Sh mustafe si cajiib ah fariin dadban ugu diray YouTuber caan ka ah Somalida dhexdoda bal daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

ความคิดเห็น • 19

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 3 หลายเดือนก่อน +5

    shekh mustafe dadkeena waqti ayaa udhima ilaahow dadkanaga wax fahansii aamiin

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood.

  • @yusufhussein7870
    @yusufhussein7870 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekh mustafe waa runtii midh kaa uu sheegay kuwa qabyaalada faafiya ayaa aad loo dhagaystaa.

  • @Abdirahmanhassan-j5k
    @Abdirahmanhassan-j5k 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allow ina wada hanuuni Rabiyoow
    Adi Ayaa Ah Midka Dadka Hanuuniyee
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @AbdiAliadow
    @AbdiAliadow 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kheyr ale hakusiiyo sh musdhafe

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 3 หลายเดือนก่อน +3

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa Muxamed ‎ﷺ ❤️🫶

  • @AbdinasirKuluc
    @AbdinasirKuluc 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekhu TH-camr gaar ah fariin uma dirin ee ilaahay ka baq

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 3 หลายเดือนก่อน +2

    Scw

  • @mohbashiir
    @mohbashiir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc alaah yarxam waalidayk.jazaak alaahu khayraa.

  • @shukrifarxan8065
    @shukrifarxan8065 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxweyneheena Xassan sheekh Waxaan ka haynaa hadal noocaas ah oo Islaamku yahay Dhibaatada caalamka!!!

  • @AbdiAliadow
    @AbdiAliadow 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow kheyr ale hakusiiyo

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 3 หลายเดือนก่อน

    Wadaadnimadu miyaaneey aheyn Career. Kheyr badan baa jira oo aan aheyn cibaado oo laga hadli karo.

  • @Wanaajiye126
    @Wanaajiye126 3 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan. 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekh Mustafe cid si gaar uu uga hadlay ama uu u takooray ma jirto. Maxaa kaa qaldan sxb?

  • @AbdiAliadow
    @AbdiAliadow 3 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow kheyr ale hakusiiyo

  • @hashiyahya2518
    @hashiyahya2518 3 หลายเดือนก่อน +1

    No no ama aamus ama wax kheyr ku hadal sidaa maahin sheekhow'
    Hadii dad la dulmiyo sida Gaza laascanood borama ma ka aamusa kkkkk tolkaa la hadal idoor waqash somalida kale wey toosan yihiin