TIKTOK WAXAA QABSADAY CHALLANGE CUSUB | SHEEG QABIILKAAGA ADOO MAGACIISA SHEEGIN | BEST QARAAXO 🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 882

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 2 ปีที่แล้ว +243

    LIBAAXYAA ISHELAY
    MESHAA KU KULANTEEN SHAYDAAN KA CARAAR

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +33

    Al abgaaliyah wal muufo wal macsariyah 😂🤣 sometimes al canbuulo wal moxigiyah 😂😂

    • @Diva-v
      @Diva-v 2 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 i miss canbuulo. abgaal daris kufiicanyihin 😊

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Diva-v welcome daris wng wa lenahay hada abgaal nahy

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 2 ปีที่แล้ว +33

    Masha Allah wariirka Waa bakayaabanaa caqligiisa iyo cilmigiisa show Waa nin laandheere banaandegey ah almareexaniya ah ❤😂😂😂😂 the only wadaniyiin somaliyeed Mareexan 🇸🇴🌸❤️💗💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👏👍

  • @MohamedAmin-ky3qn
    @MohamedAmin-ky3qn 2 ปีที่แล้ว +21

    Zaki BiNu Xaaaji First Comment Legend 😁🤚from somaliland 🔥🔥🔥

  • @abdulahiabadi6183
    @abdulahiabadi6183 2 ปีที่แล้ว +78

    Zaki legend always legend

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 ปีที่แล้ว +1

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

    • @Raho339
      @Raho339 2 ปีที่แล้ว

      Zaki Ayaa Martiya Waan Umaleeyay

  • @Barako114
    @Barako114 2 ปีที่แล้ว +44

    War caawa laba culuz baa is heley fadhiga adkeysta 🤣

  • @hamdasamadudub7214
    @hamdasamadudub7214 2 ปีที่แล้ว +10

    Wal samarooniyatu wa cilmiyatu 😁😁
    Wd mahadsthy wasiir✌✌✌❤

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 ปีที่แล้ว +27

    LEGENDS BA ISHELAY FROM HABARYONISIYA🦁✋🏾

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว +9

    Waziir wlhi daacad aa igaa qosliseen wlhi dad badan aan aqoon aa idiinka bartay sida aa dadka qabiiladooda u sheegeysaan iyo sida aad u sharaxeysaan innaba caadi maahin😂
    Part2 part3 part4 soo badi waziir barnaamijkaan waxba lagama qaban karo keep going from muqdisho AB👍❤

  • @faisaahmed2312
    @faisaahmed2312 2 ปีที่แล้ว +22

    4:17 he right hahaha i can't believe he know my ppl respect

  • @maxamedcaata7459
    @maxamedcaata7459 2 ปีที่แล้ว +8

    Waziir waa lagaa saxan yhy isaq daa,uud waa ku jiraan 🥰

  • @ziman4448
    @ziman4448 2 ปีที่แล้ว +7

    Wa ciisa maxamudiya Wa barxadiya wa Farooliya😁❤❤

  • @najiibilyaas5206
    @najiibilyaas5206 2 ปีที่แล้ว +5

    Qabiilkeyga astaantiisu waa aqoon❣️

  • @guledabdicasis8282
    @guledabdicasis8282 2 ปีที่แล้ว +37

    Zaki Bina Haji💙💪legend

    • @jadiidofficial4743
      @jadiidofficial4743 2 ปีที่แล้ว

      Meel aan garanaya ayaa sawirka ku gashay😁😁😁

  • @habsamouse5994
    @habsamouse5994 2 ปีที่แล้ว +14

    Qabiilkayga astaantuusu waa aqoon 🥰🥰🥰

  • @fardowsaibrahim7741
    @fardowsaibrahim7741 2 ปีที่แล้ว +4

    Wasiirkaa marti ah Guri ahaan lakiin chanal anagaa marti noo tahay Boodhari hadaan nahay team saraakiisha kusoo dhawoow gacmo furan iyo qalbi furan 💯💯

  • @cabdifataaxxaajiyusuf4811
    @cabdifataaxxaajiyusuf4811 2 ปีที่แล้ว +2

    Wcs sxb two legend 🙌

  • @ahmedcrhmaan976
    @ahmedcrhmaan976 2 ปีที่แล้ว +5

    Ma Ridii Baa🐐 Kulaha Seedi nagamadan Xishooon🤣🤣🤣

  • @fvghtyuxcvghi6989
    @fvghtyuxcvghi6989 2 ปีที่แล้ว +9

    Waziir DIR SURRE MA ARKO DEE PART 2 YAA LAGA WEYN MADAXDEYDA 🤣🤣🥰🥰🥰👊👊👊

  • @Osmanboy2
    @Osmanboy2 2 ปีที่แล้ว +1

    Al garowiyatul ciise maxamudiyah
    Wal farooliyatul barxadiyah

  • @sowdocabdi3800
    @sowdocabdi3800 2 ปีที่แล้ว +11

    Wasiirka malmahan ciil ikudiloosaa community nosooqabo nh 😭🤣🤣🤣🤣

  • @hanad6666
    @hanad6666 2 ปีที่แล้ว +1

    Wazir nagama xishon kuma hayoh🤣🤣🤦🏻‍♂️

  • @waabariwstudio7607
    @waabariwstudio7607 2 ปีที่แล้ว +30

    Another level 💯 👌 👏

    • @cabdalamohamed3816
      @cabdalamohamed3816 2 ปีที่แล้ว

      Magaca haku qaraban wiilow

    • @salmiasaid3169
      @salmiasaid3169 2 ปีที่แล้ว

      Cabtan big fun

    • @wiilkawanaaga3625
      @wiilkawanaaga3625 2 ปีที่แล้ว +1

      Captain majid magaciisu wuu bedely
      Wuxuu kuu bedely
      Qulusada filimada
      Ee ku garn myo
      Ha ku qaraaban

  • @haniqadar8812
    @haniqadar8812 2 ปีที่แล้ว +3

    Waziir wali cida maqaarka umajeedo part2 keep going ❤💖🥰🥰

  • @inaziyad3575
    @inaziyad3575 2 ปีที่แล้ว +3

    Waziir waaa anagiye waad bilowday zo maha

  • @boylegend2777
    @boylegend2777 2 ปีที่แล้ว +2

    Alsamaroooniya wee weee dhashiii awdal💯❤

  • @abdirizakbakar9038
    @abdirizakbakar9038 2 ปีที่แล้ว +3

    Welcome bodhariga cashaqa aniga oo kamid ah xirta cashaqa 😍😍

  • @xamsetoni7352
    @xamsetoni7352 2 ปีที่แล้ว +3

    Waziir madamo dhalinyar bdn kugu xiranyhin isu day in ad so sameyso barnamijo waxtar iyo aqoon baleh qaraxadana nowad keep going Waziir 🤚

  • @muziinahajjihassan7052
    @muziinahajjihassan7052 2 ปีที่แล้ว +9

    Waziir Barnamijyadada wa kuwa an ku xiranhy sarakizhana ka qozoLiYo lipaaxa thy keep going✌✌pin

  • @MAHIRPRO121
    @MAHIRPRO121 2 ปีที่แล้ว +6

    Zaki Pin Xaji Wasiir Keep Going
    SAXIBKA BULSHADA
    HORMAR WACAN GULEYSO SXB

  • @hanadabdinasir7283
    @hanadabdinasir7283 2 ปีที่แล้ว +1

    Wal dudubliyah wal hurmuudiyah wa ceelburiyah 😍🤣🤣🤣

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 2 ปีที่แล้ว +6

    Wasiir adiga martiya ee bax qolkagii ku noqo😀
    Legends salan sare 🥰👌🏻
    Wasiirka wan ku warersana show wa dadki talin jirey from Villada🥰💪🏻💪🏻❣👌🏻
    Wasiir nagama adan xishon from🐎🐎🐎✅
    Prt two legend👊🏻

  • @jrfunny9120
    @jrfunny9120 2 ปีที่แล้ว +1

    Sharaf iyo kaarmo lee dihiin 😂😂😂🩸❤️

  • @ramlaruun8982
    @ramlaruun8982 2 ปีที่แล้ว +4

    aaway hg❤❤❤boqortoyadii 🇸🇴🇸🇴somaliyed😊

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว +1

    Al cusman mxmuudiyah jah Al poqortooyiyah al qardhiyah❤🥰

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว

      Ina adeer 🥰 From Barxada 🇸🇱

  • @hafsacooking3818
    @hafsacooking3818 2 ปีที่แล้ว +2

    Wasiir cawa waa naga jaftee wa reer yoonisiyah 🤣🤣 waa kuwadana dumashi

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 2 ปีที่แล้ว +14

    Oh 😏barnamaji Waa Ii macan lkn kan geedka ah maxaa ku agdhisiyey oh sorry dheh team farmaajo ah ku dhafayey Manta no mallin Ma ka yeelayno 🤣🤣🤣🤣

  • @aloneofficial6472
    @aloneofficial6472 2 ปีที่แล้ว +7

    Show caan BaaMahan from Habar yoos muuse carre😂😂😂😂

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 ปีที่แล้ว +1

    Isaaqiya kulaha🤣🤣🤣war zhekh isaxaq anaka waye waqoyiyah

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 2 ปีที่แล้ว +1

    Kan ku agfadhiya wa fumyy🤣🤣🤣🖤

  • @zamiirlucy3540
    @zamiirlucy3540 2 ปีที่แล้ว +8

    Am the only one ku hor dawadah😫🤣🇸🇴❤zakiyow u make me my day pin

  • @SuleeqaquruxChannel
    @SuleeqaquruxChannel 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂Gandiriyaaa xasan sheekhbaa ku dhex ciyaaraya maskaxdiisa AB haduu maqli wuu sasayaa qabiil naceybkii ku galay kama bogsatid yaaaaahuu dheh

  • @muuminchannel4304
    @muuminchannel4304 2 ปีที่แล้ว +5

    Walal allaah dambigaaga
    aduun iyo aakhiro ha dhaafo
    Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❣❣❤

  • @zakazingh3032
    @zakazingh3032 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir odayaashii somaliya kamaadan Xishoon VIVA HG ismuujiya

  • @xamzemahad3407
    @xamzemahad3407 2 ปีที่แล้ว +3

    Fire sargaalada 😤

  • @casharanaaficcasharanaafic8304
    @casharanaaficcasharanaafic8304 2 ปีที่แล้ว +1

    Anaa ugu horeyaa wax bixiya comnti rag culus wn idin wada salaamay

  • @suldaanxasanwadani4672
    @suldaanxasanwadani4672 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw halgamaa cabdifitaax boodhari & waziiir zaki bin xaaji oo wada fadhiya caawa wan so dib dhacay iga daba geeey boodhari and zaki

  • @AbdiHakiimhadiis
    @AbdiHakiimhadiis 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxa i farxad galiya malintayda in an helo oo ay iso dhacdo Notification ah "You get new subscriber" mad iga farxin

  • @CristianoRonaldo-ue3qv
    @CristianoRonaldo-ue3qv 2 ปีที่แล้ว +4

    Kan Yawaye Kii Indha tagaye soma ahn 😂😂

  • @abdulazizkopra3875
    @abdulazizkopra3875 2 ปีที่แล้ว

    Black howlk Down😜
    Wa falfaliiriya
    Wal Culumiya 🤣😜😜

  • @maahuurinaraaf115
    @maahuurinaraaf115 2 ปีที่แล้ว

    Isaaq Daauud waa dadkayga boodhari waa runtiis🆎❤️❤️

  • @fatimaabdirizak2117
    @fatimaabdirizak2117 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw waray war
    Wasiir ileen dubaashigeen baad ahayd al ciisa maxamuudiyah!

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 ปีที่แล้ว +1

    Boodhariga caashaqa iyo zaki bin xaaji waan idin salaamay

  • @king_jecelow
    @king_jecelow 2 ปีที่แล้ว +7

    DAA'UUD ISAAQ DAA'UUD ANAA AH WAZIIR😂

    • @rahmaaliyussuf3575
      @rahmaaliyussuf3575 2 ปีที่แล้ว +1

      Sidokale ina ader😍

    • @king_jecelow
      @king_jecelow 2 ปีที่แล้ว +1

      @@rahmaaliyussuf3575 ina adeer😘

    • @axmed9577
      @axmed9577 2 ปีที่แล้ว +2

      Isaaq daud _cali muuse _ macalin cali

    • @king_jecelow
      @king_jecelow 2 ปีที่แล้ว +1

      @@axmed9577 ilma Cali Suufi Cali Ka ahy sxb

    • @maahuurinaraaf115
      @maahuurinaraaf115 2 ปีที่แล้ว

      @@axmed9577 dhiiga🩸🩸

  • @xafsohilaal8514
    @xafsohilaal8514 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi ninka inuu sawir yahy moodey waa naxy wcs markuu dhahy waayo kaligaa kuu bartey 🤣🤣

  • @adnanhassanali1106
    @adnanhassanali1106 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir Alle hagu sharfo respect full 💙🙏

  • @ubaxmaxamuud6577
    @ubaxmaxamuud6577 2 ปีที่แล้ว +2

    Boodhari sxp Marti baad thy zaki waa wasiirkeena👌

  • @xayaadyuusuf7247
    @xayaadyuusuf7247 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll saki ilahey darti ayan ku jcylahey walahi

  • @C-risaaq-Jureej
    @C-risaaq-Jureej 2 ปีที่แล้ว

    Boodhari xerta Caashaqa iyo Zaki Binu Xaaji Oo is Helay Two Legend✌️🥰🥰

  • @maxamedapdiaziizofficail164
    @maxamedapdiaziizofficail164 2 ปีที่แล้ว +2

    Zaki bina xaaji pro max baa kula fadhisa🔥😅😅

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhh warsug saa loomaxiree hhhhhh
    Wasiir adaa martiya baan umalayn
    Aniga qabiilkaygii hoose mahayo lkn labdi mataan baa lasheegay sadex baan ahayn

  • @Sagalahm2000
    @Sagalahm2000 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad no abtirisen 😂😂👑 hada bortoyiyatu qardhiyatu nhy 👍

  • @abdiwahidissa2473
    @abdiwahidissa2473 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir gortan arkey boodari ayanxasustey,"baba gandariya"😂😂😂,
    Waniwataa sarakiisha

  • @munoabdinasir5611
    @munoabdinasir5611 2 ปีที่แล้ว +1

    Laangaab ayaa Wlh maanta kuagfadhiya oo qabiili weeyn ah

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire1682 2 ปีที่แล้ว

    Prt To Waziir.
    WAN.KA HAYNA CIDA 😃

  • @abdiqafarcumar842
    @abdiqafarcumar842 2 ปีที่แล้ว +1

    Waziir mikrofanka garabka another level miyaaaa hhhhhhh hhhn

  • @fartunali3198
    @fartunali3198 2 ปีที่แล้ว

    Ar quruxow xagee ka helayaa waba ka heley majirto 😂😂🤣🤣🤣😂😂😂Zaki quruxow

  • @xaawaluulchanel605
    @xaawaluulchanel605 2 ปีที่แล้ว

    afka carabiga hakudheelina😅😅😅😅😅😅 Liyah waxladhoho majiree

  • @daudhussein9156
    @daudhussein9156 2 ปีที่แล้ว +2

    Wac,buudhan iyo Wacaysle shaqo iskuma Laha AB unbee isla Yihiin Dadka Waa kala Naqaan Kulahaa🤣

  • @qadromacalin8975
    @qadromacalin8975 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhh walahi wa qosaliy abgaliy xasan sheikh daauud hhhhhh😂😂😂😂🤣🤣🤣😋😋

  • @mcismaaciil9918
    @mcismaaciil9918 2 ปีที่แล้ว +1

    Hada ijeedo igu sharaf madaxweyne📌sharafi korkaga hanoqote💯💯

  • @justinpoi8392
    @justinpoi8392 2 ปีที่แล้ว +2

    WZAIIR 300K IS COMING KEEP GOING

  • @caddemuhyadin7165
    @caddemuhyadin7165 2 ปีที่แล้ว +1

    Zakiyoow maantan qabyaaladi oo qof ah ayaa noo keentay maanta

  • @d___7983-u3c
    @d___7983-u3c 2 ปีที่แล้ว +1

    Adigaa marti ah😅😅😅😅

  • @abdallaabdukarin9193
    @abdallaabdukarin9193 2 ปีที่แล้ว +2

    Shiiqaal from Raaso 🥰 loobage

  • @abdiaziizrachiid5944
    @abdiaziizrachiid5944 2 ปีที่แล้ว +2

    Qabiikayga astaantuusu waa 🐅 🐅

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 2 ปีที่แล้ว

    Zakiyow ileen ina aderkaybaad ahyd,barasha wanagsan😁(siyad bare🥰)

  • @onlyme7792
    @onlyme7792 2 ปีที่แล้ว

    Carabigan wda tul tul dhaafi la😂😂😂 rag wax bartey 🤭🤭

  • @cabdijaliil9419
    @cabdijaliil9419 2 ปีที่แล้ว +4

    Markoo waziirka kaa waalo waa iska sidan 🥰🥰✋🤣😢😅🤣

  • @fatimojacfar6260
    @fatimojacfar6260 2 ปีที่แล้ว

    Wasiiiir suldaaamadiiiii warsangeli maaadan soo qaaadane kkkkk

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 2 ปีที่แล้ว +1

    Al darawishiya wasiir nagamadan xishon nin wax bartay 🤍

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 2 ปีที่แล้ว +2

    wal muqdishiyatu al laandheeriyah kulahaa hhh. Like saar hadday kaa qosliyeen labadan.

  • @anas__akash6225
    @anas__akash6225 2 ปีที่แล้ว +2

    Wazir inta ka Aqano waxatahey Bulshaawi fur furan Guleyso wazir Adi iyo zarakisha 🖤🤲

  • @peslegend3062
    @peslegend3062 2 ปีที่แล้ว +1

    Wasiir adaa Marti ah xafadaada ma jogtid🤣🤣🤣🤣

  • @nabaoonelmi5654
    @nabaoonelmi5654 2 ปีที่แล้ว

    Waziir washamsi goordhaw filo curadkii baad katagtay asaad walibo dhulkoodee cidaan ogahay siisay sidii lagaa yelilahaa wala tashan😅😅✌

  • @abdikhaniomaar9556
    @abdikhaniomaar9556 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend zaki pinu xaaji 🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇧🇷🇧🇷

  • @cabdisamadmohamed604
    @cabdisamadmohamed604 2 ปีที่แล้ว

    Legendow MARREXAN MAA AHAYD BARASHO WANAAGSAN AL MAJEERTENIYA KUHAYSTAYE

  • @cilmiwadani4962
    @cilmiwadani4962 2 ปีที่แล้ว

    Zaki bin xaaji wasiirkeena waanku salmy kow dheh prt to aan is arko wasiir hadii wallahi kkkkkk

  • @wllqanuni9571
    @wllqanuni9571 2 ปีที่แล้ว +1

    Geel jecel wasiir anaga nagama soo gar bixin 😁😁😁😁😁

  • @abdirizak7104
    @abdirizak7104 2 ปีที่แล้ว

    Haa Isaaaq Da,ud me👀🙋‍♂️🔥✊️

  • @adamwalimahamed1048
    @adamwalimahamed1048 2 ปีที่แล้ว

    Wasiiir inaad Mr ahyd kumanan ogaynba 😂lkn walhy wasiirnimadii gobanimaa kuu dheer

  • @dcashravcabdiwahabcabdiris6847
    @dcashravcabdiwahabcabdiris6847 2 ปีที่แล้ว

    Waziir warsangali iyo Gobollkii sanaaG pa ma hayno ✌🏻

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 2 ปีที่แล้ว

    War Saki bodhariga cashaqu miyu qayilay sibu U takhlanyahaye hhhhhhh

  • @ilyasomar1973
    @ilyasomar1973 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir martiida fadhiiga naga sax dhe niyow 🤣🤣kaftan

  • @sanbarchanel8705
    @sanbarchanel8705 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir beentiis waaaye abgaal iyo isaaq isma soogalaaan 🤣🤣

  • @queencatika2763
    @queencatika2763 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir reer muduga hdanhy nagam xishoon🤣🤣

  • @zahraafdhuub8481
    @zahraafdhuub8481 2 ปีที่แล้ว

    Wazirku ileen waa MR masha Allah

  • @hamsehmoh582
    @hamsehmoh582 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan wa zhaxaari Mnta Ad no keentY apti😅😅

  • @fatisaid8346
    @fatisaid8346 2 ปีที่แล้ว

    Wasiir anaga waa na dhaaf dhaafaysaaaa astantaydu waaa beldajaha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

    Qaabiilkaaga maanta kahor ma garaneyn, barasho wanaagsan wasiir,