Kalanoocyada malabka iyo faa’iidadooda/Cafimat Fican

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025
  • 。 Please visit my website here: www.cafimatfic... 。
    。 Social Media 。
    。 Instagram: / yasmin_nutrition_coach 。

ความคิดเห็น • 54

  • @dhaymanfaraah7204
    @dhaymanfaraah7204 5 ปีที่แล้ว +3

    Asc Nabi muxamed calayhi salaatu wasalaam subaxii ayuu cabijiray koob biyo iyo qaado Malaba ayuu isku walaaqan jiray biyaha waa fardiiris ama qandac. Wakhti kooban.

  • @iqroosmannor1574
    @iqroosmannor1574 5 ปีที่แล้ว +1

    Mama yasmin ilaah dardiisa ku jeclahay hooyo mcn ilaah haku xafido jacelka❤ aan ku hayo inta maku sokobi karo wlh mama qaali ❤❤💋💋

  • @saynababdullahi4764
    @saynababdullahi4764 5 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo waa runtaa Aniga malabka waxaan kagadan jirey nin beermalab haysta meel tuulo ah tuulo yariis ah oo baadiye camal ah daris ayaan la aheen wadanka sweden xiliga barafka malabkii alwaaxda kujirey oo anaga fufujinay oo gacantayda ku miirey wuu fariisan jirey waayo shini winter ayaa samaysey mana eedeyn jirin ninka waayo anagoo ujeedno ayaa alwaaxa naloosoo fujin jirey Aniga iyo caruurtayda ayaa miiri jirnay xiliga samarka kulaylka malabka Managa fariisan jirin marka soomaaliyay reerka Muranka ka daaya

  • @munamahamud6211
    @munamahamud6211 5 ปีที่แล้ว +1

    Yaasiin abaayo anna iiso ducee waayo waxad tahay qof qalbi fiican love u sis from hargiesa

    • @diegoaarav5960
      @diegoaarav5960 3 ปีที่แล้ว

      I guess Im kinda off topic but does anyone know a good place to watch newly released movies online ?

    • @camdenfisher7467
      @camdenfisher7467 3 ปีที่แล้ว

      @Diego Aarav flixportal :P

    • @diegoaarav5960
      @diegoaarav5960 3 ปีที่แล้ว

      @Camden Fisher Thanks, signed up and it seems like a nice service =) Appreciate it !!

    • @camdenfisher7467
      @camdenfisher7467 3 ปีที่แล้ว

      @Diego Aarav no problem xD

  • @abdisalamabdirahman5718
    @abdisalamabdirahman5718 5 ปีที่แล้ว

    Mansha alah ilahay haku xifdiyo abaayo Yaasmiin Aamiin yaarabi

  •  5 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin yaa RABI 😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😢😢

  • @iqroosmannor1574
    @iqroosmannor1574 5 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarabi ilaah haka aqbalo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 5 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah Abaayo

  • @nimcokeyse383
    @nimcokeyse383 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Yasmi walalo mansha Allah Tabarka Allah barmamish aad kaga hadlaysey malabka waan dawanayna horta marka hore sida aad nogu sharaxda waad ku mahadsantahay walalo marka labadna waxan ku leyahay Somalidena aan ka dhalanay waxba ma hubsadan wayo malabku marba cimilada ayu la socoda e wax ku talinaya qof Walakay markad wax ka gadanaysid hadi wixi aad gadan jirtay wax iska badalan qunyar waydi walala kaga aad wax ka gadanaysid aado habi ah bila adanku waxay wax kukala gatan ixtirab iyo kala danbay marka Ilahay hanaga dhiigo ku is jeecel o is isxtirama Yasmiin walalo adigana Ilahay ha ka siyo Ajar Iyo xasanad sida Umada Somaliye aad wacdiga Iyo Diinta u gadh sinaysid Jasaka Alahu kheer Ilahay hayni xafido Adiga Iyo Salax caruuta iyo famaliga o dhan Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Yarabi

  • @qadrocabdullahi6269
    @qadrocabdullahi6269 5 ปีที่แล้ว

    Asc xabibti yasmin

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yaarabi

  • @samsamcadey1758
    @samsamcadey1758 5 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin Amiin walal

  • @ismahanmohamed6720
    @ismahanmohamed6720 4 ปีที่แล้ว

    Asc qali malab ayan raba inte ka la soxariira

  • @iqroosmannor1574
    @iqroosmannor1574 5 ปีที่แล้ว

    Amiin yaarabi

  • @darylalston9869
    @darylalston9869 5 ปีที่แล้ว +2

    Mamo dhib aad uu weyn ayaa ii heysta please ila taali
    5 times ayaan tagey hospital waxa leygu dhahay waxa qabda constipation {calool istaaga) wan qatay kininyada {pills} waxba kama fa'idin still lam same
    Mida igu daraan waa Afkeyga ayaa so shirayo Si Sa'id ah xita dad lama hadlo
    School ma ado shaqo ma ado walahi
    Xita family ka isku dhacnay
    Xagge ii xanuuneysa uu maleneysa???

  • @xuseenaadan1896
    @xuseenaadan1896 5 ปีที่แล้ว

    Asc habaryar waan ubaahanhy malabka sidee u heli karaa

  • @samsamcadey1758
    @samsamcadey1758 5 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin

  • @fadumoabdulahi3055
    @fadumoabdulahi3055 4 ปีที่แล้ว

    Assalamualaikum, abaayo where can I find that honey.

  • @ruqiaaftin1787
    @ruqiaaftin1787 5 ปีที่แล้ว

    Abayo yasmin wankusalami

  • @naciimoali5134
    @naciimoali5134 5 ปีที่แล้ว

    Aaamin aaamin

  • @roodoali2707
    @roodoali2707 5 ปีที่แล้ว

    Aaamiiin

  • @cabdiahmed6654
    @cabdiahmed6654 5 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo yasmin waxaan kaa rabaa xasaasiyo maxaan u is ticmaalaa gabar ayeey iga haysaa soomaliya ayaan joogaa abaayo ii soo jawaab

  • @ciiltireciiltire4066
    @ciiltireciiltire4066 4 ปีที่แล้ว

    Asc walal intee lagla soo xarii rayaa
    Mlabka ayan kaa ibsan lahaa

  • @qahiramohamed4254
    @qahiramohamed4254 5 ปีที่แล้ว

    Kenya keen malabka yasmiineey

  • @dariqmohammed7299
    @dariqmohammed7299 5 ปีที่แล้ว

    Walaal adreskaaga ii soo dir malabaan rabaaye

  • @ayaanmohamed1553
    @ayaanmohamed1553 5 ปีที่แล้ว

    anigu waxaan rabaa geedki hoosta lagu shidaayey sidee ku heli karaa jarmalka ayan joogaa

  • @iqroosmannor1574
    @iqroosmannor1574 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @cadarmaxamed979
    @cadarmaxamed979 5 ปีที่แล้ว

    Abayo fiican tahay hadii aan tiinta aan raliiyo ka waran waa malabka

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว

    Karmeel kacusub dabaqa labaad yaasmiin malabkeeda

  • @deqoabdi1431
    @deqoabdi1431 5 ปีที่แล้ว +3

    Wcs

  • @ruqiaaftin1787
    @ruqiaaftin1787 5 ปีที่แล้ว

    Aniga walalyal iso daceya wa ithin jaclahay

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว

    Cafim Californië .come honey

  • @mushtaqqueen6054
    @mushtaqqueen6054 4 ปีที่แล้ว

    Waxan karaba nambar kaaga

  • @maryandhibka1818
    @maryandhibka1818 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤🥰🥰🥰🥰🥰😘😘😘😘

    • @khadijomohamed2042
      @khadijomohamed2042 5 ปีที่แล้ว

      Asc habo yasmin waxa raba waxyabah aad gadan sida saliid mindhicir xanuunka iyo suufka am alweyska iyo dawo dhireda side ku heli kara habo jwb deg deg ah

  • @reactwithme1917
    @reactwithme1917 3 ปีที่แล้ว

    221 faadumo ayaagada

  • @ramzyahmed5631
    @ramzyahmed5631 5 ปีที่แล้ว

    Malabkaaga xagee laga helaa

  • @jamacabdi6630
    @jamacabdi6630 5 ปีที่แล้ว

    Abaayo malabku kacsiga mayareeyaa...?

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 5 ปีที่แล้ว

      Asigaaba daawa u ah.

  • @mohamadadow6340
    @mohamadadow6340 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hawoabdinor215
    @hawoabdinor215 5 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @naciimoali5134
    @naciimoali5134 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @anabmohamedmohamed2117
    @anabmohamedmohamed2117 5 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @Abdul-ow7gt
    @Abdul-ow7gt 5 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mushtaqqueen6054
    @mushtaqqueen6054 4 ปีที่แล้ว

    Asc