War Deg Dega Oo Ka Soo Dhacay Ethiopia Iyo Jabuuti & Somalia.. Aqoonsigi Somaliland...

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 155

  • @queency7943
    @queency7943 หลายเดือนก่อน +11

    Nacabku ha ciyaan nacabku guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o หลายเดือนก่อน +4

    Somalilnd uma baahna somalia iyo jabuti VIVA SOMALILND AND ITHOIPAI ❤❤❤❤

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ หลายเดือนก่อน +4

    Muuse Biixi waa geesi Qaran guul Waa Somaliland inshallah ❤️❤️❤️🇮🇷🇮🇷🇮🇷💚💚💚

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +6

    Guuuuuul somaliland isha allaah cadowgu ha jabo baga jabo geel

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN หลายเดือนก่อน +4

    Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n หลายเดือนก่อน +2

    Alle Cimriga Ha U Dheereeyo Guuleyso Inader

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b หลายเดือนก่อน +2

    Muuse. Biixi. Cabdi. Geesi. Qaran. Guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yy8jw1pr7b
    @user-yy8jw1pr7b หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland guuuuul. iyo goobani mo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuuul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ geeeeesi kusoco

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 หลายเดือนก่อน +5

    Djibouti zubeer AWAL CIDI KAMA XIGTO AWOODBAYNA KU LEEYIHIIN.

    • @Bashe24tv
      @Bashe24tv หลายเดือนก่อน

      adeer waxba kama aha waad riyootay

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy หลายเดือนก่อน +3

    Maansha Allaaa wa min ayaati ayaaa dhacday, Arimaha Allaa iska leh, isbadelkuna wuxuu ka yimi Allaha Awoodan iska leh, Calamka oo dhan Ayuu isbedelkaasi ku imanaysaa, Sida Falstiin,& yuhuuda, markaa Aynu Alleheena u mahad Celino, (Allxamdulilaa)!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t หลายเดือนก่อน +1

    Maan sha alaah shacabkaygaw udiyaar garooba guusheena aqonsi alxamdulilaah❤❤❤❤❤❤

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul Somaliland 🎉🎉🎉🎉👏👏👏💪💪💪

  • @salmamohamedsalma5817
    @salmamohamedsalma5817 หลายเดือนก่อน +1

    Jabouti waa jiqiiq biqiiqa . Muuse Biixi waa ka horeeyaa waxba

  • @amiira8902
    @amiira8902 หลายเดือนก่อน +2

    guuuuuul somaliland guuuuuul ❤❤❤

  • @mahdiwarsame6567
    @mahdiwarsame6567 หลายเดือนก่อน +2

    Celebration somaliland 🎉🎉🎉

  • @Nimcaanabdilahi-qd3fm
    @Nimcaanabdilahi-qd3fm หลายเดือนก่อน +1

    Guuuul Somaliand

  • @minursa02
    @minursa02 หลายเดือนก่อน +1

    Never, that's a ploy to derail Somaliland. they MUST immediately recognise Somaliland like yesterday for the MoU to automatically become null and void. Otherwise, the MoU still stands, no need for guarantee from anyone.

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 หลายเดือนก่อน +2

    Guul guul guul somaliland ❤

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 หลายเดือนก่อน +1

    Maahmaahda tidhaa Timirtii horeba dabloowaa waxay soo baxday waqtigii Bullaxaar ay shaqaynjirtay .

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 หลายเดือนก่อน +1

    Viva Republic Of Somaliland

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 หลายเดือนก่อน

    2dan Xaasid wa geele iyo guurgurte fekerkodu wa gaaban yahay haatan may yidhahdaan Iminkanu Aqoonsanayaa Somaliland Lakin Sanad danbe na sug wa sheeko gaaban , ILAAHAYOW Cadawga Somaliland Jebi.
    ❤❤Guul iyo Gobanimo waarta Somaliland ❤❤

  • @ShucaybCali-eb1mv
    @ShucaybCali-eb1mv หลายเดือนก่อน

    Walaahi waa guul laakiin afka has oo Martin in muuse aqbalo

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 หลายเดือนก่อน +2

    INOOMA FIICNA INAYNU NIDHAA JABUUTI WAY XIDHMAYSAA INTA HAWSHEENU INOO DHAMAANAYSO AFKEENU WAA INUU AHAADAA LABADAKADOOD OO MATAANO AHBAY NOQONAYAAN WAY IS CAMIRAYAAN JABUUTI DHIBI UGUMA JIRTO WAXAAN UJEEDAA INAGOON HAWSHEENII DHAMAAN INAYNU CADAAWAD SIIKORODHSANO

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    Guuul somaliland guul mr President somaliland insha allah 5 taa danbeshacabka waata muse ❤❤❤

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 หลายเดือนก่อน +3

    I advice to muse biixi don’t trust them both of them wallah they are the most big liars❌❌❌⛔️🛑

  • @raafxero527
    @raafxero527 หลายเดือนก่อน

    Waqtigu waa isbadala, waqtigu waa hilaac ordaya.😢

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    EEDADA WAA SAAQAJAMADA XUUN

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 หลายเดือนก่อน +1

    Ku dheh "Waa ciyi waa ka baryay"

  • @suldanmaxamuud2556
    @suldanmaxamuud2556 หลายเดือนก่อน

    Waa mandeelaha soomalilaan

  • @user-ly8rr3cq6j
    @user-ly8rr3cq6j หลายเดือนก่อน

    We want to know the historic relationship between ethiopia and somaliland in 1500 till 1900,.

  • @user-th7cb2mb1w
    @user-th7cb2mb1w หลายเดือนก่อน +1

    Nabsibaakuqarxay iyo cuqubo d,jaboiti iyo Somalia ilahaybaxagiisakaitaxaamay

  • @XukunYusuf-fj5lh
    @XukunYusuf-fj5lh หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 หลายเดือนก่อน +1

    😮😮darswanaag dowlnimà had diid cirka bal soo.dome 😢geellow

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez หลายเดือนก่อน

    Hasan maa ninka fozia intu l'abattage ugaracay mantaa kuyidhi djabuti baa itidhi katanasulo waan akhbaley makasakhowlee

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 หลายเดือนก่อน

    Never.

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n หลายเดือนก่อน

    Khadara Xayd Weeyaan Qofka Aan U Ducaynayaa Qoraalka Hore

  • @eastado1
    @eastado1 หลายเดือนก่อน +1

    Waxay garaanta wareegtaba, yaa nasiib leh oo gaara arkana saman aan sidaas usii fogaan doonin waxa uu noqon doono xaalka dhasha Soomaali diidka/gooni u goosatada Itoobiyaanimada cabsan! Ileen talo markay qabasho leedahay isuma kaa sheegto!!!!!!

  • @mohamedhassandwaleh6763
    @mohamedhassandwaleh6763 หลายเดือนก่อน

    Waa meesha somali oodhan dilaalijirtey aduunka kaga dhaqaala urursatay .caloolaa ba ay maxaa lagu guri ) sln guul

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n หลายเดือนก่อน

    Waa Ila Meereyso

  • @suldanmaxamuud2556
    @suldanmaxamuud2556 หลายเดือนก่อน

    Intay garanayeen.aydhaaaftay aragow haciyaane waligood haciyaane

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 หลายเดือนก่อน

    Saldhiga itobiya la siiya jabuti oo kaliya khatar kuma aha ee Somali oo dhan ayay u dhamatay😮

  • @AyanHipo
    @AyanHipo หลายเดือนก่อน

    Walahi hadi uu qarkaxor jiro waa iniga

  • @HassanHassan-so4lh
    @HassanHassan-so4lh หลายเดือนก่อน

    Ma,yeelayno,Ina.geele.faraskiisu.haqaaado,Ina,cumar,geele,Waa,cadow,.soojireen.ah.

  • @YahyeTore-no7jl
    @YahyeTore-no7jl หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤️✅🌷💚👍

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 หลายเดือนก่อน

    Yeelimeyno aaminimeyno Jabuuti iyo Somaliya!!!

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m หลายเดือนก่อน

    War hawaawiga iska wata laakiin arimuhu siday u socdaan waxba kama garanaysiin.Maalmaha soo socda war sidaa wax moodaysiin wax ka suga Djibouti sidaad moodaysiin maaha. Reality ga iska yar suga.

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 หลายเดือนก่อน

    100 Forsadood hadii eey u so marto ood fahmin waa khasaaro
    Hal forsado ood fahantaan waa guul
    Waxan leyahay muuse waa calqiy badan yahey

  • @AyanHipo
    @AyanHipo หลายเดือนก่อน

    Waad inasantaha

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 หลายเดือนก่อน +1

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA
    AND THE RECOGNITION MEANS
    ETHIOPIA AND BEYOND SO YOU HAVE TO UNDERSTAND.

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 หลายเดือนก่อน

    Djibouti waxay midnimo been ah maaweelineysay ilaa 1954.
    Somalia iyaduna midnimo waxay ka dooratey bahdil iyo xasuuq ikaa 1960.
    Somaliland waxaa dhowr jeer lagu qaniinaney isla god kaa midnimo.
    Ethiopia la macaamilkeedaa ka weyn aqoonsiga Somaliland. Djibouti iyo Somalia duulaanka Somaliland kama tanaasulayaan xiitaa hadii aqoonsi la siiyo Somaliland.
    Ethiopia kama maaranto saldig badeed, ninkii hor istaagaya hankoodu waa cadowgooda. 120million suuqoodaa uga weyn Djibouti iyo Somalia diidmada aqoonsiga Somaliland.
    Dagaal ka dhex qarxa Somalida oo ka dhalata hunguri iyo han siyaasadeed iyo yaa metela magaca Somalida... marna hab sahlan loogama beydhayo.
    Maantoon saaxiib u hayo cadowgeyga, kuma bedelanayo 3 cadow iyo maaweelo cadowgu soo maleegay.
    Djibouti iyo Somalia waxay ay Somaliland sharciyan iyo dhaqan ahaan xaq u leedahay gortey ku gorgortami lahaayeen dhaaftey...
    Cadowgeygu inuu baaba'o oo la waayo ayaa iiga qurux badan. Aqoonsi maba rabo.

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 หลายเดือนก่อน

    Shinbiiroow hees!

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf หลายเดือนก่อน

    BIYAHA IYO LAYWHKA KAMA JARI KARTO JABUUTI SABABTOO AH WAA HESHIIS CAAMIYA OO 2 DOWLADOOD GALEEN. HADII AY JARTO 2 AMA 2 BADABA, WAX HESHIIS AH LALA GELI MAAYO ITOOBIA OO LAGU KALSOONAAN MAAYO.

  • @raafxero527
    @raafxero527 หลายเดือนก่อน

    Mw.jabouti sida uu leeyey waa anigu Sidaasi waa aangu Aa noolado.adiguna dhiimo, laisu joojin mayo. Danahag ku foof.😅

  • @ismailhussein5456
    @ismailhussein5456 หลายเดือนก่อน

    Dawlado badan dekado le hadana jaar ah wada nolada wadan kasta calafkisu helaya

  • @mahdiwarsame6567
    @mahdiwarsame6567 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 หลายเดือนก่อน

    Maxaaa ka galay Djibouti iyo Somalia arimaha jsl iyo Ethiopia faqashtii jabtay rumayso ama ha rumaysan

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 หลายเดือนก่อน

    Waq aqoosi u imanaya
    Somaliland majiro😊

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    BAAL KAN HASSAN SHEAKH EE DAALKI UU MADAXWEYN UU AHAA DAYAC EE SOMALILAND XASIDKDA UU KABO XIDHYE YAAHU😮😮😮

  • @shamisqalinle5135
    @shamisqalinle5135 หลายเดือนก่อน

    Xassanow adigba caqla leedahy kacrra mesh

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 หลายเดือนก่อน

    Waar Somalia iyo Jabuti in la dhegeysto maaha, waxay wadaan shirqool.. waayo furaha waxa haya Muuse Biixi ee yaan la dhegaysan

  • @queency7943
    @queency7943 หลายเดือนก่อน

    Caqli xumaa geele waar sheekadu way isku Soo dhamaatay Somaliland wax kasta oo ay lahayd cid kasta ha ku maqnaadee way Soo ceshanaysaa waalo dhe waalo geeloow

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 หลายเดือนก่อน

    Iyo herer

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 หลายเดือนก่อน

    Ha barooran

  • @fosiali263
    @fosiali263 หลายเดือนก่อน

    Weynu fahansanay tuugtaa jabuuti ku shirtay

  • @raafxero527
    @raafxero527 หลายเดือนก่อน

    Marka MW Guuled iyo MW xasan tood halka lais ka diigo, Aftiidu waa saxa , Adun weeynu hu taas Bay sharci uyaqaanan. Ictrafka bari hoore hadeynu sida yeelno heeli laheen.😮 tii 1960 aayn sax aheen. Oo aaynu ku doodno in aan Shacab ka S/Land Aftii laga qaadin oo isku darkasi u sharci daro ahaa.walagu joogsan lahaa.😮

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 หลายเดือนก่อน

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa dawkadda ethiopia waxaynu leenahay xiduudda inaga dhaxaysa.
    2.0. Waxayna rabtaa inay ku darsato dalkeeda waana dawlad african ah.
    3.0. UAE/DP world waa dawlad carrbeed mana lihin xuduudda inaga dhaxaysa.
    4.0. Waan dal aan african ahayn. 5.0. Kama suurta gelleysa dawladda UAE/DP world waxay samayn karto ma jirto.

  • @khadarciidle1706
    @khadarciidle1706 หลายเดือนก่อน

    Muuse cadowgiisu ma khiyaamayn karo

  • @soleimanfarah12
    @soleimanfarah12 หลายเดือนก่อน

    Muse bixi mayeelayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 หลายเดือนก่อน

    WAA QIYAAMO LA RABO IN WAQTIGA LAGU DHEEREYSTO MUUSE HA KA NOQN MOU ETHOOIA

  • @cumarbaaruud101
    @cumarbaaruud101 หลายเดือนก่อน

    Surtagal maaha

  • @Abdillahi-qt7oj
    @Abdillahi-qt7oj หลายเดือนก่อน

    Waar ma khayaamadan cad ayuu madsxwaynuhu qaadan karaa haduu.qaato lssgsaa isdilay ee ogow.

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy หลายเดือนก่อน

    Wallaahi Ismaciil Cumar geele waxa kaliya oo u furani waa inuu kursiga iska Casilo oo uu ku wareejiyo Cafar, Sidaasay jabuuti u sii Noolanaysaa!!??☀️🧠✍️⚖️🕋🕌🫅S/la,aand

  • @abdi5852
    @abdi5852 หลายเดือนก่อน

    Khaniis Iiddoora Oo dhuusaaya hooyadiin Abaagudhuu futada ka was

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 หลายเดือนก่อน

      Passport soo doono

  • @user-pn3jy1bb3m
    @user-pn3jy1bb3m หลายเดือนก่อน

    Nac nac baad haysa .Ethiopia nagama maarmayso.Xitaa haday tagto Berbera . Meesha asna jirin waa Hargeisa .Dadka beenta ha u sheegin. Waxaana ogayn waxa Muusa Biixi ku soo socda .Sjeekada. runta waad ogaan doonta. Marwada dalka Djibout waa hooyo sharaf le .Waxba beenta ha ka sheegin.

  • @Ethiopiaandsomaliland
    @Ethiopiaandsomaliland หลายเดือนก่อน +1

    Hadii somaliland aftida diido
    Waa dhamaadka soomaaliland
    Waa in la yeelaa aftida waana jidka kaliya ee hada dunida la isku aqoonsado

    • @w410921
      @w410921 หลายเดือนก่อน +3

      No, waa khiyaamo, qadaad wayn wax Kama dhamaadaan

    • @Ethiopiaandsomaliland
      @Ethiopiaandsomaliland หลายเดือนก่อน

      @@w410921 sx somaliland guul huwana kolay yaab iyo fajacbay ku jiraan

    • @omarjama7627
      @omarjama7627 หลายเดือนก่อน +3

      Horaa loo qaaday Afti!

    • @binaryoperation5560
      @binaryoperation5560 หลายเดือนก่อน +1

      Afti intii nabada la ahaa laga waayay somalia miyaa ayadoo la ogyahay wixii ay ku kaceen ka dhegaysanayna? Fiqiga wasiirka dibada somalia wuxuu cadeeyay dagaal diimeed somaliland lagu soo qaado.

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 หลายเดือนก่อน

    Hadii uu musse itobiya saldh siiyo anaguna hadanu shacaka somaliland nahay somaliya ayanu ku birayna

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 หลายเดือนก่อน

    somaliland cidna kuma aha dhib maaha in 50 kii iyo 60kii sidii loo fakari jiray loo fakero aduunku wuu is badalay xag dhaqaale iyo xag dadba ,Ictiraafka somaliland waa nabada Geeska Africa hadii nabad la helona oo geesku dago jabouti iyo somaliland Ethiopia sadexda dalba waa u dan waana barwaaqoobayaan oo shidaalka iyo macdano ku jira ayaa la soo saarayaa ,dakada jabouti wax u kordha mooyaane waxba kama dhimayaan ,

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 หลายเดือนก่อน

    Offer kaasi waa hooyoo ku go'
    Somaliland Halduufkii 1960kii ayey PHD khibrad ah ku qaadatay .Markaa qoladan jabuuti wax kusoo dhoobayaa waa Diploma holders .Somaliland waa PHD . 😁

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน

    WAAR NAA DHAFA HAA NAA FAALYNE LAABYO XASID

  • @abdulkasem1398
    @abdulkasem1398 หลายเดือนก่อน

    Kkkk. Djibouti waa dal yar oo nin Dictator ahi maamulo, wax guarantee ah oo Somalilanday siin karaan ma jiro. Muse haduu taa ka yeelo, maskaxdiisa hala baadho.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Muuse wuxuu yahay na Bari maysid adeer muuse waa fule fule dhalay. Aftidaad sheegayso. Idinka ayuun baa go,aya cid idinku wejelosaa ma jiro.

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 หลายเดือนก่อน

    Wax kale intad soo dhaafteen miyaad ka marmite weyden in aad dumisin Aqalka Gabadhiina 😂😂😂😂???

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft หลายเดือนก่อน

    Maxaa soo dhacay ,somaligaga hagaaji ,walax soo dhacday ,war na soo gadhay, ayaa sax ah ,ma geele iyo xasan sheekh ayaa dekeda barbara ka soo dhacay 😂

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949 หลายเดือนก่อน

    Nooc mina waali jabuuti iyo Somalia anigoo midhahaygii guntiga ku haysta maxaa kuwo geed ku yaal iiga gidhiisha waar suuxa suuxa allaylehe waali ba ku dhacday cadow Somaliand dhinta dhinta bye bye 😂😂😂😂.

  • @user-nh6gc1kr4b
    @user-nh6gc1kr4b หลายเดือนก่อน

    Saxiib beenta jooji beenta, adigu xagaad waxaan oo wara kaso heshay. Ilaahay ka baq

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 หลายเดือนก่อน

    Kuwani waa .oromadii afka baratay

    • @Usern134-h4g
      @Usern134-h4g หลายเดือนก่อน

      Oromodo gormey ceb noqotay wax laysku caayo

  • @raafxero527
    @raafxero527 หลายเดือนก่อน

    Ciidan dumar ubadan banu jabouti udireeyna, 😂

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 หลายเดือนก่อน

    Afti hore ayaa aftilooga qaaday 2001. 97% dadweynaha somaliland ugu codeeyeen NO SOMALIA ANY MORE

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s หลายเดือนก่อน

    Haye wariyi beyn badan haye ma oromo tahay adiga beyn cad wada

  • @yusufadnan971
    @yusufadnan971 หลายเดือนก่อน

    Muslimka god labo jeer lagamawada qaniino
    Mar idage Alleh ha dago labajeer idagana anaa isu dagay .
    Somaliland Guuul 🎉

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 หลายเดือนก่อน

    Muse inuu tago Itoobia mar kale ma aha. Abiy iyo Anfartii dagaalbay ku hayaan Somalidii Ciise, dhulkiibaa laga qaadayaa. Saylac ishay ku hayaan.

  • @husseinlarus2283
    @husseinlarus2283 หลายเดือนก่อน

    Am hussein makahil from Kenya my father come came from bulahar the year 1918 to kenya

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Sheeko kaan bayn oo la soo sameeyey.
    Adeer wax kale ma haysaa canfari meeday kkkkkkkkkkkkk xagaad ku ogtahay. DdS ayaa u dhameeyey

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv หลายเดือนก่อน

    waar beenta naga daa

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl หลายเดือนก่อน +1

    Mar hadii soomaali oo dhami ay isugu tagtay reer shiikh isxaaq ubadkii ahlu beytka oo colaad inala galeen oo dooneen inay ina xasuuqaan waa in soomaali aynu jejebino jabuuti waa in canfarta la siiyo koonfurna waa in kenya la siiyo majeerteeniyana waxaynu siinaynaa imaaraatka iyo hindiya Balan waxaa inoo ah in somali oo dhami ay bulaacadaha inoo qodaan

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c หลายเดือนก่อน

    Habartu ma dalka ayey u talisaa tan kale hadii after la qaadayo yey dani ugu jirtaa ismaaciil miyaa loo danaynayaa
    Beenaale adeer hadayba soo gelayaan awdal jabhadaasi