Lyrics Heesta Daljir Axmed Nuur Jaangoo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 7

  • @bashirmxmd3250
    @bashirmxmd3250 5 ปีที่แล้ว +1

    Iiga baxay dabkiisii
    waaye sxb ma ahan dadkiisii dabka waagii hore ayaa wax lagu akhrisan jiray habeenkii intii hogo waa wayn la shido

  • @relexnatrual1783
    @relexnatrual1783 5 ปีที่แล้ว +2

    Fadlan heesta soo dhameystir wax badan ayaa ka maqaan

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 4 ปีที่แล้ว

    Caku barashadiii eheyd
    Dhowr bil hortood saw
    Lama bukoonoo
    Beerkiyo wadnaha oo
    Waxaad moodo bahaloo
    aadmi ila qabin boga
    igama haystaan
    baadkiiina kama
    gu in biyihii koley tahay
    Mar uun baan bogsoonoo
    Hadii aan naftani bixin
    Anigoo badqaba
    Anna hay baasta noqon
    Sheeikh bashiir dugsi u dhaw ayuu wali kadaalay iga baxay dabkiisii
    Dabadeed anawtagay
    Dooda anaw furay
    Inaad sheekh da weyntahay
    Diir igamasaarnee
    Balaaankaa duceystee doqow balisukaysheeg
    Wuxuu yidhi
    Daljir kaaa dahsooniyo
    Daacad dhuumataan ahay

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 4 ปีที่แล้ว

    Xalay goor dad wada gam,ay xidiguhuna daateen
    Aaanse diigu waliciyin
    Ayaan dibad usoobaxay

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 3 ปีที่แล้ว

    Mirihii x.ganey laxankii iyo codkii a.n.jaangow

  • @abdallesaidisse1337
    @abdallesaidisse1337 2 ปีที่แล้ว

    Page dhan baa maqan ma dhameytirna

  • @axmedcali3133
    @axmedcali3133 5 ปีที่แล้ว +1

    Axsan Fanaan AUN Jaangoo