AX_ JACEYLKA SAMIIXA KHALIIL AYUU LA OOYAY MASKIINKA WALIBA WUXUU KU DHAARTAY IN DHAB KA TAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 335

  • @updirizackhuzzein3899
    @updirizackhuzzein3899 ปีที่แล้ว +7

    Indeed this guy is a real man for speaking from his deepest part that's his heart. Bro I liked your courages and I wish you best of luck.❤❤❤❤

  • @daganofficial1641
    @daganofficial1641 ปีที่แล้ว +37

    Ilahay riyadada haku runeeyo wll

  • @sucaadshugri7856
    @sucaadshugri7856 ปีที่แล้ว +3

    Allahha ku Rumeeyo Rajada huno qali insha allahh 😢❤

  • @qaasimhaajiaadan7003
    @qaasimhaajiaadan7003 ปีที่แล้ว +25

    Legend is adkee sxp waxaan kuu rajeyna iney kuu noqato cashar aad ku cibra qaadato✅️

  • @sabrincali3196
    @sabrincali3196 ปีที่แล้ว +14

    Allah ku rumeyyo rajadada Aboowe ❤❤

  • @deqahassan9344
    @deqahassan9344 ปีที่แล้ว +2

    Allah hakusahlo muradkaga wll

  • @ansufati38-qo5go
    @ansufati38-qo5go ปีที่แล้ว +1

    Sooya ❤❤❤waa qiirotay wlhi ❤❤malagu galaxy ❤❤mise. Waa cadi❤❤❤ pro

  • @aminaomar6306
    @aminaomar6306 ปีที่แล้ว +1

    Alle hakuu saqiro walaalo meesha aad higsaneyso alle hakuu fidudeyo waa xanuun bisinka

  • @abshircabdule2988
    @abshircabdule2988 ปีที่แล้ว

    Waa..ku..taagersanahay
    Qalbiga..jacelkiisa
    Run.. aa..ku..ugen
    Aa..lajeclakara
    WA.. dhab..jacelka
    Qalbiga

  • @sultansule2108
    @sultansule2108 ปีที่แล้ว +7

    Hhhh diresle Abdi wa sobaxaay Kenya karathiya walalayal

  • @monaabdi3726
    @monaabdi3726 ปีที่แล้ว +5

    Xassan sonya walaalow wiilka gabadha u raadi.

  • @zadekhocky4221
    @zadekhocky4221 ปีที่แล้ว +1

    Allah qalbiga hakuu qaboojiyo qoftaa nin baa iskaleh😢😢

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 ปีที่แล้ว +2

    Hhh wey u qalantaa masha Allah 💕💕💕💕💕

  • @faacuulmedia1
    @faacuulmedia1 ปีที่แล้ว +13

    JACAYL DHAXAL GALA WAX DHAAMA LA WAAA😂😂❤

  • @maftuxcabdulaahi7234
    @maftuxcabdulaahi7234 ปีที่แล้ว +3

    Ayyyy Jayaylow mxd dhib keentay xaqiiqdi lama dhihi karo qofkan muxu qofan aqonin u jecladay o hora lo yidhi jcyl indho male balse Ninka wllken haday arinka dhab ka thy Waxan leyahay ninka raga wu so jaba balse gul ayu ku danbeya Evan hadad jwp ku qanciso weydo never give up ayan ku leyahay bro You most be strong

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂😂😂hhhhhhh madaba ooyey waa yaab dheh fiyuuska waxwalba waa ku arkee

  • @barwaaqocabdi6255
    @barwaaqocabdi6255 ปีที่แล้ว +3

    War ma ayeeydii baa hindiyad ahayd ooyin dhawas jcyl aan lagula wadin wakhtigaga uu lumin 😂😂😂

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 ปีที่แล้ว

    Dirisle waa xoolo hadalna magaranayo e ka korqaad so xirigali qofta dhaqso keep going 😷😷😷😜😜😜

  • @khadarabdullahi7488
    @khadarabdullahi7488 ปีที่แล้ว +3

    Allah ha ku rumeya riyadada wll qali

  • @maryanhussein5194
    @maryanhussein5194 ปีที่แล้ว

    Ax ax ax wlle waan dareemeynaa illahay qalibiga ha kuu qaboojiyo

  • @israabdilahi5640
    @israabdilahi5640 ปีที่แล้ว +2

    jecela alla haku sakhiro samikha

  • @aaminaxaajisaneey2441
    @aaminaxaajisaneey2441 ปีที่แล้ว

    Allee riyadada haku
    Rumeeyo
    Wllo

  • @raaxoahmed2443
    @raaxoahmed2443 ปีที่แล้ว +3

    ilhy naxaris Tisa Malaga qustee qof wx jecel nftisa Kama wrhyo wx ksto oomarayo ilaa ow qofka ujecelyahy ookahelayo qlbigisa madegayo ilaa ilhy qofka dejiyo ilhy naxaristisa haku wafajiyo ilhy aktisa maka adko wxs wx ksto alha kusaqiro qofki jacel xanunkisa yaqano lee fahmi karo wilkn uduceya blz 😢😢😢

  • @abdibaajiyo7746
    @abdibaajiyo7746 ปีที่แล้ว +4

    Soya ciyaarta naga dhafa 😂😂😂😂😂😂

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +7

    idirisle ku arko hayeey gabdha caanka meeqo nin ku riyooto talow🤣🤣🤣

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 ปีที่แล้ว

    O ma TH-cam bd ka naadin md ayada raadsatid haku yeesho ama haku diido gbdhaha hala ixtiraamo

  • @fartunibrahim4133
    @fartunibrahim4133 ปีที่แล้ว +4

    dhamaata maa la ooynaa🤣🤣🤣🤣waraa cayarta masajidka ka daa

  • @mahdishafe
    @mahdishafe ปีที่แล้ว

    Soory😢😢😢😢😢😢💔💔

  • @lateowls
    @lateowls ปีที่แล้ว +2

    Samixa👸❤❤❤

  • @katraabdi6915
    @katraabdi6915 ปีที่แล้ว

    Cannimo is not easy wellcome bro 😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest ปีที่แล้ว +17

    Cajaaib qofan aqonin ama social media ku arko maba jeclan. Karo any wy alle haku boga dhayo brother

    • @zakinice59hakim
      @zakinice59hakim ปีที่แล้ว

      Naag walan aya thy waliba useless ah

    • @Mohhahonest
      @Mohhahonest ปีที่แล้ว +4

      @@zakinice59hakim mahadsanid wll👍

    • @moabdi9071
      @moabdi9071 ปีที่แล้ว

      Aduu hada ma u baahan thy cid ku jeclata

    • @qaafmaxamed5372
      @qaafmaxamed5372 ปีที่แล้ว

      isku fikir baynu nahay caqli maha qof meel aad ka daawato iska jeclow

    • @nafisaibrahim4531
      @nafisaibrahim4531 ปีที่แล้ว +1

      ​@@zakinice59hakim saan maabo xigmad ku tahay raganimada wax kadiman malaha nin ragoo gabar af lagadeynaayo yahuu🥺🤧

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 ปีที่แล้ว +4

    Fanproj 😂 waxaan sugnaaba waa part 2😂

  • @yuyekb5077
    @yuyekb5077 ปีที่แล้ว

    Hassan soya kan iga cun majajilo ayuu no hayaaaye😮😮

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk dirisle loow nin baa gorigiisa soo cabeeys tay ee maxad dareemeysaa xageed maroosaa😮😮😮😮😮😅😅😅😅

  • @cabdifataxxusen
    @cabdifataxxusen ปีที่แล้ว +5

    Allah haku rumeyo wll kuleyto walakahoreyey💔💔

  • @hoodomahamuud6715
    @hoodomahamuud6715 ปีที่แล้ว

    Aniga oo kale ma fahmayo waayo waxa maba jeceylan 😂😂

  • @KifaayaAxmed
    @KifaayaAxmed ปีที่แล้ว

    Ninkaaan waaa beent ii taktok 😂😂 uu uga dhar naya dirisle 😂😂😂

  • @ridwoiwo2402
    @ridwoiwo2402 ปีที่แล้ว

    Marked filimanta romantiga badsato waa sidan 😮

  • @axmedsaciid5353
    @axmedsaciid5353 ปีที่แล้ว

    Allow si waxujeclyH aamiin aamiin yarbi maskiin😪

  • @axmedhassan3918
    @axmedhassan3918 ปีที่แล้ว

    Masha allah pro Kip keep going ❤❤❤❤

  • @fadhikujees2857
    @fadhikujees2857 ปีที่แล้ว +3

    hindi miyaa laga hadloya😂😂😂🤣🤣🤣xasan sooya

  • @casharissaq8184
    @casharissaq8184 ปีที่แล้ว

    Xassan saan maxaa waaye hhhhhh

  • @siraajiabdi7514
    @siraajiabdi7514 ปีที่แล้ว

    Pro wadeer ayaa soo martay ugu dambeen guusha ayaa muuqato

  • @SayidAli-rk2xe
    @SayidAli-rk2xe ปีที่แล้ว

    Umadii adadgayd tayada laha wa sii dabar go,ayan from geelay iyo rer miyi

  • @mahamuudmahamed1687
    @mahamuudmahamed1687 ปีที่แล้ว

    Dirisle come back Nairobi

  • @caashasulub9031
    @caashasulub9031 ปีที่แล้ว +11

    😢😢😢😢JACAYL ALAN LAGULA WADIN WAQTIGAAGA YUULUMIN WAAXAQIIQ WLHY TALO HORE DHAGAYSO HEESTA AXMAD MOOGE LIBAN ALAYARAXMA WAAD ILAWI QOFKAA!☝️

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 ปีที่แล้ว +13

    Allah ku saqiro Inshallah

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 film wax lagu ooya mesha maba online hhhh

  • @luulcali-tf1fw
    @luulcali-tf1fw ปีที่แล้ว

    Wiilkan awalba waan ogaa inuu jeceelyahay samiixa markasta vedeoyadeeda ayuu laqiiroodaa

  • @roodaabdilahi6672
    @roodaabdilahi6672 ปีที่แล้ว

    Dee ka cawaraha le kanaa kaqurxoone😅😅😅😅

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 ปีที่แล้ว

    😂 😂 alla muxuu filimaan hindi ah daawaday

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 ปีที่แล้ว

    Waa sheka kale 😂😂😂😂😂 wakxmhy

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 ปีที่แล้ว +1

    😂😂Ya ila qosla nio😅Samxia war ba u yaala😭Intu tiktok ka dhex ooyi jiray la qaatayba imika xaalku wa adkaday 😂😂Adkaaatay🙌🤣

  • @rahafxawiiwo7848
    @rahafxawiiwo7848 ปีที่แล้ว +1

    يا الله الله يفك اسرك يا اخي الحب من طرف واحد😢😢😢😢

  • @hanimohamed7565
    @hanimohamed7565 ปีที่แล้ว

    Yaaaaaaah Number mahaye aah😂

  • @zuhurabintmusa5133
    @zuhurabintmusa5133 ปีที่แล้ว

    Wilkan tiktok ayu wah badhaan Samixa kashegayay..

  • @cabdinuuryuusuf4169
    @cabdinuuryuusuf4169 ปีที่แล้ว

    Soory zxp samixa waxan lee nahy ita nad gabobin 2 singal hadad si ahato da da kugu so baxetse wiilka ka aqbal jaceylka pleys

  • @somaligirl3047
    @somaligirl3047 ปีที่แล้ว

    Allah ku soo jedsho jacelku waa cudure

  • @CIIRALEOfficial
    @CIIRALEOfficial ปีที่แล้ว +1

    War idirisle baa kaga horeyey. 😂😂😂😂😊

  • @dajiyamuhidindajiya2561
    @dajiyamuhidindajiya2561 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhh indhuhu samixa khalil kujeclanayo iga daran 😄😄😄

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 ปีที่แล้ว +11

    Sorry wllky wallahi jaceyl aanlulaogeyn xanuunwaye wallahi 😭😭😭💔💔

    • @axmedhassan3918
      @axmedhassan3918 ปีที่แล้ว

      Hada ani aya ka helay ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anabmuhumed9822
    @anabmuhumed9822 ปีที่แล้ว

    Wiilkan marki hore gare ayu aha hadane waa majerteen😂😅😅

  • @raaqiyamacaani8118
    @raaqiyamacaani8118 ปีที่แล้ว

    Iyaa xasan zooya wllkey adi horta waxaa th qof an aad u tageero lakin wiilka iyo dirisle ya kala qaban doono

  • @abdalla_samiir
    @abdalla_samiir ปีที่แล้ว +2

    Zxb allaha kulagarabgalo

  • @kowsarabdi5694
    @kowsarabdi5694 ปีที่แล้ว

    Wllky mcn will qurux badan aya thy wllhi so dhoceshas cajusada ah is kadaf ok mid ka ficn wa hele❤

    • @zahramohamed6077
      @zahramohamed6077 ปีที่แล้ว +1

      Wlley gabadha hacaaynin cajuuso adi maa kadhiginee mida kale hadhal walbo aa dhahdo mise aad qorto in laguweeydiin aakhira ogoow

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 ปีที่แล้ว +2

    Inta sugayaa reactionka dirisle

  • @xawaxasan-zp3cc
    @xawaxasan-zp3cc ปีที่แล้ว

    Ani hasan soya jeclhy jah

  • @Foosahmed33-j7i
    @Foosahmed33-j7i ปีที่แล้ว

    Yaaa wiiilka tiktok ku arki jiray asago samiha leee wado kaftan iyo ku so caaan bax mooodayay allow kuu sakhir 😢

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 ปีที่แล้ว +22

    It's April fool's day no matter what ....

    • @abdirashidtyger8531
      @abdirashidtyger8531 ปีที่แล้ว +1

      Wilka kahisho . Anigaba April an dashii wahana aminsanyahay inan ragaa ugaa aqliga badhan an kujura . Alxamdulilax.

  • @abdinajiibmohamed2581
    @abdinajiibmohamed2581 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 babaaaaa iiiii😢😢 samixa yaynan kugu qoslinlee umada dhanaa jecel inay qof heelgaaray nolosha lawadaa gaane ee kaape wada kalaa soo mari lahayd asxan
    Adoo dhahaa laqaatay horaan isku jeclayn cml io waxyaalo saas okale
    Ee aan wada oyno wabaaa😫 qay 😩

  • @KowsarAbdiMohamed-ol3ed
    @KowsarAbdiMohamed-ol3ed ปีที่แล้ว +4

    Jacelow halqadho💔😂😂🙅💧

  • @mohamedabdi4520
    @mohamedabdi4520 ปีที่แล้ว +43

    😳😳😳dirisle emotional damage 😅😅

    • @bahsenhabib6385
      @bahsenhabib6385 ปีที่แล้ว +1

      No way I wish dirisle married her they both much each other I hope 🤞

    • @CuzayrMohamed
      @CuzayrMohamed ปีที่แล้ว

      Hayey dirisle

  • @daganofficial1641
    @daganofficial1641 ปีที่แล้ว +11

    Wll haday calafkaga tahy wad heli insha allah

  • @aminayusuf3019
    @aminayusuf3019 ปีที่แล้ว

    Ilahayow ku rume riyadada

  • @zuu9985
    @zuu9985 ปีที่แล้ว +1

    Kii samexa sawir keda saran jire TikTok waye wu caye gabadh 😂😂😂

  • @drssagalsuuro878
    @drssagalsuuro878 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa jaceyl😢😢😭😭😭😭😭

  • @abdirizakgedi4339
    @abdirizakgedi4339 ปีที่แล้ว

    Wwe uko serious kama NYS😂😂😂

  • @luulcabdiyuusuf932
    @luulcabdiyuusuf932 ปีที่แล้ว +1

    Derisle ayaan isku maleynaayay inta aan fiirsanaayay

  • @samiiyamuuserooble2199
    @samiiyamuuserooble2199 ปีที่แล้ว

    War samixa nin ledahy ee samia kuso dhawaw doqon an jecel.aqon thy 😂😂

  • @ahmedcismaan6093
    @ahmedcismaan6093 ปีที่แล้ว +4

    Nin reer purco hadoo yahay wxas masmeeyee 😂

  • @rihaamali6221
    @rihaamali6221 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅 jaceyl

  • @ahmedcismaan6093
    @ahmedcismaan6093 ปีที่แล้ว +4

    Nin jileeca iska dhaaf dhee nio 2023 baa lamara yayee ama purco kaalay anagaa ku baranee raganimadee 🎉

  • @ubaxjamacaxmed660
    @ubaxjamacaxmed660 ปีที่แล้ว +7

    Free dirisle 😂

  • @hismael8400
    @hismael8400 ปีที่แล้ว

    Wllo qalbiga allah hakaga reebo kolay inay ku aqbalayso ilama ahee wa bil ramadaane masajidka gal oo Allah bari inuu qalbigaga ka maydho

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

    Kkkkkkmm sheko Hindi miyaa

  • @anisocadey7696
    @anisocadey7696 ปีที่แล้ว +9

    1M❤❤❤❤❤❤❤🤴🏻

  • @Sugaal-tx9bl
    @Sugaal-tx9bl ปีที่แล้ว

    Yaaaaab ader yakuso diray walaguso diraye War hadi uu jecel kuhayo kalay Nairobi qoftas Nairobi ayey jogtaye adiga wax arki done

  • @sacdiyofaarax115
    @sacdiyofaarax115 ปีที่แล้ว

    Rer mudug indha adag. 😃

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว

    ♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️❣️♥️

  • @mahadbarlove6942
    @mahadbarlove6942 ปีที่แล้ว

    Keligaa waalo waa laga fiican yhy ani waxan ku oran lahaa intuu khawti kaa lumin qof kle raadso

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 ปีที่แล้ว +5

    Abowe jacaylku waa wax jira ani xitaaa hada kahor qof caaanaa jeclaaada ooaaan waligay arkin Lnkn samiixa Dirislaaa jeceyl iska jir yuu kuceejin

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂!! Sheekh Reer Xamar😂😂!! Musalsal😂!! REERKANI😂waa Cajiiib😂!! Bahasha😂wa lay sky sul sameynayaa????

  • @sagalmaxamedsagalcadey2726
    @sagalmaxamedsagalcadey2726 ปีที่แล้ว +1

    allha kuu sahalo hadad calaf isku leedihiin

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว +2

    Anigaba nin abwaan ah oo reer jigjiga ah baan jeclahay ma ila raadinaysaan😂 waana fanaan dhaantada qaada

  • @kadraibrahim476
    @kadraibrahim476 ปีที่แล้ว

    Inchallah tu va trouver la fille

  • @fosguudow7683
    @fosguudow7683 ปีที่แล้ว +21

    anigaba qofaaa jcylkiisa la daalacsanahayee maa ila raadisid😢😢😢

  • @siazon7701
    @siazon7701 ปีที่แล้ว +4

    Jah wiilkaan caloosha ixanuujiyey😢ar jaceelaa 😢😢😢 sorry dear brother I hope you will get what you want good luck

  • @halimokhalif
    @halimokhalif ปีที่แล้ว

    So sorry por 😢😢😢😢😢

  • @nasracookmaster8449
    @nasracookmaster8449 ปีที่แล้ว

    😢😢 abowe ilahay haa kuu sahlo jacelkaga haa kugu guleyo

  • @fardowsaosman2197
    @fardowsaosman2197 ปีที่แล้ว +1

    WIIL KAN AAD BUU UEDHA ADAG YAHAY WALEE SOMALI BAA UTAHAY WARKAGA WAXAAN UFAHMAY WAR MALAGIIS GALAY MARKA NASIIB WANAG SAN 😭😭😭😭