Cabdillaahi Suldaan Timacade Gabayadiisii (Qaybta 2aad)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @salaancabdiduule3567
    @salaancabdiduule3567 5 ปีที่แล้ว +5

    alaha unaxariisto qofkasta oo soomaaliya waxaa lagarsbaa inuu qaato waanadaa abwaanka abwaanada soomaaliyeed waana inay dawlada iyo dadka soomaaliyeedba ay dakiisii lagudoonsiiya shahaado sharaf loona sameeyo maalin laxuso looguna magacdaro xarunta baarlamaanka soomaaliya waayo waa aabaha midnimada soomaaliyeed

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 5 ปีที่แล้ว +9

    Waxaa mahad oo dhan iska leh illaahay swc Marka xigta waxaan u mahad celinayaa mujaahid boobe yuusuf ducaale oo juhdi wakhti iyo dadaal dheer galiyey daabacaada soosaarida sugaan badan oo lumi lahayd

  • @abdifatahbaddel9546
    @abdifatahbaddel9546 5 ปีที่แล้ว +4

    . sidii Aar hamaamsaday markuu laabta ka higoodo
    . hiyigiyo shucuurtiyo codkii laabta kicinaayey
    . haasaawihii timacaddaan hibanayaa qaar
    Allahaw naxariisto cabdillaahi suldaan maxamed timacadde

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 ปีที่แล้ว +1

    Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @MaxamuudMaxamed-b5u
    @MaxamuudMaxamed-b5u 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi suldaan timacade ilaahay ha unaxaysto

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahy ha unaxariisto janadii fardaw sailahay kugee

  • @geeskaafrica3597
    @geeskaafrica3597 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxarizto abwan abdilahi zuldan timacade
    Lkn qaypa maqan incha allah zo radi zxp q3ad

  • @hasanhukungarad7585
    @hasanhukungarad7585 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahayoow u raxmo cabdulaahi suldaan timacade nin aan isagoo kale lahelaynin

  • @codkanaafadamedia.
    @codkanaafadamedia. 3 ปีที่แล้ว

    ikbahay ha u naxariisto ma jiro abwaan ku gaara wada jirka soomaalida jacaylkuu u qabey

  • @suleekhacismaan5696
    @suleekhacismaan5696 4 ปีที่แล้ว

    Baleega iminka sideebaynu nahay soomaaliyay waa waxlaga qiiroodo allah ha u naxariisto Mujaahid timacade

  • @maalcabdi6327
    @maalcabdi6327 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah horta abwaanku wuu dh
    intau balse xikmadiisu way joogtaa

    • @alanmalakai6246
      @alanmalakai6246 3 ปีที่แล้ว

      you all probably dont care at all but does anyone know a way to get back into an Instagram account..?
      I somehow lost the account password. I appreciate any tricks you can offer me

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +3

    Haldoorkii la dayacay allahaw naxariisto mujaahid cabdilaahi suldaan maxamed (timacade)

  • @farxaancabdullaahi7214
    @farxaancabdullaahi7214 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay janadul fardawsa ha ku jaseeyo qawlkisa Sanna ilahay qabrigiisa ha igu nuursho

  • @mukhtaarcali1166
    @mukhtaarcali1166 หลายเดือนก่อน

    ilahay janato fadows haha waraabiyo geesì tool waaye bu aha

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 5 ปีที่แล้ว +5

    Cabdilaahi suldaan maxamed timocade allahaw naxariisto waa haldoorkii Hal abuurka somalida libaax illaahay hibo usiiyey wuxuu dhashay sanadkii 1917 wuxuu Ku dhashay deegaanka galooley we duleedka gabiley gabayga wuxuu bilaabay isaga oo 15 jir ah oo dukaan Ku haya magaalada jinacsani wanna gabayga you leeyahay fajac Baad tohoo malaha waa laygu kaa falaye foox Doon hadaad tahay dukaan furan ma weydeene maxaa faras magaalaha Ku dhigay fiidkii laga hoyday

    • @baadigoob
      @baadigoob  5 ปีที่แล้ว +2

      Magaalada Adari ayuu dukaanka ku hayey ee ma'ay ahayn Jinacsani iyo halkaa aad sheegayso wll ee bal dib usoo hubi insha Allah
      Mahadsanid sxb

  • @ahmedgondo8475
    @ahmedgondo8475 5 ปีที่แล้ว +1

    Allow ku nazariso c.laahi suldan tima cade

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 ปีที่แล้ว

    ISAAQ. CADI MAHA. ABWAAN TIMACADE MAA KASOJEEDO. HALYEEY SOMALIA 🇸🇴 AYUU AHA ABWAAN C.LAAHI TIMACADE

  • @nimco-vp1bz
    @nimco-vp1bz ปีที่แล้ว +1

    1:12:10

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 ปีที่แล้ว

    Boobe yosuf Ducale iyo family kiisa si gone ah ayaan u aqaan alaah rabilcaalimiin ha xafiddo aamiin aamiin aamiin

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahayoow u naxariiso adoonkaaga TIMACADE 🤲🏻🤲🏻

  • @DaherHassan-bq9jr
    @DaherHassan-bq9jr 7 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahbaddel9546
    @abdifatahbaddel9546 5 ปีที่แล้ว +12

    . sidii naag ninkale aabeheed guunyo kaga qaatay
    . oo geeri lama joojiyee galangal loo sheegay
    . oo geesigii qabi jiriyo gabanadii wayday
    . xalay gaadh kamaan ladin intaad gamma'sanaydeen

  • @abdulsaaqbile5173
    @abdulsaaqbile5173 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah
    Aadbd
    Mahdsan tihn
    Soo Wada WN
    Sugayna Inta dhimane

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +4

    Caruurta la dheel dheeliyaa iyo canug an weynayne
    Rag uumbaa is cayntaariyoo
    Ka cadilaadaaye ciro nimay ku taal baan ahoo ciirin waligiiye

  • @dhimbiilchannel5295
    @dhimbiilchannel5295 5 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso yaarabil calamiin
    Wuxuu mootanyahay mudo laga joogo 46 sano

  • @mowgayare916
    @mowgayare916 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha u naxariisto

  • @wehelcaashaq5397
    @wehelcaashaq5397 ปีที่แล้ว

    Isaaq legend ❤

  • @Yonis5
    @Yonis5 2 ปีที่แล้ว

    Allaahu Akbar

  • @mustafecabdiammaan7146
    @mustafecabdiammaan7146 4 ปีที่แล้ว

    Alla ha unaxariisto

  • @yunismohamed7275
    @yunismohamed7275 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanqadhkayga feedhaha lamood halab lihii aare
    Aun. Dhaxal bu inoga tagay dhalinyaro aynu wax ku qaadano

  • @ahmedsomali2502
    @ahmedsomali2502 5 ปีที่แล้ว +1

    11/12/2019
    11:50 am allah yarxamuk cllahi suldan timacadde

  • @mahadow1
    @mahadow1 2 ปีที่แล้ว

    qasaaraha dhexdeenna ah hadaan, layska qabanaynin
    qabaa’il iyo jeeroo la naco, qaadkan lagu waashay
    qasdi jeerey wada yeelatooy, qawlka ku heshiiso
    qabyo weeye Soomaalidaay, qiiradaadaniye.

  • @Elmi.451
    @Elmi.451 4 ปีที่แล้ว

    Naxariistii jano ayaan ilaahay ugabaryayaa cabdi lahi suldaan timocade inbadan somalida wuu lahadlay haday wax ku qaadanayaan. Hadii aan kagudbo sxp musikada hordhaca inteed ka keentay plz 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedgondo8475
    @ahmedgondo8475 5 ปีที่แล้ว +4

    Masaloyinkaygii hadan mayada ulaliyo hadan magoy mansada inan mariyo luuqdeeda umermeri mayee tixan meel dhow ku ogaye miyirsado.e anaa tixan yarayn idinku mashayne magool malaha geeduhu haday mayayga wayane malkuba calen kama gurteen hadan gu.gu madoobayne

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 4 ปีที่แล้ว

    05/02/2020Allah yarxamu abwaan tima cade

  • @abucubayr8517
    @abucubayr8517 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waa su gayay inta aad Soo galinayso

  • @suldaansalowle5389
    @suldaansalowle5389 3 ปีที่แล้ว

    Halyey
    Qaaliyuu ahaa

  • @abdiraxmanmaxamed574
    @abdiraxmanmaxamed574 4 ปีที่แล้ว

    Allaa yarxam

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 5 ปีที่แล้ว

    AUN Abdullahi suldaan timacade

  • @khadanciise3104
    @khadanciise3104 3 ปีที่แล้ว

    Sacbkoo timoyeeshiyo sabuun coor kaga waayiyo wa

  • @muxuyadiinraaxayste4661
    @muxuyadiinraaxayste4661 3 ปีที่แล้ว

    Timacade

  • @ahmedabdilahi8941
    @ahmedabdilahi8941 4 ปีที่แล้ว

    Allah ha unaxariisto

  • @AbdiMaxamed-vx6qs
    @AbdiMaxamed-vx6qs 9 หลายเดือนก่อน

    A

  • @omaralaleh9205
    @omaralaleh9205 3 ปีที่แล้ว

    Dpp

  • @mohamudmohameddaar48
    @mohamudmohameddaar48 5 ปีที่แล้ว +6

    Sida Carab Macdaar Wacan dhigtey oo mahindisoonaayey oo maqayil tegey xaafad waa lagama maarmaane oo tuug mismaarada gurey uu taabey maqalkiisa oo maliilna kagaga tegin mulug wuxuu haystey oo madhax dambiyo raasumaaal meelna ka heleynin/ madoobaadey xaley miyey murugtey laabteydu..........kkkkk kkkkkk

    • @mahadow1
      @mahadow1 4 ปีที่แล้ว +2

      Mohamud Mohamed Da'ar
      Sida naag ninkeedaa mudnaa mowdku kala qaaday. Oo macangag liitaa u haray yeeshay maharkeeda. Oo inay ka meermeeriyaan magane doonayso. Madoobaadayeey xalay miyey murugtay laabtaydu!

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว

      Haa heey kkkkkk kk geesi halyey libaax mu'min muwaadin daacada Alle ha unaxariisto. 🤲aamiin dhaha.
      Lkn Somali ayuu dad moodayey oo uu naftiisii ku waayey 😢

    • @aminaahmed4863
      @aminaahmed4863 4 ปีที่แล้ว

      Gabaygani sarbeeb ayuu ahaa, waxa uu abwaanku ulajeedey afweyne kkkkk

    • @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928
      @mawliidwaaadadisjecelmaxam8928 2 ปีที่แล้ว

      ​@@aminaahmed4863

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 4 ปีที่แล้ว

    allah yaraxma