Bal isa soo xurey markaas HAWIYE is heysto ukala rufiyaan Nin walaashiis iyo hooyadiis amxaar iyo kukuunyo gumeystaan ayaa rabo inuu dad wada dhashay soo kala dhex galo 😂😂😂😂😂
Waad Ku Saxan Tahay Walaalahena Xawaadle In Ciidamada Xooga Dalka oo Qarash Farabadan Lagu Dhisay in sidaa loogalo Cid laga Yeelayo Maleh Beesha Abgaal ee Walaalahena Somaliyed Ah Ha iska Soodhex Saaran Qaaiminta Ku dhex Jirto ee isku Diraayo Hakeenan Kuwa kugu Afcelinaayo @AsadAbdi Waa tuugada Ku dhex jirto beelweynta Abgaal dheg Ha udhigin
Waligey qabiil dolad u qabaya salad ma arkin ee qbiilkan xaguu ka kenay awoda waligis waladili jiray waxna waa dili jiryay ee hada awooda cagey uga timid
Abgaal is not easy ❤️
Anigo wiil
Absame Kuumade ah
Xawadle garabkiina ayanahay
Hasan gurguurte nala arka
Jareerta iyo Eelayda alshabaabka ah maa iska xureesid marka hore
Nin 2024 gumeysi ku jiro ayaa dhahaayo dad ayaan garab siinaa 😅😅😅😅😅
Bal isa soo xurey markaas HAWIYE is heysto ukala rufiyaan
Nin walaashiis iyo hooyadiis amxaar iyo kukuunyo gumeystaan ayaa rabo inuu dad wada dhashay soo kala dhex galo 😂😂😂😂😂
Waad Ku Saxan Tahay Walaalahena Xawaadle In Ciidamada Xooga Dalka oo Qarash Farabadan Lagu Dhisay in sidaa loogalo Cid laga Yeelayo Maleh Beesha Abgaal ee Walaalahena Somaliyed Ah Ha iska Soodhex Saaran Qaaiminta Ku dhex Jirto ee isku Diraayo Hakeenan Kuwa kugu Afcelinaayo @AsadAbdi Waa tuugada Ku dhex jirto beelweynta Abgaal dheg Ha udhigin
somalia it has go back to 1991 very unfortunate hassan sheick failed somalia
Saas waaye Aba
Abgaal iskadhicis wax kuleyihiin
Allah ha kala qaboojiyo Dadkaas Walaalaha ah.❤❤❤❤❤❤❤❤
Dagaalka Gala, War Dagaalka Gala
Anigu waxaan ahay reer soomiland waxaan leeyay ilmaadeer hayaalaw arinkaasi waaimtaane halookaadiyo xawAadloow waxwaliba waa dhaan hadegdegina ilaahay usamra dhawr casho suga dawlada
ILAAHEY DAALIN DHIIG KU BAAQAYA DACWADIISA IYO KAALMESIGIISA MA DHAGEYST EE DHIIG DHIIG HAKUSAXININA
War Xawaadlow Dawlad majirto Puntland , Somaliland , Jubland. Say ugo een U GO A
Somali Allah h bad badsho dhiiiqo dhaqale urursi iyo safar uu ku jira
Xawaadlow wa gumowden walahi hadi adan iska dhicina abgaal bahahin dowlad majirte
Umada wadada ayaan ufariisataan
GURGUURTE nacallad haku dhacdo ummaddii meel walba COLAAD ayuu ka abuuray🙈
😂😂😂😂😂😂😂iska calaancal rufiyaanow inleen itaal kale ma heysidee😅😅
Man sha alah
Canug meel roogsaday hadaan adinka laydin qaban saa Abgaal loogu qabaa .
Ar Xawaadlow , dhibaa dhacay ardalaa wax halaysay waana ku xunahay, ar arintaas waa akhyaareehaynaa , ar 24 saacaynta joojiga oo xalka kusoo dhawaada ,haddaad diidaan nin caano cabaa majiree day
Xawaadle. Nabsigii yaa uyimid
Askartii ladilay waxaa dilay shabaab
Kuwii wiilalsha laayaey iyo kuwa leh waxaan laynaynaa waan isku mid war dagaalka daaya jawbtaa bixinasid dadka hasku layn a ha
Aslmcsaleykum walalahey xawaadle waxadkutagantihiinguu soomali oodhanbaa idin garabtaagan raga danbiilayaasha waalasooqabandonaa hacsntamuslinka halagawarsuga
Xawadle should soo ma ahan kuwan aqanaa oohinta iska dhaafa
War adigaba dad ayad deshay mise waxad deshay ma ari baa haweye waxan layahay xawadle haiska qabtan waxay raban inay haweya kala dhintalan xawadle
KUWA KALE BAAD DUUGI DOONTAANE SABRA OO DOWLADA KA WAR SUGA REER HIIRAAN WAAD FIICNEYDEENE KHAATUMO XUMAXA JOOJIYA
24kii sac ay qabsadeen way dhamaatay, maxay talaabo ooy qaadeen?
Waligey qabiil dolad u qabaya salad ma arkin ee qbiilkan xaguu ka kenay awoda waligis waladili jiray waxna waa dili jiryay ee hada awooda cagey uga timid
Damage somali