Israil O ku Wareersan Xamas Hubkey adeegsatay & Tuneelada dhaxdooda O Ciid ka dhacday Qasa
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 15 มิ.ย. 2024
- Israil O ku Wareersan Xamas Hubkey adeegsatay & Tuneelada dhaxdooda O Ciid ka dhacday Qasa
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment. - บันเทิง
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
Machallah somaliya gull gobonimo inchallah doua somaliya bonne courage
Somaali waa jeceshahay amnigee da laskiin wsxaa necebtahay mw xasan. Ma ogi waxow kahaleyi@@hassanhassanismael8470
Ciid Mubarak sheekh iduce dhiba ihayata alle inu ii fudaydiyo iwaydi
mashaa. allah. ciid wanagsan.
sheeq. mxamed
Sheqow guusha walahena ano dhagesan hurda igama so dheceso walala badan ila Midna we jiran hanaga jojinin 1 video xita noso gali eberta naga ilali Allah kuxafido insha allah
Ciid Mubarak from Garissa Kenya… we’ll done sheikh Muhammad Ibrahim for your best and clear news❤❤❤❤❤❤❤
Dulmi Diid forever
Falastiin free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤❤❤❤gull gobonimo ❤❤❤
Alaahuma aamiin
Illaahay ha noo xifdiyo wadankeena iyo wadamada Muslimiinta oo dhan
Eid Mubarak all Muslims
Oj.
Somaliya lugaheeda ayey ku soo istaageysaa mnsha Allah umadi hadii ay amni haysato wax ka maqan malahan ilaahay ayaa ku mahadsan mahad ka mug iyo miisaan weyn khalqiga uu abuuray cadadiisa Alxamdulillah yaa raxmaan yaa raxiim💯🤲🏽💯
Eid Mubarak 🎉🎉🎉🎉🎉❤to all Muslims
Ciid wanaagsan tani waa awooda illaahay ayagu waxay doonaan hayidhahdaane waa guul illaahow cadawga ladhulka lasin xamaasna guul iyo gobonimo gaadhsiyo aamiin
Amiin Amiin Amiin yarabe ❤❤❤❤❤❤
ALLAH AYAA U BARAKEYEY AL YASSIN ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WAA FATAXA NASR INCHAALLAH
Alxamduillaah Aamiin Yaaaa Allaah ❤❤❤
AAMINA AAMINA AAMINA AAMINA AAMINA YAA ALLAH ❤❤❤❤
Waxba may helin ee ilaahay baa awoodiisa ku caawiyey .
Waayo ilaahay baa cabiidkiisa og oo aan loosheegayn.❤
Eid mubarak dhaman umada muslimiinta ah meelkasta oy joogaan🎉🎉🎉🎉❤❤ wallahena falastiin ilaahey hawgargaaro yuhuudana olahey hajabiyo
Ciid wangsan
اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب
امين يا حي يا قيوم أمين أمين يارب العالمين ياقوي ياعزيز وانصر اخواننا المستضعفين والمظلومين في الفلسطين
Alx alx alx ilaah ha u ziyaadsho wadankeeyna amniga ❤❤❤
Wcs Eid Mubarak 🐑🐑🐑🐐 all Muslim allhamdulilah gull gobonimo somaliya allah akbar allah akbar allah doua 🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸
Ciid mubaarik dhamaantiin Sannadka sannadkiisa ilaahay bush barwaaqaa nagu gaarsiiyo. Dhammaan ummadda falastiin ilaahay cadowga ku soo duulayna ah ka dulqaado.
Aamiin sheekh
Amiin alllow amniga ino siyaadi
آللهم آنصر آخوآننا في فلسطين وغزةة العزهه 🇸🇴❤🇵🇸
الحمدلله
CIID MUBARAK dhammaantiin.
Allah ayaa ku mahadsan inay reer Muqdisho iyo GAZA ku ciidaan JUG la’aan sannadkaan. Allow nabad waarta na wada sii.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Aamiin, barakallah fiik akhii caziiz❤
أللهم آمين يارب العالمين alaha inoo ziyaadiya farxada intanan haysan alaha siya 🤲
Ameen Yaa Rabb
Aamiin yaa rabi Aamiin
Ciid Mubarak dhamaan!
Erayga tunel waa god. Jazakumullahu Kheyran
Aamiin yaa rabi
Amiin Amiin Amiin Yaarabi
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
Nabadda allow noo barakeey. Shukran Sh. Mohammed.
Alxamdulilaah xamdan kathiiraa ilaahow hubkaaga iyoawoodaada. Ku xooji yaa rabul caalamiin
Alxamdulillaaaah Eid mubaarak sheeq
الهم انصر اخواننا في اهل الغز الهم ثبت أقدامهم الهم امين يارب العالمين
ASC Sheakh Ciidmubarak Allaha kuxafido insh'allah
Wallahi waa nafisnay الحمدلله
Alhamdullilah.
Alxamdulillaah
Alxm laah amiin yarabi❤❤❤❤❤❤
Alxamduliaah
AXL eid wanagsan sheeq muxamed alle hanaga aqbalo acmaasha wadankena alle hanoo hagaajiyo diinteena alle hanagu sugo dhmnteen
Masha Allah
Alxamdulilaah
Ciid mubarek sh kulum atum bikheyr
Masha Allah shekh Allah hakuhafido
Amiin Amiin Amiin
Mahadsanid habaryar
ألله اكبر ألله اكبر ألله اكبر اللهم أنصر أخوأنتا في فلسطين
Amiin amiin amiin
Allahuma Amiin Amiin
Ciid mubarak ❤
Ameen 🙏🏾
Cid lamid ah sheq maxamed dulmi diid alle haku xifdiyo
Illaahaw guuule. Reer falastiin. . Cadawga isa soo bahaystay. Ee kusoo duulay. Dhulka reer falastiin. ..illaahaw baabii. Adaa awoide aamin yaa rabib
aamiin
Allx Allaha u siyadiyo Abniga muqdisho rer falastin dhibka Allaha ka dulqado
Ciid mubaarak alxamdulillah ❤🎉🎉🎉🎉
الحمد لله , muzlimkoo dhanna ilaHey dhibka haka qaado. Amiin
Alhamdullilah thumma Alhamdullilah ❤❤
alxamdulilaha allha ay mahad iska leh kasokow allha ne dalaxoreeye muqdisho waa nabad dadka madaxweynaha kaso hor jedo waa cadowga reer muqdisho illhow dalaxoreye noo daa amin yaa rabi
Ciid wangsan. sheeq maxamed. alle haku barakeyo
Amiin
Aamiin
Ameeen❤❤❤❤❤❤
Quus alle ha ku rido insha allaah
Alx 🤲🤲Eid Wngsn Sheikh Mohamed👑🙏🙏😊
Asalamu alaykum brother. I started watching your videos recently here in Oregon United States. I honestly enjoy your perspective and constant updates. Jazakumu Allah kheyran and allaha ku xafido aduunka iyo aakhiro. Aameen.
Ciid mubarik dhamaan alxamdulilaah
Yaa rabi yahuuda kibirkooda jabi qalqal cabsi iyo argagax Allaha kurido yahuduaad iad ayey ukibirtay Allah aya kibir ubanan yahay insha Allah Falastiin Allah ha uhiiliyo insha Allah wey kheyri donan Falastiin
Ilahayow nabada noo siyaadi soomalia
Alhamdulilaah 🤲🥺 ilaahow ha nagu Soo celinin oo dabarjer qarax😢 Ameen yarabi 🤲
Sheekh dulmidiid ciid mubarik 🎉🎉❤
Ciid wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤
❤❤xamaas❤❤ Allaah ha guuleeyo
Ciid mubarak to All Muslim ☪️
Allaahumma aamiin
Aamiin yaa Rabbi illahow amni sii buuxa soomaaliya siiba koonfurta iyo meelwalba
Ciid mubarak to all muslim
Amen yaarabi
ماشاء الله تبارك الله
Illahow usiyaadi Somalia iyo Somali dhaman tood meelkasta aytahayba oo aykusugan yihiin
Eid wangsan Our shiekh
Sheekh Mohamed dulmidiid dii family iyo asaxabta dhamaan janaalka ciid Mubarak ✋🥸
Ciid mubaarik
Allaahu Akbar🎉🎉🎉🎉❤
Maashaa allaah
Ciid mubarig
Haan uducayno dhamaanten falastii inshallah guushu waydhowdahay
الله أكبر❤الله أكبر
Ilaahay haku xifdiyo الحمد الله الله يحفظك اخي
Eid mubarak, to every somalia people 🎉🎉
Eid Mubaarak sister
illahey ha uu ziyadiye balse
alxamadulilaahi rabilcalamiin ciid mubarka ilahay ciidan ciideeda nabad hainagugadhsiyo insha allaah dhamaanteen umada islaamka insha allaah reer falastiin ilahay haguuleeyo insha allaah
Asc wr ❤❤❤❤ciid mubaarak too edo mcn all of you ❤❤❤❤
🙏👍Thanks
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Kuwan waa munafiqin illahey iyo Rasuukisa kafurte maka haka dhigin Akhyar wax toosineyso weeyna kafogihn Subxanallah 😮😅😊
Alhamdu lillaah
God bless you
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Ciid mubaarak kuli caam wa antum biqeyr