DEGDEG SHIRKA DAAROOD WAA IN LAQABTO,SIYAASIYIINTA DAAROOD WAXAY CADAW KUYIHIIN QABIILKOODA,XOG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • DEGDEG SHIRKA DAAROOD WAA IN LAQABTO,SIYAASIYIINTA DAAROOD WAXAY CADAW KUYIHIIN QABIILKOODA,XOG

ความคิดเห็น •

  • @dopityyuotu
    @dopityyuotu 7 วันที่ผ่านมา +7

    great great point brother

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 7 วันที่ผ่านมา

    Guul guud ahaan D5 gaar ahaan Harti Koombe guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK DDS D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NadifaIsse
    @NadifaIsse 7 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallah tabarakallah wallahi Waa fakarka aan aaminsanahey horgal darood Waa kan ina diley ha la qabto❤

    • @laylosiciid781
      @laylosiciid781 7 วันที่ผ่านมา +1

      😊9

    • @alifarahmohammedfenten-ll6dl
      @alifarahmohammedfenten-ll6dl 7 วันที่ผ่านมา

      A.farah​@@laylosiciid781maashaallaah afkaga caano & lagu qabay, waad asiibtay.

    • @CabdinasirMaxamud-k5t
      @CabdinasirMaxamud-k5t 7 วันที่ผ่านมา

      Darwiishyarre caawa,ayaan,ku taageeray,in,aad,tahay,darwiish,dhab,ah

  • @axmaddeeqc69
    @axmaddeeqc69 7 วันที่ผ่านมา +3

    masha Allah wa darood ismacil guleysta

  • @ashofarah3924
    @ashofarah3924 7 วันที่ผ่านมา

    Manshallah guul iyo gobonimo D5 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 7 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah guuleyso keep going geesi ❤❤❤

  • @CfataaxMaxamuud-u5n
    @CfataaxMaxamuud-u5n 7 วันที่ผ่านมา +1

    Allah aya nawada abuuraay midna mid waxmadhero dhiigena & jinsiyadenu waa somali somalinimo diin dal dad wllo kunahay❤❤❤❤❤❤

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 7 วันที่ผ่านมา

    Waa sax fariid ❤❤

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 5 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaah. Habo. Illaahay. Haku. Barakeeyo. Wax garadbaad tahay

  • @CumarMuxumad-n3w
    @CumarMuxumad-n3w 7 วันที่ผ่านมา +1

    Cumar muxumad

  • @CabdilaahiDheeg-e8y
    @CabdilaahiDheeg-e8y 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaalah waarti saxah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 7 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi Darwish , guul odhaah dhab ah xaqiiq ah😅❤😅,

  • @abdulahiali896
    @abdulahiali896 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daarood nimo guuul❤❤❤❤❤

  • @MohamedAbdirahman-w4x
    @MohamedAbdirahman-w4x 7 วันที่ผ่านมา +1

    Siciid Dani Dhibka haka Daayo SSC Khatumo State D5 Ma Ogola In SSC Khatumo State La Fara Geliyo Gaar Ahaan Sicid Dani

  • @iiillltt
    @iiillltt 7 วันที่ผ่านมา +1

    Kabtan caduun wall soomalidu waxay tidhaahdaa tiisaba daryeelaa tukale kudara guriga daarood mar kuu dhismo baan guri kale wax kaqaban karnaa.markaa xaq baad uleedahay inaad tolkaa saxdid❤❤❤❤❤

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 7 วันที่ผ่านมา +2

    Runtii waad saxan tahay aniguna waan kugu raacsanahay, siyaasiyiinta Daarood waa dad danaystayaal ah oo aragti gaaban oo weliba isla weyn.

  • @mohamudhabib4791
    @mohamudhabib4791 7 วันที่ผ่านมา

    Very true

  • @XamdiGureyXamdiGurey
    @XamdiGureyXamdiGurey 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hartiguuuuul🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪🐎🐎🐎🐎🐎🐎

  • @YasinMuse-x2u
    @YasinMuse-x2u 7 วันที่ผ่านมา +4

    Please Ka dhiga: shirka daarood iyo ciise, saas ayaa ila qurux Badan .

    • @Iban-w9l
      @Iban-w9l 7 วันที่ผ่านมา

      Maasha allaah

    • @bby6
      @bby6 7 วันที่ผ่านมา +1

      Wa runta brother ciise darood waxey amin sanyihin ciise inay yihin walalo same blood same culture same religion darood walal kale maku laha geska Africa an ka ahayen ciise hartina intisa badan ciise ba na dhalay runti

  • @iiillltt
    @iiillltt 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa sax waa in shacabku iyo isimadu xal kagaadhaan ragaa siyaasiyiinta,ah ee dantoodu uga horayso ta beeshooda😢

  • @SubeerSiciid-t1r
    @SubeerSiciid-t1r 7 วันที่ผ่านมา +1

    Siyaasi darood waa ugu qab weyna Abdullahi yuusuf wuxuu aamin Sana inu darood yahey oo wuu ku faani jirey

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา

      alle haawnaxariistee ma ahaayn adeer nin aaminsan daarood beenta jooji kuwii maxamed siyaad bare ladagaalamay ee itoobiya ugalay buu ahaa adeer ninkii sool bixiyay buu ahaa ee dhaafsaday inuu maxad waaynaha soomaliya noqdo taariikhda been haka sheegin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา

      Qabyaalad iyo qurun laguugu buufiyey Kaa dhagaysan maayo

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา

      beentaad jeceshahay waxani waa taariikh mabadali kartid adeer qabyaalad maaha taariikhdu cidna ma badali karto

    • @jinniiyojaan
      @jinniiyojaan 7 วันที่ผ่านมา +1

      Cadulaahi yuusuf wa ninkii haawiyaha ku soo celiyey gaalkacayo, markaana u gogol xaadhey kala qaybinta magaalada

    • @jinniiyojaan
      @jinniiyojaan 7 วันที่ผ่านมา +1

      Ka dibnna waxa taageray faking faroole

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 7 วันที่ผ่านมา +1

    Shir bandana 😂😂😂

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 7 วันที่ผ่านมา

    💯

  • @Annharbor
    @Annharbor 7 วันที่ผ่านมา

    Exactly, waxba ma bartaan.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 วันที่ผ่านมา +1

    Caqliga kdacun rayiga waa mid hapon Dalka waxaa difaco waa Dhalinyaro kuwa nidamka 34 sano Cadowga uu qaar uu khawarij kuwa horgala u Adeego,Deni maanta isaga Halkii AUN Cadbdullahi yussuf gursigii Darood laga haga jiray ayuu hayaa shalay ladcanood maeki dagalki xasuuqa ah ee shirkii Somali wada ogeyd ee 3geysood Djibouti uu Cadowga Somali weyn waa in Gelle uu HSM 70 ka milyan ee dhaqalihii dalka in lagu xoreyo Badii oo reer Galbeydka heshiskii khiyanada ahaa ee Burcadd badeeda ee ujeydka foog ee khawarijta Dacish iyo kuwa maanta buraha loogu tagay iyaga ayaa wada malgalin iyo zaad Cidanbo u soo dajiya hubkoodi dugga iyo Sunta eey badda kusoo qubaan Farmajo uu Darasad gudiyo Aqoonta sharciyada leh uu dib u eegis loogu sameyay ayaa uu cusbonisin ti kajaray.dhaqalihii HSM oo ah mid galada uu sujuda horumarin loo siiyay ayaa muse dhiigyacab Ina Gelle oo dhiga beshisa canfarta kaiibsaday ahaana ninki deganada SSC ninki Tigreda kulataliyay in SNM loo qabto Isagoo Aragtii Cabdullahi Yussuf AUN isaga Adan Gabayow eey intas oo shir oo ina cumar Gelle Darood oo dhan uu hal Qoontaha in lasiyo uu so jediyay eey kadiideyn.Deni Tukaraq ayaa xiligi hore ee la doortay eey khawarijta soo gartay qarna Bari Galkacayo ayaa eey kawadeyn dilaal qorsheysan.Hartigii ladhex galay ee kooxba meel lagu xirtay ayaa 17sano nasrigi Allaha weyn soo dajiyay Puntlaand oo shacabka bellaha oo dhan waa eey wada gurmadeyn,Deni Afka ayuu katageray madama isagabo uu kujiro in gursiga uu difacdo.Kuwa Firdhiye khaladka kulatalinayo Deni ayaa shalay rag kaqiimo badan isagoo cidna aan latashan Muqdisho u diray Gelle waa uu kutsgeray waayo 3sano.ayaa waxuu sheegay Deni in uu Farmajo xilka kaqaado uu xoog xoolaba uu kubixiyay.Darsi ayaa laga bartay.Cerigaabo Issaq nabadeda Deni afki uu kayiri ma'ahan mid laga ogalanaayo Cerigabo.waa Degaan Harti /Darood inta kale ehelnimo ayaa eey kujoogayaan.Farmajo in uu kadar isaga siyasintii dalka muda badan u soo talineysay waa in Gedo uu mamul.Amni horumar uu horsed ooga noqdo waa in dagal buura uu Kalmo kusaleysan Aqoontisa uu dhaqalo kudeeqa.

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 7 วันที่ผ่านมา

    Nin yar hadana wayn masha Allah

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 7 วันที่ผ่านมา

    Qoomiyada daarood Ismaaciil guul

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 7 วันที่ผ่านมา

    Deni waa Geesi geesi Dhalay ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 7 วันที่ผ่านมา

    Maahee Hawiye wuxuu aad u helaa doqomo uu Daarood u isticmaalo laakiin Daarood mahelo doqon uu Hawiye u isticmaalo.

  • @TalyaaniAxminsterAhmedtalyaani
    @TalyaaniAxminsterAhmedtalyaani 7 วันที่ผ่านมา +1

    Geesi Geesi dhalay sxb
    Afkaaga caano geel laguqabay
    Wa runtaa

  • @MohamedHassan-d5w
    @MohamedHassan-d5w 7 วันที่ผ่านมา

    Farmajo cadaw Kuma ahayn majerten ee waasiyasiyiin bay is hayeen

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา

    Qaran iyo isma qaadan karaan
    Hadaad Qabiil si gaar ah u xabaarsato Qaran waad kala takteen
    Qabiilku wuxuu ka midyahay Qabiilada kale marka la isu geeyana waa Qaran

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 7 วันที่ผ่านมา

    No more mandates government to give legitimate in Mogadishu 30 years sanctions.it’s enough no more going to Mogadishu

  • @halimaali653
    @halimaali653 7 วันที่ผ่านมา

    No more!!!

  • @TufaahWarsame-x2k
    @TufaahWarsame-x2k 7 วันที่ผ่านมา

    Shireeynaha Daarood waa muqadis.

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 7 วันที่ผ่านมา

    Caasimadda Somalia 🇸🇴 waa in Garoowe lakga dhigaa ama Galkacayo haddii kale iskak daba wareegan ayaa lagu jirayaa! Xamar waxba kama soo naasa cadda ARSENAL🏴‍☠️🥷🏼 hadaysan qabsan ayaaba nasiib ah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 7 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad guuleyso sax weeye ❤🫶😂 ?
    Meel noo roon mahahan daroodow war hooy jooji arinkas

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 7 วันที่ผ่านมา

    Sababta cadaawada loogu qaaday cadaawada aniga kuu sheegayo nin yar baad tahay wax badan ma ogid Siyaad Bare Darood xiligii ugu dambeeyey ayeey tageereen kuligood way la safteen, sidaa ayaa looga aamin baxay, Siyaad Bare wax qabyaalad ahayn kuma uusan maamuleen 10kiisano ugu dambeesay wax aan qayaal ahayn hadii uu ogaa iyo inkale

  • @DaauudabshirDaauudabshir
    @DaauudabshirDaauudabshir 7 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiqa aya manta shegtay wlhi

  • @Libbaax
    @Libbaax 7 วันที่ผ่านมา

    Alxaqiiqa

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 7 วันที่ผ่านมา

    Farmajo was number one enemy in punt land state

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 7 วันที่ผ่านมา

    Shirkii wuu soo gabgaboobey ee soodaa qodabadii

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 7 วันที่ผ่านมา

    Umada daarood cadow badan ayuu leeyahay daarood waa laysku sixrey waana leysku dirikaraa si fudud ayaa laysugu duftaa daarood waa umad soomaaliyeed oo aad uwanaagsan soomaali oo dhana waa udaacad iyagaana soomaali uroon daarood waa dowlad soomaalinimadu ku weentahay iyo calanka buluuga ah soomaaliya daarood hadoorato isagaa soomaalida guul uhorseedi Kara soomaali waxa badbaadinkara ilaahey iyo daarood oo dawlad soomaaliyeed daacad u ah soomaali diidka hadhaco soomaaliya soomaali baa leh hanoolaato soomaaliya wabilaahi towfiiq

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 7 วันที่ผ่านมา

    Darood marna kalatagi maayan balse Rayiga iyo Siyasadda waliba xiligan Gacmo.badan oo kuwi shalay ladumi badi good qey wada ahaa ayaa dadka kala geyaa balse dhiga dhalashada madhaamato.

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 7 วันที่ผ่านมา +2

    Caduun Eedo waxii dhiqa kadheerow

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 7 วันที่ผ่านมา

    30 sano cunaqabateen mugdisho dawlad walbo aan dhisno way cunaqabateen bay nadaartaa waa in magadisho caasimada laga wareejiyo markaas ayaan Somali way dhamaatay federation baan qaadaney

    • @Jalley00052
      @Jalley00052 7 วันที่ผ่านมา

      Intee la geyna marka? Muqdisho wa caaasimada umada soomaliyeed cid walba oo soomali ahna wuu ku noolyahay wuuna ku noola karaa, lkn magaala sidaasa miya la hela wa May!

  • @Iban-w9l
    @Iban-w9l 7 วันที่ผ่านมา +2

    5D hadeynu nahay wa inaynu dorano ex Prime Minister Minister and senator Maxamed abdi yusuf in aynu u caleema saarno xilka maxweno ee Somalia ama madax weenaha hada xilka puntland hayo madaxweyne dani xafidullaah

    • @Abdirizak-z5f
      @Abdirizak-z5f 7 วันที่ผ่านมา +1

      Xabiibul Malaayiin FARMAAJO ayaa hada suuq😂 leh oo gadmaya ina adeer Maxamed Cabdi Yusuf markale inooga dhig

  • @museosman8296
    @museosman8296 7 วันที่ผ่านมา

    Wiilow gudbi waryii jaajuuka ah ee sl iyo hoolay iyo xasan dhiiqo u shaqayn jiratay maxaa geeyay furinta hala soo cayrsho

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 7 วันที่ผ่านมา

    DAAROOD= lo’ GISI = Buffalo 🤣🤣🤣

  • @DaauudabshirDaauudabshir
    @DaauudabshirDaauudabshir 7 วันที่ผ่านมา

    Buland iyo jubiland ayaga aya samayay cadawda cadayna anaga uhayna waxana bilabay inacali gaas oo ushaqanayay shisheye waxakusobiray axamad madoobe ooushaqanayay shisheye waxa kisobiray dani ookaxuma dhaman buland iyo juloyinka dawlad maogola ogada

  • @naciimomuqtar-qs3xk
    @naciimomuqtar-qs3xk 7 วันที่ผ่านมา

    waahadalsax ah dani markuu xamar madaxweyne kanoqdo buukusoo jeesanaayaa budlaan hadakahortag oo wax usheeg

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 7 วันที่ผ่านมา

    Siyaasiga daarood waa fulay yaqaan dhibe ah waxay qabaan cudurka Stockholm syndrome ee qofku uu dabada u dhaqo cadwgiisa

  • @bby6
    @bby6 7 วันที่ผ่านมา

    Darood majority waxey ahayen mucarad siyad bare alaha unaxariste kaso horjeda xata belweynta mareexan sade ba ka hor yimi runti hawiye beenta waxey modan inay darood siyad bare lawada jiren maya sida ma aheyn runti

  • @TahiraAdam-g7o
    @TahiraAdam-g7o 7 วันที่ผ่านมา

    Daarood ke

  • @AbdulqadirAbdullahi-u5q
    @AbdulqadirAbdullahi-u5q 6 วันที่ผ่านมา

    Jooji inaad hadda kahadasho khilaaf cubsub oo daarood dhexdooda ah,Dagaal kale ayaankujirnaaye, khilaafku waaa wax dabeecadda Bini’aadamka D5 wax isuma oggola waxna looma oggola”sorry”

  • @codkashacabkasomaliweyne1361
    @codkashacabkasomaliweyne1361 7 วันที่ผ่านมา

    Caduunoow nin siyaasi ah oo darod ah waa cadaw ah lkn isaaq iyo hawiye

  • @Umo580
    @Umo580 7 วันที่ผ่านมา

    DAROOD SIYAASI GIISU WAMID RAALIGELIY DADKAKALE TOLKIISN BAHDILA SHARAF NA KARAADIYA DADKA KAEL

  • @mikejoseph6895
    @mikejoseph6895 7 วันที่ผ่านมา

    30 sano cunaqabateen mugdisho dawlad walbo aan dhisno way cunaqabateen bay nadaartaa waa in magadisho caasimada laga wareejiyo markaas ayaan Somali way dhamaatay federation baan qaadaney punt land

  • @MursalJaamac-z5g
    @MursalJaamac-z5g 7 วันที่ผ่านมา +2

    Qabiil baa ka hadashaa weligaa umadda Soomaaliyeed ee muslimka ah ha isku dirin.
    Wixii wanaag weliba nabadgelyada ku boori.
    Dadka muslimka ah ee isku diro qayb baad ku yeelanaysaa.
    Xaliye from Garoowe.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 วันที่ผ่านมา

      Siyaasiinta ayaa isku Diro Qabiilada oo Danahooda Ka Dhex arkay

  • @hashiali689
    @hashiali689 7 วันที่ผ่านมา

    Wax xaq ah ayad ka hadlayasa somali mid ah hadii lawayey maxaa iidiiday dadkayga inaan mideeyo waa nasiib dari malin kasta midkena inan inagu dadka kale ugaso horayno malintay dhananatona yaa darood ahay gaadho sow waxad adiga sababtay maha mida kale maxaa dhulka darood uun dulaanka logu yahay sow siyasad xumada darood waxan mesha oolin raadinteeda cidina rabin siyasadinta darood dhaman waxay jecelyahiin inay shisheyaha iska dhadhiciyan iskana dhisaan waa fcnan lahayd somali meel uwada jeeda cadalad iyo sinaan wadaniyiin ah inlahelo lkn dadkan maha dad donaya somali mid ah marka sowmaha inaad danahaga iyo dadkaga utashato awood midaysan iyo horumar adigu udoonto una tashato siaad naftada dalkaga iyo dadkaga ubadbadsato intii cadow ku fagan lahaa tariikhda waxba laga bartaa meshii uun lama tagnado xaqiiq dhaba ayuu kabtan caduun ka hadlay masha allah allah ha barakeeyo waa wiil dhalinyar lkn kuwo badan oo aqoon sheganaya iyo iyo khabiiro ayuu ka fcnhy masha allah hanoo barakeeyo Aamiin Aamiin yaa allah

  • @thechosenslave3543
    @thechosenslave3543 7 วันที่ผ่านมา +1

    Brother… dhulbahante… used harti as gift card once and wiped it clean and shit on it…. No matter how many times they swipe that harti card again… it has already being depleted and abused … if you really want help them ask them to join Puntland like our warsangali brothers agreed to unit Sanaag region with puntland according to my father who was privy to the last inter clan discussion and we will help. I am sure they would rather go back to Somali land then join us…..Otherwise, trust me you will not see all harti fighting again as one unit along side dhulbahante ever again .. they are not worth the risk . It is over bro…

    • @Libbaax
      @Libbaax 7 วันที่ผ่านมา

      Sxb dadka ka isku xambaarin. Farta ku fiiq fataalyaasha xassan dhiiqo leefleefaya iwm

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา

      kkkkkkkk xasan yaa keenay soow danay xaarwalwaal iyo axmed geeda naar maaha maxaa hada looga ooyayaa farmaajo oodaarood ah maanay ladagaalamin

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 7 วันที่ผ่านมา

      danay xaarwalwaal baa xasan xabaalo qote keenay sidii naag masaayrtay ila masaayr lagaa yeeli maayo ooy uun

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 7 วันที่ผ่านมา

    Waryaa. Dani waxqaldan masamayn waxa laguhayystaa magaca puntiland nacayb looqabo adna calankoodaa kuusaaran dhiillaawayahow

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 7 วันที่ผ่านมา

    Wcs wrx wbk

  • @CabdifataaxBashiir-c4i
    @CabdifataaxBashiir-c4i 7 วันที่ผ่านมา

    Clanki kismanyo meee

  • @hooyoali8142
    @hooyoali8142 7 วันที่ผ่านมา

    Siyad bare daarood ma ahayn ee Madigaan marexan sheegato buu ahaa baa layiri

  • @zeinabosman7241
    @zeinabosman7241 7 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk and

  • @MahdiQaran-x3t
    @MahdiQaran-x3t 7 วันที่ผ่านมา

    Trump qabiilkisa wax ma siiyo miyaa

    • @Iban-w9l
      @Iban-w9l 7 วันที่ผ่านมา

      Awal baan laguug badan ahaa, oo is wada leege,
      Haddii anigu aan liito oo, yarehe laadlaado
      Meeshan iyo Luuq baa tolkay, ladani yaallaaye.
      Liisaanka kaa yimid hadday, laydhu kor u qaaddo
      Ay laliso wuxuu gaarayaa, qoon libaaxyo ahe
      Mar haddii Suldaankii labaad, soo lallabo weerar
      Sidii laxam baruur iyo hilbaha, loo karshaad noqone,
      Adaan lumin mar keliya baan sidii, aarka kuu liqiye.
      Haddii aanu kaa lumin caqligu, waad i laab garane.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 7 วันที่ผ่านมา

    Siyasinta darood dalkoda iyo dadkoda bey difacan Warya kabtan cadduun land dhilada kudhashay was ha nabsin Siyasinta darood wey ka sharaf badan yihin mana gardi ado afkaga bijada uag waradka was

  • @yasminey8690
    @yasminey8690 7 วันที่ผ่านมา

    Hamza ayagoo ku bilaway cadawnimada siiba hartiga isagoon 2bil joogin waa tay lahayeen waa marxuub ee hartinimada yey ku qaadin

  • @khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah
    @khadarIbrahimsiciidkhadarIbrah 7 วันที่ผ่านมา

    Waarun taa