DIGNIIN ⛔️ China oo BOOSAASO inoo Soo Fadhiistay Dagaalka CERIGABONA Hubaynaya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 83

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 วันที่ผ่านมา +6

    Dawlad mahayno Cabdiraxmanaw Aduunba hadlaaya Cidina kuma maqasho. Ilaahay hasoo hadeeyo Dawlada Jabuti laxidhatay iyadoon Xilkiiba qaban. Ale haku sharfo. Waxa layidhi dadka qofka ugu ildheerba dadka ugu ayaan daran.

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 วันที่ผ่านมา +3

    Guul somaliland inshaallah ..❤💚❤️

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 วันที่ผ่านมา +2

    Iyagaa halkaa isdhigay shacabka Somaliland waa isbedelkii ay doonayeen karisxun iyadaa wax kula.

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale วันที่ผ่านมา +4

    cadawgu dalka ha qabsado , tani waa tii loo codeeyay , tani waa isbadal doonkii , xaaladu meel fiican ayay mareysaa , dalkana waxa haysta xisbi cadaw ah . 👍👍👍

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale วันที่ผ่านมา +2

    wixii loo codeeyay waa la hayaa , xaaladu way fiicantahay , guul cadowga .

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 วันที่ผ่านมา +2

    Waxba lagamaqabankaro reera ceerigabo keenay cadawga xirsina idhihino shananu wadahadal layelanayna yadoortay

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 วันที่ผ่านมา

    Wasiir keena arimaha dibadu waa danbiile, xatooyo xoolo dadwayne , oo uu ka galay maraykan, siday inoo sheegeen Reer maraykan, sir maqabe allah u sahana.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi วันที่ผ่านมา

    J'SLN proper govts institutions ALLAH u maqan.

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy วันที่ผ่านมา +1

    Mar hadii uu Alle Naga Qabtay Geelihii jabuuti, waxanu ka fileynaa inuu Dani &jeynaba Naga qabsanayo (Isha Allaaa)

  • @nathra7351
    @nathra7351 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa kaweryn cadowga somaliland ishalah

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay baanuu unoolaahaay ,ilaahaay aawooda isaaga iska leg 😊

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay cadowga Somaliland hajabiyo ,allahuma amiin

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 วันที่ผ่านมา +2

    ODAYGANGAN YAR EE ME BASO EE MADAXWAYNAHA LAHA DHIGAY WUXUU QAADAYAA GAMAAYEEY GSMAAYEEY HIRDADA DHEER

  • @zeinabhussein7169
    @zeinabhussein7169 วันที่ผ่านมา +2

    Bariiska ha ku karsadan Madaxtooyada kuwii ciyaala suuqa Heesaha cayda ah u dhiibayay Cirana ha seexdo

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 วันที่ผ่านมา

    Ilaahaybaa quwado la awood ahi aanay jirine isagaan wakiilanay waanan dadaalanaa insha allah guulbaan inoo rajaynayaa idam alle

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool วันที่ผ่านมา +2

    Shiinuhu hub iyo maalba way hayaan, hadii aan arintan laga hortagin wallhi xaalkeena waa looyaabaa!.

    • @TamrenKings
      @TamrenKings วันที่ผ่านมา

      Waar Horta miyaanad ogayn in isaaq oo aan weligood la eryan oo maxaabiis ahaan loo qabsan uu ka sababay talo xumo darteed uu yahay Muuse Shaanigan Miyirkii iyo IImmaankii yaraa ee lacag-doontu kaa raacay.
      Berigii hore qof wax kala garanayaan ku moodi jirey laakiin wuxuun baad noqotey lixdan jir TH-camR ah oo mashruuc kulmiye ka fashilmay.
      Caqli xumadaada Haddii immika lagu yidhaahdo Muuse Biixi ILAAH hakuu noqdo alla iiga dhiga ayaad odhan lahayd> Waayo wax alla wax aad ku jeclaatey ma jirto oo xaq ah, ilaahaybaa nacay, oo dadkiisii oo dhan ayaa nacay, oo ciidankii ayaa nacay, oo colimadii iyo dadkii ahlu=khayrka ahaa ayaa nacay, oo reerkiisii ayaa nacay, oo ganacsatadii ayaa nacay.
      Laakiin ISAAQU muxubbo Naagood buu leeyahay waa maahmaah, kolba kii afar cisho sii maqnaada ayay ammaanaan.
      Ammaantu maaha wax isku halbeed lagu cabbirto , adiga iyo ka WARIDAAD la yidhaahdo WAALLI ayaa ku dhowdihiin waxana naftiinnii dhibtaa u geystay ADDUUNYO JACAYL iyo waxoogaa XAARAAN ah oo la idiin ballan-qaaday oo idinka gubatey.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi วันที่ผ่านมา

    Salam alaikum Akhyarta.

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 วันที่ผ่านมา

    الله معنا
    سننجح باذن الله

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    Isha way ku jabidoonaan REER SOMALILAND. NA WAA U DIYAAR

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g วันที่ผ่านมา +1

    WAAR UBAXLE MAXAYNU KA XIIQAYNAA SAWTAN MADAXDEENII DJIBOUTI TAGTAY BALSE ALLE AYAA INALA JIRA !?

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 วันที่ผ่านมา +1

    Xukuumadda cusubi aqoonsi Som/Land ma rabto taasi hore baan u wada ogayn.
    Suaashu waxa weeyi maxaa talo ah?

    • @TamrenKings
      @TamrenKings วันที่ผ่านมา

      Waar Horta miyaanad ogayn in isaaq oo aan weligood la eryan oo maxaabiis ahaan loo qabsan uu ka sababay talo xumo darteed uu yahay Muuse Shaanigan Miyirkii iyo IImmaankii yaraa ee lacag-doontu kaa raacay.
      Berigii hore qof wax kala garanayaan ku moodi jirey laakiin wuxuun baad noqotey lixdan jir TH-camR ah oo mashruuc kulmiye ka fashilmay.
      Caqli xumadaada Haddii immika lagu yidhaahdo Muuse Biixi ILAAH hakuu noqdo alla iiga dhiga ayaad odhan lahayd> Waayo wax alla wax aad ku jeclaatey ma jirto oo xaq ah, ilaahaybaa nacay, oo dadkiisii oo dhan ayaa nacay, oo ciidankii ayaa nacay, oo colimadii iyo dadkii ahlu=khayrka ahaa ayaa nacay, oo reerkiisii ayaa nacay, oo ganacsatadii ayaa nacay.
      Laakiin ISAAQU muxubbo Naagood buu leeyahay waa maahmaah, kolba kii afar cisho sii maqnaada ayay ammaanaan.
      Ammaantu maaha wax isku halbeed lagu cabbirto , adiga iyo ka WARIDAAD la yidhaahdo WAALLI ayaa ku dhowdihiin waxana naftiinnii dhibtaa u geystay ADDUUNYO JACAYL iyo waxoogaa XAARAAN ah oo la idiin ballan-qaaday oo idinka gubatey.

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o วันที่ผ่านมา

    Ilaahay baa jiraa ilaaahy ayaa inagaqaban halkay huwan halkay ku jabaysay weeyi inshallah jin iyo insi hady isa soo raa caan waxba ka qaadi maayan inshallah liici maayo towxiid ku inshallah bi idmillaah ha u baqin ubaxloow ilaahy ayaa bur burn cadowa inshallah guuul somaliland inshallah

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 วันที่ผ่านมา +1

    Gameover for somaliland. We will lose this war 😢 Definitly because its the goverments plan. For example No noticable steps taken by minister of foreign affairs regarding chinese huge involvement and informing allies and seeking assistanse. We have no way of communication with outside world. Somaliland is silent just like silence before a storm. Truely sad.

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 วันที่ผ่านมา

    Asc Adeer Somaliland way ku daysay reer Somaliland waxay doorteen in la gumayesto ee ha xiqiina 🤦‍♀️

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f วันที่ผ่านมา +1

    Dawladi ciro beytari wataa bundadii hudheydhka ahayd ee lafurey huwan iyo ictisaam ayuu wadani huwan ino gacan galiyeen

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888 วันที่ผ่านมา +1

    Waxaynu u bahanahay inaynu cadawga kala hortagno difaac Qarran iyo miidnimo iyo isku duubni ummada reer somaliland fadhiga halaga kaco waa nayloo tashaday dawlada ciro isku halayn malle dawladii horana tafarafuq iyo kalatagnaan ayaa jirtay aad u baahsan waar maantaa dadku midaysanyahay oo meel loo wada jeeda maal iyo faro iyo xoog waynu hayna rabbina waa inala jira guushu waa xageena inagu kiciya naf iyo maalba aan cadowga iska dhicine hadal iyo calacal iyo nabad nabad looma baahna waa lagugusoo socda colku waysu muuqda meel walba waa layskaga yimi wana lagu wada socda dawlada faqashta iyo jabuuti ciro wuxuu kala hadlayo garanmaayo anigu markay sidaa tahay ciro sida ugu dagdaga badan madaxtooyada haloogu tago mawqifkiisa ha cadeeyo ummadu haka tashato dagaal haw midoobaan iyo difaaca dalkooda guuuul iyo gobanimo reer somaliland!! Kuwa xaqdarada ku socda way jabayaan waligood guulaysan mayaan.!! Guushu kagacanteena ayay ku jirtaa inagoo mid ah anagu kiciya cadowga isasoo xambaartay ee inagu soo duulay xoog iyo xeeladba dagaal waa lama huraan dhamaan diyaar!!

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 วันที่ผ่านมา

    Unaxle Wll sida muuqata Dawlada Cirro way ina dhiibtay E Tala qaran oo degdeg ah ha lagu dhawaaqo.

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl วันที่ผ่านมา +1

    Weligiiba wuu ku jiry,kii laascaanoodba isaga iyo fedaraalka ayaa ku wada socdy

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 วันที่ผ่านมา +1

    Ragayaga geelaga dhexdisa lagu asa kolkad qoladiina reer galbeed ledahay muuse ayalagu indhala a markanu haladagalama lshayn gudi haranu barisamaytay dulinimo qadata

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  วันที่ผ่านมา

      Reer Galbedku waa badan yahay ee ujeedadayda fahan oo dalka ha la badbaadiyo sxb inyar oo dhiirigelin ahi yey ku damqine

  • @zeinabhussein7169
    @zeinabhussein7169 วันที่ผ่านมา +1

    Dawladee Ubaxlow heedhe
    Dee way hurida heedhe
    Dee yaa kicin heedhe
    Dumarkii heesayay heedhe
    Dee maxay tirin heedhe
    Dee maad kacdid heedhe
    Dee idin mee heedhe

  • @rashiidducaale
    @rashiidducaale วันที่ผ่านมา +1

    isaaq ma miyirsado ilaa la xasuuqo , oo la gumeeyo , la kufsado , la faraxumeeyo , waxad doorateen kii siyaad bare u adeegayay een xumaantii ka damqan , aan dareemin , waa abaalkiin . ku socda .

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 วันที่ผ่านมา +1

    KUWAAD WAX KA SIGAYSAA HARGAYSA HABARJECLO HAKA BAXFO BAY KEEYHIIN EE NIYO WADANKII SHAX BAA LOO DEGAY LA SOCO.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s วันที่ผ่านมา

    Dawladu iyadaa kula socota

  • @Suad-w8b
    @Suad-w8b วันที่ผ่านมา

    Walee reer soomaaliland ayaan daraa idiin hayiiste fartiineeydin edeen ka kuraa

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 วันที่ผ่านมา

    Ka warran hadday Cirro iyo dowladiisu mu'aamaraadaka laynagu wado qeyb ka yihiin.

  • @samsamhassan5633
    @samsamhassan5633 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland way hurida waxa socoda ma oga

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f วันที่ผ่านมา +1

    Ciro kartoon meel fadhiya weeye xirsi tuug iyo xaashi iyo tuugtii kaleiyo odayashii kofiyadaha watey ayaa dalkii dhiibey oo god ku ridey

  • @mabrukadirir1398
    @mabrukadirir1398 วันที่ผ่านมา +1

    waraar cabdiraxmaanow waxaas oo dhan waan ognahay ee maxaa xala maxaa aduunka loogu sheegiwayay jayna iyo wuxuu ingu wado haday xukuumadu aamusantahay ma wax lawaayey cid kaloo hadasha dee halakaco oo wax halaqabto

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  วันที่ผ่านมา

      Meeye kuwii ina metelayey ee Aduunka u sheegi lahaa

    • @TamrenKings
      @TamrenKings วันที่ผ่านมา

      Waar Horta miyaanad ogayn in isaaq oo aan weligood la eryan oo maxaabiis ahaan loo qabsan uu ka sababay talo xumo darteed uu yahay Muuse Shaanigan Miyirkii iyo IImmaankii yaraa ee lacag-doontu kaa raacay.
      Berigii hore qof wax kala garanayaan ku moodi jirey laakiin wuxuun baad noqotey lixdan jir TH-camR ah oo mashruuc kulmiye ka fashilmay.
      Caqli xumadaada Haddii immika lagu yidhaahdo Muuse Biixi ILAAH hakuu noqdo alla iiga dhiga ayaad odhan lahayd> Waayo wax alla wax aad ku jeclaatey ma jirto oo xaq ah, ilaahaybaa nacay, oo dadkiisii oo dhan ayaa nacay, oo ciidankii ayaa nacay, oo colimadii iyo dadkii ahlu=khayrka ahaa ayaa nacay, oo reerkiisii ayaa nacay, oo ganacsatadii ayaa nacay.
      Laakiin ISAAQU muxubbo Naagood buu leeyahay waa maahmaah, kolba kii afar cisho sii maqnaada ayay ammaanaan.
      Ammaantu maaha wax isku halbeed lagu cabbirto , adiga iyo ka WARIDAAD la yidhaahdo WAALLI ayaa ku dhowdihiin waxana naftiinnii dhibtaa u geystay ADDUUNYO JACAYL iyo waxoogaa XAARAAN ah oo la idiin ballan-qaaday oo idinka gubatey.

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 วันที่ผ่านมา

    Waddanku faruhuu ka baxay,dowlad ku sheega ayaana heshiis ku soo gashay duminta qaranka.Runta in aan waajahno ayaana fiican,ma hayno dowlade.

  • @NaimaHirsi-e9b
    @NaimaHirsi-e9b วันที่ผ่านมา

    RAGBAY UBAHANTAHAY UBAXLAW WAX AY INAYELIKARAN MAJIRTO HADAYNAN INAGU ISJABIN

  • @JanoAbdirahman-k2v
    @JanoAbdirahman-k2v วันที่ผ่านมา +1

    💚🤍❤

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen วันที่ผ่านมา

    Dawla cida duminasaa waa wadani ciro maqaadi karaa madax Wayne waa baga

  • @amalos3435
    @amalos3435 วันที่ผ่านมา

    Wasirka arimadabadu ee Somaliand waxuu kabadedhay inuu aqonsi keni donin waana amarka Ciro manta waxa burburiyey dalka dadkii u codeyay huwanta gudaa Somaliand maxaa unafa maanta

  • @sanyarecali7568
    @sanyarecali7568 วันที่ผ่านมา

    ilahow jabi cadawga somaliland marhaday taasi jirto inaguna waa inaynu tiwan u yeedhanaa oo ceerigaabo keenaa that,s it ubax leh tiwan haloo yeedho

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen วันที่ผ่านมา

    Jayna cabdiraxmanbuu balan qaad kahaysday

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka waynu wada gaaleyna

  • @axmedayro9926
    @axmedayro9926 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka waa wada gallaynaa

  • @khadrasalebaan2080
    @khadrasalebaan2080 วันที่ผ่านมา

    Haaa waa runta

  • @SahraHassan-r2c
    @SahraHassan-r2c วันที่ผ่านมา

    Madaxwayne ciro in labaryo maha wadanki loo dortaay hadaay difaci wayaan ha lagu mudaharado sidani si maha dee

  • @Idiris-t2t
    @Idiris-t2t 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amuusnaantan
    dawlad nool mahayno
    dawlad wax kajawabaysa mjirto

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed วันที่ผ่านมา

    GOJACADE. ISAGA. INAGA. SAAREYE

  • @abdillahiwesozen4291
    @abdillahiwesozen4291 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war sida ugu dhagsahabadan ha loo eryo ciro ha dikalee somaliland way ku desey niin lacag hore roortay ayaa madax nooqday

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar วันที่ผ่านมา

    mareykanka haloosheego waayo ciidamada punland kuwa muqdisho mareykanbaa qarashaadka ciidanka siiya . china muxuu siiyaa isku dir mooyaane chine isku dir baa laga faaiida xasan shiikh baa yiri halkaa iyo ceerigaabo ka dagaalan

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 วันที่ผ่านมา

    Wax aad ogtahay sheeg fadlan MALAAIG ayaa wax kaa qoraysa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 วันที่ผ่านมา

    Farteena ayeynu eednay

  • @MustafaAbdirahman-oo9eu
    @MustafaAbdirahman-oo9eu วันที่ผ่านมา

    Imaaraadka aan iska saarno waa laba wajiile aan waxba I oo tarin

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail5403 วันที่ผ่านมา

    Qori caradii ha lagu qabsado

  • @mahamedismail5403
    @mahamedismail5403 วันที่ผ่านมา

    Ninka madaxweynaha sheeganaya hala inqilaabo ilayn inooma maqna e cidanku ha ka kacaan oo dalka ha qabsadaan.

    • @TamrenKings
      @TamrenKings วันที่ผ่านมา

      Marka Muuse JUUDAAN ma siilka hooyadaadii ILKAHA dhaadheerayd ayuu madaxweyne u noqonayaa, adeer Muuse Juudaan xamar baa ka dhow

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed วันที่ผ่านมา

    Kimiko ayeye kenen. Shiinu hu

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r วันที่ผ่านมา

    Waxa inla dagalamaya waa darood Wana in layska celiyay reerkan dhul doonka ah ilaa siyadbare

  • @CabdiraxamaanCismaan-k3w
    @CabdiraxamaanCismaan-k3w วันที่ผ่านมา

    Asc.waar.ilaahay.kabaq.oo.soomaali.iskukeen.oo.beenta.iskadaa.oo.cibaadayso.aakhiraakusugaysee