Deg Deg: DF oo qaaday talaabo wadnaha jartay Itoobiya & Ciidamadii ugu badnaa oo Diyaarad looga...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 มิ.ย. 2024
  • Warqaad Tube | Xogaha Qarsoon | Wararka Somaaliya |
    Subscribe | Share | Comments | Like
    Facebook: / warqaadmedia
    Website : Warqaad.com
    #WararkiiUguDambeeyey
    #WarqaadTube
    #DunidaIyoMaanta

ความคิดเห็น • 6

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 5 วันที่ผ่านมา +1

    Markii ay joigeen muxuu u sheegi waayay

  • @drmucaadmohamed2222
    @drmucaadmohamed2222 5 วันที่ผ่านมา +1

    Weriyahaan xasan shiikh miyaa lacag siiyey
    Xasan shiikh asagaaba soo gelinaya Ethiopia

  • @gureymax7639
    @gureymax7639 5 วันที่ผ่านมา

    Iyagaa raba iney shabaab siiyaan hubkaas ay sheegayaan si ay tuhunkii hore looga qabey isaga leexiyaan

  • @tawxiidabdullahi2927
    @tawxiidabdullahi2927 5 วันที่ผ่านมา

    Caqli hadu idinku dambeyo team nabad & nolol faraha ka qaada, ceeb & tala xumo intan ha idinku filnato. Balse qayanole ma harsado ilaa uu ku dhoco godki uu qoday, marka sii wada ila madaxweynaha ka cebobaayo.

  • @user-sg7qn9ie6d
    @user-sg7qn9ie6d 5 วันที่ผ่านมา

    Asc madaxweynaha hala sixirfuro waayo sidaan kuma caafimaad qabo waa layaab madaxweyne ciidankiisii baabi,inaya meytidii dalkiisa qabriyadooda faagaya horumarkii iyo guilihii dalkiisa is hortaagaya aan dhergeyn waxwalba khayaamaya isaga iyo xaaskiisii qaraabadiisii caruurtiisii isku raacsanyihiin madaxweyne dgegihiisa iyo afkiisu aanay is maqlayn balan lahayn meel walba oo caalamka shir kadhacaya taagan yaaab

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 5 วันที่ผ่านมา

    Misikiiiin xasan oo baryaya abiy axmed dal xaraashe dalxoreynmayo Miskiiiiiiiiiiiin Miskiiiiiiiiiiiin Miskiiiiiiiiiiiin Miskiiiiiiiiiiiin Miskiiiiiiiiiiiin xasan asagaaba duugaya eitopia