**Rooda Maash*, Kinsi X Adan Ahun & Nuur Cilmi (Nuur Daalacay)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
    Google+ goo.gl/ujFnUz
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram goo.gl/xNluhu
    / dalmar_d

ความคิดเห็น • 12

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 3 ปีที่แล้ว +5

    ......Roda Dahir ismaciil (roda maash)
    Cosob hooray tigaadu
    Hadhaysay dhulko
    Hir caleen leh iyo doog
    Lo habeena dhaxaa
    Dadku u ka hadhoo
    hakad joogo dhamaan(2)
    Hoheey aniga, aniga, aniga
    Hawl diqsoon iyo baad
    Hubsan waayay dantee
    Bal inan hakiyo, hakiyoon
    Haad-ka gaadh ku hawaysanyaad
    Gacan haadisay-ood
    jacayl kaygi haleeshay.
    ........... Kinsi xaji adan aw xusen........
    Hawo ruux la hayo
    La hadlaaya dabayl
    Ma haleelo dadkee
    show habeen tagay bad
    Dib inad u hesha
    heeryada u sidataa
    Heeryada u sidataa...
    Sowdigi ka horeeyay hakla
    Manta ad joogtiyo
    inad guur ku hawooto
    Heedhe wa ku sidee??!!
    Heedhe wa ku sidee??!!
    Adiga helayo sida haada lalee
    Ha iga haradin jacaylka
    Ha hantaaqin jacaylka.
    ............. Nour cilmi Ahmed (Nour daalac)
    Hadh qabow iyo rays
    Har ay joogto xareed
    Hadhuub caano udgoon
    Qalbi ku huray oo
    U haraadan darta
    Waadigi ka hadhee
    Waadigi ka hadhee.
    Ma hilaaci cirkeed
    Haamaha u culataa
    Ku hun gowday walal?
    Wa halkad is dhigtee
    Huqdi aad baday iga hiilisayee
    ha hantaaqine da, ha hantaaqine da."""
    Waxay ku jirtay Ruwaayadi jacaylku furdamis male (lona yaqanay: dayaxa la tagaya) Ee aw sameeyay Abwan af gudhiye

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 3 ปีที่แล้ว +2

    Amazing 😍😍

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 หลายเดือนก่อน

    Adiga helayo sida haadka lalee❤wow murti macaan wlhi

  • @abiibofficial4448
    @abiibofficial4448 4 ปีที่แล้ว +1

    Maha xassan ,wa nour elmi

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Niur daalacay legend

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Ha hantaaqine daaa

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Kinsi xaaji adan ale haunaxatiisto

  • @lilduomofficiel3313
    @lilduomofficiel3313 4 ปีที่แล้ว

    Yebbbb woooww