Foosiya Yuusuf waxay Tagi doontaa Madasha Doorashada ee Madaxweyne Hassan Sheikh yuu dooran doonaa?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @علبعلبب-ض1ي
    @علبعلبب-ض1ي 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waa abwaan axmed ismaciil qaasim

  • @snw9257
    @snw9257 3 หลายเดือนก่อน

    Wuxu ku badashay wax yar oo sandarero ah . Kabilow Tanzaaniya, Kenya ila iyo ciilwalaal.

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 3 หลายเดือนก่อน

    Mudane Fosiya waddankaa kuu baahan iskajoog, waqtigii Faraska lugu boodayey waad dhaaftay ee tusbax qaado.

  • @azalikTasfay-zd1yh
    @azalikTasfay-zd1yh 3 หลายเดือนก่อน

    waayaabnayee aaway dawlada lashegayo

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 หลายเดือนก่อน

    Salam wariyasha sharaftale runta iyo wadaniyada somalinimada badbadinta qaranka ciida wardiyeesa xaaqiqdi waa darode ilaa sayiidki naceeb badan oo ka iimanaya cadowga gumesta dabadhilif shisheyey somalidid intaa oo gashanbur ah dagaal caad nigulajirta unika somalida nasabka iyo xaaqa gulesandona waada gubabada iyo dhiirangalinta guul gobonimo ciidkaste wanag somalie kamuqata afka lagalaxishon maayo allah hanixafido darodwene

  • @abdilahicarshe6208
    @abdilahicarshe6208 3 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsan tihiin Nuur iyo Jama taageerada aan gabashada lahayn aad Foosiya isla barbar taagteen qofkastoo muwaadin ahna waa ku waajib, balse qolyaha guryaha ka dhisaya Nairobi u sheega in dalkeenii burbur san yahay dhaqaalaha ay Kenya gelinayaana looga baahan yahay wadankii!

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxwaayne Hassan Shikh godob buu kagalay halyeeyad xildhibaanad Foowsiya xaaji Adan Shacabka Soomaaliyeedna Sidookale godob buu kagalay. Madaxwaayne Hassan Shikh labada sano ee u hartay haloogu yeero Madaxwaaynaha Wadanka Kenya 🇰🇪 Mudane Hassan Shikh mohamoud sababtoo ah mar hadii uu u ola olaaynayo president Ruto miyaan loogu yeeri karin Madaxwaaynaha Kenya?

  • @kamalhussein5603
    @kamalhussein5603 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxy Djibouti hesho Somalia way heshay, okey. Somalia waxay hesho Djibouti way heshay so Somalia booska halo daayo

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 3 หลายเดือนก่อน

      Islaan somaliland gooni isutaageeda xambaarsan oo aan qarsan malugu aamini karaan iney matasho Somalia!!?

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 หลายเดือนก่อน

    War anagaa wax aragney maxaa ismaaciil calooleey nagu soo taagey ilaaheey balaayo haku dhacdee

  • @ibrahimissack3803
    @ibrahimissack3803 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hadii aan iskudaya inan kajawaabo yu kubadashay aniga jawabteyda waxaa waye iskuna day inad fahanta jawabta Bismillah horta mw xasan sheikh wuxuu doranaya dantiisa ee madoranaya qarananimada somaaliya sababta aan sas uleyahay aniga waxan ogahay jabuuti waa dowlada kaliya ee qaranka somaliya dhabarjabineysa kasobilawgii 90kii ilaa iyo manta jabuuti waa dal Somali ah hadana daris la ah qaranka somaliya oo hadana an doneyn in somaaliya ay wax noqota lugahedana kuistagta islamarkana kashaqyneysa in somaaliya kalaqeybisa marka caqliga salimka hashaqeyo gunanatka jawabteyda mw xasan sheikh qudhiisa diyar uma aha in dalku uu wax noqda oo danaha shisheya ayuu kashaqeya waa aniga oo ah Ibrahim issack joga Nairobi

    • @omarmohamed5120
      @omarmohamed5120 3 หลายเดือนก่อน

      Islaan xambaarsan gooni isutaaga somaliland oo aan qarsan malagu aamini karaa iney Somalia kumatasho African continent

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    DHUL IYO HAL MILYAN OO DOLAR AYUU SIISTAY XSM KURSIGA FOWSIYA MANA AHAN DJIBOUTI EE KENYA AYAA KURSIGA LA SIIYEY.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    DALKA NIN BAA JEEBKA KU RITAY OO MA JIRTO CID DHAHAYSA YAC MA JIRTO SIDA RA'IISAL-WASAARE AMA GUDOON BAARLAMAAN LABADAAS JAGO WAA MAQAN YIHIIN.

  • @abdirizaq1244
    @abdirizaq1244 3 หลายเดือนก่อน

    Dumarka Guryaha inee jogaan waaye.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 3 หลายเดือนก่อน

    Jamacow adigu islaantan damiin maka noqon kartaa khatarteeda !!
    Waxa ka imaan kara hogaaminteeda, gooni isu taagga somaliland xambaarsan !!!

  • @podcasterdifo
    @podcasterdifo 3 หลายเดือนก่อน

    Reerka ay tahay aawadeed ayuu xasan ku diiday midowga africa haday qabatp iyo xaalka maanta somaliland ku sugantahay oo ah ictiraafkii oo dhow fosiyana arimahaas ayay ka shaqaynaysaa bay is leeyihiin ismail ayaana cabsidaa galiyey

  • @cadadleyNews
    @cadadleyNews 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac galad ma ogtahay gabaygaa sayid uu utiray qaasiin waa foosiya Adeerkeedii labaad abnaaqaasin waa daeerbkeed eebaadh

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    ARINTA FOWSIYA WAXAY CADEYNAYSAA SIYAASADA LAGU HAGAYO DALKA OO AH MID SAQIIR AH OON HADAF IYO HIIGSI MIDNA LAHEYN

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 หลายเดือนก่อน

    Jabuuti wexey hesho soomaali ayaa heshey, ok Soomaali waxey hesho sow jabuuti ma helin? Maxaa loo diidey in la wada tartamo?

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa uu ku badashay in ay is qarxiso waayo shalay bey aheyd markuu is qarxiyay Ex xildhibaan badbaado waayelkii reer qiyaano

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO 3 หลายเดือนก่อน

    Boggii midowga afrikaba haddii laga saarey xaaladdu wey adag tahay

  • @Raeeerwaamo1
    @Raeeerwaamo1 3 หลายเดือนก่อน

    Goesiyo eaa gabadh soomaaliyeed oo hankeeda sareeyo in sidaa loo bahdilo ma mudna xasan dherkh walad ween buu sameeyey

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    XINIINYO LA ISMA AMAAHSHO EE DAL KASTA WUXUU U OLOLEYNAYAA MUSHARIXIISA LKN MA JIRTO DAL MUSHARIXIISA KA OLOLAYNAYA XSM MOOYEE WAXAANA CAD INAAN HADAF IYO HIIGSI SIYAASADEED AYNA LAHEYN DAWLADA XASAN SHEEKH.

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 หลายเดือนก่อน

    Ileen ceeb loomadhinto xasan Sheekh waxkasta miyuu gadan, Ilaahay heyna usturo😢

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    SANBALOOSHE ISAGAA QALBI DHAGAX KASOO QABTAY GAALKACAYO BEENTANA U SHEEGAY M.WEYNE FARMAAJO LKN IDINKU NIN BAAD CALMATEEN OO AH FARMAAJO.LKN WERIYE A.XAAFID AYAA KASHIFAY QALBI DHAGAX LAFTIISU WAA OGSOON YAHAY.

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 3 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga suubso waxaad kuhadleeysid ufiirso jaamac nin qabiilku diloooday ayaat tahaye

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb 3 หลายเดือนก่อน

    Adeerow Norwegian petroleum compagnie iya fowsiya halisweyn ku tahey wa xududka kenya maritime bodars

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 หลายเดือนก่อน

    Qalbi dhagax waaba jaasuus isaga ayaana qayb ka ahaa dhiibistiisii film dawladdii fatmaajo loo jilay ayay hayd Sanbaloolahe iyo Axmed madoobe ayaan directors ka haa.

  • @AbdikadirBarake
    @AbdikadirBarake 3 หลายเดือนก่อน

    You are wrong

  • @abdirahmanhandule7861
    @abdirahmanhandule7861 3 หลายเดือนก่อน

    🐳🐬🐋