Waa runtiis 100/100 . Waxa uu sheegey oo dhan waxaa la rabey in lagu burburiyo somali . Waayo waxaa madaxa laysu geliyey. Dad la heystayaal ah oo meelo kale ka tirsan .looma deyn dadkii dawlada laga dumiyey e waxa lagu so dhex darey dad kale oo ka amar qaata gaalada.
Shiiqaal waa culumo waa dadkii lagasoo garage diinta faaintooda arliga somaaliyana meel walba ayagaa dagan maanshaallaahiye mida kale awhassan kalweeyene waa sax shiiqaal weeye❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runtiis 100/100 . Waxa uu sheegey oo dhan waxaa la rabey in lagu burburiyo somali . Waayo waxaa madaxa laysu geliyey. Dad la heystayaal ah oo meelo kale ka tirsan .looma deyn dadkii dawlada laga dumiyey e waxa lagu so dhex darey dad kale oo ka amar qaata gaalada.
Shiikh ogaadeen
Fahad Yaasiin Sheekhaal Ma aha Ee Reer Awhassan Kalweyne Macalin Waa Saas Degmadey Degaana Waa Feer Feer oo ah DDS Ethiopia
ASC YAA MACALIM ADEER KHER ALLAH HAKU SIIYEE
NIN KAA MAGGAC CIISOO DIR WAA NIN WAX KALLA FAH MAAYA OO WAXII TEGGEY BUU HAYAA KHER ALLAH HA SIIYEE
Asc Odayga kusoo laabo su aasha ah kusoo laabo Reer Awxasan ma sheikhaal baa mise waa cidkale
Haawey ha noqdeen waxay ka macaasheen ha la arko
Sheekhaal Madhibaanka la degtaa miyay jirtaa ?