XAFLADA SOO DHAWAYNTA LAASHIN AXMADEY CABDI GAASHAAN IN LONDON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp

ความคิดเห็น • 24

  • @khadarali926
    @khadarali926 4 ปีที่แล้ว +3

    Axmadeey abdi gaashaan waa nin culus markeey imaato fanka

  • @abdikariimali6195
    @abdikariimali6195 4 ปีที่แล้ว +5

    Axmaday wa nin qalbi fican abahay aya cawa isla dawanayna Abahiya ika shekenayo qasadisa inu nin weyn oo xishmad leh oo somalida gul ma ahne inusan qalbi jawaninin wlhi ilahay cimrigisa ha dheriyo

  • @maryanhassan5142
    @maryanhassan5142 4 ปีที่แล้ว +3

    Axsan abwaan ruwaayadihiisa waxay ahaayeen ruwaayadaha ugu qaalisanaa soomaaliya waxay tiyaatarka saarmaanjoreen mudo 4ilaa 6bil ah abwaane allaha ku xafido dhaxaa ruwaayadada anigoo saf ugu jiro guulwada ibursaday ninkii ku yaqaanaa ku yaqaano abwaane

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 4 ปีที่แล้ว +5

    Horu soco wll qali🤞🌷⚘🤩

  • @mahdiabdillahirabile9975
    @mahdiabdillahirabile9975 3 ปีที่แล้ว

    Walahi waan ooyay markaan arkay Somali sidaan isku Jecel alla illaahow sidaa Waaberi oo kale naga wada dhig

  • @ashabella8422
    @ashabella8422 4 ปีที่แล้ว +4

    Yees! Thank you. This is what we need " stress free" ❤

    • @davislawrence1801
      @davislawrence1801 3 ปีที่แล้ว

      I know im asking the wrong place but does someone know a trick to get back into an instagram account?
      I was dumb forgot my password. I would love any tricks you can give me

  • @suheenbeauty7841
    @suheenbeauty7841 4 ปีที่แล้ว +2

    Iiisaar waan ku saaraa ceeb miyaa sabiskaraab aan is dhaaf sano soomaaliyey

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 4 ปีที่แล้ว +1

    Fiza amiir guulayso walshay qaliya❤❤❤🇩🇪

  • @AbdikarimAhmedali-yk3vk
    @AbdikarimAhmedali-yk3vk 11 หลายเดือนก่อน

    AUN Axmadeey Abuukar iyo Sittey Manookto iyo Cabdi tahliil iyo Baxsan garab istaag umaydaan muujin

  • @abdikariimali6195
    @abdikariimali6195 4 ปีที่แล้ว

    Faiza amir ad iyo ad aya oo mahadsantahay abayo hura oo soco walal qali

  • @kimfarah6559
    @kimfarah6559 4 ปีที่แล้ว +1

    allah barasho wanaagsan reer london TORTAHA

  • @maxamedabdi9168
    @maxamedabdi9168 4 ปีที่แล้ว

    Viva marka cadey

  • @aweyssiidowmaxamed4323
    @aweyssiidowmaxamed4323 4 ปีที่แล้ว +1

    wll hor u socod wanaagsan

  • @umunajma2909
    @umunajma2909 4 ปีที่แล้ว

    Caluul hur waaye dadki hore siday isku jeclaayeen

  • @ha674
    @ha674 3 ปีที่แล้ว

    Ahmadeygaashanguul

  • @abdallahhassan6006
    @abdallahhassan6006 4 ปีที่แล้ว +1

    Faynuus wlhi cadi mahan kuwii cidlaadey kulahaaa

  • @najma8198
    @najma8198 4 ปีที่แล้ว +1

    Farax kaftan naas wa loo yariye wa la qalay taqatirada hollnad cadi mahaan naas xita wa la yarin hada naas ween qabto hollnad iska xadiri wa laku yarin hhhhhh

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 4 ปีที่แล้ว

    Uf naktan cod xumo😏

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Yaa cod xun ma qalanjo way gabowday ee ma tan kale ee caasha karaama