Naag kawaayn ayaa ku dhaqi karto nin hadoo guursado naag kaweyn lacag bo ku racay naag hadee guursato nin kaweyn ayadane lacagle kuraacaday sax sow maha
No sheeg meel ninku masuul kayahay guriga mise waxd ma qshey ayada quraanka ah ragaa masuul ka dumrka waxaas wxba kama jiraan adeer gbdhana marwlba ninka ka msuuliad badan
Kusali Nabigeena muxamed cswlsm❤
Welcome back again guys keep going guys
In uu ninka kaa weyn yahy ba fcn inta igu raacsan 👍
Aniga ❤❤❤❤
Maahmaah xuma xalimooyinkan
Rag waa caruur cag weyn kulahaa❌
Dumar waa caruur cag weyn✅
Hooyadbaa caruur cag weyna dumarka xishood bilaa xishooyahohow
Shaataa caawa waa xanaa qay maxaa waa soo aarsay quraxaw Boole saana❤❤❤❤ waa laku helay quraxaw ❤❤❤❤❤
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂
Man iska sarno😅
Hadana qosolya😅
Sida oo kale inta TikTok kasoo racday ❤
👆🤣🤣
😂😂😂😂
Ani😂
From TikTok Halkas mar isbital ade 😂😂✌️
Aad aad
5:43 gabdhahan qurux ,aqlaaq iyo xishod isku darsatay m,a❤
Noloshayda ma arag nin ka legend san shaata comedian from dumarland❤
Gabdha ookiyalka qabta qurux badana oo xishood badana❤
Shuter comedian keep going pro
Gabar kasta oo dunidan ku nool waxay jeceshahay nin iyada ka weyn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Maya nin ani ka weyn marabi
Maahmaahda way khaladay waxay ahayd dumarku waa dhalaan raad wayn bay ahayd 😂
😂😂😂😂😂
Best video 🎥 ever 😮
Shataa, gabdhaha wuu ka qayli siiyey.😂😂😂😂
Naxariis iyo ixtiraamka iyo hadal miisan leh wa sbbta aan dareen ku taageero sharaf iyo karaamo
HAMBALYO FAM TV OO GAARAY HAAAAF MALYIN AMA 500K OO SUPSCRIPE
maxamadeey cusmaa ciil cumar & Diaricthor farhaan alli & jiliyaasha FAM TV dadaalkiina halkaaas kasii wada❤❤❤❤❤❤
Canab mesha ugushidan m.a ❤❤
Gabnaha guul wacan waan nijaclahay❤❤❤❤❤❤
Waa garac shutter bidaar waa la qoslayaa uuna ku cararayaa
Gabadha dhaxda ku jirto rayaan bajaj walashed miya😂😂we u ektahy😂😊
Ninkuna waa mail gashadaha warshadda markaas😂
Ibalamiya tan daheyso
Shutter waa legend
Maahmaahda ah NIN KAA WEYN AYAA KU DHIQI KARA Waxaa iska leh maahmaahdaa Dumarka oo ku darsaday maahmaahyada-
1 gabar--3 gabar--next--6 gabdhod😅 shata king of E.D🤣✌️
Shata legend 😂
Mah maahyada ay Gabadha u badashay ninku waa caruur cag weyn, waxa ay aheed naagtu waa caaruur cag weyn wey badashay.
Shataa yaa dood ku dhan warkaba jeebka oo ku wata he😂😂😂
Shataa legend😂
From tiktok
asc malable wll dooda way fiicantahay lkn gabdhaha hala asturo gabadha dhexe garbaheeda way muuqdaan ee allakacabsiga halamuujiyo
Part 2 another topic
Naagta waa caruur cag wayn
Dhocilo lasheekeeso dhibkaane leedahy zxp
15:42
16:51
Naag kawaayn ayaa ku dhaqi karto nin hadoo guursado naag kaweyn lacag bo ku racay naag hadee guursato nin kaweyn ayadane lacagle kuraacaday sax sow maha
Shater is best lafe😮😮😮😮😮
Comentigey ugu horeyay waye like saar
Hi guys I hope inaad fiicantihiin
😂😂😂😂😂😂😂....shata iskareb
Mamahdas walagu gaday shata ciyaal cageeen wa haweenka
Hhhhhhhhh 🤣 ❤
❤❤❤❤❤❤❤
Best funny video
Ano kaayara ku cuna kuna fura kuna shaqeyna 😂
Hablaha mxa daray nin kawyn fican meyni said nh mxa
Mahamahdan nagi waa carura cagawen
Mantay shataa yabka ka soo haray😅
Shataa yaa la doodi karo warkaba jeebka oo ku wata hee😂😂
My hawenku wadhalan rad wayn
Asc
So funny😂
Naagta ha weynaato mise ha yaraato always ninka aya leader ka ah guriga…. Islamic rules
No sheeg meel ninku masuul kayahay guriga mise waxd ma qshey ayada quraanka ah ragaa masuul ka dumrka waxaas wxba kama jiraan adeer gbdhana marwlba ninka ka msuuliad badan
❤😂❤❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😂
Kuwadanaa Shaataa hadan raga nahay
mid ka wan iyo mid ka yar midna ma haayaan maxay dooqdaan horta
ASC Dadkeygii
Shatta is not easy wuu kaga keenay runtii😂😂😂
40 yrs wadalayaro
Raga Markey maah maah sameynaaey dumarka xagee jireenb😂😂
Raga wa carur cod wen adi maleh😂
@@NajmaAbdi-km6kw hhhhhh waligey maba maqal ee alaabtiina iska dhaqda iyo cilaan saarka 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂
@@yusuflucky2 haigu camiran adi😂 adbo xamaliya tahye😂
@@NajmaAbdi-km6kw waa suaaa is waydiin mudan xagee jirteeen xan miyaa wadeen 🤣🤣🤣
@@yusuflucky2 maxa kudaba dhigay waxa qabenay anaga maahmaah naguma gaartid mel fadhisi😁😅
Shaate waa fican yahay
SHaata lagedn
Dumarka waa cruur cag ween ayaa maqli jiray
Shutter hal mahmah o xita naga badashey nafta ugu qaadeen mahmahde runteda hal naag waa canug caga weyn taasne been ma ahan
Soonadi😅😅😅😅😅😅😅
Gabdhahan Feminism cml u hadlayaan
😂😂😂😂
Aaaa
1vs3 😂
Kkkk
3vs1 😂😂😂
😒😒😒😭😭😭😭😭😭
Ssx
Noloshayda ma arag nin ka legend san shaata comedian from dumarland❤
Shata legend 😂😂
Dhocilo lasheekeeso dhibkaane leedahy zxp
Asc
Wcs
😂😂
Kkkk
Dhocilo lasheekeeso dhibkaane leedahy zxp
Dhocilo lasheekeeso dhibkaane leedahy zxp