Never Trust nin who tells you let’s get married without your parents knowing. Never trust someone who tells you do something against your religion. Everything will come to end one day but you will always go back to Allah SWT ☝🏽
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد
haa walahi nafsiga maficno ilahay hana motiyo asagana ilahay wax kheer qaba ha u saxlo tixsiga africa le ma ahan kolelka markii lagaro yurub xata sas waye abayo carebo nimo ma ahan ogow
Ayaan waa kusalamey waa walasha sabiriin waxa qoralka ku so qorayo abyo qof wlba in an kugu so hiro cd ayn u jacelhy keep going queen ayaan mantanh gabadhaan kugu so horey horey u soco guuul sister ❤❤❤❤😍❤
Heey muuqaalka 👍 LIKE HALAGU DHOOBO YAAN LAHILMAAMIN LIKTA SI MUUQAALKU MEEL DHEER UGAARO ASXAABTAADANA SHER UDHEH SI AY NOOGU SOO BIIRAAN
Ayaneey war mahaysid anoo dawanin ayan like ta saraa
Wlley anaga dhan ayu na dhibay tasxiga
Diyaaaarooooos ina adeer
Ayany waa Sara anon dawan ❤️❤️
Hy xbbt wan saray durbadiba
Jazakallahu kheyr abayo
Aad baa kula socda
Adiga iyo xoolahaga waaridkaa ayaa ku leh illahey ka Sakow
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Never Trust nin who tells you let’s get married without your parents knowing.
Never trust someone who tells you do something against your religion. Everything will come to end one day but you will always go back to Allah SWT ☝🏽
😩😩😓😓 gabdhoow waad aragtaan ee wixiina ka adkaaada ayaaneey wad mahadsantahay xppti wlhi waan qiirooday
اللهم صلى على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل ابراهيم أنك حميد مجيد
عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله
So
Scwscwscw scwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscw scwscwscwscwscwscwscwscw scw.scw scwscwscwscwscw
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maansha.allah mahadsanid wllo nabsigu ma gaboobo allah ha ina wada xiftiyo
ayyy boqoradeyda ayaan cadey waan ku sallaamy midakle arin ayaa i haysado waan ku baryaa isoo duceyya adiga io asxabtaada 😢😢
Illaahay hakuu fududeeyo arimahaga abaayo
Alaha kuu fududeeyo amuurahaaga abyo
Allah haku xafido arimahaga abayo
Masha alhaa ayan cdy ale haku xfdo xbbt wlh nabsigi ma ka so baxay cunugi ow laha iska so xaaq ayow manta indhaha ku nursada
Tani was qiso wax ku qaadasho leh wiilkiisii uu dhahay soo rid inuu helo baryo ku raadiyo ayaa xadhiga loogu imtixaamay iyo inay xaaskii dhiiga wadaageen xumayso
Maansha.allah gaari aad tahay wllshay
Allah àn ka baqno qisadana wax ku qaadano ragiyo dumarba xidaabtii aakhitona waa dambaydaa Rabi sallimnaa minal ballaa
sax 100/% hataadan dhaqalo aadan heeysana maba heeysatid illeen alle ayaa kuku og ☝️🥺🥺 allallow unaraxiirso 2 waallid if iyo aaqiraba gurigoodna ka yeell nanatull fardoowsall acllaa amiin yaa allaah 🤲😍😍 ollaadana baari noga dhig rabiyow daxmaanow 🤲
Wcs qali dumar Allah ku xafido wnba ku sugayay mhdsnif
Ayaan waan kusalaamay allah haku xafido adi iyo famligaaga Mustafna waa mahadsan yahay .
Ayaaney ugali Ayan ku cunaya shekada cawa wey igu socotaa❤️
Caawa waad nagu soo daahday xabiibti any way keep going ❤😘
Wlahi wa qiso xanun badan
Tnx habo
Wiif jug waakaahayaa ayaaney🤗🤗
Subxanallah,Alla Nagtu Qiyamo badnedaa💔
Horted bay ka helaysaa
Mustaf Gabadhii ku jeclayd Wax kuu dhaamy maleh💔🙋♂️
Wllahi ani ahan way ila saxanthy asigaba gabar oo qayamay
@@saaboqueensaabo4343 Haaa lkn Gabdha danbe Qiyaamo bis kumay ekaysan
Hantidii iyo ubadkii by ka dhacdey!
@@Maryan_idil haaa wlhii🥲
ilmaha abo wa ubahan yihin
Maashalaah abaayo horey i soco qaali mahadsanid
Ayaan qurux gabdhaha gabadhooda
Yes nyaa ayaaneey first ahay ayaantaan anaa hugaNka first ka hayo♥️😂😭
Wcs walaashey mcn ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan
MUSFAR XAYAWAAN BUU AHAA ILMIHIISA IN TUU KU FARXI LAHAA BUU DHAHAY ISKA SOO RID .NABSI BAA KU DHACAY ALLE RAXMAAN WAA CAADIL ALLAAHU AKBAR.
Markii ugu horeysey ayaan gobdoon
Wcs abaayo macan qisa taas la mida wiil aan ilmo adeernahay ayey ku dhacday wixii bangiga ugu jiray oo dhan ayey ka dhacday
Msha allh qli waalhi waan kutaamayey inaan ilaacaawa helayo 💜🌹illhy hakubarakeeyo qli
Masha Allah xafidulah xabibiti
Waan dhawahy huno🥰😍😍🤩
Wan kuksobirey walashey qali funny batahay 🥰🥰🥰
haa walahi nafsiga maficno ilahay hana motiyo asagana ilahay wax kheer qaba ha u saxlo tixsiga africa le ma ahan kolelka markii lagaro yurub xata sas waye abayo carebo nimo ma ahan ogow
Yes way soo dhacday🙈😋😋
Shukran mcnto ayaan qurux😍
Waa ogay inaa gaari thy xbbti❤😋
Walahi waad iga qoslisay naaya one ❤ 😍
Ayaan waa kusalamey waa walasha sabiriin waxa qoralka ku so qorayo abyo qof wlba in an kugu so hiro cd ayn u jacelhy keep going queen ayaan mantanh gabadhaan kugu so horey horey u soco guuul sister ❤❤❤❤😍❤
Qiso xanun badan ayeey eheed qayaano maficno allaha nawada ilaaliyo
Waxba ku dhacay kaa lkn cashar ha u noqoto
Inta ilahay hakaga ekaysiyo
Naya Ayan wanku jedaye like isar shekadad mcn wan ka helay
Saan u sugay waan dalay thanks bayo
Keep going
Keep going sister ❤🥰
Keep going Ayaan
ASC SCW BALLAAYIIN JEER SCW SCW SCW THEN KEEP COING INSHA ALLAAHU TACALLAA
Mahadsanid ayaney saan kuu sugaayeylee
Wamahadsantahay. Walashey. Mcn
MashaAllah wad mahasantahay👸👸
Ayaan xptti ❤mlmhn wanba u xisay wajigadaa m.a Allha ku xifdo Ayantan sasu nogu wlnyhy Tixsigu hurdo laa.aan mlintii 😁
Masha allah tabarakallah xabiibti ❤️❤️ horay usoco
Shukran xbbt ilahey hakuxafido qali
Mashallah beautiful ilaah haku xafido abaayo
Mansha Allah ayaan waan ku salaamay
Maashalaah abaayo horey u soco abaayo mahadsanid
heeeey waa mhdsanthy walaaasha🙏🏼😂
Masha alh abaayo qaali hooray usoco
Keep going abyo
Asc abyo sethy xld san kusugaaye lee shukran xbbti 🥰❤❤
Wlhi wa xanun ilaah qofka xaqisa ilahey baa u ara
Aad ayaan uga xumahay dhalinyaroy nabsiga iska jira waa qido lagu cibro qaato
fist comennti xbbtiii ayan❤❤❤ waan sugayya cawa
Guri la an carur la an iyo nag la an wa nabsii
Wcs abayo adne sidokale nabad iyo cafimaad
Inta siii og inuu dalkiii gabdh kusoo uureyey waa fikirkeyga🤗😅
Ciil badana marke kugu cidleyan dib uma firiyan marko xaqa kaso baxay so calancalan dumarkuna jilicsana
Ilahow ubadka no kori😭😭😭😭😭
Asc ayaan quruxey waa ku salaamey waana ku jeclahy
wan Ku dhawnahay xabibti
Nabsiga ma gaboobo🥺
Ya rabi tasaa been aheen waxad geesato ba laga goyna runti
subxanallah waa qisa yableh
Cadi waye habo macan
Mahadsanid
Masha Allah abaayo 🤩🤩❤
Subaxan allah
Wcs walaal keep going
caleyhi salaam💘💘❤❤❣❣💙💘💘❤👍👍👍
Waa qiso mudan ku cibro qadasho mudan
cajiib!!!🤔nafsiga wlhi😢😢
Nabsi lama galo wlhi way kugu solabaneysa adunka wa harka labadisa galin
Naag nool baa heshay nin dhagar badan Baan nacaybee
We love you ♥️♥️♥️♥️
Asc abyo Allha kuxfdo gulinshllh
Abaayo wannsugaaye ilaaxalay qaali dumaray
Shukran macnei💫🖤
Caawa anaa uhoreyo
Mcnto mahadsanid
😂😂😂Naa heedhe wlley marka tiri waan naxay wllhi Like ban kula booday Vedio ga
Mac sokore u tahy mustafe
Anaa uhoreeyo waa markii igu horeysey aan bixiyo comanti mahad sanid abaayo kutaakeeraa
Maanta dhan waan kusugaynay
Qurux badan
Wcsm waraxma Ayan quruxey
Nabsi mabaqdo 😥😥
Asc wllshy qaali ayaan gobdoon
Ayaneey waba ku dharaarnay xbbti
Aljasaa u minjil camal
Waxuu helay nabsigii oo ka galay gabdhii hore
Tolow malaga jari iyadana
Sharaf iyo karaamo ayaan kuu hayaaاختى
Ayaneey waba ku dharaaray xbbti
Maanta anaa uhoreyeh yes
Nabsegu waa Maguraan