i guess Im randomly asking but does anyone know a tool to get back into an instagram account..? I was stupid forgot the password. I appreciate any tips you can give me
Why, aanay u wanaagsanayn !? Waxa uu tilmaamayaa sawirka hooyada fiican ee ilmsheeds u diyaarinaysa hurdo iyo school ka berri. What's wrong with that !?
Riwayada ma xuma balse qurux ahaan ma ahan in fadhiga timaha ciyalka lo gu shaleyo in badan ayaan ku arkay riwayadahena somaliya ani ahan ma jecli balse dhaqan ayad kudbineysaan ee noo wanaajiya plz thnks
Kkkkkkkkkk nimanka ma'di iyo awlaad badan ku khafiifa maxaa ka qaldan awlaada badan rabaayad iyo masuuliyad ayay ubaahan yihiin badanka taas la isma waydiiyo! Mida kale inuu ku anfici ma damaanad qaadaysaa ilaahay ayaa la waydiistaa awlaad wanagsan oo tayadooda aad ku dadaashay si uu waxkuu taro
:❤Geeridii Rasulkeena Subanaaa Xabiibunaa Muxamad ﷺ❤
Waxay Tiri: Ummu Caa'isha "Wey Dhacday Gacantii Nabigu ﷺ Waxaana Madxiisu Ku Cuslaaday Dhabtaydii
Scwscw
5
Scw
Scw Scw Scw
i guess Im randomly asking but does anyone know a tool to get back into an instagram account..?
I was stupid forgot the password. I appreciate any tips you can give me
M.a astaan waxaan codsanayaa in lasoo badiyo riwaayadaha dadka jilayaan inay ku jiraan sacdiyo ibraahim iyo abuukar lacky iyo saahil waa dad aan taageero 💖💖💖
Muqaalka iyo jiliinka aad Buu uqurxow yahy lkn mid ba idinka qaldan meel sakbad shaaxa taal oo cugun timo logu shalenayo ma wanagsanen inta kle waa so beautiful ❤️
Why, aanay u wanaagsanayn !? Waxa uu tilmaamayaa sawirka hooyada fiican ee ilmsheeds u diyaarinaysa hurdo iyo school ka berri. What's wrong with that !?
@@abdis70 caafimaad ahaan ayaanay uwanaagsanen walaalo maahe sikale kama jeedo inantu
Muqaalka caaajib ah masha allaaaah TVga tvyada ugu horeyo astaantv shukraan
anigay dhibtaasi i haysataaye somalaay iisoo gurmada 🥺🥺🥺🥺
Xagaan kaga soo germanaaa😂
Naagta soo waactan tey Qeyr kama talin 🔥
wwww masha allh wadka baxsaten nosobadiya ruwaayadaha nuucn ah👏👏👏🥰🥰
Masha Allh Best video waye balse wxaa qalad ah in mesha cuntada taalo timaha lagu shanleyo
Manshaalah muqal qurux badan
Inoo soo badiya ruwaayadaha❤❤❤❤
Noo sobadiyA qayr weye m.a wan kahely👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Nooso badiya ruwayada waa qatari👍👍👍👍👍
waa filim run ah oo soomaalida inta badan ku dhaqanto shekadan. halka kasii wada
Masha allah wan kahely fadlan nosooo badiya
Love you sacdiyo ibraahiim
❤❤
Alla xanuun wayna waxasu kula imaan xaas kale kulaha
Taxane noga dhiga io waliba qaybtii labaad idinka sugayna 🙃🙃🙃
No Soo badiye bahda astaan
Gabadha yarta 😂😂 hooyo maskaxded maqan timaha jaf kubheso wlh maser faido malahan😭
Hhhh
In badan waan sugaayey wllhi 👍
Masha alah gabadha cod qurxoon❤️
Habo sacdiyo❤😘
sacdiyo ibraahim hdn arkbo yasmiin cag masf igu so dhaceyso wli koraaay Astan so badiya sacdiya ruwaydhe ku jirto
Abaayo atariishada ma taqaanaa Magaceeda Sacdiyo Miyaa atariishada wax kale waaye
@@jodabhai32 haa birshaa atrishda uturjunto wye
Mahadsanid abaayo 100%
Caadi mahan filmkaan
Soobadiya waankahelay waaaaw
Sacduush gabdhaan intee kabaxday horta
Noosoo badiya wll qaaliya lkn waaba yaryahe 👌👌👍👍
howl wacan astaan tv
Filimka an cadi ahayn noso badiya codadkan filimanta ayan ka maqla
Noso badiya kuwaso kle
Noo Soo badi plz wan ka helany
mesha tintaa lagu shan laynayo iyo cuntad kobti sah xitaa way ku dhici kartaa
Aad bay u xanun badan tay ilmuhu markay arkaan walidkood oo is dagalaya qalbigoodana nabar bay ku noqotaa😥
Haa runtii waa arin xanunbdn😭
@@nimco1327 😭😭😭💔💔💔💔💔💔
M.a gawar an tagero sacdiya ibrahim atariishadena lkn malmahaan maxa kudhacay plz haleyga jawawo sacdiya aad baan ujclhy wana tagera
Riwayada ma xuma balse qurux ahaan ma ahan in fadhiga timaha ciyalka lo gu shaleyo in badan ayaan ku arkay riwayadahena somaliya ani ahan ma jecli balse dhaqan ayad kudbineysaan ee noo wanaajiya plz thnks
nooso badiya kuwaan cml
Stting maxawaye tinta lagu shanleynayo
Cajib backgroundka io voice m.a
Ma u sheeegtay kulahaaa naaag nin naag leh rabto yaaaaabka adunka tan wa riwaaayad lkn way u dhacda run
ceeb ma ahan way banaantahay abaayo
@@Amoeditorhaday bananthyma kama dhigna inaad marmarsiyo ka dhigato
Kkkkkkkkkk nimanka ma'di iyo awlaad badan ku khafiifa maxaa ka qaldan awlaada badan rabaayad iyo masuuliyad ayay ubaahan yihiin badanka taas la isma waydiiyo! Mida kale inuu ku anfici ma damaanad qaadaysaa ilaahay ayaa la waydiistaa awlaad wanagsan oo tayadooda aad ku dadaashay si uu waxkuu taro
Codadkii fanproj ayey leeyihiin tolow ma kuwa jila
Huuno gabartan waa wariye ka tirsan astaan tv waana kuwa codeeya filmaata musalsalka
waxaa fiican dadka film ka soo jilay in magacyadooda aad muujisaan
Tayar timahedan la yaabay qaf qaf ta haya
😅😅😅😅😅😅😅😅😅
mataatac uu ku hadlaayo war illahay 4 buu no baneeyay
Meeshee ku jilaayaan intee waaye
Astaan nosobadiya asxbtaan musalsal aan ku baraneen jilinkood aab Qatar ah
Wlahy wa ta aniga I hyzta midaasi madi ayan ahy naag labad ayan rabaaa inragga wa isku mid😪😂😂
Hadaad madi tahyna??? Ma qalbiga xaaskaga ku ciyarysa yaab wlh madi ahy kute
@@ziziliarisultan3361 hhh hbbti isga lamaha qofkni inuuu qalpiga ka jabinyo
Samideyda ramlo
Fadlan siiwada filmkan
Noosoobadiya ruwaayadahaan
Codka waadix waaye lkn waxa mooda si gooni ina loo duubay oo videoga la saaray ..iyago toos u hadlayo no so duuba dee
🤤🤤
Wll qaali #illaah dartii subscreb iigu saar
😂😂😂
Habboon19
ℍ𝕚𝕥
CAJIIB INO SO BADIYA WAN KA HELE
Wll qaali #illaah dartii subscreb iigu saar
Kkkkk
Wwwwww
Labo naag nin qaboow maxaa balaayo aragtay
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
noso sara qebtedii kale maxad nogu kala jartan horta qabyo ayan idinku nacne
😏Waa iska caadi somalidu hoostay katamariyaan hadad karaso hawsha iska badso😐
Wll qaali #illaah dartii subscreb iigu saar
Howl wacan Astaan TV