SIDA LOO ISTICMAALO FOORNADA GAASKA KA FAA'IIDEESTA ASXAABTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 559

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 5 ปีที่แล้ว +137

    Nasro chanalkeda marka baratay haday jikada cunto& style ba wax iska badalen aniga cml like isara nasro tnx alpo wadnaga dhistay

    • @bilaamaxamad3103
      @bilaamaxamad3103 4 ปีที่แล้ว +1

      abayo iga ralinoqo hadan kunibo ee meqo adka soo bixisey fornada adi ahn hada adoo mahadsan qalad haa i fahmin wn rabaaa soo ayaa soo dhow aboyo wA marka igu horeysey an fariin kusoo qooro ok

    • @ismahanyaray8670
      @ismahanyaray8670 3 ปีที่แล้ว

      @@bilaamaxamad3103 byo Kinyo hada Jogto 8boqol Oo Dolar ayada iyo Kan Gaskah oo is Watah

  • @qalidumar2018
    @qalidumar2018 5 ปีที่แล้ว +41

    Maasha allah qaali waxad jeceshahay o jano uhoreyso allaha kusiiyo.
    Waxaan kaa codsanayaa adoo chicken ka galinaya birta nooso duub mahadsanid

  • @mabzuudahmed7285
    @mabzuudahmed7285 5 ปีที่แล้ว +16

    Wax bdn sugaayi wlhi paayoh tnx in bdn qaali dumar🙏🙏

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 5 ปีที่แล้ว +8

    Mashallah Nasro aniga Xamar bila kubixiye macalimad mihiim u ah umada somaliyed qasahan dadka Xamar kunool ama jecel allaha kuxifdiyo

  • @umusaabirumusaabir5509
    @umusaabirumusaabir5509 3 ปีที่แล้ว +3

    Xappti shukarn wlhi maanta waat isaaciday waliba anigoo jah warersan jazaakalaahu qer mcnbadan cimrigaaga allh dhereyo 💋💋💋💋💋

  • @anizahassan8247
    @anizahassan8247 5 ปีที่แล้ว +5

    Nasro abti doon m.a walshey aan jclhy illhy riyadada hakuu rumeeyo🤲🤩🥰

  • @leyloabdulahi8363
    @leyloabdulahi8363 2 ปีที่แล้ว +4

    Abaayo kheer badan ilaahey Haku siiyo si daacad ah ayaad noga faa ideyse Ani waxaan kayaabanay ama aan shidiwaaye foornada ileen in gacanta laguhaayey rabtaa Ani waan iska deynaaye waan ishidmiweyde Ani waxaanba islahaay waa halaawde cml wlhi shugran Abaayo macaan Bari ayaan bilaaba insha allah 💖

    • @NalkaNuura-n1q
      @NalkaNuura-n1q 5 หลายเดือนก่อน

      Meeqo kasoo bixisay abyo cookerka 4jiko

  • @bishaaromohammed321
    @bishaaromohammed321 หลายเดือนก่อน

    Thnks u very much 🙏🙏🙏🙏 2024 Inta Daawanysa

  • @keyfiinapoqoradareeromar4582
    @keyfiinapoqoradareeromar4582 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaH
    Thanks
    Bayo

    Allaha kudhowro
    🤲

  • @AK-ol6rm
    @AK-ol6rm 5 ปีที่แล้ว +12

    Ow waxaan ka xumahay in caawa layga hormaro
    Viva team nasro waligaa ha dhicin

  • @faatimahassan5189
    @faatimahassan5189 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah queen of mogadisho waka helay wana rabay video noocan thank you my sister

  • @saciidomuusegeedi7818
    @saciidomuusegeedi7818 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah ilahey caqliga iyo garashada iyo aqontaba ilaahey ha ku barakeeyo xbbti runti wan ku duceeyaa waayoo aaadan kaga faaiday wallhi maasha Allah xbbti waxan kaa codsanayaa qeyr alaha ku siyee inad soo gilisana firijka waayoo dad badanaa ku wareera qof horay uga hadlayna ma arag xbbti sida qudarta ay kugu bad qabi karto cuntada oo kali insha Allah waxan rajeynaa inad inoo soo geliso ilahey haku xafido

  • @aishaabdiaishaabdi3055
    @aishaabdiaishaabdi3055 4 ปีที่แล้ว +4

    Nasro wa macalimad masha Allah ah qofkasta ufahmikara

  • @hidaayohonesty6983
    @hidaayohonesty6983 5 ปีที่แล้ว +1

    M.a mcnteda wlhi nice ayaa tahay allaaha ku xafido waxa jclan laah inaa ii qimeeso sida qof kuu dhaw aad u qimeeso mcnto waxa jclan lahaa inaad markad cunta karineso oo ovenka galineeso in aad karinta wala ovenka aad noso duubto markas ovenka wan baraneenaa 💞👍

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 5 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah abaaayo kheir Allah ku siiyo sida marwalbo noogu wadaagto io sida degan aad noogu sharaxdo

  • @saeedaabdi376
    @saeedaabdi376 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit abaayo Allaah ka awalmariyo sida no fahansisay thanks sister

  • @simanxaaji7436
    @simanxaaji7436 5 ปีที่แล้ว +2

    mahadsanid abaayo nasro wax bdn aan kaa faa iday qyr allaha kusiiyo macalimadeyda ♥️♥️♥️♥️

  • @shukribirimo2819
    @shukribirimo2819 4 ปีที่แล้ว +1

    Super general ayaan isticmaalaa wax dhib ah kuma arag 2year ayaa isticmaalooyaa masha allaah waaye

    • @sahraabdi208
      @sahraabdi208 4 ปีที่แล้ว

      Abayo super general shalay ayan so ibsaday isgoyska banadir shirkada super national ayan kaso gatay lkn waxan ku waydina tayda malahan nal fornada iyo birta digaga nucas miya tada mana ku fcnatahay

    • @NalkaNuura-n1q
      @NalkaNuura-n1q 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@sahraabdi208meeqo kasoo bixisay abyo

  • @NuurmaxamedCabdullahi
    @NuurmaxamedCabdullahi ปีที่แล้ว +1

    aniga waxa ahay wiil abayo wadmahasatha madama nofaa idiso markasta gacamahaga allaah kuubarakeeyo

  • @hamdiaxmedabdiraxmanhanuu1037
    @hamdiaxmedabdiraxmanhanuu1037 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc nasro abayo waxa tahy qof masha allah eh runtii bulshadada wax badan aya uso siyadisey ilahy cafimad taama hakusiyo iyo farxad joogta ah ilaa hay janatul fidows haku geeyo

  • @sacdianuur8130
    @sacdianuur8130 4 ปีที่แล้ว +1

    MASHA Allah waad ku mahad santahay alle ajar iyo xasanad haka siiyo mcnty

  • @hamdiahmedabdirahman1574
    @hamdiahmedabdirahman1574 5 ปีที่แล้ว

    Nasro abtidon thnks abayo wax badan aya ka faide ajar allaha ka siyo aniga fornada waxan ku isticmala biskolada ad aye udhibadan tahe bareska ma ka fudud yahe biskolada ma dhamaa xoga 🙏🙏

  • @hibomohamud2282
    @hibomohamud2282 5 ปีที่แล้ว +9

    manshalah keep going sister 🇸🇴❤️💪🏻🔥

    • @keanudawson8657
      @keanudawson8657 3 ปีที่แล้ว

      i dont mean to be offtopic but does anyone know of a tool to get back into an instagram account..?
      I was stupid lost the login password. I would love any help you can offer me.

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed8941 5 ปีที่แล้ว +1

    Nasra abaayo ada u mahadsantahay pls adoo nadiifinaaya cooker kana inala soo wadaag qaabkaa u nadiifsato cuntada marka lagu karsado kadib iya waxyaabahaa u adeegsato abaayo

  • @sowdakulalihi8416
    @sowdakulalihi8416 5 ปีที่แล้ว +7

    Nasro apayo noo so gali cake with out oven

  • @samiiraisaaq263
    @samiiraisaaq263 5 ปีที่แล้ว +21

    Www m.A fast like and commenta keep going my dear sis allah ku xifdiyo queen😘😘😘

    • @riyaabdi401
      @riyaabdi401 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/ua40wV6Moi4/w-d-xo.html

  • @AdarCooking
    @AdarCooking 5 ปีที่แล้ว +1

    MashallahTabarakallah Abaayo Waad u Faa iidesey Gabadhah Somaliya Joogah Mahadsinid

  • @salmomohamednour855
    @salmomohamednour855 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi Bilosw ilaa dhamat wan dawady aaad ne waaa U sugayay In aa Nosogliso gaska Abyo mcn thnkz wlhi ilaahy Qer haku zyo inshllh wan sogdna ❤👈

    • @ubaxcudoon6657
      @ubaxcudoon6657 3 ปีที่แล้ว

      Msha allh nsra qali xafida laah

  • @zahrazirtanolasha9328
    @zahrazirtanolasha9328 4 ปีที่แล้ว

    Xabbti nasray barii ban rabay inan ka warysto isticmalkeda qeybta fornadah lkn nasib wanak melan kala so xidhidhan garan wayay alx sidan marna dolsho uguwayay marna makarona bishimel I hagagtay alx waxan waxna gubo waxna hagajiyo hada anigaba moalim noqday guul walba guul daraa kahoreysa alx shukran xabbti

  • @seynabfarxan4698
    @seynabfarxan4698 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah nasro waxa badan na ka faiidaynay runtii allaha ha ku xafido

  • @ruunfarah6919
    @ruunfarah6919 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku barakeyo cimriga iyo aqontaba mashallah horumar wanagsan waa gudubte allah gadal kuma dhigo

  • @naimamohamedaa1731
    @naimamohamedaa1731 4 ปีที่แล้ว +3

    Mar dhow ayaa soo gdnaa hdda iska sii barnaa abaayo waa mahadsantahay
    Mar Horane waaan fiirsaday

  • @salwomohassan6669
    @salwomohassan6669 5 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah abayo cooker kan imisa kaso bixisay iyo halka aad kaso gaday naga cawi

  • @nimcoibra9126
    @nimcoibra9126 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha abayo ajar alle hakasiyo cimri dher iyo cafimad aad kudhameso alle haku siyo

  • @iqraomar9219
    @iqraomar9219 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wanfahmay Meqaa kusogaday aboyo ii sosheeg

  • @hamdaaragsan9242
    @hamdaaragsan9242 4 ปีที่แล้ว +2

    abayo nasra ale khayr aan dhamaanahay hakusiiyo iyo guul wlhi saan ugu baahnaa wax ifahan siiya dhinaca foornada laba bil ayay itaal hadane manan aqoon video ga hadaan arkay thanks for you my sister

  • @nimcoqaalicabdullahi4407
    @nimcoqaalicabdullahi4407 5 ปีที่แล้ว +1

    marwalban fiirsanayo fidhiyowyadada fiirsanayo farxad aad uwayn aandaremaa waxandhaha nasro intan muqdisho jogay mexee ufuranwaysay lkn sanad kadib wankusoonoqonaa Insha allah mcnto ad ankujeclahay ilatoroonigyada wanagsan nogafaiday markan muqdisho jogay ilatoronigyada idhibeen

  • @anababdirizakali6431
    @anababdirizakali6431 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah qeyr abyo wax bdn kaa faaidey 😘😘😘😘

  • @warishassan5358
    @warishassan5358 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah xabiibti waan sugaayey walhi mahadsanid

  • @fatuush675
    @fatuush675 5 ปีที่แล้ว

    Nasraay waxaan ku faraxsanahay adoo xamar ila joogtid in aad sida aan wax u rabo iguso gudbiso jaskallah kheyr walasheey waankugu farxay wlhi malin hore ban ku fakarayey nasra hadey sa nosameyn laheyd 😍😍😍😍 thank you duca qabto

  • @sucaadoaweysshiiqabuukar5811
    @sucaadoaweysshiiqabuukar5811 5 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh abayo marka hore waad mahad san tahay sida aad noga cawisid cuntad waxa badan ayn ka faidanay hadana waxan raban xaga quraxita in aad naga dhisato

  • @sihamqali4171
    @sihamqali4171 5 ปีที่แล้ว +6

    Oh abayo kan fahantikisa aad u dhin badhanthy aniga keyga wa Compniga MIKA waa na cajiib dhibato dhan mlhn

    • @hodanmohamed4035
      @hodanmohamed4035 5 ปีที่แล้ว +1

      Abayoy mika waasee anoo sogadarabo naaga iwalay ma fcno camal

  • @halimosadia5697
    @halimosadia5697 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah abayo nasra waad no faidesay shukran

  • @queenie4558
    @queenie4558 5 ปีที่แล้ว +1

    Abyo nasra markadh ovenga gaska isticmaleyso pizza iyo rotigaa meqaa daqiqo Aya larabaa inu diyar kunuqdho!!!Asc walashey.. mahadsanid 💖💖

  • @SihaamAbduraHman
    @SihaamAbduraHman 2 หลายเดือนก่อน

    Mash.alah ilbay hamuu .fududeeyo wll waa qof ku cusub meeshda

  • @Siciidjamaal-k6b
    @Siciidjamaal-k6b ปีที่แล้ว

    Macalin nasro madaxaa ii saaranthy wallaahi darsigii an kaa faaido gurigygaan la aadaa hore usoco macalin

  • @saadiadirie3877
    @saadiadirie3877 5 ปีที่แล้ว +1

    waan isticmaalaa abaayo aniga shirkada universal ayaa itaasho 7 sano waxwalba waan kusameestaa alxdulaah waana kufarsanahay in xamar caday lakeenay masha alaah nasro horay usoco abaayo mnc xidigta xamar caday waa kugu faanaa whli xabiibti muqdisho waa uxiisay nabad alaha kadhigo amiin

    • @NalkaNuura-n1q
      @NalkaNuura-n1q 5 หลายเดือนก่อน

      Meeqo kasoo bixisay abyo universal miyaa mise super national 😢

  • @sedrashininggg56
    @sedrashininggg56 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah gacanta ilhay haku barakeeyo

  • @udgooncali3948
    @udgooncali3948 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah nasra abtidoon wlshey qaali 👌👏👏🙏♥️

  • @amiirahabdi2565
    @amiirahabdi2565 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah teyda. Cmlaa heestaa wlhi walugey kuma qasaarin masha Allah waaye nasra thank you

    • @arsenalkaleexo5088
      @arsenalkaleexo5088 5 ปีที่แล้ว

      Amiirah Abdi xamar maa lagu gadaa qimihisa waa meeso tayadiise waa sidee

  • @suadodaahir304
    @suadodaahir304 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks nasra abtosoon way noo taalaa laakin ma aqoonin

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 5 ปีที่แล้ว +1

    waa ku mahadsan tahay, waana kawada faaiideysaneynaa xataa hadeynaan muqdisho joogin wàa cashar aan u baahannahay dhamaanteen.

  • @drsilhanosman2726
    @drsilhanosman2726 5 ปีที่แล้ว

    tnx mcn bdn nasra wan ka faidny abyo mcn shukran more kheyr allaha kusiiyo mcn bdn

  • @sapnaaquruxa2915
    @sapnaaquruxa2915 4 ปีที่แล้ว

    M a mcnto waan kugo fanah mcnto quraxabadan qofa waxa barato aan haye lkn waxa soodhigto huraye ma ka fiirasado mcnto lkn waan jec lhye in aan noqado qofaka ugo hureya oo firasado in sha allha waan rajenah mcnto huraye usuco mcnto 💖💋😍💍

  • @qamarcaadil4697
    @qamarcaadil4697 2 ปีที่แล้ว

    Nasraay kheyr badan Allah haku siiyo wax badan ayaan kaafaaiday xbbti jazakallaahu kheyran

  • @nawalsiman5651
    @nawalsiman5651 5 ปีที่แล้ว +1

    Super General aa ka fican midkan wax badan taasa fican ana labadaba isticmalay

  • @iimaancabdulleiimaancabdul4550
    @iimaancabdulleiimaancabdul4550 5 ปีที่แล้ว +8

    7 kun aya fiirsatay 1kun xitta like masarin horta somaali maxa ka qaldan waa cashir aad u fiican

  • @ihsaanahmed9231
    @ihsaanahmed9231 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashallah wllo ilaahay hakuxifdiyo

  • @nasiiromuxiyadiin3626
    @nasiiromuxiyadiin3626 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abyo qaali ah waad ku mahadsan tahy sida markasto ino caawiso waxneh ino fahansiiso shukrn jazaakallaahu qeyr abyo

  • @fardowsamahamod4671
    @fardowsamahamod4671 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo nasro il cadow kuma aragto wad noo faaidaysay

  • @saciidoamiin3148
    @saciidoamiin3148 11 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid naro 4sano kadib caawa ku bxsady vedio gan

  • @drsjuujuu1438
    @drsjuujuu1438 4 ปีที่แล้ว

    Asc nasra abyo an jeclahay wanagsan oo qalbigeeda nadiif yahay hore usoco waana ku mahadsan tahay sida quruxda badan aad noogu la soo wadaagtay Qiimihisa meeqo waye abyo

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 5 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allah Abaayo jazakallah kheyr for sharing

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 ปีที่แล้ว

      Abyo subscribe isar wll Mcn

  • @KifahmohamedShekhxasan
    @KifahmohamedShekhxasan 4 หลายเดือนก่อน

    wax badan aya nsga haqabtirtay nasra ilahy haku xafido qalii

  • @nadiyayusuf3893
    @nadiyayusuf3893 4 ปีที่แล้ว

    Qali Nasra waad mahadsantahay
    Waxbadanaad no faidayisay illahay aqliga haku barakeyo

  • @ahmaat19
    @ahmaat19 2 ปีที่แล้ว

    Aadaa u mahadsantahay walaasheey

  • @amiishrif5831
    @amiishrif5831 2 หลายเดือนก่อน

    Thnks abyo 2024ban ka faidaystay ❤🎉

  • @asiyacbdi6151
    @asiyacbdi6151 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah inan guursadan rajaynya sanadka marka youtube kga ku warwaregya qaybta nasra qli

  • @nacimomohamed6163
    @nacimomohamed6163 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc abaayo waxaan u fahmay inu goronto iyo gas uu Is ku yahay ee xagee gaso gatay

    • @fiicansidihooyadeedfiican83
      @fiicansidihooyadeedfiican83 5 ปีที่แล้ว

      nacimo mohamed super natianal wuxy ku taaalaaaa bakaaro shirkadaha hoolwadaag dhankiisa

  • @sacdaahmed961
    @sacdaahmed961 5 ปีที่แล้ว

    nasra qali aad baad umahdsanthy waxaan baahi way uqabnaad noosoo ban dhigtay wll qali alle wixii aad jeceshahy oo niyadaada kujira illaahy haku siiyo aduun iyo aakhiraba rabbi liibaan hakaala kulan siiyo👰❤❤❤❤

  • @safiaabdi7871
    @safiaabdi7871 5 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh abyo wllhi waxyabo badan noo fa’idaysay allha ku xafido🙏🙏❤️❤️🙏

  • @mishtiibredion7594
    @mishtiibredion7594 4 ปีที่แล้ว +1

    Abayo nasro waa Ku taageeraa ❤️❤️💖

  • @quruxleydamuhumad287
    @quruxleydamuhumad287 5 ปีที่แล้ว +3

    Manshaallah habibitiy keep going wankujecelaha farxad ikunolow InshaAlah mcnto ❣🌺💖💗🌷❤💋🌷🌹❣🌺💗👈

  • @qadraali1471
    @qadraali1471 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah abyo aad ayad u mhd santahay wan ka fa idestay

  • @nastexotahliil1682
    @nastexotahliil1682 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah shukran abayo aniga birta mudaca waanfahmi waayay waxan kugu jeclayhay waxaa nosobandhigtid guulayso

  • @Izelseok
    @Izelseok 11 หลายเดือนก่อน

    Dhigtaan wanaag badan Allah kusiyo qali

  • @munoibrahim7107
    @munoibrahim7107 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abayo allah haku fududeyo hoosha aad noo wado

  • @saarasheikh6131
    @saarasheikh6131 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah abayo jazakalaah qeyra jazaa waa cashar aad ii anfacay

  • @naciimacigaal3342
    @naciimacigaal3342 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll fornada aan kor lahayna

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 5 ปีที่แล้ว

    Reer muqdisho arma dhuxusha ni fiicneed waayo gaaska dhibkiis ayuu wataa fooranada intaadan shidin iska hubiso iney furan tahey ilma ku fureen iyo in kale cookerka gaaska taxadar ayuu rabaa dhibkiis ayaa badan fooranada hoos oo kale hal mar inaad shido qalad waaye midba mar la shida dadkiina soomali jooga dhuxushiin ayaa nii fiicneed oo lagu gubaneen dhib kaaga imaaneyn rraashinka dhuxusha aad ugu macaan yahay midka gaaska anaga raashinkii cooker macney dhuxushi uxiisney adinka dhuxushij nacdeen cooker gaaska dhibkiis wataa ilaahey ha niiga xafido

  • @rahmamohamed6568
    @rahmamohamed6568 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allah shukran abayo 2 sano kadib ayan dawaday walee wanagu ajarkisu madhamado

    • @umumascuud3307
      @umumascuud3307 2 ปีที่แล้ว

      ani markii ay soo galisay ayn daawaday lkn manta soo gatay oo aan ku ceshanayy

  • @luulisaaq4345
    @luulisaaq4345 5 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo aad iyo aad ayaad umahadsnthy sida wcn ee aadnola jceshahay hormarka iyo wax waliba o fa.iido inoo ah dhamanteen shukran mcnto 👏❤❤❤👈

    • @karaamosiciid767
      @karaamosiciid767 3 ปีที่แล้ว

      Nasro korontada maashidan mise gaaska

  • @shaakiraahmeds4728
    @shaakiraahmeds4728 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahad sanid mcnto waxbadan ayaa igabartay 🙋‍♀️🙋‍♀️❤️❤️

  • @shabcanmuse9012
    @shabcanmuse9012 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid xabibti❤ khyr alle haku siiyo❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 หลายเดือนก่อน

    shukrn Abaayo

  • @hargeisacadey8855
    @hargeisacadey8855 5 ปีที่แล้ว

    hore u soco wllshy guul mar kasta nasra cadey

  • @miskimankauroon1581
    @miskimankauroon1581 5 ปีที่แล้ว +2

    mahad sanid macalin alaha ka abal
    mariyo guuleso waliga gadal hamarin·❤❤❤

  • @saidadagan4425
    @saidadagan4425 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah abayo qali Shukran 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @amalhassan3400
    @amalhassan3400 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allah macalimadena mahadsanid

  • @caashomohailkacas9066
    @caashomohailkacas9066 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh walaashen jasaklhahu khern❤❤❤❤👌❤

  • @umuamira6285
    @umuamira6285 5 ปีที่แล้ว +1

    My role model thankz xabiibti allaha ku saacido abyo

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 ปีที่แล้ว

    khayr alle haku siiyo abyo

  • @fadumoxasan6557
    @fadumoxasan6557 5 ปีที่แล้ว +1

    nasro abayo waad mahadsantahay allah ku xafido🤲

  • @sahromoha6488
    @sahromoha6488 2 ปีที่แล้ว

    M.a mahadsanid abyo

  • @aishaabdirahman3814
    @aishaabdirahman3814 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlshey qali Rabi haku xafido

  • @yusroabduqaadir1563
    @yusroabduqaadir1563 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid abaayo qeer allah kusiiyo hore usii soco ayaan kuleyahay mcnto 🏃‍♀️🏃‍♀️👍👍👍👍

  • @leylamoalim9241
    @leylamoalim9241 3 ปีที่แล้ว

    nasrooy abaayo foornadan xagee kasoo gadaty dukanka iisheeg plz xabiibti

  • @nokoropipe1085
    @nokoropipe1085 4 ปีที่แล้ว +1

    Nasro apaayo foornda dukan kee kasoo gday nucaane meqaa lgdaa oo adi kasoo bxisay

  • @bintunasra8430
    @bintunasra8430 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abayo sifican ayan ufahanay

  • @anabhajiali2431
    @anabhajiali2431 4 ปีที่แล้ว

    masha allah abaayo nasro Allah haku xifdiyo su aal an rabay inan kuweydiiyo nalka markuu shid maayo maxey ku xiran thy in aad foornada barees kusoo xiriiro mise marka aad biskolada kushido nalka wu kushaqeynayaa mhdsnid xbbti