waan idi salaamay macaygu waa SAKAARO CHANNEL horta tiimkiinu waa tiim aad u fanniya masha allah lakiin hal qof oo aad u xaraabo badan ayaa idin ka maqan qofkaasina waa FAADIL DUMDUM hala soo qabto qofkaas
Qalad waa in Hal nin magacisa laku soo qora ciwanka misa magac ayuu leyahy ayaa lu sameyay Muniir qof wanagsan tahy lknse San kuma fiicno raga saxibada ah ayaan aktada laku bahdilin
Aniga waxa uu xisay ataariisho iyo wlalaaheed Kamal iyo iimaan iyo nuurdiin inteee ila xistay😎like
Qaraabo miyaa Mise waa wada dhaasheen
Wallahi ani xitaa😭😭
@@Its.su3da way isku dhaceeni baan umalyeenya😥😥😥sidan xaq ma ah
Mmm
Dadka jcl qolka Alle inta musliminta ah plz like hala isara inta jcl qolka Alle
Mashallahah💖💖💖💖💖
manta wlhi qadim ha idhaa fin adoon like isaarin king or queen
👍
Atariisho baadiyo walaashee aad baan ku salamaay habeen wanaagsan muqdisho somalia🇸🇴
Muniir masha allaah runtii aqliloow waaye hore u soco magac qurux leeyahay hanad ahanad shaxarinimada kadaaya mgacaas mcnha
Waaw anaa ugu horeeyo hori soco xabiibti miss u
😂😂Ma aqaan xita waxan so qore
@@uunsaney57 wll subscribe igu sharaf please
#umu iqlaas wll subscribe igu sharaf
Masha allh horay usoco
Team muniir Aqaaa like iisaara 😂😂😂😂
Atariisho badiyo lamagoodle ma ifahan siisidoo sxpy sln sare wll qlia Fadumiina magac maskiin eh mahan keep going abyo🙏❤💯 liketa igu sharfa team atarisho badiyo
Mansha Allah Atarsho qof qali ah Inan Dhowursan Alle ha ku dhowuro And brotherz guulista
Atariisho baad iyo gabar aan iska jclhy xafidallah ❤️
#Asma wll subscribe igu shafar
Norway 🇳🇴 jogaa ciyaal skool ahay 20min 4 k views mashallah
Atariisho badiyo my queen kujeclhy runtiii nulow quruxey ❤❤❤❤
Wlshy atirisho baadiyo muniir fj waa idin wataa keep going🔥🔥🙏
Atariisho badiyo wllalahaa waa uxiisay amiin kamal nuuradiin inta iilaxiistay like dhac iiku sii
Walaashay Atariisho iyo asxaabteda saa udhantihiin salaam kal iyo laab ayn hawada idin so marinayaa ♡♡♡
Aniga walahi waxan ku farxsanahay inaad isku duuban tihiin masha Allah ilaahay ha idin xafido 🙏🙏❤❤❤🙏🙏
Www m.a Asxaap aan taagero Illahay haidin xafido Farxadan aad iskula joogtan allaha idin siyadiyo💖💖❤❤
Ana qofka lwd noqday munir,hanad Ahmed fj iyo atrisho idn salamay💗
Masha allah atirisho badiyo ii faraxsanow abaayo runtii qof wngsn ayaa tahay aad.iyo aad ayaa ku tageraaa hore u soco
Masha Allah atarisho badiyow waxaan kuleyahay Horey cisoco Mar walba walashey keep going
Muniir wuxu yhy qofka indhihiiza zi fcn u fiiriYa ba garan kara luv U Alla teamkiina
Team ahmed fj laysma xaqiro lipaax labo maaha nolow king ❤❤💋👑
Mashallah
Maaan shaaa Allah alle haku daayo walaashay adi iyo as xaabtaada❤muniir Axmed &Hanad
Dar alle idiin jeclahy wlalaha qalbiga qrxoon ,caqliga safiga ah leh Jira oo joga noqda kuwo lugu daydo😍
Fariha Sayit baa 1 ah wlhi quruxey weye aqlaaqna wa le dahay viva Fareha sayit
Ameen Caamir atrisho badiyo kama dhacdo 2duba waa qurxonyihiin akhlaqna wa leyihiin mrka naga daa commentiga cadifadaysan
ninkii mel xanunta asay utashaaa ader akhkalakh ba lagu kala tagaya meshan 😂😂
Inta malisiya Dagan ayaa laga hadlayaa wllo mah sidan inta booqashada ku joogta
ader malesia ayadaba hada wa joogta
@@rermudugkibray350 mj-na faankaan ku nacay waa laan-gaab fariha 4bilood yutube ku jirtay 10kun dhaafin wayseen markay somali soo dhax gashay maalin gudeheed 25k gaadhay anaana ugu horeeyay dadkii u saaray markii arimaheena soo dhawaynayay marka hadda caadifad iyo qabyaaladiinii bilaabaysaan hanagu qasbina inaan kala noqono subescribe ka nacladyahay 😁 midakale fariha ma ayadaa ree maleshia waa martiye intee ku xanuunaysa hadii atariisho baadiyo baa maleshia gabdhaha u haysata la dhahay labaduba makla dhacaan quruxna somalibay u yihiin
Waaw qurux leeyda Malaysia ugu quruxda badan waan ku salaamay baybe
Masha alh apyo hore usocda ❤👌👌🇸🇴❤😘😘👌👌👌👌
waan idi salaamay macaygu waa SAKAARO CHANNEL horta tiimkiinu waa tiim aad u fanniya masha allah lakiin hal qof oo aad u xaraabo badan ayaa idin ka maqan qofkaasina waa FAADIL DUMDUM hala soo qabto qofkaas
Muniir wa wiil daacad eh oo qalbi wanaagsan .... keep going munir and Teamkaga
Muniir ayantan cabtoy cabtoy ayu u ekaday ayantan inta ila araktay like😂
Atariisho badiyo waataageeraa iyada iyo muniir waa taageeraa halaha ilataageerto like dhac igu sii hee wllo
Tan gadaal sixun Ugu soo Hadashey Oo kamirada Heyso Haku Waso muniir Horaa lodhahay quf waliba asi sidii Ow yahay Ayuu qufka kale Umaleyaa marka Aydaa Ah waxa Ay Shagee Hormar wacan Atariisho Baadiyo
atariisho talo aan ku siiye team muniir saaxiib la ahoow wax isla duubta walaahi waaa wiilal fiican guuleysta dhamaantiin
Atirisha badiya riwaayad ama filin lasoo samee muniir liicato hanad iyo wajaale
Atarasho paadiyo qof aan u jeclahay hore u soco qli dumarey
Masha allaah dhamatiin horu mar wacan Atariisho badiyo Quen tenaa
Dhamaan waa idin salaamay
Adaa rabigay rasaas ka baryee ku raaxayso reenk kaaraha halkii laga yidhi anaa joga maaha maah dhalinyaro waa dhacdo run ah
M.a wlhi waan kufarxay m.a walalaheyga waligiin sidan isku garata nada oo ilxonima aragto aamiin 💋👌❤❤❤❤❤❤❤💋
Mazha allha hore u soco Agtrisho bandito manir aadban idisalamaya dadaan aan tagero u ahay
Hadanahy team atiriisho badiyo halanoga aro ayan Lenhy parnka kigiii yaigu racsan 👍👈hanad shaxari😂😂😂😂
Masha Allh wlashy wan Ku dawadaa Lkiin sida hablaha kale adna iyo amiira tiina Faray isku dhowr oo ragan aad dhaxda ugalayso jooji wax lasoduub lakiiin siwacan ula sodub wlshy
M.a wllshey atariisho saan kuugu xiisy hadaan maanta melyziya joogilahaa team atriisho badiyo ayaan kubiiri lahaa lkn qalbigeeyga ayaadba kudhxjirto ilove atariisho waa walashaa oo saaid kuugu xiisty fadlan inoo boobsiya riwaayada 😊😊😊😊
Team malysia keep going full respect ❤️❤️🙏
MuUfa cade ataarisho baadio Wajaale shaXaariGa 🙏❤👍
Atarisho salan sare wllshy waxd saln iga gadhsisa xppt ahmed fj walahi i like ninka 🤣markan arko qosol la dhaca nio tagero buxda from somalilnd🤣
Atariisho somali hormar wacanaa kuu rajeynaa
Shaxaarika iyo atariisho maisku norayaan like dhac ku siii
Waxaasi maaha wax cusub muniir hortaa ayaan maqlay waana tuduc suugaaneed oo odayaashii hore ee somaliyeed laga hayo.
mansha allah dhamaantiin waan idin salamy atariisho baadiyo gabadh qalbi fiican hore usoco wllashay
Ma ogi Inaad Qoraalkeyga Aqrisay Balse Waxaan Ku Xasuusinayaa Inaad Ku Salisid Suubanahaaga Muxamad C S W
scw
Salalaahu caleyhi wasalam
Wllhi gabdhan aqoon uma lihi hadana dar allan u jeclhy xabiibti guul ayn ku rajeynayaa
Masha allha
Noloosha idiima ciisho wlhega qaliga ah atirisho badiyo waan ku xiisy haainaga maqnaniin xbiibti 💋💋
masha allah walshay atirisho badiyo muniir fj Hanat waxn idinku salamey salanta is laamka asalmu caleykum waraxma tulaahi wabaragatu waxn idin leeyahy hormar wacan
Masha allah ahmed iyo muniir way isla haystan hore usocda huuno🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Hhh hhhh wlh qosolka adunka qosol igu ma harin hore usocda asxabta aan ku fanaa atarisho badiyo ❤❤❤❤❤
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Hanad kalexda shaaaxari mahane keep going my brothers and sister's ❤❤❤❤
Atarisho badiyo wllhi waxaad thy gabar dawecad wanaagsan my sister keep going
Hhhhhhhh ilahey hadin barakey wan idin jeclahay dhamaantin aad iyo aad samidey wan ku salamay fadumiin
Only One the Best TH-camr's ATARISHO BAADIYO😍
Waaw qofki labaad atarisho love you 😂😂😂😂
Shaxari In the guri
Atariisho ninki ku xoogay aya ag fadhisa maanta sow kalama dardaarmin ninkaas mcney😭😭😭😭😭😭
m.a atariisho baado quruxley illaah hakudeesto malopoh wllaalahaaga ilaahey hakuu deesto
mnsha allh atarisho kuwii hore hday ku xumeyen kuwan ku ilow farxdada jecelnhy
Masha allllah keep going brother's and sister full respect wlahi ❤❤💯✅🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👏🙏
Maasha aallah
Masha Allah runti wankahely masha Allah hore usocda walalahayga qaaliga insha allah horomar wacan aa idin rijeyna insha allah thank you
Atariisho badiyo mar walba uimaada hanaka cidlee nina gabadha wlhi wan jeclhy fatmiina 💋💋
Atarisho badiyo dar alle kuu jeclahy😍🥰
Atarisho padiya gbdh aan jclhy keep going sis 😍🤩
Atarisho waanku taageer sanahy
Atariiisho love ku ahy pillhi haddan Malaysia joogi la haaa kama agtageeen codkeeda mcn waye m.a wllo Allah ku daysto
Gabar qurux badan abaaayo wan ogaa in ad guulysn doonto horey usoco
Wwwww maasha allaah my dadkeygiii idin xiiisay horumar idin rajeynaa i.a allaah idin deysto my dadkeygiii 🙏😍
Inta ijecel like isaara fadaln
She is so beautiful Mansh Allah😍🔥Keep going sis😍.
Atariisho baadiyo iyo walaalaha qalbiGa💞♥️🥀
Waxan rajeynaya malin inan idila kulmo reer Malaysia waan idin jeclahay
Machallah atarisho badiye wan kahela
Aad___iyo____aad____team____malaysia
Atarizho badiYo kuma cidleYzo Nolazhu🌍🤩🌍💋🌍🤩
Masha Allah
fj hdlkis inta ku hysto is mujiya 🤘🤘🤟
😂😂Ahmed fj Nin safarr jiray mka taqana biyihi dhan waa dhamesay😅😅adilee ku dayay 😂😂One love❤❤❤❤❤❤💯
Atariisho keep going sister salan sare dhamaantina mid qaasa hanad sheek shaxariga ❤❤❤❤💋❤
Asc abyo raga ka dhax bax qali waa iga talo wayo sumcadada ku babe e ee gees fariiso wan ku tagera igna rali noqo qalad igma aha
Atariisho horta styl ayada ugu hesato lkn chest macsalaama faadil allah hagaarsiiyo
Atarisho baadiyo waan ku taageersanhy
Mash allah wllshey horey u soco
Atarshobadiyoxun
Iyowilka
Masha allh apyo Atariisho badiyo farxad ku nolaaw
Gruopka Wrong tarket one love all dhamaan waxan idin leeyahay hore usocda walaalheyga one love all
Axmed fj siduu ugu dhawaqayo atariisho badiyo ayaba qosol igu dilay
M.a dad qalbi wngsan
Wajaale sidu atariisho badiyo ugu dhawaqayo ayanba ka helay
Hadiiba la is barayo atariisho badiyo waa namber one waaye ee yabaaro iyada
Masha alah
Ma sha Allah Walaalaha qalbi hormar wacan waan idin xiisay wllhi
Qalad waa in Hal nin magacisa laku soo qora ciwanka misa magac ayuu leyahy ayaa lu sameyay
Muniir qof wanagsan tahy lknse San kuma fiicno raga saxibada ah ayaan aktada laku bahdilin
Qofaan iska jeclahay wallhi 💯💯✋
Asxaabta isooboqda