farxiyotawakalfamily LACAGTEYDII AYUU

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 112

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +14

    Lacag dhaxal ah oo 250.000000 ah ayaad ii bedbaadisay farxiyo oo aan rabay odaygayga loogu xawilo xamar, saaka walaalahay buuqbay igu fureen oo leeyihiin toos ingiriiska halaguugu soo xawilo ana waan ka diiday oo waxan aaminay ninkayga
    Laakiin caawa qisadan dhaxalbaa ku bedbaaday jazakallah khayr abaayo qaali
    Ilaahay baa ijecel alxamdulillah

    • @SalaadoQanyare-b1d
      @SalaadoQanyare-b1d ปีที่แล้ว +1

      Abaayo mcney. 300 lee iga sii. Waa ku baryaaa.

    • @xafsoahmed4311
      @xafsoahmed4311 ปีที่แล้ว +1

      Abayo nin ha aminin lcgtada heyso

    • @umumunasar12
      @umumunasar12 ปีที่แล้ว +2

      Na joog 😳😳😳

    • @nimconadar6857
      @nimconadar6857 ปีที่แล้ว +1

      Naaa wll nin ha aaminin

    • @deeqaAli-bx4yb
      @deeqaAli-bx4yb 3 วันที่ผ่านมา

      Allah walaley xolaga akoon gasho ama guryo gasho

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว +25

    salaan gobeed dhamaan team farxiya wallah aduunka ragi doomalida way qarifeen❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว +3

      Been ma aha walaahi

    • @isramaxamed4963
      @isramaxamed4963 ปีที่แล้ว

      way iga yabiyeen ayago tihore waxba uqaban midkale iskaqabo dalimiin

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 ปีที่แล้ว

      @@isramaxamed4963 Allah shalay baan arkay maamo Wayn oo aad u ooyeysa oo layiri ninkeedi baa inta dilay lacagteedi kaqaatay yuu ka dhuuntay

  • @Umayma14
    @Umayma14 ปีที่แล้ว +3

    Farxiyo xapiiptii sheekadani waa qiiro wallahi 😭😭😭😭😢😢😢😱😱😱😰😰omg

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว +7

    Ala xanuun weyna niin waa nin xasid sana ilahey wa qafuru raxiim ogaw waaxan amiin sanahay iin ale uu gar gari dono abaayo dhaamadka qisadada wasugaya abaayo macan

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br ปีที่แล้ว +6

    Alla xanuun badanaa qof ku dulminaayo oo aadana iska Celinkarin lagaana celineeynin ninmanka qaar abaal adoo ugala waa adoo abeeso korsaday oo kale

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 ปีที่แล้ว +9

    Gabdhoow nin faqiira ha guursanina haduu idin qabana ha usamrinina hadii aad xoolo heshana ha usheegin waligaa

    • @nasorkiinnasokii
      @nasorkiinnasokii ปีที่แล้ว +2

      Wlhi in aaan nin faqiir ah guursaden

  • @BuujaInasalaad
    @BuujaInasalaad ปีที่แล้ว +1

    Qisow ka xanun badan maiso marin wlhi ilin iga imadey😢😢😢😢

  • @FartaOmar
    @FartaOmar ปีที่แล้ว +23

    Asc abayo farxiya waku salamy ❤
    Aniga hooyo ayaan ahay odaykayga la ikaxiray si dulmi ah wallahi Waxaa nika codsanaa inaad iisoo duceesan hada 2 Sano udhawad xiran yahy😢

    • @RamlaHussien-t2p
      @RamlaHussien-t2p ปีที่แล้ว

      Alaah hakaa xureeyo

    • @faraxmaxamud-gl1ok
      @faraxmaxamud-gl1ok ปีที่แล้ว

      Alle haka xoreeyo habo mcn dulmi waa soo dahiraa🥰

    • @umuamiira6098
      @umuamiira6098 ปีที่แล้ว

      Allha ka qabto cadawga

    • @ruqyocumar1898
      @ruqyocumar1898 ปีที่แล้ว

      Allaha ween hakaga soo furfuro amiin

    • @FartaOmar
      @FartaOmar ปีที่แล้ว

      Amiin wll in sh allaah mahadsanidin

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD ปีที่แล้ว +2

    Qisadan waa xanuun farxiyo dulqaadkii wuu iga tegay aanku sugilahaa siday u aarsan doonto abayadaas dhibanaha ah ilaahoow adaa umadaada ujeeda gardaro haku fiirsan gaal iyo Muslim

  • @Furnfuture_yt
    @Furnfuture_yt ปีที่แล้ว +13

    Ilaahay ha unaaxaristo waalsha 😢😢 muurug laakin inaad ninka laacagata siiso maysan nin waaliga laacaag gaacnata looma gaaliyo waxan naag aha oo caaqli ahen malaha

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 ปีที่แล้ว +19

    Wan iyo digsigiisa waaye.
    Naag iyo hanti isku hel.
    😢😢😢😢😢
    Ciil badanaa nimanka qaar xumaa

    • @hami6hadaf
      @hami6hadaf ปีที่แล้ว

      Na farxiyo may disho naa gaha

  • @MandeeqNoor
    @MandeeqNoor ปีที่แล้ว +5

    Nin faqira Waxan kunacay somaaha ❤❤❤

  • @HibaakMohamet
    @HibaakMohamet ปีที่แล้ว +10

    Dumarkaa somaliyeed caaqlii maaleeh baal inteey nin bili adaan uu fureeyso tukaan maay iyaadu naafteedaa uu fuuraato ooy hor maar is gaadhsiisoo nin laacg taadaa kuu guursadey wlhi waa dhib nin lama amino ganaacsi hadi aad furaneeyso aduu naftada u fuuro nin waax kastaa nagaahuu laa jeceelaa 😂😢

    • @Yusriina921
      @Yusriina921 ปีที่แล้ว

      Wlh beenta ma ahan😒

  • @renaadruun940
    @renaadruun940 ปีที่แล้ว +4

    😢😢😢 Alla xanuun badanaa nabsiyoow meesha uu ku dambeeyo aan aragno

  • @umuamiira6098
    @umuamiira6098 ปีที่แล้ว +7

    Kolay waa xaalada laso dhafay lkn inaa cashar ka qaadano waaye 😢😢😢

  • @QamarMowliid
    @QamarMowliid 2 หลายเดือนก่อน

    Habo Mcnto Waxaa ltahy Dhiiagalinteyda❤😍😍❤❤

  • @user-yj2ik5wd1c
    @user-yj2ik5wd1c ปีที่แล้ว +4

    Nayayadheheen hablo nin abaal malaha waliga faqiir nimo hawgu samrin hadaad samirtona xoolo haykaga dhiibin

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 ปีที่แล้ว +4

    Nin muqayil ma faaido leh wlh nin maba u kasaayi lacgta lagu baqleenayo tii walalaha le ma eheno

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว +3

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid wll.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Allahumma Aamiin

  • @asiilmahir6072
    @asiilmahir6072 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah.plz.farxiyay.noso.gudbi.sheekoyin.cabsi.ah.thanks.habo❤❤😘😍👑👑💎💎🤩

  • @Xuriyo-s8j
    @Xuriyo-s8j ปีที่แล้ว +6

    3kisoodar habo

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +3

    waliga hadey ka bad badato xida lacagtada lama siiyo nin midko alle u naxaristo ma ahe bal arag hantidi lodhibay oo ladhaha ku shaqeyso ilmahaga iyo xaskada ku biilo ayuba sas udhaqmay subxanallah kasi waa qeer lawe iyadaneh jacelkey u qabta indho diray maskinta

  • @adnamoha3421
    @adnamoha3421 ปีที่แล้ว +1

    Placenta previa la dhaha alptas

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli ปีที่แล้ว +1

    Habo Mcnto Waxaa Itahy Dhiiragalinteyda✅️💯🎁❤️🌹👸👑🥰🫂

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว +3

    Farxiya ficaney faceed karooney rabigey ha ika xafidoo qurux badan salan sare qaliii

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah indha adeeg kan uu dhameyay.

  • @SabarinAbdulKadir
    @SabarinAbdulKadir ปีที่แล้ว +1

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kubrakeyo mashllah abyo guleso

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +2

    WALAHIIS ALBAABKA IN AAY KA FUURTO MAA AHEEN

  • @aishacuudey7543
    @aishacuudey7543 ปีที่แล้ว +4

    Allow xoolo islaameed hana siin meel ay lagaari doonto maba ogee muxuu saas ugu galaa somalideena kaliya waxa ay fiiriyaan xaalada ay kujiraan oo kliya ma isdhahaan hadaa xoolo islaameed qaadato maxaa kugu dhici doono 😢😢😢😓😭

  • @hibaqxusen5668
    @hibaqxusen5668 ปีที่แล้ว +5

    Bila abaal weye nimanka 😢😢

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi 🤲🏽

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 ปีที่แล้ว +2

    Wcs farxiyo cadey hppti ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamcumar2177
    @zamzamcumar2177 ปีที่แล้ว +1

    Alla ninaaa dofarka eey ey dhalay waye aqas bal fiiri nolosha so donaty gabdho yar yar oo agoon ah ka yar wxe kuso dhidideen alla ciil badanaaaa😢😢😢😢

  • @xamdaqosol7898
    @xamdaqosol7898 ปีที่แล้ว +2

    Wcs farxiyo xabibti anigaa u horeeyo caawa🤣🥰💯

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +1

    WALAASHA ILLAAHEEY HAA UU NAXARIISTO

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว +1

    Wacaleykum ssalam waraxmatullahi wabarakaatuhu macanto

  • @ShamsoHassan-l3y
    @ShamsoHassan-l3y ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid abaayo farxiyo ❤❤❤❤

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalah nin aamin malehe sorry barwaaqo🥺🥺 abaayo Allah unaxariisto 🙏🙏🙏🙏

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 ปีที่แล้ว +2

    Ba'ay ba'ay naa ma adeerka bu dilY I wish in aadan kaas wali lajoogin waa bahale uskag laha uffa callayh akhhhh naa wXaas indan ag joogins ku rajyna

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 ปีที่แล้ว +2

    Nin hantida loma dhiibto waa masiibo ogada dumarow xolihina hayska sinina nin ku qabo

  • @saramaxamed135
    @saramaxamed135 ปีที่แล้ว +4

    Kaas jabka kudhici raba sugowa 😅

  • @fatimaabdiaziz5058
    @fatimaabdiaziz5058 ปีที่แล้ว +2

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @HiboMaxamad-c2w
    @HiboMaxamad-c2w ปีที่แล้ว +1

    Xaaran lakuma waaro

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 ปีที่แล้ว +1

    Doqonimadii ugu weyneyd waxay aheyd inay ninka la shaqeysan weysay oo xoolaha la ilaashan weysay. Sidee nin ku aamintay??

  • @hodanshmukhtar1981
    @hodanshmukhtar1981 ปีที่แล้ว +1

    Nacam weey ku saxsanyihiin ha u Sheegin mesha aad dagantahay. Bil l keeda sidaa aadogu wadeen ha ahaato. Hoyo hadey Daacad eey aheen leheed. Weey fiicnaan laheed.

  • @fatimamaxamed5753
    @fatimamaxamed5753 ปีที่แล้ว +1

    wcs farxiyo qali❤❤❤

  • @ashar1053
    @ashar1053 ปีที่แล้ว +3

    Anigeey igu dhacday shekadaas camal

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +3

    Farxiya walalo bal waxad ii fasirtas aboowo heeloow horta aboowo waan fahmay in uu yahay walalka ninka ah heeloow ma marka ay khalad inaga galaan baa heeloow loogu daraa ayaan goobe waan ka maqlaa ninkasta oo xaaskiisa xumeeya miyaa heeloow loogu yeehaa mise was kalmad la socotay walaal ka ninka ah

    • @halimaibrahim4471
      @halimaibrahim4471 ปีที่แล้ว

      Wa hadalka rer konforka abyo

    • @mmc44
      @mmc44 ปีที่แล้ว

      Abaay heeleey ama aboow heelow
      Waxaa laga wadaa ninkii hebel ahaa ama naagtii hebelaayo eheed

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +6

    Reer comment seetihiin

  • @FosiyoAli-l4m
    @FosiyoAli-l4m ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashar1053
    @ashar1053 ปีที่แล้ว +1

    Ciibadanaa sheekadan

  • @maryanmohamedaxmed-qf9si
    @maryanmohamedaxmed-qf9si ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @Risaalo-fn7zr
    @Risaalo-fn7zr ปีที่แล้ว +1

    Abyo farxiyoyy lambarkaga senkuhela abyo

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว +1

    NIIN XAASAN MALAAHA FARAAX LUGO BAADTO WAA XAYAWAAN

  • @HiboMaxamad-c2w
    @HiboMaxamad-c2w ปีที่แล้ว +1

    Waaba xaaran kunaaxa

  • @zulekhahussein4919
    @zulekhahussein4919 ปีที่แล้ว +1

    Wsc

  • @saqiqa
    @saqiqa ปีที่แล้ว +1

    Nin hantidada loma sheego gabdhow iska ilaaliya ciil badanaaa

  • @zamiramohamed1271
    @zamiramohamed1271 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nacala nin xun kutaalo ciil badana😒💔

  • @maxamednasra1184
    @maxamednasra1184 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @UmaRayaan146-rf2mq
    @UmaRayaan146-rf2mq ปีที่แล้ว +2

    Alla faxiyoy meshaad igaga goysay ciilkayga haben danbe ma sugi karo😪😪😪

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +2

    Wcl sister ❤❤❤🎉

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Wale wey ka shalaynayan

  • @farxiyamuse2575
    @farxiyamuse2575 ปีที่แล้ว +3

    Sorry Waka xumahy wax KU dhacay barwaqo lkin ayada doqon Ahed runtii maskinimadedu arkay

  • @shamsocali8472
    @shamsocali8472 ปีที่แล้ว +1

    sorry abaayo 😢😢😢😢😢

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Xage ayu kakenay maskin

  • @ashar1053
    @ashar1053 ปีที่แล้ว +1

    Nin a baalmaleh

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 ปีที่แล้ว +1

    Ar dad ki ahay jisarsana

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว +2

    Cilaay oo wey xanun weyna taan ku jes jeseyso alow yaa afka fujiya wasaq dheeh

  • @marwaahmeth6871
    @marwaahmeth6871 ปีที่แล้ว +1

    Laso dhakhso qeybta kle

  • @yasminmuqtar1229
    @yasminmuqtar1229 ปีที่แล้ว +1

    Maskiin abayo nabsiga waso dhahira

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +1

    Anaa u horeeyey waaw

  • @sacdiyaomar4726
    @sacdiyaomar4726 ปีที่แล้ว +2

    Ala ala aderki mala dilay aax ax aax yaaa aalllh wlhi ohina ceshan wayey sorry abaayo

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +2

    Awal dila aha kas xaram cunka

  • @HiboMaxamad-c2w
    @HiboMaxamad-c2w ปีที่แล้ว +1

    Waaba cid tuugo ah

  • @fatimaabdiaziz5058
    @fatimaabdiaziz5058 ปีที่แล้ว +2

    I😂

  • @NasroHusein-of3kz
    @NasroHusein-of3kz ปีที่แล้ว +2

    Meeel mcn kuguysaaa baayooy❤😂

  • @malie101
    @malie101 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waan xanagay 😠 😡 😤 😣

  • @naimabelel77
    @naimabelel77 ปีที่แล้ว +1

    Asc sister ❤❤❤❤❤❤❤

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ww

  • @fadumoabdullahi8514
    @fadumoabdullahi8514 ปีที่แล้ว +1

    Asc alla maxay gabdhaha soomaliyeed violant yihiin subhanalaah Ilahey xaqa haka soo saaro kaas

    • @hami6hadaf
      @hami6hadaf ปีที่แล้ว

      Habraha qaar xumaaa midaa waa hoyo noocee ah

  • @anisacimraan1938
    @anisacimraan1938 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @NaciimoCali-qj2cw
    @NaciimoCali-qj2cw ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @NasteexaJaamac-m3x
    @NasteexaJaamac-m3x ปีที่แล้ว +1

    ❤❤

  • @fatimaabdiaziz5058
    @fatimaabdiaziz5058 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤