RUUSHKA OO SIGAY MADAXWEYNAHA UKRAINE + X-UUTI OO SOO RIDAY DIYAARAD MAREYKANKU LEEYAHAY
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025
- RUUSHKA OO SIGAY MADAXWEYNAHA UKRAINE + X-UUTI OO SOO RIDAY DIYAARAD MAREYKANKU LEEYAHAY
SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia - บันเทิง
Illahayoow awoodaada ku caawi reer gasa yaa rabbi Raxmaan
Allah ha ka dulqaado xasuuqa iyo baabainta ku socoto walaalaha qasa yaa rabi u maciino walaalaha qasa yaa Allah u gargaar shacabka qasa ka dulqaad cadowga aamiin
😊😊😊
Allha guuleeyo xamaas iyo xootiyiinta guul allha garsiiyo yaarabi
Hamas Alle ayaa lajira madax weyne kasta hayimaado waxbba kama qaadi karaan ❤❤❤❤Hamas keep going my team
illaahow ugargaar reer khaza xuuti aamiin illaahow jabiy mareeykan yahuud yurub aamiin carabeey burbur yaa allah uhiili reer khaza aamiin
Sanad wanaagsan HBN Online
Alle ha caawiyo xuuti uyo qasa
Ilaahow kadulqaad muslimka dhibaatada
Yaa,Allah xaalada reer Qassa mid ka wanaagsan ugu bedel yaa Raxmaan yaa Raxiim.
Xuuti ilaahow awoodooda usiyaadi madaxdoodana ubadbaadi Rabiyow 😢😢😢😢😢
Hanjabaad dadkii kahoreeyey aa wax kuqaadi waayeen insha Alaah taraan iyo xulufadiisa weyku fashilmayaan bariga dhexe bi idni laah 😮😮😮😮
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
KU SALI SUBANAHEENA CSC ❤❤❤
Ukraine iyo Israel guul daro ayaan u rajaynayaa Gaza iyo ruushkana guul ayaan alle uga baryey
Maashaa ALLAAH dadba nimankaa xuutiyiinta ah baa ka sooharay
Xagee ku danbeeyay natanyaahuu xanuunkiisii alle kama soo kiciyee
Codsi hbn war ka keena meeshii uu ku danbeeyay dhagar qabe natanyaahu
Acww waad ku mahadsan tahay dadaalka aad noogu soo gudbisid wararka HBN.
🎉🎉
Sanad wacan 2025
Allaha u naxariisto shuhadada falastiiniyiinta qasa lagu xasuuqay.
Iilaaka iillhahakasaar dhibaatad
Rajab mubaarka
Guul Yemen
Ilaahayi walaaleheen ilaahayi dhibkahakadulqaadosxb
Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku ciidamadooda iyo madaxdooda Israel marekan
Allaha hu akbar scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Maraykan ha qiro inuusan xuuti waxba ka qaban karin
alaahu agbar alaahu agbar. rabi khaalig adaa awood leh adaa aduunkan leh mana jiro cid kaloo awood leh ee rabi caawi oo u gurmo oo u hiili reer falastiin iyo reer yamaneed rabi u gargaar musliminta gaar ahaan jihadka xaqa ee xuutiyiinta iyo xamaas aamiin yaa rabi
❤❤❤
Mowlid xutiyintu shiica miya?
Maaaha ee waa dad muslin ah oo suni ah
Marayakan fulay edeb daran oo isla wayn ah argagixiso ah fircoonka qarniga alle adhaxda haka jabiyo waayo cadawga islaamka iyo aadamaha
Ilahey baa ka weyn xayawaan kan iyo natanyahu ma wax baa u haray reer Gaza
Mareekan.iyo.yahuud..meedkaiyomaatida.ayeeylaayaan.doowladaha.khuwada.leh..waakacabsanaayaanilaaheey.cagsigeeda.alaha.siiyo.
Beenta yuhuudu waa askari ayaa naga dhaaacmay gantaal ayaan qabanay midkii kalena wuxuu ku dhacay meel furan
Mahada sanid
Maraykan waa argagixisada ugu wayn dunida waana dagaal ooge alle dunida haka qabto sharkiisa waayo waa fulay edeb daran
5 deyart aye moroyen
Hadii uu wax ku qaadan waayo waayeelkii saxibkiisa ahaa ee xasuuqa ba'an ka geystay qasa! Gaarsiiya halkay mareen fircoon,qaaruun,namruud iyo kuwo kale oo badan oo isagoo 80jira uu maanta usoo hanjabo dumar iyo caruur .
Idanka alle trump alle ayaa ka takhalusi doonaa inta aanuu Iman aqalka waayo waa qof cadho alle ku dhacay oo qalbiga ka dhagayraysan sidii fircoon iyo shaaroon ayuu u dhiman trump
Naclatuhali caleyk mareykanka trump madaxda yurub iyo madaxda carabta iyo kuwa islaamka
Tarzana.ilaaheey.ayaa.awooda.iskale.kursigamarkuukufadhiisto.waali.xaarkauucuno.alaha.qAaron.
Yuhuudi beentaa maaliaha ay sheegaani waa gantaal way qabanay midna meel banaan furan ayuu ku dhacay
Booto ayu hayaa taram waleeska dhicinaa munafaqa waalan