#farxiyotawakal

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 178

  • @munamuna9039
    @munamuna9039 2 ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah abayo farxiyo waa mahad santahay sheekooyinkaaga aad an ujeclahay xitaa TH-cam kale ma iigu baxdo adigalee kusugaa
    Maama adeego ama adeeco samir iyo iiman alle haka siiyo qof saas usabar badan inuu jito ma umaleyn jirin Masha allah, Alle cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suuban hasiiyo allow samirkaas ookale nagu irzaaq amiin

  • @amaraali8799
    @amaraali8799 2 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi aad ban ugu farxay qebtan maamo Alaha Ku dhoro adun iyo aaqiro samirkada kuheshay istaas alaah Nama mooga wlhi ❤️👸

  • @ayaancr
    @ayaancr 2 ปีที่แล้ว +7

    Ilahay ha u naxaristo mama Adeco gabadheda 😥😢 at least a beautiful happy ending. Abdi's wife is a good person.

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 ปีที่แล้ว +5

    Abayo walahi wan oye mashaallah gabadhas wan uduceyne

  • @farxiyocabdulle6510
    @farxiyocabdulle6510 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah mamo adego waa qof uman leh allaha ubarakeyo wiilkeda iyo carur tisa

  • @xawohasan7677
    @xawohasan7677 2 ปีที่แล้ว +4

    Walahi.qiso xanuun badan waaye adigana allaha hakuxifdiyo baydhabo ayaan kaasoo salaama farixiyo

  • @muznicadeey9248
    @muznicadeey9248 2 ปีที่แล้ว +7

    Wcs abayo farhiya ❤️ 😢 ilahay ha unaxariisto faya cadey iyo abaheed mama adecana ilahay saqirintedii kama lumiyo 😥 arxan lawa yaal ayey ahaayeen nin Kas iyo nagtiisa diley faya😭 alXamdulilaah family gas ilahay haisku barakeeyo 💋Masha allh mama adeeco cimriga ilahay ha ubarakeeyo

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah mashaallah mashaallah mamo adèeco

  • @zahriinakuchannel6292
    @zahriinakuchannel6292 2 ปีที่แล้ว +3

    Calool xumo badan kabacdi farxad ayey ku soo dhamaatay maamo adeeco cimri dheer iyo caafimaad Allah ku siiyo adiga iyo familkaagaba wixii alle hanaga qabto

  • @luuluu.69
    @luuluu.69 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah mama adeco sabarkaga janno alle hakugu badalo gabadhadana uduce inu alle dambigeda inu udhafo wil kaga iyo carurtisa iyo adi alle haidin xafido

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hooyo adeco Allah xifdiyo ayada iyo Wiilkeeda❤❤🙏🙏🙏

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaaaalahdan xalaalay aa hoosta looga jiraaa miyaaa.

  • @xamdiqaali1358
    @xamdiqaali1358 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allh waa qiso cajiba wlh samir badan waaa guuul

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +2

    Samra sadkiisa hela masha allah ilaahay ayaa u arguday allow xaqa nagu sug jasakallahu khyr wll

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alla barakeyo cabdi iyo reerkisane alla iskubarakeyo

  • @sahramohamed1402
    @sahramohamed1402 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa hooyo samir badan ilaaheey bedelkooda ayuu ku siiyay alhamdulillah dhibka allah u dhaamo umadda muslimiinta ah

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 2 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdullilah Alhamdullilah Alhamdullilah
    Ilahay wanagsana. Ilahay cadiil
    Sana.
    Mama Adecoy ilahay janada albabekeda carurtdadi hakugu so doweyn.

  • @ShukriMaxamed-j3f
    @ShukriMaxamed-j3f 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alaah ale wataawehelmadoono😢😢😢😢😢 sori wankaxumahy. Mama adeeco waxakudhacay waqadar waasamirtay. Aakhiranawaajanagasho

  • @halimaahmed6710
    @halimaahmed6710 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha’Allah walahi sheeko xanuun badan waye subxanallah mamada iman ayey lehed illhay ha barakeeyo, Farhiya adigaa waa mahadsan tahay jazakumullah! Mama adeeco waa la ilmeeyey walahi qiso xanuun bdn waye lkn illhay ba u alabal guday Alx dulmiga ma ficna waa laga jaraa lama dhimansid walahi 🥰🥰 mamada iman leh waye waye walahi ma

  • @leilahaji715
    @leilahaji715 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah samraa sedleh xaqana alle wuu gudaa

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 2 ปีที่แล้ว +1

    Alahu akbar waaa qiso xuun badan mama adeco alaha barekeyo waaasosamirty

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamo faraxad ku Nolasco mashaallah mashaallah mashaallah 🥰❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍🌹🌹🥰

  • @shukriinahassan264
    @shukriinahassan264 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllhi waa qiiso xuun badan waa ooyay wllhi

  • @maryamocabduqadir262
    @maryamocabduqadir262 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyow waxaan qorabaa maaqaan subxaanallah ar xaasisanaaaa

  • @shamsociise478
    @shamsociise478 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah maama adeeco way sabartay ilahey cimrigeeda ha ubarakeeyo ayada ii ilmaheedana janada haku kulansiiyo aaamiiin yaa rabbi wlhi dad badan ò masakin ah cuqubo walaga sogaly lkn xaqsoore waa ilehey waxa jirta malin aanlakala awood badneen cid aan allah ahayna hadli karin yaa rabbi hana ceebayn maalinkaas

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilahay ayaa nabsi bixiyey maamo adeego ilahay ha xifdiyo

  • @aminoabdi5277
    @aminoabdi5277 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan Allah mama adeego ilhay baa kadhigay qof samirle

  • @nimcoali360
    @nimcoali360 2 ปีที่แล้ว +5

    Mahdsanid hbo mcn qeer allh kusiiyo qadkaa iga giyay cawa waasugulaaay wllhi markaa arkay saaufarxay lee allh kaafarxiyo🥰❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahranur7111
    @zahranur7111 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamada SABRKEEDA JANNATUL FIRDOUS ALLAHA GEEYO ALLAHUMMAA AMIN

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah dad ku naxariis dara naa 😢😢😢😢😢😢

  • @faadumoabukar5607
    @faadumoabukar5607 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Habo xfdka Allah shekoyina quruxda bdn aad no soo gudbisid

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +2

    Subaxanallah Subaxanallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin amiiiiiin yarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @saynabcadey2627
    @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs farxiya xbbti allah ha kuu xafido qali Macnto keep going qali wlhi wa qiso murugo badan lkin alx hadii allah qalbiga u qaboji yey iyada oo intaas oo murugo iyo rafaada somartay Masha allah hada farxad oo dhan wa haysataa

  • @clraxmaancllaahi971
    @clraxmaancllaahi971 2 ปีที่แล้ว +5

    Somalia waxaye laa qaarxaysa ayee nabaad laantu uga jirta waa duulmiga iyo dhiiga bilaa Aadam kee sida xoolaha loo daadinayo ilaahow dhiigi bilaa Aadam haa naagalin subxan llah😭😭

  • @manaalstyles9547
    @manaalstyles9547 2 ปีที่แล้ว +5

    Xamar cuqubo uma yaro salaamaat.

  • @FathimaFathima-ly4cf
    @FathimaFathima-ly4cf 2 ปีที่แล้ว +16

    إنا لله وإنا إليه راجعون حسبنا الله ونعم الوكيل سبحان الله 😢😭

  • @afrikaofficial9492
    @afrikaofficial9492 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah abaayo axpaapii aan isku wada duceyno intii muraadleh alle ha usahlo anigana ii so duceya muraad ayaan leyahay

    • @hamdifarah3863
      @hamdifarah3863 2 ปีที่แล้ว

      Allaha kuu sahlo muraadkaada khayrna allaha kaaga dhigo qali

    • @afrikaofficial9492
      @afrikaofficial9492 2 ปีที่แล้ว

      @@hamdifarah3863 Aamiin insha allaah

  • @mumtzmcn8391
    @mumtzmcn8391 2 ปีที่แล้ว +2

    Mam adeeco waa quf mumin ah allhu akbar

  • @maryamasadaq3335
    @maryamasadaq3335 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs abayo mashaallah mashaallah 🥰❤❤❤❤💋🌹🥰💋🌹🥰💝💖😍❤👍👍👍👍👍❤👌🥰

  • @zamdahir3513
    @zamdahir3513 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahay waan ilmeeyay aaaaax ehlu jano ayaad tahay mama adeeco

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว

    I’ilaahy ha cafiyo Hooyo mac ❤❤❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashllaah Allhamdulilaah Allhamdulilaah illaahy ayaa wado fiicn u furay

  • @sandheeredini1531
    @sandheeredini1531 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah gabar qiimo lehuu heley wiilkada alaha ku xifdiyo

  • @d_mohahmad4509
    @d_mohahmad4509 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs habo mcn Allah ku xafido adun iyo aqiro amiin amiin ya rabi

  • @salaadoabdullahi7642
    @salaadoabdullahi7642 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh baayo qaaliya xbbti

  • @leilaahmed3588
    @leilaahmed3588 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana Allah ilaahay ayaa awood weyna ah.

  • @kafiyoabdullahi7922
    @kafiyoabdullahi7922 2 ปีที่แล้ว +1

    Qisada mama adeco iyo qiso macslin barre wa Ka ilmeysy allah cadalad badana 😭😭 mama adeca allah qalbiga haku qabojiyo

  • @khadraoooy1153
    @khadraoooy1153 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allh amarka alle wakas

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 2 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah waa gabar fican

  • @shamsoadam8261
    @shamsoadam8261 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Masha Allaah mama adeco samir keda yey kuheshay wanaga Masha Allaah Allaaha usiyadiyo wanga

  • @amaalkulmiye9537
    @amaalkulmiye9537 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a mama adeeco guuleyso walhi wan ilmeye🥺😥

  • @mariamedia2460
    @mariamedia2460 2 ปีที่แล้ว +6

    Asxbta farxiyo qurux wng 100k hala garsiyo wey u qalantaye 😍🤩🥰😜

  • @falisahmedhussen5440
    @falisahmedhussen5440 2 ปีที่แล้ว +1

    Lailahaa ilalah muslinimdii meye dad naxriis Leh ma ahan kuwà sidaa yelay gabdha musimo aqri iyo aduun Allha Ku rido 🤲🤲
    Waxba igu daran naagta ninkeda difaceyso gabdha Kal Ku garaacday ninkne Ben shegey dacda iska dhigay 😟
    Al mxaa xaq umada laga galay allow naften cadow hanagu saladin 🥺🥺🥺🤲

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alah samir kaga Ale ku qaaday

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanallaah dulmiga dalkena lgu geysty badanaa Allow no saqir

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi xamar dad badan ayaa lagu dhibaateyay tankale haboyar sabar iyo imaan allaha ka siyo haday beydhabo jogi laheed sidaas lama sameen laheed lkn way qorneed. Naagtaad iyo ninkeda jahanaba allaha ka waraabiyo

  • @Queendaha
    @Queendaha ปีที่แล้ว

    M,a ilaahay samirka ha u siyaadiyo mamadaas

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 2 ปีที่แล้ว +5

    Allah dadku il adagaa oo dadka dilkooda u fududaa subhanallah allah maxaa dad qalato joogtaa. Naagta aan layaabanahay intay gabadha yar ninkeedu kufsaday hadana ayada gabadha gacanteeda ku dishay. ilaahay taas iyo ninkeeda waxaan ooga baryayaa calamad aan horay loo arag inuu ku rido inshallah bidnillah

  • @caashokeef
    @caashokeef 2 ปีที่แล้ว +2

    Degmada hurwa ayan ka so salama habo qurux farxiyo cdy

  • @maryanahmed8465
    @maryanahmed8465 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allha 😭😭😭😭😭 wllhi shekadan wllhi calul xumo wllhi yaa allha yaa allha allha nunaxaresto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @sucadoahmed3387
    @sucadoahmed3387 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ilaahay ha xafido mamada iyo caruurteyda amiin🤲😍🥰

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 2 ปีที่แล้ว

    waaa xanunsanhy iiso duceeya asxaabey

  • @idilali89
    @idilali89 2 ปีที่แล้ว

    subxaanlaah wallhi waa.qiiso xanuun badan

  • @khadardheer5148
    @khadardheer5148 2 ปีที่แล้ว +1

    Wallah farhio sheekonkada markan shaqda joga ayaan dhegsan jiray lakisa manta shaqada mama adaco 10 mar ayaan firyay inaad sogalasay

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว

    Amiin Amiin amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @aminasahra8256
    @aminasahra8256 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a waan sugaye xbbti 😘

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 2 ปีที่แล้ว +2

    Walhi wan murgodye hoydas qalbig Alha u qabjiyo ad bey u xanu badanthye😥😥

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 2 ปีที่แล้ว

    Subxan allah xasbunallahu wa nicmal wakiil laa xawla walaa quwata illaabillah 😭😭😭

  • @aishaqurux-w7e
    @aishaqurux-w7e ปีที่แล้ว

    M.a gabarta waa gabar fiican😭💖

  • @farhiyam3563
    @farhiyam3563 2 ปีที่แล้ว +1

    Axamdulilah hadii wiilkii fiicnaaday

  • @fadmaadamcali9134
    @fadmaadamcali9134 2 ปีที่แล้ว +2

    wa mamo samir badan mashaAllah

  • @xaawomaxamed4801
    @xaawomaxamed4801 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abyo farxiyo wan jeclahy qisoyinkaaha alle haku xifdiyo aakhiro iyo adduunkaba family kaga dhamaatiin insha allah

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad soo daysa shookoyin fiicaana Mashalla

  • @yurubmoha3350
    @yurubmoha3350 2 ปีที่แล้ว +2

    Alla ya raabi nabsigaa xuuma 😭

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 2 ปีที่แล้ว +1

    😰😰😰 dhib Badan kadib wilkeda iyo iyada guul m.a Allah haubarakeyo

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 2 ปีที่แล้ว +1

    ilaahayow caadil saniidaa subxanallah

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Wataquuunisaa aa layiti.iyaaah dumaryaashaaaay doqoney fariidadatan.

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว +1

    Allh akbar allh ayaa kajary

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 2 ปีที่แล้ว +1

    Walhi walegu forjeya cawada farxiyo tabakal away aya leydhaha

  • @ZuheyraAhmedMaow
    @ZuheyraAhmedMaow 4 หลายเดือนก่อน

    Subxana laah tabaarakal alaah

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 2 ปีที่แล้ว

    Walahi mama adeeco dhib bay so martay qalbi jab allah unaxristo dhaman ilmaheda ina dhamyyo waa igu adkatay anigo dageysanyo hurda gudaban wa dhamey

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wwrbt Farhiyo caadey horay usoco qaali❤️❤️👍

  • @saidamohamed8320
    @saidamohamed8320 2 ปีที่แล้ว +10

    walle waxan lenaahay wadanka mu dego waa wadan masakin aan wax galabsan lagu dulmiyey

  • @amalsheikh559
    @amalsheikh559 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sis ❤️

  • @bellaupdull2787
    @bellaupdull2787 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs habo mcn 🌸

  • @deeqomaxamed8599
    @deeqomaxamed8599 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤❤❤🥰🥰🥰

  • @nimcoahmed8450
    @nimcoahmed8450 2 ปีที่แล้ว +1

    Wcs masha alaah walshey

  • @ayanmohmaed1277
    @ayanmohmaed1277 ปีที่แล้ว

    Mashaallah mom😢

  • @amalmohamoud1518
    @amalmohamoud1518 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs hawo farxiyo 🥰😘😍

  • @sagalsalaaf1683
    @sagalsalaaf1683 2 ปีที่แล้ว +3

    Hbo farxiyo ano like kusarin wallhi majogikari😩😊❤❤❤❤

  • @amaraali8799
    @amaraali8799 2 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha uu qabna waa nasab Kamila wlhi Alaha sharfo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 ปีที่แล้ว

    Walee ilaahay waxba kama qarsoona waana xaq soore. Ninkii iyo naagtii gabadha dilay waxaa fiicnaan lahayd inay silic u dhintaan oo nafta lagu dhibo. Aad baan uuga xumahay waxa ku dhacay maama Adeega ilaahay ajar haka siiyo samirka ay samirtay gabadha wiilkeeda guursatayna way ku mahadsan tahay wanaaga ay samaysay waa gabar fiican

  • @juweeliyacisman
    @juweeliyacisman ปีที่แล้ว

    Uqubadu halkii lagugaly cawkuhuruda 😢😢😢😢

  • @ismahaanismahaan5403
    @ismahaanismahaan5403 2 ปีที่แล้ว +2

    Inkaar allh hakurido uqubo ninkaas

  • @filsanaadan2761
    @filsanaadan2761 2 ปีที่แล้ว +2

    Nabsego xumaa 😭😭😭😭😭

  • @nj5683
    @nj5683 2 ปีที่แล้ว +1

    First comment😫❤❤

  • @sumayodahir2910
    @sumayodahir2910 2 ปีที่แล้ว

    Farxiyo wllhi wa lailmeyay qisa dan

  • @ladanabdirashid2522
    @ladanabdirashid2522 2 ปีที่แล้ว

    🥹🥹🥹🥹Subxannallah illahow sabarka nobadi inta kadimatay mamada jannada allaha kuwadakulmiyk ayada wilkeda gabadheda iyo ilmahe dalanee bari allaha ugadigo Ameen ya allah 🥹🥺🥺🥹🥹🥹🥹

  • @xoriyomaxamed1247
    @xoriyomaxamed1247 2 ปีที่แล้ว +1

    ,asc Masha alah

  • @farxiyaone5759
    @farxiyaone5759 2 ปีที่แล้ว

    Farxiyo quruxey garabkaga allaha galo