Talada Ahlu Sunna iyo Takfiirka Wahaabiyada Sh Muxyidiin X Ayaanle

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @mohamedyuusuf7763
    @mohamedyuusuf7763 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله. Ilaahow Sh. Muxudiin, Cimri dheer Alaha ku siiyo, Cilmigaadana Alaha barakeeyo, Alaha nagu anfaco. Waa waayo arag Ilaahay cilmi siiyay, . Wahaabiyana si fiican u yaqaano. Adoo kale Alaha noo kaa badiyo..

  • @faarixgeedi2785
    @faarixgeedi2785 5 ปีที่แล้ว +6

    Waan salamay sheekheena wayn allaa wax walba kawayne
    Marka xiga waxaan salaamayaa wepka sunna
    Anoo sheeqa uga mahad celinaya sida Hagar la aantaa oo sheequ iskugu xil saaro kahortaga shubuhaadka wahaabiyada
    Marwalba
    Waxaan wataa talo
    Ee hala,iga gaarsiiyo Waxay tahay.
    Sheekh cilmi heer nagu filan
    Muslimka oo dhanna kufilan ilaahay Waa ku siiyay sidaas awgeed
    Waxaad u istaagtay in aad shubuhaadka
    Wahaabiyada burburido walina waad utaagantahay
    Allaha kibarakeeyo
    Waxaan kaa codsanayaa
    Si ay ufududaato isdifaacida qof walboo Sunni ah ama dariiqada ah
    Waa in aad kutub ka qortaa
    1 meelaha wahaabiyadu qiilka kadhigato
    Ee kutubka MUNAAQIBKAA kujira
    2 sidoo kale mowlidka
    3 tabruga saalixiinta
    4 sadexda towxiid iyo meesha Laga keenay
    5 taariiqda waahaabiyada iyo wixii aas aasay.
    Waan ogahay inaad muxaadarooyin kaduubtay
    Lkn waxaan u malaynayaa in ay ka haboonaan lahayd in kutub Laga qoro
    Si ay dhaxal ugu noqoto jiilka danbe
    Laguna Amro mudarisiinta
    In ay meel walba ku aqriyaan
    Waan insalaamayaa.
    BAARAKALAAHU FIIKUM
    INTAAS SHEEQA IGA GAARSIIYA

    • @ismaildini7307
      @ismaildini7307 5 ปีที่แล้ว

      Faarix geedi.sunnaweb ayaa website u ah ee fariin ugu dir,email.mahadsanid

  • @ismaildini7307
    @ismaildini7307 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhagtii/ishii buktaay ku bikaacso.aad iyo aad ayay u mihiim tahay qudbadaan.waa macluumaad dhameystiran.thanks for uploading.

  • @AhmedNuur-i6j
    @AhmedNuur-i6j ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤ waa shiikheygi

  • @zakariaadamkhaire9928
    @zakariaadamkhaire9928 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah Shiikh Muxyadiin Ayaanle waa loogu kalsooni qabaa laguna hubaa mowduucii ow kahadlo inow sifiican u farasaaro oo qoto dheer.

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah allah hanagu anfaco

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว

    Sheekh muxyadiin xasan ayaanle ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo cisi iyo sharafna ha usiyaadiyo caafimaadkana ha udaayo asal taladiisa hadii la raaco waa la guulaysan ehlu suna wal jimaaca

  • @mohammadshariif9382
    @mohammadshariif9382 5 ปีที่แล้ว +1

    جز ا ك الله خيرا الشيخ محي الدين حسن . نحبك في الله .

  • @moustafaaliguedihassan5133
    @moustafaaliguedihassan5133 5 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah nooloow cheikkhoo, j'adore comme tu expliques les choses, a une belle maniere tres constructive...on en a pas beaucoup comme toi ! merci à vous grand homme,

  • @cabdicasiisjaamac6156
    @cabdicasiisjaamac6156 5 ปีที่แล้ว

    Waa Muxaadaro muhiim, khyr Alle ha ku jaseeyo Shiikha..

  • @qoranqaali5296
    @qoranqaali5296 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sh Allah ha ku xifdiyo

  • @cabdinuurismaciildigeed9957
    @cabdinuurismaciildigeed9957 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah alle ha Ku barakeyo

  • @mcmmedia100
    @mcmmedia100 3 ปีที่แล้ว +1

    Wahaabiyada waxa Ay baraha bulshada ka wadaan aqoon shaqo kuma laha balse waxa Ay badiyaan waxyaabaha aad uliita oo qofka wax magaradka ah ku soo jiidan karaan.

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye3181 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Kheyr Allaha ku siiyo cimrigaadana Ilaahow dheere oo barakee

  • @jamaalcabdi5408
    @jamaalcabdi5408 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sayidii

  • @xogmalxarandid9369
    @xogmalxarandid9369 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh dadka usheeg inay isku midyihiin wahaabiyo tagfiir tabliiq islaax ikhwaan ictisaam saaciduun bilxaq salafiyo iyo kuwakale oo badan

  • @axmedxiimaa7855
    @axmedxiimaa7855 5 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xfdo caalimkeena mshllh

  • @abdirashiidmaxamadcabdulaa3143
    @abdirashiidmaxamadcabdulaa3143 5 ปีที่แล้ว

    بارك الله في جهودكم استاذي

  • @zakiriyedaaud7789
    @zakiriyedaaud7789 5 ปีที่แล้ว

    Asc Sh Muxyidiin Xasan Ayanle Waan Kusalamay Sheikh Aaway MuXaadaradii Eheyd Farqiga UdhaXeeyo Towxiidka Ibnu Teymime Iyo kan SuuBanaha

  • @mohamedrashidmohamed6744
    @mohamedrashidmohamed6744 5 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا جزيلًا شيخنا

    • @julioemory8339
      @julioemory8339 3 ปีที่แล้ว

      you all probably dont care but does any of you know a tool to log back into an Instagram account?
      I stupidly forgot my account password. I appreciate any assistance you can offer me.

  • @ibrahimdheere9792
    @ibrahimdheere9792 4 ปีที่แล้ว

    Asc waxaan salaameynaa sheikh waxaan codseeynaa maxaadarada oo ugu hadli lahaay 3 tooxiid

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheeikh cimrigiisa allah noo dherooyo ahlusuna waljameeca malaheen miyaa awel

  • @faham6920
    @faham6920 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc,
    Shiiq qoriga dagaal keliya looma qaato, difaacu nafsina waa loo qaataa, nin aan cudud laheyn sidee dunida maanta loo dhageysanayaa shiiq ? Mida kale weydii shiiqa aayadii quraanka ee aheyd, kuwii alle iyo Nabi csw rumeeyoow digtoonidiina qaata, koox koox ama kulligiin u baxa, aayadaas muxuu ka Lee yahay shiiqa ?
    Mahadsanidiin

  • @maslaxali2868
    @maslaxali2868 4 ปีที่แล้ว

    Dadka kanalka masuulka ka ah waxa ka dalbanayaa balan qaadka shikha ee ahaaay shikh maxamed macalin tariikhdiisa ma so jeediyay

  • @abdicade6955
    @abdicade6955 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah sheekheena allaha barakeyo waxan jeclaan lahaa inuu ka hadlo arinta ku saabsan meel kaga dhaca nabigeene suuban scw oo wadaadku leeyahay sidaan xadiiska ku fasiray waxaa iiga horeeyay culumo waaween sida ibnu xajar iyo imaamu nawawi iyo rag kale.

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 5 ปีที่แล้ว

    Xisbi siyaasi malaheen miyaa

  • @abdullahikhalif5053
    @abdullahikhalif5053 5 ปีที่แล้ว +1

    Hada Ahlu sunna hadaa nahay saas waan uga rayarnaa

  • @faaraxnuur8609
    @faaraxnuur8609 5 ปีที่แล้ว

    Khurafadle

  • @faaraxnuur8609
    @faaraxnuur8609 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk khurafaadle