Sh Maxamed Umal || forex exchange Mabanaana

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 56

  • @PapaMous1
    @PapaMous1 4 ปีที่แล้ว +14

    Sh. Umal simply the best Somali cheick..mashAllah

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 4 ปีที่แล้ว

      Acw,w.culima, please could you please talk real issues facing our bad society, deep Godless tribalism, prostitution, foreign invasion, and corruption.

  • @shukri7863
    @shukri7863 4 ปีที่แล้ว +6

    Walal shiikha noo waydiiya mida hormuud amaba taj dadka sheerka ku leh oo dadkii ka gaday warqado ay leeyihiin faluwe oo dadka lacagtooda ay ku xalaalaysteen

  • @hassantech510
    @hassantech510 4 ปีที่แล้ว +5

    M.Allah sheikh Allah Ku barakeeyo,hadalkada kadawa Tag maleh calimka ummada somaliyed

  • @cabdimaxamuud5416
    @cabdimaxamuud5416 4 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh maxamed cabdi umal allLh ku xafido sheekh sooomaaaliyeed ayaaatahye aanu jecelahy

  • @SirajeHassen-tl4vy
    @SirajeHassen-tl4vy หลายเดือนก่อน

    Masha Allah sheikh maxamed cabdi umala ilaahay habarakeeyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha aallah jazak aallah sh. Mohamed abdi umal allah ku xiiftiiyo 😍😍😍

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 ปีที่แล้ว +4

    masha allah allaha ku xafido adiga iyo kuwa kale oo kheyr ka wada 🇸🇴💕🍀🌹🙏

  • @hassanisxaq6000
    @hassanisxaq6000 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sh cumal allah haka abaal mariyo wan fahanay forex wxuu yahay

  • @zoozmohammad2889
    @zoozmohammad2889 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah 👏 ilaaha haku barakeeyo raalina haka naqado inshallah 👏👏

  • @caishafarah8133
    @caishafarah8133 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sheika ale habarakeeyo salaf media waxaad isheegtan fadlan ciwaankina saxda ee suaalaha laidinkuso dirikaro fadlan thanks.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashallaah jizaakallaah kheer shiikh allahaku xifdiyo aamiin

  • @hanaabdicasis123
    @hanaabdicasis123 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc sheeq umul asc mansha alaah

  • @waxqabadiftiimaya6968
    @waxqabadiftiimaya6968 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh. Ilahy Cilimigd baratey Hakugu anfaco Dadkeenuna Ilahy hakasoo hanuuniyo Gancsiyada kala duwan ee an bananeyn

  • @Abdirahiim
    @Abdirahiim ปีที่แล้ว +7

    Sheekhu wuu is maqiiqay uune forex sidaa maaha maba fahansana baabka uu kahadlayo.

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 8 หลายเดือนก่อน

      Dantiisaa ku jirta inuu is maqiiqo 😂😂😂😂😂😂

    • @Iftiinkaislaamka1
      @Iftiinkaislaamka1 6 หลายเดือนก่อน

      Adaa yaqane gal

    • @KhalidIbrahim-u3f
      @KhalidIbrahim-u3f 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waad sheegtay mafahansano shiikh xasaan xuseen ayaa ka hadlay kan umul wax Kama garanaayo

  • @nimcocabdi3999
    @nimcocabdi3999 4 ปีที่แล้ว +2

    mnshllh allahakubarakeeyo

  • @cabdulahicali4228
    @cabdulahicali4228 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah

  • @runsheeg2912
    @runsheeg2912 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah

  • @abdiyare7302
    @abdiyare7302 4 ปีที่แล้ว +2

    Sh.m.c.umal.allaha kuxafido lkn HORMUUD wexey wado forex ayadaa kadaran wa tuugo

  • @mahadfuad
    @mahadfuad 4 ปีที่แล้ว +2

    JazakaAllah

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah allow noo xafid culumdena

  • @cabdimaxamuud5416
    @cabdimaxamuud5416 4 ปีที่แล้ว +3

    Mamzhaaa allalah

  • @kabtanajaa375
    @kabtanajaa375 6 หลายเดือนก่อน

    asc shiiq uqul xifidunla xasgega waxaaleyga furay xoo ana raali kama eheen marka furinkaa aqbal miyaa maxey kaqabta dinta

  • @maxamuudcabdiqaadir6088
    @maxamuudcabdiqaadir6088 3 หลายเดือนก่อน

    ka wrn sheekh kirado mayna lacag go'an ahayn

    • @aminina100
      @aminina100 3 หลายเดือนก่อน

      Kkkk wax wareersan miyaa tahay guruaha bas miyuu jiraa ka hela lacaga kale baa soo galo qofka ijaar qaato

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 4 ปีที่แล้ว +5

    Asc
    Jazakalah sh umul waxan xasuustaa waqti an kenya joogey baa somalidu ku waalatey forex business oo laga dhaxeynayey nairobi Kampala hadde sidey u lahaayeen igu dar faidada muddo ka dib iyada oo qif walba ku xusaabtamayo hanti & faidaba over half million us currency baa ninkii hindiga ahaa buu hal mar la amusey oo meshina waa la xisey meel uu jan & cirib dhigey la waayey matka somalida daha gsdashisa loogu jiraa somali ba loo soo isticmalaya oo daha gadaashisa baa lagu duugan yahay ujeedkuna waa In hal mar dadka loo amuso ee isjira oo shareecaduna ma ogolee ku wano qaata shiikha wacdigiisa.

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 4 ปีที่แล้ว

      Haa m.allh

    • @ruunmaxud1871
      @ruunmaxud1871 4 ปีที่แล้ว

      Wll taas tanoo kle may ahyd

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 4 ปีที่แล้ว +1

      Lacagta Sahal at ku soo gashaa umadeena Sahalne way uga baxdaa.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 4 ปีที่แล้ว

      Happy barthday xalaal miyaa mise waa xaaraan ?

    • @bebettertoday8444
      @bebettertoday8444 4 ปีที่แล้ว

      Horta bitcoin iyo forex trade muqdisho loga washay maxey ku kala duwanyihin? Ma isku mid kiya. Bal ishega hada i dhaantan. Dada igu waaloyan so gal lacag an uga dheregnay lkn ani wax xaaran yar so gasho wa necbahay

  • @maxamedaxmed4013
    @maxamedaxmed4013 7 หลายเดือนก่อน +1

    90000$ kasameeya maaLintii waana Isk Daynayaa shiikh lacagtaa see Dhahaa AAN KASAMEEYAY

    • @asmacismaan5586
      @asmacismaan5586 6 หลายเดือนก่อน

      Way bananthy wll dr zakir naik sheegay inay banantahee

    • @ahmedabdirashiid983
      @ahmedabdirashiid983 5 หลายเดือนก่อน

      Sxb lacagtaada hayso. Culimada waaweyn sida Shibli, Xassaan iyo Dr zakir naike waa bannaanyahay bay dheheen.

    • @abdirahmanhassan234
      @abdirahmanhassan234 4 หลายเดือนก่อน

      Intuu sh shibli kudhahay waa xalaa

    • @KhalidIbrahim-u3f
      @KhalidIbrahim-u3f 2 หลายเดือนก่อน +1

      Xalaal waye sida shiikh xasaan xuseen dhahay

  • @AbdullahXayow-ly2bb
    @AbdullahXayow-ly2bb หลายเดือนก่อน

    marka wax xaarantimeyne inaa sabab sheegto ayaa fcn shiiqa waxuu iila muuqda inuuusan forex cilmi dheer u laheen oo dad laba eray oo aay u shegen ku xukminaya xaarantinimadiisa

  • @mindideafact6782
    @mindideafact6782 4 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhow hanawaalin mar hadhihin soomaalida waxaan uga digayaa inaysan ku khasaarin marna laguma khasaaro oo raasumaalkaagu waa save hana dhihin
    Teeda kle ma sidii BAA forex stock market kadhex Dhaca kahadlaysaa mise kii kaligii ahaa

  • @KhalidIbrahim-u3f
    @KhalidIbrahim-u3f 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh xasaan xuseen ayaa ka hadlay kan shiikh maahan yaan lagu daalin xitaa mafahansano😂

  • @maxamedyaasiinaxmed8102
    @maxamedyaasiinaxmed8102 5 หลายเดือนก่อน

    Hadu xaraan yahay layguma oga wllhy

  • @ALMUXSINIIN
    @ALMUXSINIIN 4 ปีที่แล้ว

    Fadlan ila daawada
    th-cam.com/video/s0sWX4J2V2s/w-d-xo.html

  • @mohamedahassan6923
    @mohamedahassan6923 4 ปีที่แล้ว +1

    Marka wax aadan aqoon ka hadasho waa taas oo kale!! Xagee buu wadaadku ka keenay lama khasaaro ama lacag fixed ah baa laga helaa ? Cajiib. Wadaadada Somali jaahilnimada indha adayg bay ku darsadeen.

    • @KingRaz266
      @KingRaz266 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Ali Hassan sxpow mas’aladan waku wareray iga jaahil bixi

    • @abdullahinur4668
      @abdullahinur4668 4 ปีที่แล้ว

      Shilin daraadii culimada ha u af lagaadeyn

  • @imranwaranle3326
    @imranwaranle3326 ปีที่แล้ว

    Still we have losses sheikh

  • @abdirashidadan7489
    @abdirashidadan7489 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadkan dislike sarayo mxy ahayen

  • @axmedcabdinasir7329
    @axmedcabdinasir7329 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @jamacjr7842
    @jamacjr7842 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah