" Somaliland , Hadan wax ahay waa ta wax iga Dhigtay " Drs Adna Aadan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น •

  • @abdullahidirirhersi2297
    @abdullahidirirhersi2297 ปีที่แล้ว +4

    Congratulations and many happy returns for Somaliland. Long live Somaliland. Long live the ICON of Somaliland ,Drs. Adna Adan Ismail.

  • @rodag7831
    @rodag7831 ปีที่แล้ว +6

    Congratulations to Dr Edna Adan🎉🎉 Amazing lady and one in a million ❤❤❤

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @محمدسليمان-ح9د8و
    @محمدسليمان-ح9د8و ปีที่แล้ว +7

    First, Dr. Adna, I'll take this opportunity to thank Allah that you're back after 7 weeks of your hack- tic trips. Your endeavour will always remain 💯 % in every SomaliLander. My daughters, whom you met in Hargaisa, your hospital with a group SomaliLanders from the UK, but my daughters were from KSA. We all Congratulate 🎊 🎉🎉🎉🎉🎉👏 for the distinguished award presented to you 👏. Keep up the good and sincere jobs 👍 we love you 🎉🎉💜💜💜

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 ปีที่แล้ว

      Somaliland ??? Wake up from the 30year dream and Qat story ends. No clan will get a recognition.

    • @webiplus
      @webiplus ปีที่แล้ว

      ​​@@abdifitahabdullahi4675 why are you obsessed with somaliland 😂

  • @awbile
    @awbile ปีที่แล้ว +4

    What a woman, what a legend, live long mama Edna

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Saxaarahaa Hargeeysa joogeeysaan ilaa QIYAAMAHA.

  • @maxamuudibraahin5814
    @maxamuudibraahin5814 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah mamo qaran adna aadan allaha ku xafido 💚🤍❤️

  • @Invincible-nw3xp
    @Invincible-nw3xp ปีที่แล้ว +1

    Allah bless Adna Adan. Mother of Somaliland

  • @lovenmercyfdc4291
    @lovenmercyfdc4291 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah tabaraka’Allah I’m speechless❤️😍👏 Alle ha ku barakeyo, Alle ha ku xifdiyo Mamo Adna ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Kuwa kula dhashey hoteelada Xamar iyo Koonfur ayeey ka shaqeeyaan.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 ปีที่แล้ว +1

    We love you forever ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ thank you for everything may Allah rewards for you.

  • @saidadam4887
    @saidadam4887 ปีที่แล้ว

    Illahay haku barakeyo maam ❤❤❤

  • @kazial-qumeyri5938
    @kazial-qumeyri5938 ปีที่แล้ว +1

    Don’t waste on people who deserve your silence. Sometimes the most powerful thing you can say is nothing at all .

  • @madarcali122
    @madarcali122 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLA mamo congratulation

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed6873 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Allah waxaan kaaga baryaya cimri dheer iyo cibaado san waxii nool ayaa kunooleya Mama Adna Adan noolow inta nolol jirto❤️💯❤️💯❤️💯❤️💯🌹👍🥰

  • @mustafemuomin4095
    @mustafemuomin4095 ปีที่แล้ว

    Astaanta Qaranka Jsl mamo dr Adna Aden ismail..cimriga Allaha kuu barakeeyo..danbigaaga Allaha dhaafo....kollay cadawga jsl kuguma farxayo sida ayna ugu faraxsanayn jiritaanka iyo horumarka jsm...hadday awoodayaan cadaabta halageliyo adna ayay dhagayaan...waxba se gacanta ugumajiraan..janno iyo cadaab Allaa haya...jannada kuwaar insha Allah sida aad ugu hagarbaxday qarankaaga

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 ปีที่แล้ว +1

    Dr adna aadan iyo madaxweynaha qarankaba waa salaamayaaa

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 ปีที่แล้ว +1

    ilaahaw Nimacadaada iyo Horomarka Somaliland noo siyaadi waxaan ku helnay Deeqdaade

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah adna aadan nolow reer somaliland noooolaaada oo guuulaysta abid insha allllah❤

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mama

  • @yasminmimi8796
    @yasminmimi8796 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Hoyo Adna Adan shaqa aad iyo aad u weyn bey noo qabatay Allaha cafimaad iyo cimri dheer oo suuban ha na wada siiyee illahayoo nabad nagu wada gadh sii ictiraafkeena Hoyo Adna Allha ku guuleeyo mel walbood joogto insha Allah

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    SOMALILAND WAA TRORISTE OTHER SOOMALI THEY ARE GOOD PEOPLE

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 ปีที่แล้ว +1

    Abaal la'aantu waa Ayaandarro. Mamo hadaad wax tahay Allaah SWT ayaa kaa dhigay kadibna Soomaaliya ayaa kaa dhigtay. Abaal laay inaad noqoto mafiicna. Gaalnimadda aad ladhex wareegeyso umaddana meel lafadhiiso. Ilaahay SWT haka badbaadiyo wixii Shar ah ee aad lamaagan tahay Umadda Soomaaliyeed.
    اللهم اللف بين قلوب الصوماليين واهلك عدوك وعدو امة المسلمين

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool ปีที่แล้ว

    Hooyo adna aadan ismaaciil alle cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo.

  • @enjoytv439
    @enjoytv439 ปีที่แล้ว +5

    Adna aadan is not easy😂

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 ปีที่แล้ว +1

    Guul iyo gobonimo Somalilan

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso Adna Adan Ismacil boqorada Somaliland ❤❤❤❤

  • @amounali640
    @amounali640 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH, TABARAK RAXMAN, ALLAH ha ifdiyo cimrigana cibdo iyoo cafimad ha uu guu camiroo. ALLAHUMMA AMINE ya ALLAH

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase ปีที่แล้ว +1

    Long life mother ❤! And all our congratulations

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว

      Ibna Faqri.
      Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว +1

    ISAAQ WAA KANSARKA SOOMAALIDA HA LA ISKA QABTO

  • @youzarsifmohamed6031
    @youzarsifmohamed6031 ปีที่แล้ว

    Hambalyo Hambalyo Dr Adna Adan

  • @kg6987
    @kg6987 ปีที่แล้ว

    We love you mama Edna❤️❤️❤️

  • @mustafesayidcige6649
    @mustafesayidcige6649 ปีที่แล้ว

    Masha❤allah adna adan

  • @AdamCisman-g8t
    @AdamCisman-g8t ปีที่แล้ว

    Marwa adna aadan ismacil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ llahay haku barakeyo hoyadi qarankatahay gulayso markasta illahay haka rali ahaado akhirana janada kacan

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alaah Guul Somaliland 🎉🎉❤🎉

  • @maxed507
    @maxed507 ปีที่แล้ว

    Alle ha ku daayo hooyo adna aadan markasta oo aan ku arko waxan xasuustaa alle haw naxariistee madaxwayne maxamed xaaji ibraahin cigaal oo aan idhaahdo waxad iska matashaan wadaniyada iyo dal jacaylka alle sidiina hanaga dhigo kuwo dalka anfaca iyo dadkaba

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 ปีที่แล้ว

    ilahayow qalbigeena qabyalada iyo xiqdiga ka badbadi ma waxan islanima iyo somalinima ku weynay ayaan qabiil iyo qabyalad ku heleyna

  • @fardosaabdi4975
    @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว

    Nolow mama alle cimriga hakudheereyo i love hooyo adna ❤❤❤

  • @medmahdi2020
    @medmahdi2020 ปีที่แล้ว

    We ❤ Mama Edna 🎉

  • @amaalabdow6066
    @amaalabdow6066 ปีที่แล้ว +1

    Alhamdulilaah ilahii ku so nabad celiyey mamo dr adna ilahay farxad ku nolow absolutely guul iyo gobonimo somaliland dhaman ❤❤❤❤

  • @sittiregion6490
    @sittiregion6490 ปีที่แล้ว

    guuuuuuuuuul smldh guuuuuuuuuul adna adan sitti diri dhaba somaligalbed 💪💪💪

  • @husseinahmed9656
    @husseinahmed9656 ปีที่แล้ว +1

    Supreme Mother of Somaliland, may Allah SW be pleased with you and give you long life for you to witness the recognition celebrations of the nation that was literally coined by you and you so much love.. Be blessed.

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 ปีที่แล้ว

    An intelligent woman with a brilliant mind..sadly poisoned by a fascist Bihi (pol pot) I pray she'll see the light.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 ปีที่แล้ว

    Maashaalah Tabaarakalah maamo adna dalkaagu way ku jecelyihiin

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 ปีที่แล้ว

    Mansh Allaah hooyadeen Adna Adan illaaahayo ciimriiga iyo caafiimadka u barakee aamiin Somaliland na Alloow xafiid aamiin ciidankayaga sharafta badan na Alloow cadowgooda jabii aamiin

  • @lpmuparic7956
    @lpmuparic7956 ปีที่แล้ว

    Asc cimriga iyo caafimaadka iyo caqligaba ilaahay hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo aamiin aamiin insha allah

  • @awm221
    @awm221 ปีที่แล้ว +1

    Mama masha Allah nolow cadowga hajabo I love you ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ guul guul Mama guul somaliland ❤ you are the queen of Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ismailhussein4875
    @ismailhussein4875 ปีที่แล้ว

    We love you ❤

  • @aminaxasan498
    @aminaxasan498 ปีที่แล้ว +1

    Guul inshallah Somaliland guul inshallah ban rajaynay 💚💭❤👍

    • @kamaalderia4842
      @kamaalderia4842 ปีที่แล้ว

      Ifka wax kaga tegi maysid wax ku abtirsada iyo wax aad dihato iyo waxa jirkaaga ja soo goay hooyo odhan maysid. Inakala kaxeeya

  • @saynabgamur1939
    @saynabgamur1939 ปีที่แล้ว

    Masha.allah.mama.adna.❤❤❤❤❤❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 ปีที่แล้ว

    Allah akbar republiken of somaliland

  • @ALBERT-gq5yf
    @ALBERT-gq5yf ปีที่แล้ว

    Allah ha ku wafido Drs Edna.Boqol raga ah ayaad dhaantaa.

  • @wahibnuur3725
    @wahibnuur3725 ปีที่แล้ว

    GUUL, GUUL, GUUSHAA ayaa Iska leeh... Somaliland ayaa Iska leeh

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 ปีที่แล้ว

    MASHAALLAH ALLAHUMMA BAARIG HOYO QARAN ALLOW NO XAFID ADUUN IYO AAKHIROBA

  • @adoontialle4681
    @adoontialle4681 ปีที่แล้ว

    Maanshaa ALLAAH ADNA ADAN HOOYO QARAN JAMHURIYADA BARAKAYSAN ALLOOW DHAWR

  • @xasandhimbiil-fw5fk
    @xasandhimbiil-fw5fk ปีที่แล้ว

    Soo dhawow maamo adna adan dhakhtar waa shamac sland ka iftiimaya nolow adna

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allaah Guul iyo Midimo Waarta Jamhuuriyadda Barakaysan Somaliland ❤❤❤❤, Guul Ciidamada Qaranka, Allaw Cadawgayaga Ciida Hoos mari

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 ปีที่แล้ว

    Mansha allah
    Mama nolow

  • @biixishabcaan8049
    @biixishabcaan8049 ปีที่แล้ว

    We love you, aunt

  • @maxamedyosof
    @maxamedyosof ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobonimo Shacabka reer Somaliland min bari ilaa galbeed ha noolaato somaliland

  • @iqroali7019
    @iqroali7019 ปีที่แล้ว

    Guuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliland

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 ปีที่แล้ว

    Marwo Adna Aadan Waxa Keliye Lagu Dilayo Ee Kuwo Aan Waxba Ka Dawo Ahayni Ujiid jiidayan Aya Ah Geesinimadeeda Iyo Sida Ay Nafta Ugu Hurtay Wadankeda Iyo Qadiyada Ay Xambaarsan tahay Ee Ah Inay Qarankeeda Ka Iibiso Beesha Caalamka Guulayso Maamo

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxad ku nolow Marwo Edna .

  • @adangeydh7387
    @adangeydh7387 ปีที่แล้ว

    Ale ha xafido adna aadan

  • @shamisjaama7749
    @shamisjaama7749 ปีที่แล้ว +2

    👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑🚀👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Adna Aadann🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 ปีที่แล้ว

    We love you mom adna❤

  • @fatahwajaale3935
    @fatahwajaale3935 ปีที่แล้ว

    Hambalyo haddi aqoonsi helo diinta & dhaqanka sheegayaan Somalida maxaa naga geley ,diimaha islam & kiristan soo isku mid ma ahan ,Somaliland viva.adna aadan wax badan diinta ka qabatey.aqoonsi ku helno waa caadi in adna aadan si kasta wax inooga raadiso.

  • @ggwcs
    @ggwcs ปีที่แล้ว

    There are more Isaaq in Mogadishu then in Hargeysa, Burco, and Berbera combined. Marka xaa yaalo maha waayada dhaheeysee 5 kama maqnaan.

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 ปีที่แล้ว

    guul qarankaygow way iman doontaa maalintaadu

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i ปีที่แล้ว

    Cimriga.allaha kuu barakeyonoolow

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 ปีที่แล้ว +1

    Soo dhawaaw maamo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyada qaranka

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 ปีที่แล้ว +3

    walahi ilinta wan celin kari wayay dareenka wagsan ee hooyo adna inagula hadlayso muwadiinta alle wyne baa mahad leh qofka sidan u qiimaha badan naga dhigay isku wadan

    • @abdifitahabdullahi4675
      @abdifitahabdullahi4675 ปีที่แล้ว

      Wexey kudaashay oo waqtigeeda kudhamaaday wax aanan dhici doonin. Qabiil qaran manoqdo ee 32sano iyo waali ictiraaf ayaa idinku dhacdy welina waa marqaansantihiin ee hurdada kakaca.

    • @aidenhassan5116
      @aidenhassan5116 ปีที่แล้ว

      @@abdifitahabdullahi4675 adigu xasidnamada ubakhti kuma naqaano ee

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 ปีที่แล้ว

    Queen qalbiga ❤️Mahadsanid Hooyo 🙏anagaa ku jecel❤️we Love you ❤️🌹❤️🌹😇🎊🎉🌹❤️

  • @okamax4402
    @okamax4402 ปีที่แล้ว

    The first & oldest somalia Jewish lady Alive

  • @salanismail7663
    @salanismail7663 ปีที่แล้ว

    Dr's adna adan markii igu dambaysay waxa ay iibin jirtay kaliyaha dadka shaqo wadaaag ayaanu ahayn .
    Hadii cadayn loo baahdo aan so ban dhigayaa.
    .

  • @asmaahmed-xw3hm
    @asmaahmed-xw3hm ปีที่แล้ว

    Say Maasha alaah

  • @saytohooyo7586
    @saytohooyo7586 ปีที่แล้ว +1

    Midha kaliyee Amina layidhaahdo waayo😂

  • @mahadabdi7288
    @mahadabdi7288 ปีที่แล้ว

    Waxaad tahay maleh, diin la aan baad tahay. SL waaa quumoluuudland. Guul SSC🇸🇴❤️

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase ปีที่แล้ว +2

      Jalousie it a Cancer like Ssc ( Siilka Saado Cali) :😂

    • @kg6987
      @kg6987 ปีที่แล้ว +1

      @@jamaahiirwase 😂😂😂😂😂

    • @jamaahiirwase
      @jamaahiirwase ปีที่แล้ว

      Futada ayaa hal donuts 🍩 Ku leeg boowe

  • @abdimohamed1783
    @abdimohamed1783 ปีที่แล้ว +2

    alle hakuu soo hadeeyo

    • @cambaroali7733
      @cambaroali7733 ปีที่แล้ว

      Labadiina ka ilaahay u dhow ilaahay baa og
      Ilaahay hayna wada hadeeyo

  • @ailover5719
    @ailover5719 ปีที่แล้ว

    Keep going queen adna aden❤🫡🫡

  • @hodanhassan4791
    @hodanhassan4791 ปีที่แล้ว

    Guul guul somaliand💚🤍❤

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 ปีที่แล้ว

    Isaaqow hurdada kakaca , 32sano iyo qarow iyo hurdo iyo Qaad ayaa kujirtaan. Somalia waa.somalia. qabiil qaran manoqdo. Duqdaan hacibaadeysato waa 86sani jir

  • @ifrahabdi7256
    @ifrahabdi7256 ปีที่แล้ว

    Hooyo macn mada xeenu waa kor inta aan adi iyo facaaga haysno mamu😊

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 ปีที่แล้ว

    Masha allah mamada qaran taarikhda xusi doona

  • @m.x970
    @m.x970 ปีที่แล้ว

    Subxaana a Allah Ilahay baa wax ka dhigay Maamo ee isaga xus marka hore.

    • @averyj5446
      @averyj5446 ปีที่แล้ว

      Adigu xus inta aad afka dheer taagaysid cid aadan gaadhi karayn

    • @m.x970
      @m.x970 ปีที่แล้ว

      @@averyj5446 ma sideedo kalaad qolada Abaarso tahay? Sibaad u gubataye. 😬😬😬

    • @averyj5446
      @averyj5446 ปีที่แล้ว

      @@m.x970 Edna halfkeeda hadaan ahay meel baa Gaadhi lahaa se, adigu aduunka saxaro uun baad ku soo kordhisay

    • @m.x970
      @m.x970 ปีที่แล้ว

      @@averyj5446 Horta luuqadad ku hadleyso ayaa cadeyn u ah inaad dadkii Abaarso tahay, Waayo ruux arkaya jidkii wanaag sanaa ee Nabi maxamed SCW kuma hamiyo umana hangal taago ruux Gaal Ilahay iyo rasuulki ka furtay wax ka sugayo.
      Marka weel maran inaad tahay oo baadi ah waa cadahay ee Ilahay haku hanuunsho, isku day inaad wax aqrido oo aad Siirada Nabi Maxamed SCW barato.

  • @hasancabdiqadir9550
    @hasancabdiqadir9550 ปีที่แล้ว

    2:12

  • @idrissmohamedmohamedidriss2237
    @idrissmohamedmohamedidriss2237 ปีที่แล้ว

    Oo muna ilahay waxka dhigiin
    Miyuna alle sumxanu watacala
    Islam kadhigiin mashaqo gallo ku diratay uunbad

  • @lincolnite1584
    @lincolnite1584 ปีที่แล้ว

    Welcome home mom

  • @xasan127
    @xasan127 ปีที่แล้ว

    waa habartii gaasha ahayd oo isqarinaysa duqda gaal baa tahay najaaz ah

  • @abdirahmanmmaxmad-zd7hw
    @abdirahmanmmaxmad-zd7hw ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedfarah6520
    @ahmedfarah6520 ปีที่แล้ว

    What is the definition of somaliland?

  • @hasanjamac7997
    @hasanjamac7997 ปีที่แล้ว

    Waa hbartij waalneed ee gaalnimo

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 ปีที่แล้ว

    Edana weligeed sidan looma soo dhoweyn maxaa soo kordhay? Ma abaal marintii iyo lacagtii ayaa xataa Muse Biixi soo kicisay

  • @Deeqayuusuf-rc6mg
    @Deeqayuusuf-rc6mg ปีที่แล้ว

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @ukashahmed1888
    @ukashahmed1888 ปีที่แล้ว

    🇸🇴Land this corret😂😂

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 ปีที่แล้ว

    Madax jilicsan dooni mayno alena haynaga koriyo

  • @ayaanmaxamuud3194
    @ayaanmaxamuud3194 ปีที่แล้ว

    Caafimaad ku waar hadaan cila soocelin adnan adam baan soo celin lahaa

  • @averyj5446
    @averyj5446 ปีที่แล้ว

    Edna waa 85 jir, dadkeeda ayay xasuusinaysaa in wanaaga, iyadda oo nagu dhiiri gelinayso dal jacayl iyo qaranimo. Waxay xasuusinaysaa shicibka in siyaasigu qaranka dumin karayn, in wada duub wax lagu yahay oo ay shicibku dalkooda ilaashadaan. Alaahu yacalam itn cimrigeeda u hadhay se waad aragtaa in ay sii nabad galyaynayso Somaliland.

  • @c.fataaxaadanfaaraxxuseen8176
    @c.fataaxaadanfaaraxxuseen8176 ปีที่แล้ว

    Kuwan aad diidayso waa walaalahaa

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs ปีที่แล้ว +1

    guul guul guul iyo gobonimo dowlad ssc khaatumo Allow xifdi ciidanka ssc khaatumo iyo hiil walaal

    • @saeedbuni8104
      @saeedbuni8104 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @fardosaabdi4975
      @fardosaabdi4975 ปีที่แล้ว

      Wllo mesha adna laguso dhawenayaa wakuside xaga ssc noogu keentay 😂😂😂ha igacoodhon kaftan

    • @ailover5719
      @ailover5719 ปีที่แล้ว

      Kastumo state🏳️‍🌈😂😂 walahi waliga dawlad ma noqonysid taas meel ku qoro 😂😂 yaan lagugu qoslin dameero😂

  • @fadumoosman5365
    @fadumoosman5365 ปีที่แล้ว

    ADNO WAA DHILO NIMANKA MADAXDU GURIGEEDA KU WASAAN GAALO DIINTA GAALADA FIDINAYSO BEENAALEEY AAN RUN AQOONIN

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 ปีที่แล้ว

    Galadii ka warran?

  • @Hawd74.
    @Hawd74. ปีที่แล้ว

    Kanaxow futada xabad iska gali coldoon iyo cidii ka danbaysay xasidiinta iyo inta somaliland inta kalagaran la mucaaridnimo iyo muwaadinimo