Runtii aad ayaan u xasuustaa idaacada Hornafric. Dad badan oo macruuf ah ayaa ka shaqayn jiray, qaar dadkaaasi ka mid ah waa dhinteen, Alle ha u naxariisto.Waxaan aad u jeclaalahaa in dib loo soo celiyow.
Hornafric waxaan aad ujeclaan jiray barnamijki xulasha caweyska ee axad laha aha ee uu hogamin jiray alah unaxariste al ustaad cabdala nuradin axmed !!!! Old is gold
ayaanlow qeebta xigta beri nooso gali insha allah Guledna aad buu umahad sanyahay barnishyada uu ka shekeynaayo waa xili aan qaan gaar eheen oo aan ahaa nin aad u yar markaasna ku jiray dugsiga quraanka
I was remember Runtiii xiligii ethiopia ka iyo sida Radio u dhagysan jirnay Allaha unaxaristo ayeyadey subax marka sidaa ubaryo beee Radio ino shidi jiray ilaa habn kii 9:00 gurigeena Radio mala damin jirin Waxaa xifdiyay Barnaamij astamaha kuso galaan aadna wn u yaraaaa markaa Lkn waxee xasuus qurxoon
Idaacada horn Africa waxa lo beegsaday 2 reasons dartood mida koowaad in ee aheed idaacad afdheer hadalkeeyda meel dheer gaaro waxe so gudbin jirtay dhibaatooyinka Ethiopian ka iyo kuwa daba dhlifyada u ahaa ee ugeeysan jireen dadka soomaaliyeed reason ka labaad ee lo beegsaday waxo aha masuuliyiinta idaacada aas aaseen ee madaxda ka aha Cali iimaan sharmaake o Qarax shabaabka kudileen allah ha unaxariisto iyo Ahmed cabdi salaam o hada nool lkn asiga qudhiisa xitaa qarax lala beegsaday dhaawac halis ah kaso gaaray iyo saciid tahliil o asigana bakaaraha lagu dilay Allah ha unaxariisto raga aan magacyadooda xusay dhamaantood Waxa ee isku heeyb ahaayeen ragii hurmuudka u aha dagaalka Ethiopian ka lagula jiray ragaasna waxaan ka xusi kara magacyadooda xasan daahir Aweys aadan cayroow General goobaale General yuusuf indha cadde
Malaga yaabaa in ay dib noogu soo noqotey idaacadii iyo Tvgii hornafriik please allow soo celi. Bakaay Ayaanle X/cade Jaakad Nadaara Aarka Ragga nool bal dib u fikira Please.
Ayanle waraysi laga qaaday xasan xanafi aya maqlay magacaga isagoo ku daray dad uu ahmed godane soo amray inla dilo tarikhdada wariye nimo mar noo so diyari from jigjiga
" y're nothing" baa loo dhiibay Cabdiqaybdiid. Markaad kondhob tahay, runtu inay ku gubto ma aha. Dadkaagiiba lagu adeegsade xaggeebaad tixgelin u sugaysaa!
Runtii aad ayaan u xasuustaa idaacada Hornafric. Dad badan oo macruuf ah ayaa ka shaqayn jiray, qaar dadkaaasi ka mid ah waa dhinteen, Alle ha u naxariisto.Waxaan aad u jeclaalahaa in dib loo soo celiyow.
Allah horn afrik sidaan ujeclaa dilalki wariyaasha sidaa uganaxay sida cali iman sharmake,mahad ahmed cilmi, wariye dunia muxdiin iyo siciid tahliil dhamaan alleh haunaxaristo😢😢😢😢
Hornafric waxaan aad ujeclaan jiray barnamijki xulasha caweyska ee axad laha aha ee uu hogamin jiray alah unaxariste al ustaad cabdala nuradin axmed !!!! Old is gold
Waa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso
❤❤❤
❤❤❤
❤❤❤
Horn afrik idaacadii ugu qaalisanayd abid, idaacad kaliya ma ahayn ee waxay ahayd Center cilmi baaris iyo nabad kashaqayn. Dadka muqdisho oo dhan waxay u arkayeen sidii ehel oo kale.
Best time ever.
ayaanlow qeebta xigta beri nooso gali insha allah Guledna aad buu umahad sanyahay barnishyada uu ka shekeynaayo waa xili aan qaan gaar eheen oo aan ahaa nin aad u yar markaasna ku jiray dugsiga quraanka
Horn afrik ❤
Waxaan rajaynayaa inay soonoqanayso inshallah
❤
Hanoolaato♥️🤟
Waa Qiso Cajiib ah ayuu ka Sheeyay
Thanks Hanoolaato
🥺. .🥺 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Hareeraha Aduunka Daba Ka holcaya Heesti Aheyd ku Xasuusata 1:30 ila 2:00 so Geli jirtay inta Dhimatay Allaha U Naxariiso 🤲
Cabsala nuuradiin wa jeclay alaha u naxaristo dhamantod bahdi
horn Afric
I was remember Runtiii xiligii ethiopia ka iyo sida Radio u dhagysan jirnay
Allaha unaxaristo ayeyadey subax marka sidaa ubaryo beee Radio ino shidi jiray ilaa habn kii 9:00 gurigeena Radio mala damin jirin
Waxaa xifdiyay Barnaamij astamaha kuso galaan aadna wn u yaraaaa markaa
Lkn waxee xasuus qurxoon
Hanoolaato guylayso
Hanoolaato❤❤
xasuusti halyeeyadi horn afriik intan ka xasuusto
sacdiyo garabey
cabdalle nuurdiin
maxamed cisman newyork
axmed cabdiraxman jaakat
leylo cusman maxamud
falastiin axmex iiman
muna cumar xasan
siciid tahliil axmed
inta dhimaty allow unaxariso inta nool na cimri dheer iyo cafimaad intas ka xasuusta
Waa waiting adkaa
Guuled waa nin xanuunsan alaha caafiyo
Xage laga hayaa
Guuuleed waa nin aqoonyahan ah walhi❤
Hornafrik iyo magaaladeydii kismaayo cadey, Barnaamijkii Xogwarran iyo Abdikadir Nadaare ayaan soo xasuustaa.😢😢😢😢 xili adag ayeey dalka u sii shaqeeyeen. Nasteex Daahir Alle yaraxma 😢😢😢😢
❤❤❤ kismanyo bariga ya joogey oo ka talinayaayey
AYAANLE.. WAREEYSA. WIILKA. .LASOCDAY. SAKURADKA AHAAY. MAHAD SANID..
Wllh waan xasuustaa sawiro ayuu aabe inoo geyn jiray ciidaha .❤
Noo soo daa prt 2
Mesha ay Ethiopianka u maleynaayeen in laku shiiish baran jiray ayaan ku dhashay
Horn Afrik waan k soo shaqeeyey
Ma is nabee qaybtee joogtay 😂😂😂😂😂
Hanolato
Maalintaas uu ninka ka sheekaynaayo wallaahi Waan taagnaa weliba Waan fiirsanaynay oo xaafad u dhow Idaacadda baan degganeen. Xabashi runtii dhibaato aad u badan beey magaaladan MUQDISHO u gaysteen.
Xabashi inta ay soomaali ugaysatay waxaa kadaran dhibka ay soomaalidu dhexdeeda isku gaysatay oo xataa ilaa iyo hada ay isku gaysanayso
@@faridfarid6561waxaas waxba maaha kaas ayaa ka darane ma orom baatahy marka waxba kama jiraan ka dhigeyso waxa xabashi muqdisho ka sameeyeen
Hanooolaato guleyso ayanlow
HormAfrik *Indhihii reer Muqdisho*
Waaaa dhagesanjiray idacadda
Ano waqtiga aad u yara
War ninku faan badnaa lack of confidence ka muuqato ereyga masuul uuba i nacsiiyay
SHUTUP😊
Yaa la dagaalsantahay adiga
Horn Afric idaacadii ugu horeysay aan dhageysto aniga oo Beledweyne jooga😢
12 12 1999 waa maalintii la yagleelay Horn Afrik, maalin wacyiga dadka ree Muqdishu is badalay.
Ustaad ayaanle heesta aad noo bedeshey dadbadan ayaa ku dhagaysanaayo oo culumo ah marka nooga bedel astaanta ayadoo bilaa music ah mahadsan
M,a wll thnks allaha naga madobeyo heesaha iyo xumanta aaamiiin
heesuhu wa xalaal
Waxba ma dhibeyso wuu Iska gudbinaa lee
@@sucaadmaxamad1484heesuhu mala cunaa marka danbi maaha dheh balse music ayaa danbi ah
@@sucaadmaxamad1484kaw wax wlba yaynan ku wada hadlin hadaba
Idaacada horn Africa waxa lo beegsaday 2 reasons dartood mida koowaad in ee aheed idaacad afdheer hadalkeeyda meel dheer gaaro waxe so gudbin jirtay dhibaatooyinka Ethiopian ka iyo kuwa daba dhlifyada u ahaa ee ugeeysan jireen dadka soomaaliyeed reason ka labaad ee lo beegsaday waxo aha masuuliyiinta idaacada aas aaseen ee madaxda ka aha
Cali iimaan sharmaake o Qarax shabaabka kudileen allah ha unaxariisto iyo
Ahmed cabdi salaam o hada nool lkn asiga qudhiisa xitaa qarax lala beegsaday dhaawac halis ah kaso gaaray iyo saciid tahliil o asigana bakaaraha lagu dilay Allah ha unaxariisto raga aan magacyadooda xusay dhamaantood Waxa ee isku heeyb ahaayeen ragii hurmuudka u aha dagaalka Ethiopian ka lagula jiray ragaasna waxaan ka xusi kara magacyadooda
xasan daahir Aweys
aadan cayroow
General goobaale
General yuusuf indha cadde
Hoodi hoodi ayaan ku xasustaa horn africk
Ragii maxkamadaha aas asay waresi ka keyn sheikh abdukadir Ali cumar iyo janaqow iyo dr cumar imaan waa xog ay dadku aad u xiseyaan
Asc
WARBAAHINTA HANOOLAATO WARJEE HAQIIQA WAA!!!!! CAJIIB
ayaanle please warka haka dhaxgalin martida hahadlaanee daa
Malaga yaabaa in ay dib noogu soo noqotey idaacadii iyo Tvgii hornafriik please allow soo celi.
Bakaay
Ayaanle
X/cade
Jaakad
Nadaara
Aarka
Ragga nool bal dib u fikira
Please.
Calool xumo dheexataa waa soo aragteen itoobiyaan wadankaada sidaas hakugu yeelo waa dhibaato wlhi
Cabdi qaybdiid isagaa gacantiisa ku dumiyay dowladdii lagu ixtiraamilahaa. Xanuun ineey ku qabato ma ahan in sidii la doona loola hadlo.
Away qeybti labad2?
Waa qayb kamid ah dhibaatooyinkii ay gumaysiga madow ee xabashidu ugaysteen dadka reer muqdisho
“YOU ARE NOTHING” KALIYA LOOGUMA SIMINE, QAARKOOD IN LA KUDI JIREY BAA LA SHEEGAY 😂
Kuwiina madaxa laga goostayba maad maqal candhooy 😂😂😂
Isba intaa uguma siminee watii meydkooda la jiidjiidayay 😮
Xushmad la'aanta jooji idaacada waa jireen weliba revolution ka qeeb ween kulahaay!
Is inkiraaddu ma fiicna.
Hanoolaato. Khas. Ahaan. Sxbkey. Ayanle. Huseun. Wan. Ku. Salmaa. Sxb. Waxaan. Ahay. Saxafi. Sigaar. Ah kula. So do. S 7:51 waxaan rabaa aan. Kaa odsahaa. Inaad. Wariye. Hadii. Ahaanlhaa. Ama. Ama diyaasu in. Aad. Inoo. Soo. Daayso sxb. Ayanle. Hore. Usoco.
Horn Afrik
Horn Afriik maxay ahayd ma xamar bay ka dhisnayd?
Ayanle waraysi laga qaaday xasan xanafi aya maqlay magacaga isagoo ku daray dad uu ahmed godane soo amray inla dilo tarikhdada wariye nimo mar noo so diyari from jigjiga
Mudane Ayaanle waad ku mahadsantahay howsha aad u hayso bulshada soomaaliyeed
Wareysigan in buug laga qoro ayuu ku wacnaa
Weli ma jiraan dad ku faana in ay yihiin SOMALI_ITOOBIYAAN? 🤔
GM.Guled Hormar wacan kuu rajeyna Qabiir wax badan kawarhayo
" y're nothing" baa loo dhiibay Cabdiqaybdiid. Markaad kondhob tahay, runtu inay ku gubto ma aha. Dadkaagiiba lagu adeegsade xaggeebaad tixgelin u sugaysaa!
You are nothing in layiraah waa uqalmay. Waayo ninkii dadkiisa dhibaateeyey
Somali itoobiyan xasuus waye ereygaas 2007 2008 aa LA isticmaali jiray dadka somali galbeed ka yimada la dhihi jiray😂😂😂
Ahmed cabdisalan so warayso hadu noolyahay
Ku taamilo qaado inaad shosheeye soo hor kacdo inaad qof bahdilan ku noqonayso
balmaa ta fiiri kuwa qaylinaya haddi nin kale joogi lahaa waxey baryi la haayeen in loo ogolaado in ay hadlaan ama dhoofaan.
Guuleed isma badalin dabeecadii aan ku naqaanay muuqaal ahaan xitaa isma badalin 😂😂😂
Mr Bush guuleed SIMAD caan ku ahaaay 😂😂😂😂
Useless waaye abdiqaybdiid iyo M cali Geedi 🤒😡😡
AYAANLE, NINKAAN BAROORDIIQDA HADALKIISA KU BILAABAY , AQOON YAHAN MIYAA ? 👋
Adigu ma ayanle oo ruux aan bareranayn waraysanaya ayaad aragtay😂😂😂😂
Alle haunaxariisto unbuu dhahay wuuna xasuusiyey in ay dadka uduceyaan
Afka Soomaaligamaad noo turjumeeysaa ?
dadkaas somalinimo mameteleyn ee markaas itoobian ayey metelayeen sowmahan
Horn Afrik waa gaas dhinac bay u Jan jeertay dowlada Abdullahi Yusuf Mucaarad ayey ku ahayd
Meyl xun ayee malin waliba somalia jogtaa oo wixii dhacay waxba kama barano
sababta nah waba fahmi la ahay
Horn afrik dayax weeye
Farmaja dumiye so dheh
Ninkii walalkii cuno saasa loo cuni abdiqaybdiid waa ku dhacday lion of africa bu dumiyey asaa bisad afrika ceyrsatay
dadka moodo itobiya iney somali kaaga wngsanthy ku cibro qaata
Beenloow wareeyso saynab abuukat
Walal miyaad joogtay muxuu yahay beentuu noo shegay
Adimaa la raby inlaguwareesto
@@sadak7267been ma sheegin. Waa runtiis. Anigaa goob joog ahaa' markii cabdi qaybdiid la bahdilaayay. Oo la dhahaayay. You are nothing
@@MahdiCade-r2w Maxamed Dheerana ka warran isna, ala muxuu xabashigu rag isla weynaa garaacay. Abaalkood weeye laakiin.
Waxba waxba loo ma geysan laakiin guntii gabre wadatay ayaa waligeed gun ah @@yuusufSiyad-yc7qy
Ahye ah sidee loo waayay hal nin oo gabre xabad ku dhufta😢😭