Gurigan oo dhan waa laga wada oynayaa markii la diley tiirki qoyska kadibna la yiri waa loma ooyaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Gurigan oo dhan waa laga wada ooynayaa markii la diley tiirkii qoyska kadibna la yiri waa looma ooyaan oo xaq ma laha | Sidaan islaamnimaa ? Sii gudbi.

ความคิดเห็น • 102

  • @Geeworld211
    @Geeworld211 หลายเดือนก่อน +11

    Allow ugargar gayiga nabado dadkan garan sii lib iyo gobonimo❤🎉 from duriydA

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 หลายเดือนก่อน +12

    Xaqiiq, cadaalada Allah xagiisa ayey taalaa. Allah waxaan ka baryayaa inuu nasiiyo Dowlad cadaalad ah na siiyo iyo madax daacad ah oo jecel dalkooda, dadkooda iyo Diintooda si daacad ah ugu adeegto. InshaAllah.

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 หลายเดือนก่อน +7

    Ax Inalilaahi Wa inaa ileeyhi raajicuun Allaah haunaxariisto

  • @udgooney
    @udgooney หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay dilaagaa ha soo qabto hana latookto marxuumka ilaahay ha unaxariisto

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d หลายเดือนก่อน +2

    Ina lilAllah wa ina ilahi rajicuun. Allahunaxariisto

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 หลายเดือนก่อน +2

    Maanlinkasta qof aya qof dilay subxanalh robow umadan qalbiyadoda burcad isu mari yaa rabul calamin🤲🤲🤲

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 หลายเดือนก่อน +7

    Inaalilaahi wainaailayhi raajucuun allaha unaxariisto
    Sharcigu ha sarreeyo sikale malaha
    Aaway nabaddii?

  • @AliMohajim
    @AliMohajim หลายเดือนก่อน +6

    Allaha unaxariisto

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA unaxariiisto

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +1

    AX AX AX wariye munasar ilaahay baan kugu dhaariyee Sawirka marxuumka ka qaad shaashada wlaal.from.hargaysa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr หลายเดือนก่อน +1

    Waa shabaab kulligood, warkoodi iska dhaafa. Munassar ayaa ugu horreyaa shabaabnimada. Askar ma ahayn EE shabaab ayey ahaayeen.

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxow หลายเดือนก่อน +1

    Soriy 😢😢😢 abayo allha u naxaristo abayo macnto

  • @Mariam-nl5xk
    @Mariam-nl5xk หลายเดือนก่อน

    Somalia intee dulmigaan socdo ma hagaageeyso allaah ayaa Cadaalad haayo allaah ha u naxariisto

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +1

    Subxaana laah subxaana laah Ilaahoow uhiili umada muslimiinta ah

  • @user-hz9mu6ee2w
    @user-hz9mu6ee2w หลายเดือนก่อน +4

    Dowlad wadanka kama jirto, waa bahalo oo madaxweynaha ugu horeeyo, tuug waaye , dowlada lagu sheegaayo waa wada tuugo iyo gaalo.

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahow u naxariiso Qabrigiisa u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dk หลายเดือนก่อน +1

    Innaalilaahi wainaa illaahi raajacuun waaxayawaanin diinlaawayaal ah ehelu naar ah

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj หลายเดือนก่อน +3

    Inaalilaah halke u soconaa 😢😢😢😢

  • @CrisaaqCiise-xn3fi
    @CrisaaqCiise-xn3fi หลายเดือนก่อน

    Laa.ilaaha.ila.laah.muxammada rasuulul.laah.scw.ilaahow rabiyoo ilaahoow adigaa cadaalad kaasugnaa yaarabi 😢😢

  • @khadrocabdi2985
    @khadrocabdi2985 หลายเดือนก่อน +2

    Allah unaxaristo walalkey 😢😢😢😢😢😢 somaliyey

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi somalia sharci islaam iyo mid gaalba kuma dhaqmaan cidaanka bistooladaha iyo qoryaha loo dhiibayna aqoon,akhlaaq, damqasho,naxariis iyo dowladnimo waxba kama yaqaanaan waa mooryaan qaab qabiil loogu dhiibay hubka somalia waligeed ma tooseyso qiyaamaha lee dhici karo inta shacabka masaakiinta la gumaadaayo allow alle😢

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 หลายเดือนก่อน

    Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun wlh wadan kaan cadaab ka uu ku jiro wa dunuub aan anaga galnay anaga allow xaqa na tus khaatimadana kheer inoga dhg

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 หลายเดือนก่อน

    Ina lilaahi waina ilayhi raajicuun Allah unaxariisto wiilka cadaalada Allah ifiyo Ameen ya Allah

  • @AbdirisakHashi-kz9fx
    @AbdirisakHashi-kz9fx หลายเดือนก่อน +3

    Alle ha unaxriisto

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 หลายเดือนก่อน

    Bal kibirkaa eega yaa Allaah ilaahoow u naxariiso

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada หลายเดือนก่อน

    Alla Ya arxama raaximiin Allow unaxariiso oo udanbi dhaaf Ehelkiisana Qalbiga uqabooji Yaa Rabi Gacan ku dhiiglahana Allow cadaalada horkeen

  • @abdulqadiraj
    @abdulqadiraj หลายเดือนก่อน +1

    I feel sorry wlh familka wiilkaa janadii fardowso alaha ka waraabsho yaarabi ruuxaasi waa axmaq cadaabta alaha ku fogeeyo

  • @Bayula-uj7ur
    @Bayula-uj7ur หลายเดือนก่อน +1

    Walalkey oo ladilay igu so diceya in uu illahay u dambi dhaafo

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 หลายเดือนก่อน

    Waa maxay microphone iyo geerii
    Aar Muqdisho waa yaab dad kaas
    From 🇩🇯

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp หลายเดือนก่อน +2

    AALLAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN WLLKE

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAJICUN ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY

  • @VaRaHzan
    @VaRaHzan หลายเดือนก่อน

    Cuqubada Na HeysatO Ma YarO alle Ha inO GaR GaaRO❤🥺🤲🏽😊

  • @cabdulahyarisow2195
    @cabdulahyarisow2195 หลายเดือนก่อน

    XaqiiqcadaaladaAllahxagiisaaytaalaaAah😢😢😢😢😢😢

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน +2

    Muqdisho halaga guuro gobolada ha loguuro waliba Somalia baanto intaa meelahas Dagan 😮.
    Kuma diganaayo lkn qof aan jeclahay Muqdisho Hargeisa mid dag madhaheen

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o หลายเดือนก่อน

    ILLAHEY DAALIMKAAS XAQIIS HAKAGOOYO ILLAHEY AYAA WAXKA QAADIKARO

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s หลายเดือนก่อน +1

    Alaha unaxaristo wilka waa qasab inlasoqqbto lakiin munasarow qaabka wax usheegtid waa qaab somali maxamed haiskudirin shacabka nin hadu hubheysto halamurmin hadu kaqaldanyahay sharciga kudacwee

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Wecelaha nisa ka buuxa ee wada daraagiistaha ah eeyo sunbaloolshe soo diray ha la dilo alha u naxariisto cadaalad allaha siiyo

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 หลายเดือนก่อน

    Waciil🙈🙉🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @Najmasiyadcumar445
    @Najmasiyadcumar445 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxriisto 😭

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 หลายเดือนก่อน +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @User_19567
    @User_19567 หลายเดือนก่อน

    No peace No justice

  • @gfdcwa4593
    @gfdcwa4593 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho halaga cararo saas nolol .mahee😭😭😭

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 หลายเดือนก่อน +1

    Qaatilkaas wuxuu sheegay waaa runtiis oo waxa loosheegay in uu dilo qofkii aad doonto cidna waxkuma dhahayso oo anagaa meelkasta kuu joogna

  • @Koyama548
    @Koyama548 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah Allah unaxaristo 🤲🤲🤲🤲

  • @Aminaabdi-oo3jc
    @Aminaabdi-oo3jc หลายเดือนก่อน

    Musiibo aya lasoo guudbinaya waana la isoo joxaarinaya tima jeel & rasta lagaso dhiigto oo dhaxda la iska soo xiiro waxan maqlii jiirnay qarax uu labiiste musiibo u labiiste miya kudhahna,🤔
    Reer geriida gashay waan ka xumahay musiibada idiin kudhacday allah yaraxma walalkiina 😢😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 หลายเดือนก่อน

    Somaliya ma sidaan ayaa lagu noolyahay 😭😭😭💔💔💔
    ALXAN DULLILAAH 🙏🙏🙏🙏 RABIGII iga ka XEEYEY Anoo Yar Siyad Bare Marku Joogay 🙏 Waar Dadkan soo DOWLAD MA JIRTO😡😡😡😡

  • @farhaannizzohappybae2762
    @farhaannizzohappybae2762 หลายเดือนก่อน +1

    Does somalia have government real 😢😢😢😢 while their not justice at all

  • @BeyruudSaciid
    @BeyruudSaciid หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢 allah uaxriisto

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariiso cadlad Alaxagisa ayey taala Alow cadalad sii inti dulman

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    iLaahay..Ha.UNaxariisto.

  • @maanoxasan3882
    @maanoxasan3882 หลายเดือนก่อน +1

    Saan cadaalad ma,ahan qof qof iska dilaayo intee lgu arkay anaka somaalidii hore aa fiicneede shacabkaoo qaadka cuna oo dhan halmeel halaysku keeno da

  • @user-dg6ir3vv3d
    @user-dg6ir3vv3d หลายเดือนก่อน +1

    Xasbiyallah wanicmal wakiil 😢xamar waxaan kacabsanaa dhulka inlala jaro

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 หลายเดือนก่อน

    Ax somali wey daashay hala joojiyo dhiiga daadanaya ilaahay xaqa wiilkan haka soo saaro awood ayey u sheegteen ilaahay ayaa ka awood badan ayagana 😢

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 หลายเดือนก่อน

    War faasiqiintaa bakhtiga so cabaayo Muslim ka alle haka qabto

  • @CiidCabdalla
    @CiidCabdalla หลายเดือนก่อน

    Ilintaas qubatay ayaa Soo qabaneysa I.alaah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 หลายเดือนก่อน

    Mooryaanti ayaa
    Hub la siiyey kadibna waxay rabaan ayey sameynayaan

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 หลายเดือนก่อน

    Dowlad ma jirto maafiyo mooriyan ah oo qabiil iyo qurun ku wada dhaqmaysa waaye

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 หลายเดือนก่อน

    Dowladda yaan la eedeyn,dambiilaha hala marsiiyo sharciga...Askarta waddanka badankooda waa shababkii Fahad yasiin qoray!

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

    Waqtiga dhamaday Allah unaxaristo cidanka moryanta hala dilo

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r หลายเดือนก่อน +1

    Sorry 😢😢😢😢😢

  • @C.f.W
    @C.f.W หลายเดือนก่อน

    Aloow kunaxarisO Adan Nur tiishoW 😔 🙏

  • @superfun1819
    @superfun1819 หลายเดือนก่อน

    Xasbulaah 😢😢😢😢 iyaago indhaa xiiraan hadilaan wixii diiley

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita6664 หลายเดือนก่อน

    إنا لله و إنا إليه راجعون
    اللهم يرحمه و يغفر له و يجعل الله مثواه الروضة من رياض الجنة الفردوس الأعلى
    اللهم اغسله بالماء و الثلج و البرد و نقيه خطايه كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس
    اللهم يواسع مدخله واسكنه فسيح جناته مع النبيين والصديقين و الشهداء و الصالحين و حسن أولئك رفيقاً
    اللهم أمين يا رب العالمين 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
    اللَّهُمَّ صَلِّ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّدٍ
    كما صَلَّيْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ 🌸 اللَّهُمَّ بَارِكْ علَى مُحَمَّدٍ وعلَى آلِ مُحَمَّد كما بَارَكْتَ علَى إبْرَاهِيمَ وعلَى آلِ إبْرَاهِيمَ في العالمين إنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ

  • @m.abaadirbaanaamin7864
    @m.abaadirbaanaamin7864 หลายเดือนก่อน

    Jilin miya qof dhab ah micrafonka wotorilahay

  • @abdikadiradan3770
    @abdikadiradan3770 หลายเดือนก่อน

    Hadii aad hay satid nabad maxaaloodiley walaal kaa

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi หลายเดือนก่อน +1

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه 😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-cs8wy9pj5r
      @user-cs8wy9pj5r หลายเดือนก่อน +1

      𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗴 𝗜𝗻𝗲𝗬 𝗟𝗲𝘆𝗹𝗼 𝗾𝗼𝘀𝗼𝗹 𝗚𝗮𝗿𝗶𝗶𝗿 𝗲𝗲𝗬 𝗾𝗼𝘀𝗹𝗲𝗬𝘀𝗼 𝗹𝗶𝗸𝗲 𝗱𝗵𝗮𝗰 𝗸𝘂𝘀𝗶𝗶.😂😂

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 หลายเดือนก่อน

    Mic 🎤 gabadha haysah xiligaas oo kale maba la qabaan karoh
    Filatuur maxaa la dhahaa?

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t หลายเดือนก่อน

    Qofdhan naftiisa jaray hadana ku jes jeesin imankii shaydan baa kala tegay

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e หลายเดือนก่อน

    Dhiiga dadka waa ku faraxsan yihiin xoolahan xarkaha soo gostay

  • @shariifxasan2851
    @shariifxasan2851 หลายเดือนก่อน

    Cadaalad majirte ninka haloso,aaro 😊

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr หลายเดือนก่อน

    Muqdisho maanta qatarteeda aadbey ubadantahay ciidanka qaarkood aqlaaqxumo ayey udhaqmaan

  • @HalimoAbdihanshi
    @HalimoAbdihanshi หลายเดือนก่อน

    Xxxxx❤❤❤ waalayaabanyahay xamar illaheyoow mardhow waxbaadhidoono xamar cadaalada mataalo

  • @KawsrQaali
    @KawsrQaali หลายเดือนก่อน

    Ax 😢😢

    • @KawsrQaali
      @KawsrQaali หลายเดือนก่อน

      Yaa rabi😢😢

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 หลายเดือนก่อน

    Somali dulmi iyo qabiiyalada jahilnimo aduunka Kaa rebey Allah xaaq haa nagu suga☝️☝️🇸🇴

  • @user-zs1ms3gc6j
    @user-zs1ms3gc6j หลายเดือนก่อน +1

    Ax😢😢😢😢😢😢ax😢😢😢

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 หลายเดือนก่อน

    ninkaas hala soo qabto cadaalada halahorgeeyo waa hadey dowlad kajirto dalka allow sahal amuuraha.

  • @XuseenMuxumedOdowaa
    @XuseenMuxumedOdowaa หลายเดือนก่อน

    Message somaliya la dhaho dhib badan waa ware
    Meel markasta wax laga sheegayo
    Mise xukumad meesha ka talisa dadka leyneysa waa ware
    Waxaan xasuusta mahmadi aheyd
    Cuqubo halkii lagu galey dhaan kaga leysa

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 หลายเดือนก่อน

    Ah aloow dowlad na sii tani waa dulmi doontee

  • @user-cs8wy9pj5r
    @user-cs8wy9pj5r หลายเดือนก่อน +1

    𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗝𝗲𝗰𝗲𝗹 𝗜𝗻𝗲𝗬 𝗖𝗮𝗱𝗮𝗹𝗮𝗱𝘂 𝗦𝗼 𝗜𝗳 𝗕𝗮𝘅𝗱𝗼 𝗟𝗶𝗸𝗲 𝗗𝗵𝗮𝗰 𝗞𝘂𝘀𝗶𝗶.😭

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 หลายเดือนก่อน +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AboweAdo
    @AboweAdo หลายเดือนก่อน

    Xmr mxa ku dhacy

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct หลายเดือนก่อน

    Haduciidan ahaa marxumku cadalad wahelaya dilagana cidanlagushegay

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho cadaaladi ma jirto waligeedna amaan iyo dawladnimo muqdisho lagu arki maayo

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 หลายเดือนก่อน

    SOMALIA DULMI BADANAA XASBIYALAH WANICMAL WAKIIL

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    hogamiyah Argagixisadah xasan munafaq bah dhameyay umadih waa moryan kibir ku laynaysah masakintah waxaa lo dilayah dadkah waa kibir nacladih idin ku dhacday xasan moryan iyo dowladisah

  • @Imraan12
    @Imraan12 หลายเดือนก่อน

    MUQDISHO dadka dagan waa bahalo hawiye imaan laan ayaa HAYSKA 1991 ilaa hada dadka laynaya , alxamdu ilaahay imageeyo meshaas

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5s หลายเดือนก่อน

    Munasarowo umada haisku dirin ninkaas dowlada lagaraba qabashadisha wana xaq inladilo halahordicin sharciga

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน

    AWAYA INTII DAMIIR ISLAM LAHOW ISTAAGA INTII BINIADAMNIMO KU JIRTOW ISTAAGA OO NINKAN QAATILKA AH HALA SOO QABTO QAATIL QABIIL MALEH BINIADAMNIMO MALEH WAA IN CADAALADA LAWAFAJIYAA

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x หลายเดือนก่อน

    Hala sooqabto dulmi loowga

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g หลายเดือนก่อน +1

    HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ ILLAH UMADA SOMALIDA HAKA QABTO.AAMIINTA WAA XAGIINA

  • @fatimaikhtii5563
    @fatimaikhtii5563 หลายเดือนก่อน

    illa goormaad is dileysan rer xamarow roogmada oo midh idinkama hadho wuxu bini adamba ma aha

  • @ramla8285
    @ramla8285 หลายเดือนก่อน

    Cadalad ha loo radiyo marxumka

  • @CabdiCabdikarin
    @CabdiCabdikarin หลายเดือนก่อน

    Acs 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @farhaannizzohappybae2762
    @farhaannizzohappybae2762 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢

  • @CawilXashi
    @CawilXashi หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxriisto

  • @FarisfuadAbdikhalif-x2y
    @FarisfuadAbdikhalif-x2y หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢