ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

MORNING ROUTINE ☕️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 86

  • @hannaabdi2420
    @hannaabdi2420 ปีที่แล้ว +9

    Mashlh tabarakallah allaha kubarakeeyo quruxda gurigaaga dadaa kuquurinee xasadkaa batee quraan saarka kudadaal inshlh

  • @Xaawo2
    @Xaawo2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah🥰🥰🥰

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 ปีที่แล้ว +13

    Ayy qurux masha allah ❤guriga hotel lo mleyaa qalbiyy isha cadowga allha ka qabto❤❤

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ❤❤❤

  • @asmaxuseen2896
    @asmaxuseen2896 ปีที่แล้ว +4

    Wooow man shalah ❤😂

  • @ubahibrahim6477
    @ubahibrahim6477 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah gurigaga waa qurux badanyahay❤🥰

  • @smile2567
    @smile2567 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah ❤❤

  • @Misk-naxar
    @Misk-naxar ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ♥️

  • @housseinmouna8311
    @housseinmouna8311 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah ♥️♥️♥️

  • @Samialucky5
    @Samialucky5 ปีที่แล้ว +5

    Mashllah farxad kunoolow sister

  • @Humblegirll
    @Humblegirll ปีที่แล้ว +6

    Masha allh ku raxyao nolosha wll ❤

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah sister❤

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah qurux alaah kuu barkeeyo ❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah qurux dumar ale ha ku barakeyo gurigaga cusub 🥰🥰

  • @zaramohamed-no5yz
    @zaramohamed-no5yz ปีที่แล้ว +7

    Www saana guriga loo dhigtaa mise waa la iska dayaa masha Allaah ❤❤

  • @Safahassan-oj6in
    @Safahassan-oj6in ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @mariabella7190
    @mariabella7190 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah wlh guriga qasri moda sidi cadaanka cml uhabeysay🥹❤️

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว +3

      saas lee loo sameeya hada lacag heysato guryaha😂 shirkada ku sameyne

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 ปีที่แล้ว

      ​@@SuntaFaaraxmajopasto58maasha alaahu xamar miyaa walaalo????

    • @princesskaif2455
      @princesskaif2455 ปีที่แล้ว

      ​@@maryamabdallah3904nairobi wye

    • @SuntaFaaraxmajopasto58
      @SuntaFaaraxmajopasto58 ปีที่แล้ว

      @@maryamabdallah3904 xamarna ka qurxan aya ka hele shirkado ayaa ku sameynaya

  • @haadoahmed4737
    @haadoahmed4737 ปีที่แล้ว +2

    Mash allh tabrkallh alle haku barkeeyo sister gurig cusb

  • @mariaabdla4063
    @mariaabdla4063 ปีที่แล้ว +12

    bidhan is back❤ abyo routine ka noso badi❤

  • @hanadkl2301
    @hanadkl2301 ปีที่แล้ว +1

    KENYA QURUX WAYE MANSHAALAH ❤❤

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 ปีที่แล้ว +7

    Bidhaney adkaru sabaax wal masaa iska aqriso dadka iska il kulul o waxba iskuheyn ayaa jiraan plz malinwalba adkarah aqriso juz qurana aqriso kadibna jin iyo insi hadey iskugu ka tagaan waxba kama qadikaraan

  • @queeninaahmed4019
    @queeninaahmed4019 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah bidhaney qurux gurikada mashallah nosoduub marwalbo

  • @Naruura4
    @Naruura4 ปีที่แล้ว +2

    Guri qurux badan waye wlhi been maficno ❤

  • @mumtaazqaali2631
    @mumtaazqaali2631 ปีที่แล้ว +5

    Bidhan no so badi routing ❤

  • @Iman-321
    @Iman-321 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllah allah ku barakeeyo Abyo anagana Allah ma siiyo ❤❤

  • @user-sk6nx4qx3i
    @user-sk6nx4qx3i ปีที่แล้ว

    Mashallah hormar wacan abayo

  • @rukiaruuru4377
    @rukiaruuru4377 ปีที่แล้ว +1

    Bidhaney korea productiyadoda baroobey weku sacidan hubaal ❤❤

  • @hamdaahmed5208
    @hamdaahmed5208 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @hodanabdi3667
    @hodanabdi3667 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @hanankhadar3166
    @hanankhadar3166 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🤍🤍🤍🤍🤍

  • @nasraxirsi1232
    @nasraxirsi1232 ปีที่แล้ว

    Wooow kuso Co inaba cadi maha

  • @Userk3932
    @Userk3932 ปีที่แล้ว +2

    Baaro mask geeda caadi maha mnsha allh

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 ปีที่แล้ว

    Guriga ilmo ma lagu dhalaayo miyaa abaayo wada muraayad masha allaah

  • @shamsoinaceynab3131
    @shamsoinaceynab3131 ปีที่แล้ว

    Welcome abyo mcn kuso dhawow dad ku jcl❤

  • @Supr93
    @Supr93 ปีที่แล้ว

    Maraan muxaadro

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 ปีที่แล้ว +2

    Hello bidan qurux masila iso sawir please walal qurux ❤ from jubuti🎉

  • @anfacdadkaagaofficial6479
    @anfacdadkaagaofficial6479 ปีที่แล้ว

    Mahsalalh inadro mcn

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 ปีที่แล้ว +4

    iiman Next vedio house tour noga dhig plz🫶🏻

    • @Momoooo-p2o
      @Momoooo-p2o ปีที่แล้ว

      She did before

    • @najmaahmed318
      @najmaahmed318 ปีที่แล้ว

      @@Momoooo-p2o I see it but it’s not house tour

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว +2

    Where is your shop Bidhan

  • @SadiaGarma
    @SadiaGarma ปีที่แล้ว +1

    Bidhaanay dumarland ka leexo

  • @Iman-321
    @Iman-321 ปีที่แล้ว +4

    Soo badi routine ka soona dheerey wah
    Marka soo kacda laka bilawa nh 😂😂

  • @filsanfarax2204
    @filsanfarax2204 ปีที่แล้ว +2

    Bidhaney calarka white Ayad jeceshay sidn filayo aniga okale😂

  • @meizayar4587
    @meizayar4587 ปีที่แล้ว +2

    Ayaaniita ina moha war igasiyaa meydka an jidhano rer dumarland

    • @nasimguleid2669
      @nasimguleid2669 ปีที่แล้ว

      Taa mxay samaysay iga daba gee

    • @meizayar4587
      @meizayar4587 ปีที่แล้ว

      Dumarland hadan nahy wey maga so horjesate magtaa nacab bey nagadigtee 😅😅😅

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 ปีที่แล้ว

    Bidhaan abayao fadhiga iyo qadada xage kaso qadatay plz waa qurux wlhi

  • @SafiyaCabdi-jy3hs
    @SafiyaCabdi-jy3hs ปีที่แล้ว

    Apayo nasu badi🥰

  • @carfonittapella2851
    @carfonittapella2851 ปีที่แล้ว +1

    M.a rer commnt rotin jcl kama aha gurigey raban inay arkaan

  • @daaliyamuna6965
    @daaliyamuna6965 ปีที่แล้ว

    Masha allah Xabibti thanks

  • @asmadhameye1259
    @asmadhameye1259 ปีที่แล้ว

    Bidhaneey niyadn kudhisanaa calaka doolrka nagu qado dumarlan

  • @fardosamohamed2442
    @fardosamohamed2442 ปีที่แล้ว

    Alle haku barakeeyo huuno lkn quranka iyo adkaarta badso

  • @niciimaabdirahman8501
    @niciimaabdirahman8501 ปีที่แล้ว +1

    Walhi like me o kle hadan is idhaa samee routine face wax iga raaco wad yabaysaa😂

  • @samarmohamudroble5462
    @samarmohamudroble5462 ปีที่แล้ว

    Skin care isticmaal ada dhahay iso shega waxa isticmaalo nirobina waa nili keenay skin care😂😂

  • @salaadocumar2108
    @salaadocumar2108 ปีที่แล้ว

    M.a 👸❤🥰

  • @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli
    @FardowsaAbdirahmanMohamudwehli ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤ so badi

  • @haniabdihakiin2670
    @haniabdihakiin2670 ปีที่แล้ว

    Soo badi mcny ❤

  • @mariabella7190
    @mariabella7190 ปีที่แล้ว

    Waxa hadeyba nabar kaso bixinayan indhaha hostoda logu matalagin kuwa indhaha goni umarso kuwan inta indhaha ka hoseyso

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 ปีที่แล้ว

    Adbo lacgta nin ba ku siyee saxb 😅😅😅

  • @user-wu2my3ls6t
    @user-wu2my3ls6t ปีที่แล้ว

    😂😂😂 niyada no dhisan calankeena waa kalsooni😂😂

  • @Hamdajirde
    @Hamdajirde ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal ปีที่แล้ว

    Codkaga aad ayu ugabnyhy sister

  • @ikranabdi-ue1yq
    @ikranabdi-ue1yq ปีที่แล้ว

    Wanku jclhy mcny from kismayo 🫶🏻❤️

  • @user-gb5ty7fv6d
    @user-gb5ty7fv6d ปีที่แล้ว

    XPPTI malin dhan noso dub anaka nh shere ku dadalena

  • @zamzammahat6487
    @zamzammahat6487 ปีที่แล้ว

    Abayo mcn nosobadi routine I.a

  • @MohamedHussein-ry3qq
    @MohamedHussein-ry3qq ปีที่แล้ว +2

    Kilimani daris ayaan nahy walaah bidaneey😮😮😊😊

    • @shuuchannel3135
      @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว

      Islee ma dagana miyaa

    • @fatmazahra9441
      @fatmazahra9441 ปีที่แล้ว

      Hal dabaq miya dagantihin abaayo meqa waye kirada guriga?

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 ปีที่แล้ว

      @@shuuchannel3135islii guri saan uwaawey oo ushidan lagama helo

    • @asiyabeauty5004
      @asiyabeauty5004 ปีที่แล้ว

      Meqa wye guriga kirada

    • @MohamedHussein-ry3qq
      @MohamedHussein-ry3qq ปีที่แล้ว

      @@rahmashine2261 islii meel ladago maahan

  • @sagalmaxamednur210
    @sagalmaxamednur210 ปีที่แล้ว

    Bidhan riutinkaga no soo badi qali

  • @farxiyoindhoyare-cm1xn
    @farxiyoindhoyare-cm1xn ปีที่แล้ว

    Bidhaaney saa nolo joog abyo

  • @wacanesse5654
    @wacanesse5654 ปีที่แล้ว

    Aboosto ka raadso

  • @millicentwright9359
    @millicentwright9359 ปีที่แล้ว

    Promo sm 😱

  • @Aminaabtidoon326
    @Aminaabtidoon326 ปีที่แล้ว

    Mashallah keep going abayo ❤️ fadlan
    Iso boqda adiga iyo asxabtadha pin igu qabo abayo mcnto