MUUQAALKA RASMIGA AH HOTEL KAMIDA HOTEL LADA MOGADISHU EE LAGU DHIGO XAFLADAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah qurux Jazakallah walaashey macaan Allah ku barakeeyo aduun iyo aakhiro

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa alaah barakee alow xamar from mudug

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah wacdigaa waa saax oo umadaa somalida Shukraan

  • @naima5863
    @naima5863 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah kheyr badan allaha ku siiyo dalla dhalin yaradu u baahan yahay waad ku dhawaqday shukran

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 ปีที่แล้ว

    WOOOW MashaAllah aad ayaad u mahadsantahay. 🇸🇴💛🇸🇴🧡🇸🇴💜🇸🇴💚🇸🇴

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah niyada ayaad kugu dhisanaa ilaahay ha ku xifdiyo muqdisho qofkii Deganaa ayaa qiimaheeda garanaayo thank you

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaah waa hotelki ramadan ee xaji abukar cumar cadan ilahey qeyre hasiye xajiga adbuu uquruxbadanyahay waad mahadsantahay inu hotelkan aqanay yahayee xaji abukar banrajeynayaa madama mudo badan muqdhisho aan kamaqnaa

  • @baahilodiiriye8127
    @baahilodiiriye8127 2 ปีที่แล้ว

    Waaw masha allaah wa qurux hutel .ee nabad iyo degenasho allaha ugudaro muqdisho wa socotaye sidiron

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar Somaliya weey taktay hosha aad noo heyso oo aad Somaliy uhayso ajar illaha haka siiyo abayo Macan ama Habo Macan guuleso waliga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍💕💕💕👍

  • @dhereye3202
    @dhereye3202 2 ปีที่แล้ว

    Waaw mansha allah go forward sister queen beautiful high quality

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 2 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH ABAAYO ALLAHA HA KU XAFIDO INSHA ALLAH!!!!

  • @manamunye8330
    @manamunye8330 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sister you doing great work jzk

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @dhuludugmedia1859
    @dhuludugmedia1859 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo Shaqada Allah kuu fududeeyo

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah beautiful hotel waan ka halay geedka designkiisa🌳🌳🌳🌳

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah muqdisho waa horumartay

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Alah so beautiful dhirtu waa quruxda guryaha Iyo nolosha bal fiiri

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah waa mahadsantahay abaayo

  • @ccasiisoffcial6139
    @ccasiisoffcial6139 2 ปีที่แล้ว

    M.a sister keep going ❤❤❤🙏👑💯🙏

  • @SomaliCamelBoy
    @SomaliCamelBoy 2 ปีที่แล้ว

    Mn sha allah

  • @shuk2022
    @shuk2022 2 ปีที่แล้ว

    Ha cabsan abayo soo doob .

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 ปีที่แล้ว +1

    masha alh

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll

  • @maxamuudxaaji2909
    @maxamuudxaaji2909 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaashay

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax walba waxeey ku fiican tahay in wajahada lanadiifiyo hotel ka hortiisu waa wasaq iyo dhiiqo qofku markuu Hurtado ka soo too so waxa ugu horeeya eeuu dhaqaa nadiifiyaa waa wejiga mar ka wajahadu waa muhiima

  • @omarsufi8294
    @omarsufi8294 2 ปีที่แล้ว

    Thank you ¡
    Be careful and safe.

    • @omarsufi8294
      @omarsufi8294 2 ปีที่แล้ว

      امين يارب العالمين

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 2 ปีที่แล้ว

    Wcs Masha Allaah abyo ❤️

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaha 💕💕💕💕🇸🇴👍

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah masha Allah

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 5 หลายเดือนก่อน

    Is Somalia safe

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 ปีที่แล้ว

    Waa Meeqa ijaarka maalinti?

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @Hanaali.71
    @Hanaali.71 2 ปีที่แล้ว

    Muqdisho wey hori martey

  • @AdanHared
    @AdanHared 5 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 ปีที่แล้ว

    Aad buu uu qurxbadan yahay

  • @ahmedugaas4555
    @ahmedugaas4555 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid jaasaakale

  • @abdisalanfarah3106
    @abdisalanfarah3106 2 ปีที่แล้ว

    Adi cudurka daarka iska daa xayeysiis wa smeynkartaa lacg wa ku qaadan karttaa xor ayaa u thy wana ku mhdsan thy muuqaaladaada quruxda bdn

  • @kamsarodobe7104
    @kamsarodobe7104 2 ปีที่แล้ว

    ASC 👨🏼‍💻👨🏼‍💻👨🏼‍💻👨🏼‍💻dhamantin dadka African ah Waxa ini shegi raba wadanada Africa ka jira🏳️🏳️🏳️🏳️ iyo iyaa ko nool ok,1: Maroc waxay leyiihin gobalada centre de Maroc iyo Mauritanie iyo western Sahara iyo Sénégal,2: Algérie waxay leyiihin gobalada centre de Algérie iyo Mali iyo Nigeria iyo Niger iyo guinea IYO Sierra Leone,3: Tunisie waxay leyiihin gobalada centre de Tunisie iyo gobalada ko yalah West Africa sida Cameroon iyo Burkina Faso IYO côté l'avoir iyo Ghana iyo WIXI la mida,4: Libye waxay leyiihin gobalada centre de Libye iyo Chad,5: Egypt waxay leyiihin gobalada centre Egypt iyo Sudan iyo Eritrea iyo parts of south Sudan iyo parts of centre Africa,6: Ethiopia waxay leyiihin centre de Ethiopia iyo gobalada Djibouti iyo parts South Sudan iyo two Congo iyo Angola iyo Zambia iyo Zimbabwe iyo Namibie ,7: Somalia centre de Somalia iyo gobalada Kenya iyo Uganda iyo Rwanda iyo Tanzania iyo Malawi iyo mosanbique,8: Madagascar,9: south Africa,Waka wadanada Africa ko Yalah Waxa ko nool wadan walna dadka UU dhashtay wadanka un Marka qof waliba UU ka imiday wadanada Asia Sida Yémen Nida Africa joga Waxa Tagtan jasirada Socotra UU ko noolada dadka kaleh EE wadanada Asia ka imiday EE nala dagala EE cise warabe iyo garer toda🙉🙉🙉🙉 Waxa Tagtan gobalada West Africa ko yala ee Tunisie ledahay ,UU ko suga inta inila celinayo wadanadini Asia 🚓🚓🚓🚓🚓ka timadeen sida🛫🛫🛫 bangaladich iyo Afghanistan iyo Kashmir iyo Sri Lanka 👋🏼👋🏼👋🏼ok by all and thanks 🤔🤔🤔🤔🤔.........

  • @yaboi715
    @yaboi715 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah