YAXBUL VS IDAADI || KARBAASH DAGAL AH YU KUDHAFIN 🥵.............

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • INSTAGRAM : Axmed fj
    SNAPCHAT : Axmedak47723
    FACEBOOK : Axmed fj
    WELCOME TO : MY CHANNEL
    I CAN'T WAIT 300k SUBSCRIBE THANKS

ความคิดเห็น • 224

  • @abdulkaadirabdulahi302
    @abdulkaadirabdulahi302 2 ปีที่แล้ว +61

    iidaadi aaN wata Ani Funny waye Wlhi😂😂😂😂

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 2 ปีที่แล้ว +47

    Laba legend Bad keentay wlhi😂😂

  • @kingchadli1381
    @kingchadli1381 2 ปีที่แล้ว +15

    We need prt 2 bro ahmed fj laso dhaqso hee 🤣🤣🤣✌

  • @hankaofficial6788
    @hankaofficial6788 2 ปีที่แล้ว +11

    Aar yaxbul aaa , balaayo ama il la'aatey ama lug la'aatey hhhh😜🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 2 ปีที่แล้ว +19

    Iidaadii legend 10sano ayuu yahay aabaha shactirada car jaanis sii dheh baas baa Ku dhacaya wlh

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว +26

    "Dad walba oo isjecel waqtiguna kala geeyay maalin un wey midoobi doonaan haddii allah idmo majirto murug joogta ah habeenka haba dheeraadee Maalin aya ka dambeysa waxan urajeynayaa dad walba oo kala maqan in Allah Nabad isugu keeno".l

    • @abdullahisacidhirsi2434
      @abdullahisacidhirsi2434 2 ปีที่แล้ว

      Wlhi waxaa jirto gabar aan aad ujeclaa oo iga tagtay 4kadib
      Xasuustayda ayaan la jogging la ahay

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahisacidhirsi2434 waa xanuun wlh dadka qaar lkn wa inan wax kabaranaa wax walba oo dhahca

  • @zilentpoi5528
    @zilentpoi5528 2 ปีที่แล้ว +13

    Iidaadi this funny wlhi.🤣🤣🤣💪

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +24

    YAXBUL CIMAMADIISA 2020 TUURAY WLLHY😂🤣
    TEAM YAXBULIINTA SEE DAREEMAYSAN😂

  • @rahma11115
    @rahma11115 2 ปีที่แล้ว +14

    😂iidaadi legend wen😂

  • @WiilkaHooyocaasho
    @WiilkaHooyocaasho 2 ปีที่แล้ว +24

    yaxbul wuu ogyahay haduu iidadi hadalka udaayo in lajafaayo
    ninba haldaqiiqo hahadlo dheh waqtigiisa haqato kan kalana yuu hadlin car haku aado iidadi nin.ween🤣🤣

  • @ayaanluula1705
    @ayaanluula1705 2 ปีที่แล้ว +9

    Hhhhhhh ma masaasad baad nuugasaa kulahaa😂🤣

  • @suuriyaaofficial3716
    @suuriyaaofficial3716 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend Ahmed fj 📌

  • @muscabcadde4522
    @muscabcadde4522 2 ปีที่แล้ว +11

    Idaaadi yaaa ka hadal badan😄😆🤣😂😅

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 ปีที่แล้ว +6

    Part 2 ka so samey Sxb 😁🇸🇴🙋‍♂️

  • @suuriyaaofficial3716
    @suuriyaaofficial3716 2 ปีที่แล้ว +11

    I can't wait 🔥

  • @maxedshabcaan794
    @maxedshabcaan794 2 ปีที่แล้ว +2

    War niyahow sodaya ragba is heley

  • @mubarik14
    @mubarik14 2 ปีที่แล้ว +3

    Axmed fj lama tabtaan😍

  • @ossmannyjaaye461
    @ossmannyjaaye461 2 ปีที่แล้ว +4

    Hee mxn wax daawanaa qosol effect ah hadalkiiba lumiyee

  • @captainkasomaliland5998
    @captainkasomaliland5998 2 ปีที่แล้ว +3

    Waar beerka icasadeyn😅🤣🤣🤣🤣ka adnaan ka shiisheyana qoobkebu kaso hadheyna

  • @suldaanboy1555
    @suldaanboy1555 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhh come back iidaadi oo lawaayay

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 ปีที่แล้ว +3

    Labo legend isku keentey🤣🤣🤣🤣

  • @maankilwe450
    @maankilwe450 2 ปีที่แล้ว +1

    War belaa isu keenteen maanta part 2 plz

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed 2 ปีที่แล้ว +17

    Asc albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo amiin yaa Allah subscribe iisar ❤ 🤍

  • @cadnaanyare2557
    @cadnaanyare2557 2 ปีที่แล้ว +6

    Iidadi intuu kapaxay wale wa u xisnay misanka culus iidadi

  • @MDeeq5500
    @MDeeq5500 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk wlahi rag ba is helay😂😂😂

  • @apiram3947
    @apiram3947 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa noo soo sameey lkn hadalka hakala sugaan usheeg

  • @nksbsj
    @nksbsj 2 ปีที่แล้ว +6

    yaxbul ninka ha ka hadlee hadalka udaa dheh waxba lagama maqlee🤣hakala helaan hadalka

  • @naturemusician3709
    @naturemusician3709 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi legend walhi hadalka ma sii nayaan ma ogii

  • @drcabdifataaxcali7955
    @drcabdifataaxcali7955 2 ปีที่แล้ว +1

    Meeshiiba ciyaal suuq baad isugu keentay waan kaa laabtay sxb anigu

  • @zakariaali1057
    @zakariaali1057 2 ปีที่แล้ว

    Haa nio part 2 lkn midkan yaxbula fulay waye waqti masinayobee dadka war qofba mar hahadlo dheh thanks

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 2 ปีที่แล้ว

    Fj wllky😜

  • @fadumobishar4792
    @fadumobishar4792 2 ปีที่แล้ว

    Labadaan shutter ayaa ka maqan shutter ku soo dar

  • @deeqamaxamed5945
    @deeqamaxamed5945 2 ปีที่แล้ว

    keep going brother axmed fj

  • @abdibile3656
    @abdibile3656 2 ปีที่แล้ว

    Part 2

  • @diazejr7137
    @diazejr7137 2 ปีที่แล้ว

    Part 2 plz

  • @apdikariinmoh880
    @apdikariinmoh880 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi wlhi waa funyy party 2 iidadi kasoo dhig fj

  • @magannur9160
    @magannur9160 2 ปีที่แล้ว +2

    Adnan garka caawa halaga masaaheeyo 😂

  • @nafisoabdikariim2878
    @nafisoabdikariim2878 2 ปีที่แล้ว

    Part two I.a AF j kasugagnaa lasoo dhaqso

  • @missananiya6404
    @missananiya6404 2 ปีที่แล้ว

    Catoosh yare iyo qof kale soo qabo plz

  • @yacquubalra7378
    @yacquubalra7378 2 ปีที่แล้ว

    Ha wll so samee wll ninba wakhti halsiiyo hadalka wey iska dafayaane 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mjboy491
    @mjboy491 2 ปีที่แล้ว +1

    Fj iidaadi sooceli boos hhhhhh legen iidaadi

  • @abuukarmaxamed2695
    @abuukarmaxamed2695 2 ปีที่แล้ว +2

    Laba nin oo walan 😁😁😁

  • @baazarboyka3065
    @baazarboyka3065 2 ปีที่แล้ว

    Noso badi lgend Adnan model ،🙏❣️

  • @nacimajama8749
    @nacimajama8749 2 ปีที่แล้ว

    Omg

  • @baazarboyka3065
    @baazarboyka3065 2 ปีที่แล้ว

    Lgend iidaadi video u xisey wlhi

  • @cabdiraxmaanmohamed1171
    @cabdiraxmaanmohamed1171 2 ปีที่แล้ว +2

    Ok

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey ....

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 2 ปีที่แล้ว +1

    Viva Idaadi

  • @apdynaasirapdylaahi6880
    @apdynaasirapdylaahi6880 2 ปีที่แล้ว

    Haa nio lasoo dhakhso zxp keep going 💪👏👍

  • @suniilpoy9344
    @suniilpoy9344 2 ปีที่แล้ว

    Part 2 plse

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani 2 ปีที่แล้ว +1

    Part 2 Ken qof walbana 1 daqiiqo ha hadlo.

  • @khaliifatechnology2995
    @khaliifatechnology2995 2 ปีที่แล้ว

    Iidaadii legend 3aan ma dhalan markuu iidaadii magalada shidayay

  • @Hamza_abdi
    @Hamza_abdi 2 ปีที่แล้ว +4

    Hg Ama abgal hada tahya like sar😅😂

  • @nuurowabdi1471
    @nuurowabdi1471 2 ปีที่แล้ว +2

    Mrkuu dagalamayo ilkuu sibtaaa kulahaa😂😂

  • @najiib7661
    @najiib7661 2 ปีที่แล้ว

    Aboo qosol hasaarin blz

  • @caamirzaki6808
    @caamirzaki6808 2 ปีที่แล้ว +1

    Haa barti tow nosokali

  • @maxedshabcaan794
    @maxedshabcaan794 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk

  • @mohadeeq2344
    @mohadeeq2344 2 ปีที่แล้ว

    Bart 2 lkn ninkan yaxbul ah hadalka hasugo horta waba waalan yahay bee ninka hadalka walagu celiyaa lkn sas ma ahan hada ka dib nina ha hadlo nina hasugo

  • @somalia499
    @somalia499 2 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi waa qosol waan ka helaa idaaadi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈

  • @amanoffewwords8714
    @amanoffewwords8714 2 ปีที่แล้ว

    1:55

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Iidaadi gar iyo gardaraba wan wataa legend weeye kan kale iska caabin buu wadaa

  • @ridwankeyow2910
    @ridwankeyow2910 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi Aan wataa waxey kala yihiin messi iyo sterling

  • @AbdishakurEk
    @AbdishakurEk 2 ปีที่แล้ว

    Kus soo dara

  • @cabdixamiid2213
    @cabdixamiid2213 2 ปีที่แล้ว

    Ok taliye yaxbul markaaga jira

  • @bilalmarijuana1959
    @bilalmarijuana1959 2 ปีที่แล้ว

    War doqonkii iidaadi ma haduu kasoo baxay mana koobiyo

  • @maxedshabcaan794
    @maxedshabcaan794 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxan wata yaxbul kkkk😄😄😄😄

  • @xasankaafi5384
    @xasankaafi5384 ปีที่แล้ว

    Yaxbul walaga badiye sxp

  • @queennimcoqueen6286
    @queennimcoqueen6286 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaxbul cey uga har👊🤣🤣

  • @yasirabdi78
    @yasirabdi78 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi fj yaxbul iyo idaadi zxp

  • @AbdiwahidWadani
    @AbdiwahidWadani 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi warka u dhaaf dheh asaga dhagaysanaynage

  • @xafsafatxi6171
    @xafsafatxi6171 2 ปีที่แล้ว

    Haaa wll please 🙏 soo samee

  • @ayuopahmed1381
    @ayuopahmed1381 2 ปีที่แล้ว

    The_______lgn____yaxbul😅😅😅😅

  • @cabdullahixasangalabey1502
    @cabdullahixasangalabey1502 2 ปีที่แล้ว

    Ha

  • @amoorenaazir
    @amoorenaazir 2 ปีที่แล้ว

    Prt2

  • @muniir_official
    @muniir_official 2 ปีที่แล้ว

    Haaa

  • @deqomohamudahmed2418
    @deqomohamudahmed2418 2 ปีที่แล้ว +2

    Idaadi tiktok mu furto horta dad Bdn muxu ka qoslii🤣🤣

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .....

  • @khadarmaxmuud8152
    @khadarmaxmuud8152 2 ปีที่แล้ว +1

    Idaadi nin waalan waayi yax bul meelbuu saarey

  • @djahmed3318
    @djahmed3318 2 ปีที่แล้ว

    From iidaadi

  • @xaamud687ahmedgeedi4
    @xaamud687ahmedgeedi4 2 ปีที่แล้ว

    Idaadi legent yaxubul meesha wax Kuma haaYo

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 2 ปีที่แล้ว +3

    Adi mudug waa lawasaa 😅😅

  • @hamdaizmail5210
    @hamdaizmail5210 ปีที่แล้ว

    Cadnan surku kuma yaalo waa la daaliyey walee😂😂

  • @mahadow
    @mahadow 10 หลายเดือนก่อน

    IIDAADI kan yaa u keenay isku level ma ahee

  • @fahadmohamed2820
    @fahadmohamed2820 2 ปีที่แล้ว

    Boyaaso waye kulahaa 😃😃😃😃😃😃😃

  • @caamirzaki6808
    @caamirzaki6808 2 ปีที่แล้ว +1

    Cadnaan waxa uulajiraa iidaadi

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว

    Iidaadi baa wataa aniga

  • @tahliilcabdi7891
    @tahliilcabdi7891 2 ปีที่แล้ว

    Kabaha u xada ku laha

  • @yasirabdi78
    @yasirabdi78 2 ปีที่แล้ว

    Haa fj lbx nooso samee zxp

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey ....

  • @kingafricaa3741
    @kingafricaa3741 2 ปีที่แล้ว

    Nioyahow yaxbul idaadi kama af badinaysid

  • @apdiwelimoho2738
    @apdiwelimoho2738 2 ปีที่แล้ว +2

    Part 20 fj

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey ....

  • @garsameofficial1
    @garsameofficial1 2 ปีที่แล้ว +1

    Iidaadi rageedii baa helay

  • @behijabi1611
    @behijabi1611 2 ปีที่แล้ว +2

    huuro ma dhasho ku laha astaqfurulaah😅

  • @ya7y00w4
    @ya7y00w4 2 ปีที่แล้ว

    Part 2ga sxp labadaas qof dhaxdooda hagalin qoorta yesan ka jabin lol

  • @mahirabbaas3701
    @mahirabbaas3701 2 ปีที่แล้ว

    Zxb waxaa dhahdaa haljaanis sii mid walbo saan fashilwaa

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey ....

  • @xccigaal863
    @xccigaal863 2 ปีที่แล้ว

    Idaad walahi legen kalmada kaliya idhaahdo ayaba qosol ah

  • @xapiipupdalla2612
    @xapiipupdalla2612 2 ปีที่แล้ว +12

    Ragpa is haley🤣🤣

    • @khayrkajannada9898
      @khayrkajannada9898 2 ปีที่แล้ว

      Allaaaah dartiis sambuscribr ma ii awoodaa. Hamigaaga allow kuu fududey .....

  • @Iammoha1
    @Iammoha1 2 ปีที่แล้ว

    Warka lee ha iska sugaan ninka la jafaayo markaasa la ogaanaa lkn waa wada hadlayaan

  • @Bango1819
    @Bango1819 2 ปีที่แล้ว

    Soodhaqsada part two

  • @somali2662
    @somali2662 2 ปีที่แล้ว

    Iidaadi lama gaarayo hhhhh😄😄😄😄😄

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 2 ปีที่แล้ว

    Kan yaxbul laleeyahy kaftan mayaqaan ee abuurta alle ayunbu wax kasheega islayaab dheh

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 2 ปีที่แล้ว

    kan murayada xidhan wa iska badhacinaya iidadi inu ka amusay ahayd isaga funny inkasto labada cay xun hadan kan muradaha sita wa yaan laga badin wax kale meesha kuma hayo

  • @abdimohamedhassan5831
    @abdimohamedhassan5831 2 ปีที่แล้ว

    Yaxbul big man🤞❣️