @meymuunmohamed2722 5 ปีที่แล้ว

    2bada saacad mxa waye ajakis😄😄😄😄😄

  • @allowsahalamuuraha1579
    @allowsahalamuuraha1579 5 ปีที่แล้ว +1

    Ajaa 😍💐😍💐💐💐

  • @nafisatahliil7384
    @nafisatahliil7384 5 ปีที่แล้ว +2

    Baba tartiib 🤣🤣🤣🤣

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 5 ปีที่แล้ว +1

    Fartuun balbalaarka. Waxeey leedahay v xnfaarow makuhaayo celceliskan maxeeytahay

  • @naimomohamed342
    @naimomohamed342 5 ปีที่แล้ว +5

    Balbalaarka wax majili karto meesha halaga saaro labalabadeeda

  • @AJMAN.T.J
    @AJMAN.T.J 5 ปีที่แล้ว +1

    Cadimahan qaliley masha allah

  • @gabadhaisjecel5930
    @gabadhaisjecel5930 5 ปีที่แล้ว +5

    Fartuun jaliin wax kama ogo wey iska qosleey

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 5 ปีที่แล้ว +5

    Fartuun inay gabdha naqotay aheed naagta weyn nah naqota hooyo

  • @sabaadbachir1074
    @sabaadbachir1074 5 ปีที่แล้ว +2

    Multimillion 🤣🤣😂😊😊🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂🤣

  • @umsaabir2250
    @umsaabir2250 5 ปีที่แล้ว +1

    Afmaxa tirigee weey naa Lagu hadloyAA KKKKKK

  • @baadaducaale6952
    @baadaducaale6952 5 ปีที่แล้ว

    Maxay tahay labada sacadood eela xedhanyahay😂😂😂😂

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 5 ปีที่แล้ว +2

    Balbalarka jiliin mataqaan way iska qos qosleesa

  • @MohammedMohammed-ki1ct
    @MohammedMohammed-ki1ct 5 ปีที่แล้ว +2

    Ajakis ibashaal adiga iyo kooxdaadi

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +6

    ALLE DANBIGAAGA HA DHAAFE SUBSCRIBE IISARA SOOMALIDAN KU FAANO IYO FANSKA AJAKIS OFFICIAL.

  • @abdirashidsalah1957
    @abdirashidsalah1957 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofta afsomaligeda kuheysta cml

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 5 ปีที่แล้ว +1

    Xanfarow xaala dhahaa hadaneh nininow mee kawadaa😀😀😀😀😀

    • @abdirahmanaden785
      @abdirahmanaden785 5 ปีที่แล้ว

      shacni, xanfarow waxa lagawadaa, qooq baa kuhayo camal.

    • @abdulkadiraliamin3658
      @abdulkadiraliamin3658 5 ปีที่แล้ว

      shacni kun karoon ahmed Warkaas. Weli magaari. Inaa fahantit. Waxa ladhoho xanfaroow. Lkn dadkan wey is fahmayan.
      Adiga xanfaroow. Xaaladhaha lee kujirow weligada

    • @abdulkadiraliamin3658
      @abdulkadiraliamin3658 5 ปีที่แล้ว

      shacni kun karoon ahmed Xafaroow xaaladhaha. Lee kujir weliga dadkan wey isfahmen.

    • @shacnisharaf6798
      @shacnisharaf6798 5 ปีที่แล้ว

      @@abdulkadiraliamin3658 😆😆😆😆

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 5 ปีที่แล้ว +4

    Ajaa fdln Fu'aad Alfaghi

  • @kevinkofferx1625
    @kevinkofferx1625 5 ปีที่แล้ว +2

    Aaja fartuun matal meesha kuma hayso

  • @dekajama9650
    @dekajama9650 5 ปีที่แล้ว +2

    Nice film keep going guys

  • @maxamedabuukar6273
    @maxamedabuukar6273 4 ปีที่แล้ว

    Doqomo ayaa tihiin all

  • @Mustafaalidahir
    @Mustafaalidahir 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @najmahagiahmed7013
    @najmahagiahmed7013 5 ปีที่แล้ว +4

    💞💞💞💞💞💞💞💞❤❤❤❤❤❤

  • @fartunuk4924
    @fartunuk4924 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂😂👏👏👏👏👏👏👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @hibomaxamed4565
    @hibomaxamed4565 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂👍👍👍👍👍

  • @Reerejji
    @Reerejji 5 ปีที่แล้ว +6

    FADLAN BOOQO CHANNEL KEENA HADAAD DOONEYSID BARASHADA LUQADA INGIRIISKA OO BILAASH AH
    FADLAN HADDII UU KUQANCIYANA SUBSCRIBE INO SAAR INSHA ALLAH

  • @amalbeuty3745
    @amalbeuty3745 5 ปีที่แล้ว +2

    Fartun wlhi actor waye ruwayada we qurxisay viva fartuun

  • @jamaalaomar6761
    @jamaalaomar6761 5 ปีที่แล้ว +3

    🤩😂😂

  • @nimcoqali8011
    @nimcoqali8011 5 ปีที่แล้ว +5

    Ugandhes aa bisin kow wll like isar hada ika danbeyso walikey 100 makarin

  • @hgggnasrokeef496
    @hgggnasrokeef496 5 ปีที่แล้ว +2

    Qof filin jileyso oo qoskeyso bal balaarka qosalka iskadaaa

  • @fahmoismail7492
    @fahmoismail7492 5 ปีที่แล้ว +1

    kkk😂😂

  • @sahroali4839
    @sahroali4839 5 ปีที่แล้ว +1

    Balbalaarka naag kabalaarana la argay

  • @mahasaalax6719
    @mahasaalax6719 5 ปีที่แล้ว +1

    fartuun balbalaarka ayaa u nacay janalkaan eeyad waaye oo aan asxaan la,heyn balabalaarka ka buriya janalka

    • @ibtisamtimeofficial42
      @ibtisamtimeofficial42 5 ปีที่แล้ว

      Maha Saalax abaayo iskadaa awaley wax fcn subinen isqawis leey an ehen walashey isoboqo subscribe isaar sharafey

    • @wiilhalgama1968
      @wiilhalgama1968 5 ปีที่แล้ว

      Maha Saalax Chanelkaan maba ka tirsana maxa laga buriya ama layska dhaafa chanel ayayba leedahay

  • @ayaanmaxamed2099
    @ayaanmaxamed2099 5 ปีที่แล้ว +2

    Kow aan ahay ani maanta

    • @dacwahfamily
      @dacwahfamily 5 ปีที่แล้ว

      Ayaan walashey subscribe igu caawi

  • @kingukfilms270
    @kingukfilms270 5 ปีที่แล้ว +4

    Team ajakis plz subscribe iigu caawiye allaH ha idin caawiyee

  • @abdallagullwarsame3818
    @abdallagullwarsame3818 4 ปีที่แล้ว

    AJAKIS ATARIISHADAADA CAMUUDI MIYAA. QURUXLEY WAAYE. MISE WAA XAASKAAGA YAANA DANBI GALINE.

  • @allowsahalamuuraha1579
    @allowsahalamuuraha1579 5 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣💕💕💕💕

  • @aminaahmad438
    @aminaahmad438 5 ปีที่แล้ว +1

    ههههههههههههههههههخهههه

  • @sahroali4839
    @sahroali4839 5 ปีที่แล้ว +1

    Canfarow maxa ladhahaa

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 5 ปีที่แล้ว +3

    SID AD CINWANKA UQORTEN KU HALA SAXO AJA.
    AXDI JACAYL IYO AMAR WAALID

  • @veedovf9
    @veedovf9 5 ปีที่แล้ว +6

    Team aaja 5 subscrine isiiya caawa🙏🙏🙏