7-Xaqiiqo oo Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban (Introverts) Oo Ay Tahay Inaad Ogaato

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2022
  • Xaqiiqooyin Ku Saabsan Dadka Afka Gaaban (Introverts) Oo Ay Tahay Inaad Ogaato
    Description
    I am a professional, ambitious and highly skilled African Journalist and able to operate any wide range of technical equipment including professional cinematograph Cam recorder . I have extensive experience working on a number of Television , Radio and theater Projects, demonstrating an ability to follow artistic direction and the physical capability required on a professional product set.
    Based London Uk.
    Former Reporter,Cameraman and Editor. at Horn Cable TV.(Ethiopia)
    Former Head of Programs at Star Television Network(STN)-Nairobi
    Former News Anchor at CNA Somali Tv(Nairobi
    Former mombasa Area manager at Star FM
    Former reporter at Universal Somali TV(North Eastern Kenya)
    Former Program Manager at Radio Voice of Oslo - FM 99.3 (Dadaab)
    For Business inquiries 𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel:+447368981541
    Email:abdijalilosman@gmail.com
    Our TH-cam channel: th-cam.com/channels/Vgf.html...
    Facebook: / abdijalilsamow
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    Subscribe|
    Share|
    Like|
    Comment|
  • แนวปฏิบัติและการใช้ชีวิต

ความคิดเห็น • 38

  • @jama_jey
    @jama_jey ปีที่แล้ว +10

    Introverte waa teamkeyga kusoo dhow Man🤝

  • @SamiiraAadan-bm4hy
    @SamiiraAadan-bm4hy 4 หลายเดือนก่อน +3

    Anigo aan ogyn inan introvert aan ahy o kalinimada jecel o melaha dadku iskugu imadan aan ku cajiso. Bay familku igu dhahan walle cidlaad ku dhiman markaas ban walwalkale igu abuurmay wa maran da'da aan hdda jiro kasii yaraa go'an ban qaty inan Iska badalo dabecddan. Wan isbadali wayy ileen waba udhalasho😊😊

  • @Aaaaaaaaaa487
    @Aaaaaaaaaa487 ปีที่แล้ว +5

    Hada waan fahmay dabeeca deyda 🥰🥰

  • @sacdiyocarays7819
    @sacdiyocarays7819 6 หลายเดือนก่อน +3

    Inaa qofka dhagesto jeclahy lkn inaa lahadlo waa necbahy

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waa yaabay subxaanalaah ❤ thanks bro

  • @HUFANE1
    @HUFANE1 9 หลายเดือนก่อน +4

    10 sano ka hor waligey waxan ahaa bulshaawi lakiin saan qurbaha u imid waxaan noqdey qof iska af gaaban. Taasina da,da ayaa keentay. Waxaan noqdey qof dandiisa yaqaan

    • @user-nl2yx2kh8k
      @user-nl2yx2kh8k 3 หลายเดือนก่อน +1

      Anigo marki hore bulshawi hadal badan ayan aha hadana introvert ayan isku badaly wlhi layaap

  • @abdiazizyusuf7686
    @abdiazizyusuf7686 ปีที่แล้ว +4

    Dadka.jecelintorova....ayaan.ahay.waxaan.xiiseeya...musika.heesaha.dadka.ka..hadlla.waxyaabaha.caalamkamka..waxaan.jeclahay.kelida.waxaan.noadaa.mid.Sec.I.farxad.badan

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  ปีที่แล้ว +1

      Teamkeyga soo dhawoow🥱😂

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax ❤❤❤

  • @somaligamerfreefire
    @somaligamerfreefire 3 หลายเดือนก่อน +1

    This all are true , you did excellent explanation pls don't die😢

  • @professorbadriyare4955
    @professorbadriyare4955 ปีที่แล้ว +4

    Markaan fikir plain gareeynayo ama aa discussion kujiro dadka extrovert waa waalantahay idhahaan anigane waa qoslaa oo doodba weey dhamaatay dhahaa hadaa i attack gareeysay 🙏

  • @Faadumo455
    @Faadumo455 27 วันที่ผ่านมา

    Ma jecli xafladaha io meelaha laysugu imado lkn bulshawi wan ahy wan warbadnhy dadkana wa isfahana

  • @shamsahassan3177
    @shamsahassan3177 5 หลายเดือนก่อน +1

    Isku mid ayan nahay manshaalah

  • @Nationalchannel1960
    @Nationalchannel1960 4 หลายเดือนก่อน

    Dadka Introvert meelwalba majoogaan ha isqaldina dunidu waxay kuyihin 2% isdajiya marka sinjiyadina wase

  • @Aliaboob-sk7je
    @Aliaboob-sk7je ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclahay kalinimada Pl se ima surto gasho

  • @Sadia-35
    @Sadia-35 4 หลายเดือนก่อน +2

    Adi anima iga hadlooysa walalkeey 😂😂 telephone kuhadal majecli arosyada majecli iyo xafladaha Marti hataa majecli😂😂 keligeey ayaaan jeclhay saaxib dhan malihi

  • @Lgg37
    @Lgg37 3 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu wifi gaan xidhaa marka aan qof call kula hadlayo marku call ku dhamaadana waan furtaa😂😂

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 4 หลายเดือนก่อน +1

    dadkaan waalan yaa,ila arko iyaga dhan introvert miyaa ana waan ahay😂😂😂😂

  • @Shaamm128
    @Shaamm128 7 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi run baad shegtey had markaand dawanay muqalkan 2 jeer baa la isoowacay maqabanin

  • @mohanadcadde7345
    @mohanadcadde7345 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi isku dabeecad baa nahay

  • @nasraasad4119
    @nasraasad4119 หลายเดือนก่อน

    Introvert wn ahy dadkana wabn ku diqadoda iyo meelahy kubadn yihin

  • @Lgg37
    @Lgg37 3 หลายเดือนก่อน +1

    Exactly %100 anaad iga sheekaynaysaa😂😂

  • @farxiyaali1985
    @farxiyaali1985 ปีที่แล้ว +5

    Mmmmm mid baaa xafada igu dhibtay walee introvert ma aqane gabaray hadal ban ku heena

    • @Abdijaliil
      @Abdijaliil  ปีที่แล้ว +1

      Waa introvert 😂

  • @Sacdia1976
    @Sacdia1976 5 หลายเดือนก่อน +2

    Ileeen dad an iskudabecad nahaya ayaa jiro 😂😂😂 goooni ayaa laiyaqaana xaadadeena

  • @wadanisomaliyeed5807
    @wadanisomaliyeed5807 ปีที่แล้ว +1

    I am Intervet 🥰

  • @DHIRIGELIYE
    @DHIRIGELIYE 11 หลายเดือนก่อน +1

    Saaxib setahay

    • @Lgg37
      @Lgg37 3 หลายเดือนก่อน

      Wan ficanahay zxp 😢

  • @Shaamm128
    @Shaamm128 7 หลายเดือนก่อน

    Waan kujira wana kufaraxsanahay m.a

  • @leyloahmes-ev2nh
    @leyloahmes-ev2nh 7 หลายเดือนก่อน +1

    wlhi waa sax😂😂😂

  • @Dagancabdi4063
    @Dagancabdi4063 ปีที่แล้ว +1

    Wan ahay intervert

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8yn หลายเดือนก่อน

    Aniga qol isku soo xidhe ayaa ley dhahaaa 😂

  • @user-xw9yj3kn1z
    @user-xw9yj3kn1z 5 หลายเดือนก่อน +1

    Like me

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kuwa suufi loogu yeero😂😂😂

  • @mariyoahmett5683
    @mariyoahmett5683 ปีที่แล้ว +1

    Like me😂❤