Gabadhan yar wan iska jclhy illhy Amarkiiz heesta ay wiilkan isla qaaden aad ban u jclhy "Ku riyaqay ku riyaqay Suhaybow ku riyaqay maankan ku raacshay😘🙏
Wooow horta labadan Fanan So dhawadana ayan Leenahay sido Kle Faadumo riyaad Wll Aan Si daacada u jecelahay Horta M.Allh Barnaamij Ka Macan Weli Man arag Taasina Waxa Ka Denbeysa Uun Ban Odhan Kara Fadumo Riyad ❤Rahma Iyo Suhaib Na Barnaamijka Way Shiden Run Ahaanti M.Allh Farxd Ayan Idin Rajynaya Dhamntiinpa Rahma Aan La Yara Kaftame (Ereyga Aha Waxd I Odhaahty wllhi Waa Iga Run Eh Anigayga Ayan Ku Hadla Oo Isla Yaapa Aad Bu Somaligygu U Adegyhy Waana La Iga xaraabsadana Wllhi Dee SchooL baynu Wada GaLi Faadumo MacaLimad Ka Tahay😊❤❤😉Thnk You All Of You
waxeynu ku faani jirney in aynu nahey dad islaam ah oon xitaa abtirsiintooda laga heleyn awoow gaal ahaa balse haatan wllhi somalida werwer weyn ayaa iga haya sidan hada aan ku socono ee ah xilli culumadii ay iyagii isku mashquleen dawladiina kursi iyo xukun xooga saartey fanaaniintii iyo dadka dhaqanada xunxun wadaana bateen oo la gaadhey xitaa in lays qaawiyo oo lays ruxo iyadoon la cabsaneynin lana xishooneynin maxaad u maleyn kartaa 20 sano kadib sidee ay somali noqon dontaa.waxd arki dontaa gaalo badan oo somaali ah iyo khanisiin somali ah hadeynaan manta wax ka qaban .inta aynu maanta leenahey naag isa soo qaawisey horey u soco waa inta ay xumaantu badaneyso dhamaanteena waa layna halaagi ku wngsan iyo ku xunba .wllayal maanta aynu baraarugno oo aynu fasahaadka iska qabano. inta aynu dhaldhalaalka aduunyo ku maqanahey dad ayaa ka fikiraya sidey inoo baadiyeyn lahayeen oo ay safka ehlu naarka inoogu soo dari laheyn . kuwa saxsani ha saxaan kuwa khaldan
heesaha waxaa ka macaa quraanka The best person ever
The most knowledge able and the most shine all crrated
prophet Muhamett scw scw😘😘😰🥰🥰
Songs point to your problem But the Qur'an solves your problem
Reer Djibouti ismuujya ✌✌🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Wwww machaallah 🥰my fav rahma Hassan and souhaib also fadumo❤ keep going guys from jabuuti jaano 🇩🇯
Rahma Hassan & Suheib Yare-Two Of The Best New Generation In🇩🇯 And All Somali Artists👏❤🙏.
Walke iso boqo
th-cam.com/channels/8zb1PmawwII9CJMK6PI4Qw.html
Walahi gabadhan naturally hving nice sound and her vocall cord is good
Raxma wn wataa masha allh waa qof qalbi wngsan somaliland u hees indr quruxeey
Aawale Aadan Oo yar Suhayb🙌
Nos deux les légendes djiboutiens vous êtes talentueux continuent ensemble
Fabuleuse chère artiste Rahma😘❤ y Souh 😍
Awale deux mon frere et soeur bon voyage hargeisa vivre le pays de mon pere et celle de maman Djibouti 🇩🇯 ♥
Wll intas afsomali ku qor bal😂
Awale 2 wllkay iyo wllashay safar wacan hargeisa hanolato wadanki abahay wadanki hoyaday wa Djibouti 🇩🇯
RaHma Hassan ND suHayB yarE amazing voice 👌 ❤
Boqoradeyda fadumo riyaad iyo raxma iyo suhayb💋💋
Top voice rahma hasan....🥰😋
Gabadhan yar wan iska jclhy illhy Amarkiiz heesta ay wiilkan isla qaaden aad ban u jclhy "Ku riyaqay ku riyaqay
Suhaybow ku riyaqay maankan ku raacshay😘🙏
Nos deux légende djiboutien continuent ensemble 🥰❤🇩🇯
Rahma iyo suhaib mashallah vous êtes talentueux 😍😍😍😍
Speak somali
Maha
@@cabdalecabdi5532 😂😂😂
Hala hala rahma I love u arabic song 🎵 ❤️❤️
Nin ku waa xishoonayaa
Labadan dumarana kama qasno adunyo gudoon walee
ayy my favourite rahma and auhayb 😍😘
Rahma Farah❤️ and suhayb legend
A vrai le voix de awaleh machallah
Wooow horta labadan Fanan So dhawadana ayan Leenahay sido Kle Faadumo riyaad Wll Aan Si daacada u jecelahay Horta M.Allh Barnaamij Ka Macan Weli Man arag Taasina Waxa Ka Denbeysa Uun Ban Odhan Kara Fadumo Riyad ❤Rahma Iyo Suhaib Na Barnaamijka Way Shiden Run Ahaanti M.Allh Farxd Ayan Idin Rajynaya Dhamntiinpa Rahma Aan La Yara Kaftame (Ereyga Aha Waxd I Odhaahty wllhi Waa Iga Run Eh Anigayga Ayan Ku Hadla Oo Isla Yaapa Aad Bu Somaligygu U Adegyhy Waana La Iga xaraabsadana Wllhi Dee SchooL baynu Wada GaLi Faadumo MacaLimad Ka Tahay😊❤❤😉Thnk You All Of You
Markuu inanku hadlayo yaan laga dhex gelin
mar kale nosoqabo raxma walhi wan jeclahy raxma xasan🥰🥰
Legends suhayb yare vs rahma hazzan
Faadumo riyaad best reporter inta ila taageerta is muujiya👍👍👍
rahima et souhayb buzou. walalya long laiv
Woow le même voix de awaleh aden casri ❤
a vrai dire bro shb vos voix semble 100/100 celui de awaleh aden
Suhayb yare iyo raxma xasan ku soo dhawad hargeysa caday
Raxma iyo zuhayp yare plz nd plz somaliland hees uqaada idinkona hees uqadin hanaga noqonin🙏
Souhaib ce un petite Awaleh vrm tu ressemble le voie Awaleh Aden hambalyo horay u soco souhaib yar avance vs deux 🔥👏🔥
Wlhi suhayb yare Waa isku cod cawaale Adan fanaaniinta Somali wayn 🇸🇴❤
Soo dhawaada ehelkayagii walaalaha jabuut gacmo furan
waxeynu ku faani jirney in aynu nahey dad islaam ah oon xitaa abtirsiintooda laga heleyn awoow gaal ahaa balse haatan wllhi somalida werwer weyn ayaa iga haya sidan hada aan ku socono ee ah xilli culumadii ay iyagii isku mashquleen dawladiina kursi iyo xukun xooga saartey fanaaniintii iyo dadka dhaqanada xunxun wadaana bateen oo la gaadhey xitaa in lays qaawiyo oo lays ruxo iyadoon la cabsaneynin lana xishooneynin maxaad u maleyn kartaa 20 sano kadib sidee ay somali noqon dontaa.waxd arki dontaa gaalo badan oo somaali ah iyo khanisiin somali ah hadeynaan manta wax ka qaban .inta aynu maanta leenahey naag isa soo qaawisey horey u soco waa inta ay xumaantu badaneyso dhamaanteena waa layna halaagi ku wngsan iyo ku xunba .wllayal maanta aynu baraarugno oo aynu fasahaadka iska qabano. inta aynu dhaldhalaalka aduunyo ku maqanahey dad ayaa ka fikiraya sidey inoo baadiyeyn lahayeen oo ay safka ehlu naarka inoogu soo dari laheyn . kuwa saxsani ha saxaan kuwa khaldan
Xaqiiiiiq wllo
Awaleh Pro Max ❤️
anshax iyo edebsan so qabo plzz😍💕
clean voice both of them
Talo ku socota wllsh Fadumo Riyad miiska hortaada yaala dhig biyo iyo sharaab hana iga xanaaqin madaama oo aan Fans kaaga ku cusubahay mahadsanid
Waa ramadan wll
@@Fathii-ck5my habeen miyan la duubin barnaamujka
Rahma et Souhaib je vous souhaite tout le bonheur du monde 🌎✨🙏
Wow super natural voice ❤️❤️
Keep going three legends
Woooww😲😲😲😲 mrkii aad dhahdeen cawaale ayu isku eeg yihiin ayn u firsaday madama aan dawan labadan qof cadi ahaan lkn heesta cawaale mrku qadayay wlhi isagu u eekaday🤩🤩
Laba shakhsi oo fanku iyaga ubaahan yahy wllhi❤️❤️❤️
So Talented Souhaib Ft Rahma
Mansha Allah huno soo dhawada hargiesa 😍
oo legend suhayb and saaxiipadiisa fanka raxma hasan and fadumo riyaad wan wataa gar iyo gardaro
Rahma Hassan & Suheip yare walhi wan tageera aadbn idiin jeclahay fatimo riyaad aadbn ku tageera walhi xoog bn ku tageera lkn wall codsi fatimooy naga gaadhsiii hees inay hargeisa hees usoo qaado rahma hassan 🥰✋💚💭❤💚💭❤💚💭❤
M,A raxma xazan warzame iyo zuhayb 🥰💋 wariyadii faadumo riyaad,
wll hort may is qaban raxma iyo zuhayb
Ooooof cleeeeeek Rahma hassan😍
Legends always legends 😘💯
Raxmo fariid soo xir barnaamijka 💙
Faadumaoy wll dadku markay heesayan naga yar aamu heee hye un kaga dhagte 😂😂😂
Fadumo riyaad Hee deeda wnku Hyzta kusoco ❤️🥰👸🏻
Legends always legends
rahma hassan legends wllhi funny
Thanks wll fadumo
Farxaamad wllhi weeye
suheyb waa madaxa xishoodka wlhi waa kuwataa masuul
suhayb Waa Cawalo Halkn Tagan lajan wllhy Raxma hasaan hore usoco qli
Wacadale waa cawale Adan oo halka tagan beer🤣 keep going bro❤️
Rahma hassan she Suh pretty gorgeous beautiful gyal❤️❤️
Faduma qurux iyo my favourite Raxma n Suhayb
Fadumo riyaad wll qli alaha kuxifdiyee bls dhar waasaca xiro wlshy aan kunastexeye keeshaliga ayaa dhalaalaya waamaro qaawani aan waxba dhaamin iskabadel alaha kusharfe
Hibaaq noo keen iyo ali zaki plz labadaas oo isla fadhiya noo keen
Masha Allah Arabic Song nooso Badi Rahma
Welcome to hargeisa rahama and suhayb yare💞💝
Riwayadi khadar iyo khadra baan ku bartay rahma mnshaa allllh
Muqdisho iyo hamar c'est la meme Rahma
Machallah waryesi qurux badan 😘😘😘
Zuhayb yaroow Rahma yarey waad iskuso baxaysaan
Raham qurux iyo codba ilhay wuu siiyee mnsh allh
MazhallaH rahma codkeeda🥰🥰
Awale Pro max weeyaan suhaib 👏👏
Rahma iyo suhaip blze hanaga noqonina ilaa aad somaliland💚💭❤💚💭❤Hees u qaadan fadumoy fariinta naga gaadhsii blze🥺
Rahma hasan legend kaftan midhana oon tageero.
Hadanu nahay reer djibouti 🇩🇯 wanu isku wada egney mashl
Keep going future awaleh❤❤❤❤❤❤❤
Mnshaa alaah huno qali keep going 😍🥰
Welcome to Boorama barwaaqo waan idin soo dhawaynaynaa noo yimaada
M.a rahma and suhaib from galkacyo puntlnd
Cajiib Waa talent Suhayb iYo Rahmi
Rahma and suhayb legend hore u socoda
Rahma funny waaye wllahi🤣🤣❤
Oofcalayk mansh Allah 💕
Awale pro max...😁🔥✌
Hhhhhh keep going ilaa narta yay ku odhan waloh is astur fankana iska daa ad bad ucod macan tahe quranka xagiisa ulexo 🥰
Talented ayad keentay faadumay❤✋
Horay u socda rahma and suhaib❤❤❤
War niyow souhaibow codkii awale adan ayaad leedahay walhi 🥰🥰
Raxma nolow abayo🥰🥰♥️
Tan yare raxma la yiraa diinta ku yar subxanallah madaxan 90ka ay qaawinayso waa mxy xitaa ramadanka asturo meyso😏
*Hala hala ... waa codkii awaale oo halkan taagan ... Another level*
Suhayb Yare star
Raxma iyo suhayb kuso dhawada jamhuuriyada somaliland.
Rer jabouti dad nasab ah
🙏🙏🙏
Rahma is a sweetheart masha alah suhayb na kama dhaco ❤️❤️
Raxama xasan suhayb kudhawaada ku mashaaxaa
Rahma qof aad uwacan
Sᴜʜᴀʏᴘ ʏʀᴇ ᴀɴᴅ ʀᴀʜᴍᴀ ʜᴀssᴀɴ ᴀᴍᴀᴢɪɴɢ ᴠᴏɪᴄᴇ🙈🔐⛓️🥺💖🤴🦋💋
Fadumo wll hibaaq gobaad nooo keeen plz
Boqoradeena faadumo riyaad♥️
Isku filan iyo igraan noo soqawo faadumo