SHEEKADII HURRE WALANWAL & CAMBARO PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ต.ค. 2024
  • www.bartamaha.com

ความคิดเห็น • 347

  • @somalidhalada9610
    @somalidhalada9610 4 ปีที่แล้ว +53

    2020 midhaa cidi ilama daawanayso.
    Haddii ay jirto fadlan like saar

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 5 ปีที่แล้ว +27

    Buuhoodle dhulkii awoowayashay💞 dadkii gobta ahaa. , cambaro iyo hurre👏

  • @ssciyaalka
    @ssciyaalka 11 ปีที่แล้ว +56

    Rer waqoyi u daa gby viva reer waqooyi long life

  • @ISKOBCI
    @ISKOBCI 9 ปีที่แล้ว +33

    Mashaaaaaaaaaaa Allah sheekeyinkan aadban u jeclahay, nOolaaada Hurre Walanwaal Xaajiyo Cambaro ama maroow Cambaro, waxaytahay gabadh aaan aad uga helay maskaxdeeda, ilahey danbigiina ha dhaafo hana iidin xiftiyoo

    • @axmedxasan4695
      @axmedxasan4695 7 ปีที่แล้ว +3

      mirti iyo dhaqan maekaasuuu sharafblahaaa iyo jiritaaanka umaduba dad jiray ahaayeeen

    • @cabdixaashi8331
      @cabdixaashi8331 7 หลายเดือนก่อน

      😊plp
      P
      ​@@axmedxasan4695

    • @cabdixaashi8331
      @cabdixaashi8331 7 หลายเดือนก่อน

      P
      P
      😊
      P
      P

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 5 ปีที่แล้ว +21

    Aderkay qliya Hure walanwal cimri dheer iyo cafimaad Abwaan zare 2019

  • @liibanmaxamed1929
    @liibanmaxamed1929 5 ปีที่แล้ว +11

    Silsilad iyo kaftan cajiiba eedo cambaro iyo hurre waa laba abwaan oo soomaali ku qaaliya magiciin hajiro

  • @MaxedaxmedCali-i1g
    @MaxedaxmedCali-i1g ปีที่แล้ว +4

    Canaro iyo hure insha alaa cimri dherer iyo tariikh fiicano adinka hadha

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 4 ปีที่แล้ว +21

    Inta 2020 daawatay like ii saar

  • @wanaagsansidawalaashed9855
    @wanaagsansidawalaashed9855 4 ปีที่แล้ว +6

    Inaan leylka murugoodo iyo
    Liin baxayga jecelaa😂😂😂
    Cambaro nuux caadi maahayn
    allah dambigooda ha dhaafo hure iyo cambaraba🙏
    10/11/2020

  • @samiiramohamed3592
    @samiiramohamed3592 4 ปีที่แล้ว +7

    22/8/2020 still wn dawanayaa kamana daalo xikmadanilaahy ku maneysty cambaro iyo hure inkastoo ay ka badinayso markasta

  • @axmedxusen3962
    @axmedxusen3962 5 ปีที่แล้ว +64

    Like isar Hadaa dawanyso
    12/3/2019

  • @cabdiqaninuur9393
    @cabdiqaninuur9393 5 ปีที่แล้ว +7

    Waa laba qof oo wax badan wadaaga abwaan hure iyo eedaday canabaro ale haxifdiyo
    Labadoodaba xure.waxaan kul kulmay magalada buuhoodle
    Waa shaqsi.aad u qalbi wacan
    Habar jeclo iyo dhulbahante waa dadka somalda.isugu dhow
    Lkn kuwa aflagadada soo qorayaa maha inaga wakuwo kaxun hibada.labadan reer eewalalha ah ale ku manaysty ee yay iskukiindirin ee iskajir

  • @maxamedmuxumed9635
    @maxamedmuxumed9635 8 ปีที่แล้ว +13

    maashaa allah was nin adage oo siwanaagsan udhaba galay suugaantii horee soomalida aad baad ugh mahadsantahay waxen rajaynaynaa in aan ka soo diyaariyo buugaag sheekooyinka soomalidii hore insha allah

  • @doctorcarab7294
    @doctorcarab7294 4 ปีที่แล้ว +17

    ~Inanyohow gun baa tahay,
    ~Gole la ga ma odhan karo,
    ~Hadal gobi ku haasawdoo,
    ~La gartana na maad odhan.
    20/12/2019 mindsets

  • @maxamedashraf1047
    @maxamedashraf1047 9 ปีที่แล้ว +64

    Eedo cambaro nuux cimriga allle hakuu dheereyo waa abwaanad qiimo wayn nagu fadhida

  • @bashirhassan6764
    @bashirhassan6764 6 ปีที่แล้ว +53

    Wiilka iyo gabadhu waa laba qof oo aad u yaqaana dhaqan ka iyo afsomaligaba lakin gabadhu caadi maaha walaahi

  • @maftuuxbogsiiye8419
    @maftuuxbogsiiye8419 5 ปีที่แล้ว +7

    Anigu waxan caawana yaa maanta oo ay tariikhtu tahay /6/11/2019 wlhy kamadaalo yaa ilawdawanaya 2019

  • @mukhtargorod1390
    @mukhtargorod1390 4 ปีที่แล้ว +15

    Anu ninkan sotebinaya baanka yabay xifdintiisa cajiib msha allah like u sara odaga

    • @antisyare4077
      @antisyare4077 4 ปีที่แล้ว +1

      anna waanka yaabay xabad muu ilaaawin cajiib

    • @fasilegal393
      @fasilegal393 4 ปีที่แล้ว

      @@antisyare4077 ćcćv

    • @fasilegal393
      @fasilegal393 4 ปีที่แล้ว

      @@antisyare4077 ćcćv

    • @fasilegal393
      @fasilegal393 4 ปีที่แล้ว

      @@antisyare4077 ćcćv

    • @fasilegal393
      @fasilegal393 4 ปีที่แล้ว

      @@antisyare4077 ćcćv

  • @farsadtv8910
    @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว +7

    Waagii hore Dhulbahantaha dumarkooda ayaan xitaaa la loodin jirin oo queens ahaa maantana tagooda ayaa shilimaan la siiyaaa markaasay dadkooda gumeeyaaan sida Baashe feedh macaansade iyo indho indho xalaan dhamay iyo Salebaan Koore gafuur wayne iyo Cabdirashiid Qambi oday biiqay .
    Waa iska adduun ninba waa maalin.

    • @MrDucaysane
      @MrDucaysane 5 ปีที่แล้ว +3

      Caqligii reer guraaga weeye kaasi, Somaliduna intay siyaasada iyo dhqankii hore ee baadiyaha isku dhex wadaan weligood meel ma gaadhayaan.. nimankan aad tiriday waa niman siyaasiyiina meesha dantooda iyo dad ka drgaankooda ka arkaan ayay wax ka noqonayaan.hadii Rer waqooyi isku dan noqdeen maxasd u sharaysanaysaa

    • @farsadtv8910
      @farsadtv8910 5 ปีที่แล้ว +2

      MrDucaysane haha Siyaasiyiin dadkooda metela maaha ee waa niman u shaqaysta ciyaalkooda iyo xaasaskooda ,iyaga iska daaye Muuse iyo kuwa la midka ah iyo hagbadland oo dhan baan meesha waxba ku hayn oo Hargaysa wadooyinkii iyo biyo gelintii Siyaad Baree waxba ugama dambayn markaas siyaasadda iyo horumarka aad sheegayso horta bal Hargaysa uun biyo ha u samayso sxb .
      Garxejisna kaba teg hadda oo wakaas hubka qaatay .

    • @ibrahinburale7952
      @ibrahinburale7952 4 ปีที่แล้ว

      Farsad TV intaa nin ee aad sheegtay waa nimanka ugu caqliga badan dhulbahante.
      Gobolka sool oo ah mid kamida gobolada ugu faca wayn dhulka somali degto waxa dib udhaca ugu wacan waa caqliyada qabyaalada ku dhisan ee dadka daga ku dhaqmaan.
      Qori iyo qabyaalad waxaynu rabna in aynu hore uga socono, kaliya waxaynu u baahanay in aynu is waydiino maxa inoo dan ah.

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว

      Qambi sawtuu dhintay malcuun yahaw maytida iska daa

  • @axmedcabdi5123
    @axmedcabdi5123 4 ปีที่แล้ว +7

    Maansha allaah
    Yuusuf shaacir
    Abwaan jira weeye
    Allaah hadhawro

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 4 ปีที่แล้ว +25

    Anoo Nin H jeclaa Dhulbahantana 3x dhalay aniga aabahay iyo Awoowgay Markaa Labada Rer waa Ii simanyahiin 🤔

  • @fatahshow3387
    @fatahshow3387 8 ปีที่แล้ว +31

    mansha allah hurre walanwal waa dhaqan yaqaanada fara ku tiriskaa ee inoo hadhay allow daa

  • @mohamadabdinasir5288
    @mohamadabdinasir5288 9 ปีที่แล้ว +27

    Ma sha allah yuusuf shaacir maskax wanagsan ayaa ledahay lkn af somali hada wax ku socdaan waa adagtahay in la fahmo waliba dadka yar yarka ah ee hada kacay anigu koley waa fahmi karaa:

  • @musecali5995
    @musecali5995 7 ปีที่แล้ว +20

    Gabayu wax ku ool ah waaye walle waa kaftan qurux badan iyo haasaawo daahsoon

  • @faatiyamohamed1551
    @faatiyamohamed1551 6 ปีที่แล้ว +10

    Kaftankii iyo hasaawihii hore!
    Hadal waa intii hore

  • @daudahmed5573
    @daudahmed5573 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa waqti uu dadku nadiif ahaa eebe ha xafido labada Abwaan runtii waa kaftan iyo murti aad u qiimo badan

  • @abdisitarabdiaziiz528
    @abdisitarabdiaziiz528 4 ปีที่แล้ว +5

    Jabutiyan somali wey ka tagen bal fiiri ninka maskaxda u soo tuujiyey xitaa biyo ma siin ilahay amarkii
    Weli may fahmin waxa laga hadlayo mansadan waxay ahayd 1961

    • @Cabdicasiiscige
      @Cabdicasiiscige 4 ปีที่แล้ว

      NinkU Jabuutiyaan maaha ee waa reer burco

    • @mahadfarax536
      @mahadfarax536 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk waa runtaa

  • @haduuman2007
    @haduuman2007 15 ปีที่แล้ว +21

    Wow, This is a good one too huh.
    Thanks again Cato.

    • @saidhfarah-c3h
      @saidhfarah-c3h 2 หลายเดือนก่อน +1

      14 years ago wll majoogtaa

  • @Mujapdirahmaan40
    @Mujapdirahmaan40 7 หลายเดือนก่อน

    Sheekada hure walan-wal Allah haw naxaristo iyo intii dhimatayba. Marnaba kama xiiso dhaco, caawo ay Ramadan tahay baan dawanaya waliba bacdal suxuurtii.
    Salaman intii iga dambaysa.

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay cimriga ha u dheereeyo abwaan hurre iyo eedo cambaro nuux

  • @haybexirsi8781
    @haybexirsi8781 6 ปีที่แล้ว +7

    Mashallh mamo canbaro iga gaadhsiiya salan sare

  • @umulkhayrxaji1946
    @umulkhayrxaji1946 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah wll xigmadba kujirta shekadan adhi iyo geel ee shekadan waa wax wax laga barto gabadh 17 jira oo hadalada kuhadlaysa iyo wiil 20 jira wllhi waa hadalo dhaxalgala inanyahy gunbadtahay gole lagama odhan karo hadal gobi kuhasawdo lagartana namad odhan murtida iyo qimaha ayad dadkinana qabyaladaynaysan wllhi waa ingaar

  • @saynabaadan3062
    @saynabaadan3062 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin ragoo lagowracan gashigisu kugu imane geelu xoolo kuma jiro edo cambaro ilhy cimriga hakuu barakeeyo waxaa igu danbaysay 2019

  • @WarsameindhoWarsameindho
    @WarsameindhoWarsameindho 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @faraxmaxamed8177
    @faraxmaxamed8177 7 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah waa moso qaliya somo wa kuwi hore un

  • @خديجهجامع-د6ظ
    @خديجهجامع-د6ظ 8 ปีที่แล้ว +7

    amiin ayeyo cambaro Allah haku dayo

  • @maxamedyusufqaylka8793
    @maxamedyusufqaylka8793 ปีที่แล้ว +4

    Asc is a great place to work for and I am very proud to

  • @lixle7821
    @lixle7821 4 ปีที่แล้ว +6

    habar love 😍 duriyadii

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 5 ปีที่แล้ว +1

    suugaan aad u qurux badan eedaday cambaro nuux iyo inaabtigay hure walan walan alle ha idin xafido eesh qiyaasak

  • @somaliisone6842
    @somaliisone6842 7 ปีที่แล้ว +5

    Yuusuf intaad gabayada saa u xiftidey maad quru aanka u xafidid kaasaa aakhiro iyo aduunba ku anficici lahaaye

    • @mustafexeedhoburcaawi4338
      @mustafexeedhoburcaawi4338 6 ปีที่แล้ว +1

      ninkow maxad ka taqaan abwaanka waa xaafidul quraan

    • @King_Budnacab
      @King_Budnacab 6 ปีที่แล้ว +1

      sxp noloshaadad been ha ka sheegin, hadii aad quraanka masha alleh wax dhaafsisan aanad dhagaysan maxaa halkan ku keenay... hypocrisy at its best

  • @AyalaNur
    @AyalaNur 4 หลายเดือนก่อน

    Indho information ❤❤❤❤🎉

  • @asmabilal1340
    @asmabilal1340 5 ปีที่แล้ว +32

    Inaan layilka murugoodo iyo liinbaxayga jecelaa .......kkkk

  • @abdirahimhajjiapdi9815
    @abdirahimhajjiapdi9815 4 ปีที่แล้ว +2

    Walahy abwaankan waa wada Maskax alle Xifdiga Ha U barakeyo

  • @MubaarigKayse
    @MubaarigKayse 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allh ❤

  • @Blackdays-w8i
    @Blackdays-w8i 6 หลายเดือนก่อน

    Adeero hure allah Naxariistii jano hakaawaraabiyo 😢

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta 2020 daawatey like ta iisaara wll

  • @sirajiomar6079
    @sirajiomar6079 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 habasna ma ihi caanyaha wwwwww wlhi somaligan inta fahanta wey yartahay manta masha allah yusuf

  • @cabdixusen688
    @cabdixusen688 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah walee waa wakhti lasoodhaafay

  • @jawahirmohamed5495
    @jawahirmohamed5495 8 ปีที่แล้ว +39

    waa berigii dadku nadiifta ahaayiin

  • @asadlionish
    @asadlionish 6 ปีที่แล้ว +17

    Hurre xitaa xikmadda wuxu ka keenay dhulbahantaa dhalay.

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 ปีที่แล้ว +2

      Iska hadle

    • @AliAhmed-qy6dv
      @AliAhmed-qy6dv 5 ปีที่แล้ว +2

      @@fahimamohamed4499 way ku qaldeen

    • @muxsinrashiid613
      @muxsinrashiid613 4 ปีที่แล้ว +1

      Qamaan bulxan iyo cali dhuux xikmada waxay ka keeneen isaaqa dhalay waa lahada aad ku faantaan

    • @ashaadana9295
      @ashaadana9295 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muxsinrashiid613 Cali Dhuux ma Isaaq ayaa dhalay

  • @abdijama5062
    @abdijama5062 6 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhh walhi waan qoslay xikmad murti iyo dadnimada waqooyiga somaliya bay taala

    • @abdihakimmahoud6317
      @abdihakimmahoud6317 6 ปีที่แล้ว +1

      abdi jama hhhhhhha adigu halkeed degentahay runtii

  • @naciimomusse8331
    @naciimomusse8331 9 ปีที่แล้ว +13

    mansha Allah edo mcn cimridheer ku noolow

    • @maftuuxbogsiiye8419
      @maftuuxbogsiiye8419 5 ปีที่แล้ว

      Wllo makuu eeeda aan ku hido raace 😂😂 saasaynu iskuguursanaynaaye telefonkii iisoo qor

  • @soolsanaag7824
    @soolsanaag7824 4 ปีที่แล้ว +15

    Like ii saar hddaad dawanyso 2019 december 7

    • @AhmedAli-ei2lf
      @AhmedAli-ei2lf 4 ปีที่แล้ว

      mnshaAllah waa xikmad miidhan

  • @safiyayasin3305
    @safiyayasin3305 5 ปีที่แล้ว +6

    Yaa dawanaya 2019

  • @MaxamudFarah-wh8ww
    @MaxamudFarah-wh8ww 4 หลายเดือนก่อน

    Aabwaaniin. Cabaro iyo. Here. Waalwaal. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sooL. Saanaag. Caiiyiin.

  • @mustafexeedhoburcaawi4338
    @mustafexeedhoburcaawi4338 6 ปีที่แล้ว +21

    Nasab somali hadad maqashay labadaa rer vaa nasab kaamila h jeclo iyo dhulbahante

    • @King_Budnacab
      @King_Budnacab 6 ปีที่แล้ว +2

      anoo habaryonis ahina waan idiin saxeexay sxp kay Ogaadeena sii mariya

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 4 ปีที่แล้ว +1

      Cida aan nasab ahayn sheegbal saxibow

  • @saleebaanbashiir2756
    @saleebaanbashiir2756 6 หลายเดือนก่อน +1

    2024

  • @MarwaanCakood
    @MarwaanCakood 7 หลายเดือนก่อน

    Shaacir nin heybad sare❤

  • @hooyomcnallahlove8392
    @hooyomcnallahlove8392 8 ปีที่แล้ว +7

    really I like it canbaro

  • @safasicid2588
    @safasicid2588 4 ปีที่แล้ว +4

    Hure aad baan ugu bogey👌nin rageed 100%

  • @sharafdaahirimaxsharafdaah9057
    @sharafdaahirimaxsharafdaah9057 3 ปีที่แล้ว +1

    Love saar hadaad daawanayso 2020 decesbar

  • @Qaxoot1
    @Qaxoot1 14 ปีที่แล้ว +5

    sxbow sheekadan buug malaga qoray? ama Meel ay ku qoranyihiin heesahan ma heli karaa?

  • @KhaledAli-vy7le
    @KhaledAli-vy7le 4 ปีที่แล้ว +2

    Hadad dawanayso 2020 LIKE ta hala dhafin

  • @mudusamatar4363
    @mudusamatar4363 6 หลายเดือนก่อน

    2024 aan daawanayaan

  • @nimcomohamed4346
    @nimcomohamed4346 6 ปีที่แล้ว +3

    Adeer hurre alle haku dhawro cambarana sidokale salaansare

  • @cabdikarinlabaqad9418
    @cabdikarinlabaqad9418 4 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib cajiib cajiib cajiib afkeenu hodon sanaa

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 8 ปีที่แล้ว +10

    Runti Hurre ariga ayu Ku waregiyay iyo da.da Lkn Mel Ayey saartay 2daba Alaha cimriga u dhereyo

    • @MohamedB614
      @MohamedB614 7 ปีที่แล้ว

      Maxamud Xusen i know lol labadaba wa khataar

  • @mohamedali-kh7pd
    @mohamedali-kh7pd 4 ปีที่แล้ว +6

    habar jeclo iyo harti baa siman daarod iyo isaqna waa siman yihiin sida cambaro shegayso saa hala ogaado

    • @admus7094
      @admus7094 4 ปีที่แล้ว +2

      Kablalax iyo habarjeclo ayaa siman sheekada aan idiin sexee.

  • @Hujale
    @Hujale 11 ปีที่แล้ว +6

    wow macha allah

  • @Chiwawa2
    @Chiwawa2 12 ปีที่แล้ว +6

    Nice one

  • @hussenkoore685
    @hussenkoore685 8 ปีที่แล้ว +5

    Waxaa leska donayaa ereyada qaar qof sicadi ah umacneey kara sida erega gasaar ereyada qaar waa lahjad lkn waxaa aad isoo jiitay oon ba markasta dhagestaa qaabka lesu difaacayo ayada ama isaga waa murti qeyma badan lkn wamuhiim rag macneya enlahelo ereyada qaar wan so qori donaa

  • @khadirdahir7730
    @khadirdahir7730 5 ปีที่แล้ว +1

    Runtii waa afsoomaligii bislaa ee dadkeenii hore iscicmaali jiray

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad yuusufoow

  • @SaeedAfrica1
    @SaeedAfrica1 5 ปีที่แล้ว +6

    Hurre iyo canbaro intii aan gaadsaday wan maqlaayey
    Hurre maalin walba wan Arkaaa
    Lkn heestoodu waa markii igu horeysay aan dhageystay

  • @cadarcadarhiiljcyl8633
    @cadarcadarhiiljcyl8633 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha u naxariisto hure

  • @yaxyekante
    @yaxyekante 8 หลายเดือนก่อน

    Yusuf shacir wa apwan

  • @rakiaali9340
    @rakiaali9340 5 ปีที่แล้ว +1

    Hurre iyo cambaro labo qof aan kala dhicin runtii wey isloodun wayay

  • @hasanmussa4892
    @hasanmussa4892 12 ปีที่แล้ว +5

    good

  • @maxamedhassan6138
    @maxamedhassan6138 4 ปีที่แล้ว

    Mnch waaa heeso hufan oo wax Ku oola waxan u hambalyaynayaa cambaro,hurre iyo yuusuf shaacir oo ururiyey

  • @jacaylowyare81
    @jacaylowyare81 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah

  • @maxamedshiine7647
    @maxamedshiine7647 10 หลายเดือนก่อน +3

    Canbaro isn't easy

  • @CabdinaasirmaxamuudCali
    @CabdinaasirmaxamuudCali 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdikariin9476
    @cabdikariin9476 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah wafarskutiris

  • @RaxmaMaxamed-
    @RaxmaMaxamed- 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @mahmoudhussein9363
    @mahmoudhussein9363 8 ปีที่แล้ว +10

    Yuusuf xigmad ayu haya Walahi

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 5 ปีที่แล้ว +3

    Awoow hure walanwal alle ha sharfo waa dhaqan yaqaan afmaal ah

  • @Samiira87
    @Samiira87 11 ปีที่แล้ว +7

    viva eedo cambaro nuux

    • @shamisahmed1912
      @shamisahmed1912 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkhhhhhhhhhhhhj👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @IbrahimRobleh-lw8kx
      @IbrahimRobleh-lw8kx ปีที่แล้ว

      Ibrahim

  • @MaxamudXasan-pd6tq
    @MaxamudXasan-pd6tq 8 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @fathiaahmett7082
    @fathiaahmett7082 5 ปีที่แล้ว +2

    19 August 2019 yaa dhagaysa naaya

  • @abdirisakmohamoudjimale5202
    @abdirisakmohamoudjimale5202 6 ปีที่แล้ว +2

    hurre walan wal hadraawi walalkisa hhhhhh sheeko dheer waye

  • @Liibaandaacad12
    @Liibaandaacad12 ปีที่แล้ว +1

    Horta ninkaan gaciis halaysheego 😊

  • @zakijimcaale2955
    @zakijimcaale2955 10 หลายเดือนก่อน

    2024 malmo ka dhimanyihiin

  • @saciidalliqode1725
    @saciidalliqode1725 5 ปีที่แล้ว +1

    Dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yiri allow inii wada naxariiso inti curisay iyo inta uha muuman iney uso gudbiyaan bulsha dooda

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 7 ปีที่แล้ว +3

    maxaan hoohidii guban iyo hantiyaha iidoor iyo haydalas ku falayaa

  • @calicade3834
    @calicade3834 ปีที่แล้ว

    2023

  • @dhaqan25hassan83
    @dhaqan25hassan83 4 ปีที่แล้ว

    Canbaro mashallah dadka alla caqliga udeqay waa kas inkasto dhibley ee ahayd lkn waa qof alla xikmad siisay mashallah

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 10 ปีที่แล้ว +4

    maasha alaah ninkaan waaba ka helay ilaahey amarkiis afka maasha allaah quruxloow qordheere lakin macawista iga dhig

    • @abdulljama4591
      @abdulljama4591 7 ปีที่แล้ว

      raaho osman kkkkjjj

    • @kunjeeranigakujecel32
      @kunjeeranigakujecel32 5 ปีที่แล้ว

      Macawista waa hawl yaraysi wall hhhhh

    • @relexnatrual1783
      @relexnatrual1783 5 ปีที่แล้ว

      Dhaqaan yaa meesha lagu hayaa jam miyaa la dheelaya
      Waxaan wax ka fahmimeysida. Gees kale ka haaneed

  • @raahoosman1351
    @raahoosman1351 10 ปีที่แล้ว +6

    hartaa eebe iga dhigay maxan idoor ka donaya ulululululu maasha alaah

    • @zakiboy4296
      @zakiboy4296 10 ปีที่แล้ว +4

      raaho qof laangaaba ayaad tahay illahy kabari inuu kaadhigo reer shiikh isxaaq

    • @curadkareerburco275
      @curadkareerburco275 8 ปีที่แล้ว +1

      #rayaan zaki hhhhhhhhhhhhhhhhh

    • @abdiboy9205
      @abdiboy9205 6 ปีที่แล้ว +1

      rayaan zaki Harti waa laandheere isaaqna waa laandheere

    • @kunjeeranigakujecel32
      @kunjeeranigakujecel32 5 ปีที่แล้ว

      😍😍😍

  • @jokajokaj.c.c1098
    @jokajokaj.c.c1098 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kaligay aan joGee Ha I Keenin idoor😂😂

  • @viscosity20
    @viscosity20 3 ปีที่แล้ว

    haku gudho gardhaaluhu. yaa micneen kara?