Masha allah wiilkan yar waa fanan cod macan ku darsoo action kiisuna wa fananitii hore like baa calawaan lknse waxaan oranlahaa Mubarak ka har heesaha ku soo biir Xaga Diinta oo mu adam ka noqo masajidaha taasi bad ku heli kheyr aduun iyo aakhiro Hooyo adiyo aad baad u niyad wacantahay qurux iyo aqlaaqba ka vax fanka habaryar from hooyo rer Muqdisho
i dont mean to be so offtopic but does anyone know a tool to get back into an Instagram account?? I was stupid forgot the account password. I would love any assistance you can offer me
masraxay ciyaaleeyen heestii is dhex yaac bay noqotay, dhalinta waxa wacan in la baro masraxa asluubtiisa iyo jilista saxa, waa fawda waxani tv gu waa inuu u yeedho qof yaqaan soo saarista
Inta ila aragtay barwaqo iyo Mubarak inay kenen heesta like ta Hala baqaylina keep going bro old the best ♥️⚘🌹
Barwaaqo Qalanjo Wlhi Gabadhan Naftayda Aya Ka Hesha Caafimad iyo Cimri Dherer ayaan ku Rajayeeyay Hno ❤❤❤❤❤❤
Hhhhhh cv ga xarayso
Carab saalax 😂😂 ku hesto,qoftan
Mubaarak actoobar wiil yaro hibo leh, Keep going brother
Masha allah wiilkan yar waa fanan cod macan ku darsoo action kiisuna wa fananitii hore like baa calawaan lknse waxaan oranlahaa Mubarak ka har heesaha ku soo biir Xaga Diinta oo mu adam ka noqo masajidaha taasi bad ku heli kheyr aduun iyo aakhiro Hooyo adiyo aad baad u niyad wacantahay qurux iyo aqlaaqba ka vax fanka habaryar from hooyo rer Muqdisho
This song is classic it reminds me of happy days and happy times a million thanks to the singers
Kan yar walhi waa fanaan buuxa siduu u heesayo .agshanka qaabka codka isteylka mashlaah horu u soco
Waanba ka heley halkeeduu dhigay
Mubaarik Waa Actar Afka Buluug soo martey🥰
Barwaaqo qurux badan heeshii hore iyo kaban aad ugu sobaxeesaa😍😍😍😍😍
Dhibtaan kula nacayaa dhibtaan kula nacaayaa xasuus aad u xanuun badan ayey igu beertay ilaahay ha u naxariisto jeceylkeygii
Mashallah barwaaqo qalanjo way dhuubatay oo qalanjo dhab ah bay noqotay walle sidan ku wad
Old songs sang by young singers revives the song itself so it's not forgotten my thanks to Mustafa and barwaaqo
Heestan xasuus gaara ayay iledahay
Mashallah mubarak un vrai artiste
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
This kid can sing next naceem hilaac
i dont mean to be so offtopic but does anyone know a tool to get back into an Instagram account??
I was stupid forgot the account password. I would love any assistance you can offer me
AUN ABTIGEEY SICIID MIRE XAYDAR CAWALE AHMED NUUR UGAAS ♥️♥️
Wooooow heesta soo dhameys tira eesh calaa codad
Beautiful song & beautiful voices
Please use earphones waa wax kale wlahi 💛💛
The old songs is differant from the new ones is the old songs has meaningfull facts
So old songs is my foveriate
Mashallah inantu qurux badana 😍😍😍😍
Heeso waa kuwii hore markaa la leeyahay been ma'aha wallhi
Dareen ayaa ku galaya 🥺😭😭😭
Barwaaqo and Mubarak are real stars.
ASC MAANSHA ALLAH LAVADA FANAAN WAA COD WANAAGSAN YIHIIN LAAKIIN ABWAANKA HEESTA SAMEEYEY SHEEGA HADAYDAAN AQOO WAA (ABWAAN AXMED SALEEBAN BIDE )INSHA ALLAH THANKS
After fiska yaa daawanooyo hit the like button
Ani ani ani
Wax badan uqubadii kidib
♥️♥️♥️♥️♥️
Great voices
Well done 👍
Barwaaqo 💕💕💋
Fati Ana Adiga Ayaan kugu hysta
Barwako❣️
J aime cette chanson
Daganaanta ugu haboon baad leedahay bru mr October
Mashallah Mashallah Mashallah
Woow eesh calaa
Horta garta cid kasta qabiilka Doon ha ahaadee qabiil gaaraya gabooyaha ma hiro Somalia barta taariikdiina waxaa ku dacaystaa inaan ka dhalan lahaa wabiilka gabooye waana sheegtaa
Gabooye ama qabiilada soomaalida3 yesto taariikh wayn baa ka danbeesay markii gaaladii iyo gumaysiga yimid wadanka waxay arkeen dad farsamayo oo maanta soo saari lahaa Baabuur iyo dayaarado. Ayay qumayisugu magac xun ka dhigay qabiilkii Somalia ugu wanaagsan oo xornimo site you sameeyay waran gaashaan midiyo haan dusuud.Gabooye la aanteed somali ma jirteen3
heer sare qaalanjo iyo mubarik ogtober
Thanks 👍👍👍
Cajiib weeye wiilkani waa mucjiso kle
Qalow qalow badanaa Waa yaabe codka qofka la maqli maayo
Mashallah 👏😘🥰
Xasuustii siciid mire xaydar
Dhabarkaga igu qad dhangad wan ka fudude😃😃
Foosto wan ka culusee weeyi 😂😂😂
🤣
wooooow best
barwaaqo dadka heesaha aan lahayn baa qaada dadka kale heesahoodee. Adigu heesaad leedahaye kuuga qaad plz
Wxayari cod mcnaa Mukhtar
Saalax qaasan
3 jibaar kumisaan tahy markasay dhehee dhangad waan kafududee dhabarkaga igu qaad waa sheeko kale 🤣🤣😆😁😄
😂😂😂
@@nadarcali2379 waxaan maqli jiray saqiira suujis tabtii ayey wadaa 🤣🤣🤣😅😅
Barwaaqo walalay
Baryahan waxaa soobatey
Gabdho daba ku dhiigliyaal ah
Marka wiilka yar xanaga dilin
War nio fiska xadey war ma haysee 😂😂😂
This time 11:48 is 2020
2021 waxa ka hadhay 14 minute only
Are you Shia
Tag niyow hestiba naga sarte
@@habonsaed4047 xage jogta ta
@@ahmedliban7035 hhh muqdizhan jooga
@@habonsaed4047 xamar
Dhibtan kula nacaya dhibtaan kula nacaaya😔
fanaan tegey mubarak
Mubarak wax lagama qaban Karo fatuush
Wow afkiina caano lagu qabay
Mubaarik 👌👌
Kulahaa dhangad waan ka fududee dhabarkaaga igu qaad, Naa walaal miskiinka ha jajabin.
Salaan sare barwaaqo iyo mukhtar
Qatarizana waye yariiskan
Kuwani MEESHA hees kuma hayaan WAA Biliqeysteen codkooda midna Maba shabaho
Waa markii shanad een dawanayo
Wow cod macan qalanjo noolow waligaa
Naagtan heeska
NINKAAN WAA FANNAAN BUUXA
COD, LAXAN, IYO GOLE JOOGSI.
Heesti wey keneen
Kuma qaadikaro inanka yari wlley
Wxn dawaday hees kale ay wada qaaden Gabadhan iyo Farhan qaboojiye oo ah wiil kan ka sii yar hhh maxay Gabadha ugu aadiyaan wiilasha yar yar
Hestasna erayadeeda wxa ka mid ahaa adigaan ku jecelee kaalay araxda igu qaad tanna dhangad wan ka fududee dhabarkaaga igu qaad 😂 Barwaaqo qalanjo waa boqorad😍💝
Tried best but never will match with wailing voice of late ALRXM SACIID MIRE XAYDAR! 😭
His voice was unique
An ka maqna halka deya
M.a bowe horay usoco
Barwaaqo wanku wataa sis
Walow dhaylo aad tahay haddana la dhaqanka iyo ..... Wacantahay
GABOYAA MEESHA ISKU HELAY IYAA OO FANKA HIDDO U LEH
Mubaarakna ma gabooyaa qalanjo ogiye tubwec yare ayaan mooday markii hore
Farxiyo fiska ninkeeda
Heesta is the first two countries
Sxbw soo dhameestir fanaanin buuxda
Xasuuusin cajiiba
Jacaylkii Dhawaan gala
Dhaxal lagama gadhee 🤦♂️
Fanaanku macaluul badanaa dhabta waad saari kartaa walee 😂
😄😄😄😄dharkaaga igu qaad ayeyba taagantahee
You have misunderstood the meaning 💕💕💕💕💕 of the song Mubarak is a young guy he is not fat and obese
Nasra umadena ma tihid wa iga qosol sisay wlh lolz
Ninkan xiiqsan ma gabadhuu ku haystaa
Heesta halkeedi bay dhigeen
😋55jir guursatay 25jir alle ha igu simo maxaan wiil yar isku dhayi doona😍🤣🤣🤣🤣
Wakhtigan arag uun waxba ha layaabin
@@colmlander3447 fiska sota imika guursatay kan🤣🤣😅
Kumee xppti😃
😂😂😂😂😂😂😂 Sita 50 iminka isku qaday yariiska ma qoraalkagay aragtay
True legend two of you
shlom,waxan joogna talabib caasimada israel live happy newyear
שלום טודה שנע חדשים מה נשמה
@@husseinhandule3766 sxb raali nooqo inaa kuu caaya maa ahaayn lakin commentigaaga iga qosliyey raali nooqo😅😅🤣🤣🤣
@@gbgstar7316 wad mahadsn tahay gudoon ana intii cadhadu iga keentay wan delete gareyey mar hadan is garatey you are good man
@@gbgstar7316 delete garee sxb caydu ma fiicna
@@gbgstar7316 reer gureyceel ma ihi ,rr hargeysan ahay sxb
Haye bro inolow
Wiilkan yari ma gabooye baaa codkiisa lama arag cajiib iga dhe
Heersare iga dhe
Haa dauud xanfar wllkiibaa dhalay o heesi jiray isna
labadan ilahay cod buu ku manaystay heesti halkeedi bay dhigeen
Heesta laba bayd baa ka maqan lkn halkeedad dhigteen inaad dhamaysan ban se jecela lkn wa intad qaybteenuun
Qurux suuqa ayay taala
Barwaaqo udiyaar garaw 10 heesood oo aan kuu dhiibo markaan imaado
Dhugashada ku wacan tahay weeye.. Dhunkasho ha odhabina qaar baa yiraahda qaafiyada waa sax lakiin waa fawaaxish. Waa fanaan runtii buuxa
Ma carabta ayaa kugu tidhi?
Kacaakiit
By
Siciid mire dacar kinsi xaaji aadan caqaara rabow u naxariiso
Siciid Mire Xaydar weeye walaal Dacar maahan, aammiin rabbi ha u naxariisto fannaan cod dahabi ah lahaa buu ahaa oo cajiib ah.
Wa she cabdi wahaab ilaaho kalasi wolaad khaayr badan habaalyo habalyo xaasidku hadhinto kanaxow naftawaa hargeesa
Kayar ma isagaaba ku qadi kara wuba dhimane
gabadhu way kufsatay heestii walaahi labada wiilka yar keenay oo keenay
From. Guurka kufsiga fiska
Odayaashuba saw kuwa guursada hablhaha yar yar
Oo horta wiilkan yar ee catada ah gormu yimiid hargysa
Kkk
@@rahmahussein6666 hee maxaa ku qoslayeysa. Wllo 😲😂
Waba reer hargeysa wiilku
Bass cajayiba ba ku xidhan aaxadka
masraxay ciyaaleeyen heestii is dhex yaac bay noqotay, dhalinta waxa wacan in la baro masraxa asluubtiisa iyo jilista saxa, waa fawda waxani tv gu waa inuu u yeedho qof yaqaan soo saarista
Waar niyaw waban gursanaya qalnjo wan radine isuga
Is barwaaqo ready to marry you find out
Wiilka cod baa ku dhamaaday subxnlh wax saan ucod macaan ma arag
Daud xanfar aa ader uah walaalkiisaa dhalay
C
Kayar Ma aydhiin ba afka lagaga shubay 🤣🤣
Mayee waa balwada hadii aad aragto qof af madaw
Balwada ayuubku talax tagey
ehelu marqan weye sigaarka royalka hadad ku qayisho nocasad thy
@@zaamnews4717 xoolo tahay ilahay dadka isku sii uma sameeyn nacasow jahilkaa aah qof afguudan iyo dad af madoobaa waa joogan iyagoon balwaad laheyn
KKK alaylehe aydhiin bu cabay kayari
iga walee labo fanan ba is helay
Hhhhhhh afgambi MAA u ride barwaqo Wiilka markuu dhabarka kuguqaado
Maxa ciyaalka dhex dhigey inanta fananad ban modayee
Muusiga waa annoying