Sida Ninka loo soo celiyo markuu fogaaado !!!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @sagalmaxamad6225
    @sagalmaxamad6225 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks abayo noso badi mowducyadan cml

  • @amina7327
    @amina7327 ปีที่แล้ว +1

    Thanks abayo wanba la yaabay maxey la amusan oo hadana xaqa u iloban 2 wadan markad kala jogtan yab la arkay
    Soo badi abayo 😍

  • @asmacabdiraxman5245
    @asmacabdiraxman5245 ปีที่แล้ว

    Masha Allah qurxey markasta waan jeclahy taladaad na siiso ilaahy khayr haku siiyo😘😘😘

    • @xaawoali2785
      @xaawoali2785  ปีที่แล้ว

      Quruxey Waderteeenba so dhowow 🥰 commentkaga waan ku farxaa

  • @ismahanxasan9129
    @ismahanxasan9129 ปีที่แล้ว +1

    Shukran ayo aqliga 🏮 iga maqna ban helay

  • @ummuikhlas9211
    @ummuikhlas9211 ปีที่แล้ว +1

    Saas waaye queen

  • @habsomohamed6327
    @habsomohamed6327 ปีที่แล้ว

    Wallash hor mar wacan

  • @halimaibrahim4471
    @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +2

    Quruxey mardhaw ayan kugu so biray adban ula dhacay muqalafa hormar ayan ku rajeyna waxa igu ficneyd inan 2019 ku barto lkn hada qorneyd alxm

    • @xaawoali2785
      @xaawoali2785  2 ปีที่แล้ว +1

      Quruxey so dhowow wa qadar ALLAH wa qaaadihi ya! Waan huba in aaad daras ka baratay 2019 hadana aad noqotay balanbaaalis 🌸

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xaawoali2785 ad o weyn abyo waxan noqday balanbalis anigo uur ayan xajigeygi ku arkay intaso nag u wada qabo wlhi alxm mana walanin asagana ma dhibateynin rerkeygina wan heysta hada sanadkan la jogo ayu iso dhahay wan gursanaya ok horay u soco ayan ku iri kuwi hore qudbo siro ayey ahayen hada dhabti ayu u gursaday wan aqbaly maxan ka badali kara wan is dajiyey alle ayan tala sarty alxm lacag ayan ka qatay masha allah wan ku faraxsanahy nolpsheyda abyo

    • @xaawoali2785
      @xaawoali2785  2 ปีที่แล้ว +1

      @@halimaibrahim4471 Obababbay aad baaan u farxay in aad masaxakdada ilaaalisay fariiiid 👏🏾 bravo 🎉 awguuryo nafatda ayaaad masuuul ka noqotay qofna ma kontrolno ❤️🌸

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 2 ปีที่แล้ว +2

      @@xaawoali2785 mahdsanid xabbti hanaga cajisin waliga cilmiga baraty ad ayu ino anfacay hadan dumar nahay

  • @sacdiyomohamed8474
    @sacdiyomohamed8474 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @samirodaahir9999
    @samirodaahir9999 ปีที่แล้ว

    Mahadsand abyo

  • @kawsarbashiirabdicali4739
    @kawsarbashiirabdicali4739 2 ปีที่แล้ว +2

    www talowacan

    • @xaawoali2785
      @xaawoali2785  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahdsanid quruxey

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah ❤️❤️💖💖💖❤️❤️❤️❤️❤️