Waa maxay İmtixaanka YOS ee loo galo Jaamcadaha Turki

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ค. 2021
  • Subscribe si aad u dhahdo fadlan linkiga ku dhufo - fadlan kanaalka sii faafi
    / @helloturkey6207
    Hello Turkey Waa Shirkad soo saarta aqbalaada jaamacadaha turkiga, waxbarasho bilaash ah waxbarasho free ah, waxey ardayda ku dhiira galisa deeqda waxbarasho ee turkiga waliba iyadoo dhiiri galin waxbarasho free u sameesa sida waxbarasho online ah waxbarasho lacag la.aan ah waxbarashada turkiga jaamacadaha Turkiga waxey la tartamaan jaamacada ugu fiican aduunka waxaana xiriir fiican ka dhaxeeya turkiga iyo soomaaliya kaafi group waliba waxaad ka helesa warbixinta turkiga guryaha barashada luuqada turkiga dalka turkiga dalxiiska turkiga deeqda waxbarasho ee turkiga iyo waliba nolosha turkiga

ความคิดเห็น • 8

  • @Meelsan
    @Meelsan 3 ปีที่แล้ว +3

    Imtixaank Jaamacada Miyaa qaadeye mase wasaarada Dalka turkiga Ama Dalkeeyga Ayaan Ku Heli Karaa walal Kumahadsanid Aqrintaada Walaal Ee Iiga soo jawaab Mahadsanid 💎

  • @man9ine40
    @man9ine40 3 ปีที่แล้ว +3

    So private universities umabahna exam ka YOZ somaha??

  • @maxamedxasancabdi2524
    @maxamedxasancabdi2524 2 ปีที่แล้ว

    Aniga turki ayaan jeclahay waxaan rabaa in aan meesha waxkabaryo marka waa imisa lacagta jaamacada

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 ปีที่แล้ว

    imtixaanka ma helaa inta Aan gelin bro

  • @user-tm8db3cv5c
    @user-tm8db3cv5c ปีที่แล้ว +1

    Suaal:: Qofka ku guulaysta imtixaanka Yos ee scholar ka loo dirayo Vise ha iyo diyaaraduba ma u bilaashba mise isaga ayaa is dabaraya?? Plz hore ha laygu soo jawaabo

    • @Nuura3Mayow-co7tw
      @Nuura3Mayow-co7tw 11 หลายเดือนก่อน

      Ina Heshay rajeyna Jababtada

  • @abduhabhasan3678
    @abduhabhasan3678 2 ปีที่แล้ว

    Haddii aan dhibcaha la iga baahanyahay la imaado waxbarasho scholarship ah miyaan helayaa? Wll aad ayay muhiim iigu tahay fadlan iga soo jawaab.

  • @mohamedabubakarmayow6255
    @mohamedabubakarmayow6255 3 ปีที่แล้ว

    mahad sanid sxb