Riwaayadi Guri Barwaaqo Iyo Heello Qaybtii 2Aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @laasgeel2992
    @laasgeel2992 6 ปีที่แล้ว +95

    hoyga murtida somaliland walhi
    wan idin qiray anigu
    waxan joga xamar
    reer burco thanks

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 6 ปีที่แล้ว +149

    Jacayl ma jiree guduudanaa jooga😂😂😂 intii guduudanaa garanysa ❤

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 6 ปีที่แล้ว +91

    *Guri Barwaaqo qofkii sidayda oo kale aad U Taageera Haduu jiro Boowayaal bal is muujiya 😂😂*

  • @khadareid137
    @khadareid137 6 ปีที่แล้ว +191

    Ninkii
    Heelo
    Taageera
    Like igu qabo

  • @Miiraalemedia
    @Miiraalemedia 6 ปีที่แล้ว +13

    Waa riwayad cajiiba walhi
    Waxn ka helay siday inantu xadhiga u soohayso iyo siday haanta u lulayso haasawaheeda cajiibka iyo waliba cawayska ay tid cayso waxa kloo cajiib ah shinbiraha ciyaya caadi maaha
    Thanks asxaabta jilaysa dhamantiin
    Soo badiya riwayada noocane fadlan 👏👏👏

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +30

    Naayahee aniga doogahaaga ha iiga waramine😂😂
    ❤️Alla danaha dhaqankeena dambarsane calankeena dugsa laga bartaa. Deeq ilaahay baa leh dadnimana soomaali baa leh dalkeeniina weeyaan ku dalxiis macaanaa duunyo dhaqasho wacanaa❤️🇸🇴😘🙏
    Ilaahoow somalidii layaaqanaay dib usoo noolee waxba kuguma ahee🙏

    • @juweriyaomer7694
      @juweriyaomer7694 6 ปีที่แล้ว

      Luula Laki macaac meshu wa hlke waxn blue lagama yqno wa Somaliland Qadaad wayn mahs

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว

      nimco cumar Haa wlaal mcn qadaad qurxooney waa isku meeshii calanka bluega somaliland ayuuba kasoo bilaamay hilbo wada dhashaa nahay sina kuma kala go ayno gacalo

    • @SomaliDocumentary
      @SomaliDocumentary 5 ปีที่แล้ว +1

      Kala tagnaybee mxaa isugu keen hadhayba aan diinta ahayn

  • @googaachannel3688
    @googaachannel3688 6 ปีที่แล้ว +167

    😥😥😥 waan jeclaa inaan usoo horeeyo lkn waa layga soo horeeyay 😁😁sorry ban wuxuun ii garta

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 6 ปีที่แล้ว +65

    I love heelo Mashallah waa wiil yaqana naqanka badiyaha iyo kan magaladaba Mashallah Allaha ku barkeeyo well done 👍🏾 Ina adeer

  • @suleimanabdirahman6929
    @suleimanabdirahman6929 6 ปีที่แล้ว +32

    Guri barwaaqo xaraabe u daa
    Inanta hiddihii dumar u daa
    Heello dhaqankii u daa siduu awrka u raraybaa ka garataaye
    Inantaana reer magaal dhalada u daa
    100% Riwaayad dhaqan leh
    Allah yacizzakum Jilayaal dhammaystiran 😎

  • @rhnmo7609
    @rhnmo7609 6 ปีที่แล้ว +51

    noloshi miiga iyo shimbirta ciyaysa waa gilingilin
    inta miiga u xiisty 👍😢

  • @fadumoismail6097
    @fadumoismail6097 6 ปีที่แล้ว +33

    Ala anigu ayeeyo aloolka ayaan la samayn jiray yaa rabi ayeeyo I xafid😣😣

    • @bazimabdi2192
      @bazimabdi2192 6 ปีที่แล้ว

      Fadumo Ismail Hhhhhh mheee

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 5 ปีที่แล้ว +21

    #Dabadheeer Isaaq Iyo Ogaadeen Ayuun Baa Garanaya ..😂😂😂👏🏻👏🏻👏🏻

  • @isaaqcuqdaddaaroodbuuqabaa6724
    @isaaqcuqdaddaaroodbuuqabaa6724 6 ปีที่แล้ว +76

    Inta hablaha miyiga iyo kuwa aan is cadayn taageerta like

  • @abdirashiidmohamed6052
    @abdirashiidmohamed6052 6 ปีที่แล้ว +81

    Aar dhanaanku meel walb waa yaaala 😅😅😅😅 Halka cida ila fahantay farta ha taagto😅😅😅😅😅

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 6 ปีที่แล้ว +25

    so cute guri barwaaqo madaxdi reer burco inta ka hezhy like ta hayla dhafin

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 6 ปีที่แล้ว +33

    Shimbirta Ciyaysa ...❤️👌😍🐤🐥

  • @Rooraa01
    @Rooraa01 6 ปีที่แล้ว +155

    715 views ayaa daawaday wxn ku ahay 716 waana 2:35 habeenimo fadlan like igu caawiya waayo like ayaa ina wada waashaye

  • @xidigahargeisachannel5506
    @xidigahargeisachannel5506 6 ปีที่แล้ว +12

    Jaaisada xubiga walal wali ma ku Guulaysatay😂😂
    Waan ku jooga ma i jooga😂😂
    Miyaanad i darensanayn walal Garac wuu ka dhanansaday😆

  • @mohamedabdirahman3677
    @mohamedabdirahman3677 6 ปีที่แล้ว +4

    Best Comedy And Best Talent Guri Barwaaqo Go Forword bro 👏💯

  • @khadraismail9091
    @khadraismail9091 6 ปีที่แล้ว +118

    Deeq ilahaybaa leeh dadnimanaa Somaliland baa leeh dadkayginaa weeyan😭😭😭😭😭😭

    • @gudoomiyahagudidailaalinta9265
      @gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 ปีที่แล้ว +1

      Fatuma Ismail subscribe isaar zhp

    • @sma7464
      @sma7464 6 ปีที่แล้ว +1

      Fatuma Ismail waa run wllo ilahay hadhawro somaliland

    • @abdihassan199
      @abdihassan199 6 ปีที่แล้ว +3

      Deeq Illaahay baa leh Dadnimana Soomaali baa leh. Soomaalidoo dhan hakala reebin Walaal waa Hal qoomiyade

    • @khadraismail9091
      @khadraismail9091 6 ปีที่แล้ว

      abdi hassan kkkkk kkkkk OK

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 6 ปีที่แล้ว +1

      Fatuma Ismail
      Deeq illahay baa leh dadnimana somali baa leh hadaad tidhahdo bal maxaa kaa go aaayana waa yaabeeeee

  • @khaalidgobdon3214
    @khaalidgobdon3214 6 ปีที่แล้ว +42

    ,,,,Burco waxay ku taala xididada
    Tin iyo cidhib tabinaaya dhiigee,,,,

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +14

    masha allaah
    dhaqankeena
    hodankaa
    dhalinyarada
    reer Burco
    bilad sharaf mudan
    Burco waligey manan arag
    wan usoo tahriiba Burco
    shacabka somaliland ❤
    Burco si qaasa sln sare
    saqiir iyo kabiir 😍😍😍😍

    • @sakisalah6554
      @sakisalah6554 6 ปีที่แล้ว

      Fatima fariido
      Wl anaa hadaa burco kusocdee ma isiraaci

    • @fatimafariido612
      @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว

      +Saki Salah wllo inakeen miyaan kaa hadhi karraa

    • @sakisalah6554
      @sakisalah6554 6 ปีที่แล้ว

      Hadaa xage jogta

    • @mouna__zadiq958
      @mouna__zadiq958 6 ปีที่แล้ว

      Fatima fariido wnu kqdny wll

    • @blackman8295
      @blackman8295 5 ปีที่แล้ว

      Waanu kugu soo dhawayn wllo

  • @geeskaafrika5040
    @geeskaafrika5040 6 ปีที่แล้ว +37

    Ilaahay hablaha miyiga ha daayo .. ninkii Gabar rabaa waa inuu miyiga ka doontaa , kuwii magaaloyinka joogay iyo kuwan yurub jooga waxba isma dhaamaan waa isku mid

  • @abdihassan199
    @abdihassan199 6 ปีที่แล้ว +20

    Reer burco Yar iyo weyn waaba Dad Alle Hibo u siiyey ka qoslinta dadka. Abdi heybe, Sooraan, guri barwaaqo, heello kkkk Wlhi gacanaa idiin taaagay

    • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
      @poqoradareersheekhisaxaaq8601 6 ปีที่แล้ว

      Cabdi haybe wa reer barbara reer burco maha

    • @somalilandersomlilanderdha8828
      @somalilandersomlilanderdha8828 6 ปีที่แล้ว +2

      cabdi haybe lamabad waa reer burco lkn waana reer berbera

    • @abdirisaqismail573
      @abdirisaqismail573 5 ปีที่แล้ว

      labadiunuba meydun garan cabdi haybe lanbad waa nin reer hargaysa ah

    • @abdiismail2476
      @abdiismail2476 5 ปีที่แล้ว

      Cabdi haybe kareeb waa reer hargaysee

    • @kingmuzze2125
      @kingmuzze2125 4 ปีที่แล้ว

      Guray barwaaqo iyo cabdi haybe laanbad iyo cabdi qani isku filan Intaasiba waa ciise muzze lkn waa rer burco iyo rer hargyza

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 6 ปีที่แล้ว +7

    Guri barwaaqo: Akhlaaq wanaag
    Heelo: waryahee naga aamu ma sanaa kuu akhlaaqa🤣🤣

  • @mubariksofe9620
    @mubariksofe9620 6 ปีที่แล้ว +29

    ilmaadeerayaal gacalleyaal waa ku haystaa riwaayadan
    Fadlan liketa iigu qabta 💜

  • @MuztaphaManzour
    @MuztaphaManzour 6 ปีที่แล้ว +26

    11:48 😂😂 kulahaa adna baajuun haygu noqonin

  • @abdirahmanahmed1270
    @abdirahmanahmed1270 6 ปีที่แล้ว +38

    Mansha allah war anigu waxan ka helay wadanka quruxdisa iyo dhaqankeena wanagsan yurub buu qabawgu nugu dilay fadlan aan nabada ku dadaalo riwaayada part kale usameeya saxibayal flim caadiya laga samayn kara allahayow roobka iyo barwaaqada usiyaadi gayiga somaliyed oodhan

  • @habibelmi8076
    @habibelmi8076 6 ปีที่แล้ว +33

    Sooran iyo jawaan kuwana been yidhi isaaqu waa dad riwayad socoto ah alla yaa cisak somali way idiin baahan tahay walle

  • @gambiciidyare9802
    @gambiciidyare9802 6 ปีที่แล้ว +27

    Inta Guri Barwaaqo tagerta like igu qabta😘

    • @kukuuxamse5420
      @kukuuxamse5420 6 ปีที่แล้ว

      Zavwaan Raxyste hmmmm ku saarne wacky dhe

  • @zahratalazhaar7023
    @zahratalazhaar7023 6 ปีที่แล้ว +24

    Kulaha cilmigaba mid qudhaa noogu jira 😅😅😅😅😅😅

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 6 ปีที่แล้ว +30

    War Aniga Gabadhaaz Ha La Ii Raadiyo 😂😂 Wuxu Wacanaaa 😂😂 Make Up Umaba Baahnee😂😂

    • @indyclips7537
      @indyclips7537 6 ปีที่แล้ว

      Mustaphe Ahmed Hiirad waar waa asal dhalad sxb yaa helaba

    • @daudafrax5806
      @daudafrax5806 5 ปีที่แล้ว

      Original waaye

  • @abdilaahiawil8202
    @abdilaahiawil8202 6 ปีที่แล้ว +19

    Riwaayada noocan oo kalaa waxay xambaar sanyihiin ujeedoyin badan waana loo bahan yahay waxan soo jeedin laha inaad taxane ka dhigtan nolasha miyiga tusaale ahaan sida awrka loo raro waa cashar fiican oon halkan ka bartay ama sida awrka hugaanka loogu xidho mahadsanidiin house barwaaqo team

  • @عبدالرحمنعبدالرحمن-ك2ط
    @عبدالرحمنعبدالرحمن-ك2ط 6 ปีที่แล้ว +4

    Walhi Ani maheey joogaan Ayaanba kahelay iyo dhirta iyo shimbiraha qeeylinayo waaaaaaw 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdalleabdirazak1158
    @abdalleabdirazak1158 6 ปีที่แล้ว +17

    Hhhhhhh alaa garaczanaha kulaaha miydaan ii dareesaneen😂😂😂

  • @cknb8593
    @cknb8593 6 ปีที่แล้ว +10

    war inaantu waa asalkii reer miyiga midabkeeda baanba kahelay mansha allah

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 6 ปีที่แล้ว +30

    Geela iyo dumarkapa waa la hido Raaca
    Aar mid sacad muuse ah
    Ii doona 😂😂😂😂

  • @yahyefaroole560
    @yahyefaroole560 6 ปีที่แล้ว +7

    kkkkkkkkkk aaar ma rabee waan ka walaacaye iga daa waan iska tagayaaye kkkk aar heedhe halka barteeda dhigteen kulahaa waa fii sabiilil aahi

  • @sadaamilkacase7244
    @sadaamilkacase7244 6 ปีที่แล้ว +5

    *Oo Guri barwaaqo naagti Reer miga ahayd xagu geeyay* 😂😂😂😂😂

  • @hoodoahmed7617
    @hoodoahmed7617 5 ปีที่แล้ว +14

    Cabdiraxman heelo iyo G barwaaqo dad aan taageero 😏hore usocda😃Asxapy like ta ila gaadha😂😂

  • @maxamedcabdih.hussein8908
    @maxamedcabdih.hussein8908 5 ปีที่แล้ว +7

    Miyaynaan isasiidhunkanayn kulahaa" gurey barwaaqo*.... hay afduubinee hab aan isasiino. Inta ku qososhay like iisaara😃😂😂😭😢

  • @deqziofficial842
    @deqziofficial842 6 ปีที่แล้ว +12

    KulaHa jacayl majoogee Guduudanaay jooga
    😂😂 plz like saar

  • @fayraskarawi1815
    @fayraskarawi1815 6 ปีที่แล้ว +6

    house barwaaqo runtii riwaayadan hlkeedaad dhigtay sxp qaab jilliinkeeda iyo ilbaxnimadeedaba runtiii dhal magaalo iyo dadkaa hawdka joogaba way fahmayaan ... welipa wxn kugu dhiiri gelinayaa inaad riwaayadaha noocan ah iyo dhacdooyinka miyiga ka dhacaba inaad noo soo badiso ...( sidoo kle riwaayadan hlkaad ku meteshay noo soo sheeg kolay waa dhulka hawdkee)
    thanks

  • @hamzemoha4458
    @hamzemoha4458 6 ปีที่แล้ว +4

    hhhhhh heelo kulaha boq-boqoodka cab wlhi wuu iga qosliyay Abwaanku

  • @mahaddawiiltube8032
    @mahaddawiiltube8032 6 ปีที่แล้ว +11

    House parwaaqo wllhi Liph aar iskadaa iskadaa waan ka Noqdee Hello Siduu Ujiifo ayaa xirip ah 😂😂😂

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 6 ปีที่แล้ว +33

    Wĺlhi yaaran taaydi soo xasustay mnsh Allah ❤❤❤♥️🤝👈

    • @sakisalah6554
      @sakisalah6554 6 ปีที่แล้ว

      Hanna Ali
      Imisa fasax aaday

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 6 ปีที่แล้ว

      Saki Salah in baadan waan tagaye lakin hada wn fogaday insh Allah maar un waan imaan

    • @sakisalah6554
      @sakisalah6554 6 ปีที่แล้ว

      Wl anba waa kafogaaday waa uxiisay

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 6 ปีที่แล้ว

      Saki Salah ok insh Allah alle hakugu simo

    • @hannaali3863
      @hannaali3863 6 ปีที่แล้ว

      Mohan Ismail ok insh Allah

  • @mohedizze7641
    @mohedizze7641 6 ปีที่แล้ว +17

    inantu way la haystaa
    Dhaqnkina way garany

  • @faizmohammed7673
    @faizmohammed7673 6 ปีที่แล้ว +71

    *ZXPTA TAAGEERTA GURAY BARWAAQO LIKE SAARA*

  • @1salmanjamal889
    @1salmanjamal889 6 ปีที่แล้ว +29

    Like isaara inta guri barwaaqo tagerta 🤞

  • @LAQAAYE
    @LAQAAYE 6 ปีที่แล้ว +7

    Hh Markan u weyneeyo
    oo aan Dhaho
    "Maka dhanaansdaa"
    Wa Imtixaan wlhi
    Guri-barwaaqo
    😂😂😂👌👌

    • @anwarmaxamed2766
      @anwarmaxamed2766 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk wlhi weey Qosol daafty...Eee maa taraweeh ayn tukanayna😂😂😂

  • @mukhtaarmaxamuud4706
    @mukhtaarmaxamuud4706 6 ปีที่แล้ว +7

    😂😂😂😂😂
    *GuraY parwaqo zhp ruwayadan khaladaadkedi noo gudpi *

  • @ibrahimabdi8900
    @ibrahimabdi8900 6 ปีที่แล้ว +3

    Inta caanaha riyaha ka wis wistaay like ii saara

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 6 ปีที่แล้ว +7

    Fii sabiililaah
    Guribarwaqoy kugu dhacday😜😜😜

  • @raxmaxasanbariyadwalidalan1825
    @raxmaxasanbariyadwalidalan1825 6 ปีที่แล้ว +10

    So badiya riwayada miyiga ila guri barwaqo

  • @yotubebat9003
    @yotubebat9003 6 ปีที่แล้ว +15

    😂😂fiisabii li laah kkkkk

  • @zakirushka3189
    @zakirushka3189 6 ปีที่แล้ว +2

    riwaayadaaba gabdhadhaa macaananysa guri harwaaqo ayay lagudhisay 😂😂😂😂 inta aaminsan farta taaga

  • @ckhaaliqhazzan9160
    @ckhaaliqhazzan9160 6 ปีที่แล้ว +14

    GuriH barwaaQo 🤗🖑like😂

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 5 ปีที่แล้ว +3

    21:10 hhh guri barwaaqo waxbaa helay is 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +9

    5:25 XARIGAA INANTU SOOHAYSO MA GEEDIGIIBAA HADE MAXAY KA GARANAYAAN RER MAGAAL
    SALAAN FROM QARDHO,BARI🇸🇴

  • @ahmedeid701
    @ahmedeid701 6 ปีที่แล้ว +1

    Woow heelo iyo guri barwaaqo cid gaadhaysaa ma jirto

  • @abdiqaadirbaabaa8142
    @abdiqaadirbaabaa8142 6 ปีที่แล้ว +7

    war guri barwaaqo surweelku wuu xirmi waayay inta ila aragty lile plz

  • @ahmeddeeq2502
    @ahmeddeeq2502 6 ปีที่แล้ว +19

    wlhy inantan waan arkaayoo way garanaysaaa dhaqanka

  • @Mursalsiciid15
    @Mursalsiciid15 6 ปีที่แล้ว +3

    hhhh ku lahaa ma dabayl xagaaga dhegaha kaaga dhacday walaahi Guribarwaaqo waan taageeraa noolow sxp iyo Heelo rag culus

    • @XAQSOORMEDIA
      @XAQSOORMEDIA 6 ปีที่แล้ว

      Tom

    • @imanhassan3038
      @imanhassan3038 6 ปีที่แล้ว +1

      @Mursal_Saed waan ku joogaye ma i joogta 😂😂😂

    • @Mursalsiciid15
      @Mursalsiciid15 6 ปีที่แล้ว +1

      @Iman_Hassan haa waan kuu joogaa

  • @shoebsyed6001
    @shoebsyed6001 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhulkii hooyo waan uxiisay allooow nabad igusoo celi nolosha qurbaha weeyba iga hortimi

  • @khaalidkayse1669
    @khaalidkayse1669 6 ปีที่แล้ว +17

    Guduudanaa jooga yaa fahmay like isaar cidi fanhantay

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha reer miyiga
    ku jileeyso riwaayada
    waa Qurux badan tahay
    masha allaah cidi igu racsan
    love And like igu caawiyo
    Adduunyo cusub baan soo
    xasuustay Gabadh Asal ah

  • @kaabaargsan9767
    @kaabaargsan9767 6 ปีที่แล้ว +5

    👂👂👂👂👂👂way igu soctaa xiliga 😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @mohamedkazzim4976
    @mohamedkazzim4976 6 ปีที่แล้ว +6

    Gaadhiga muxawal kusaar aabahedba ka bixine hmmmmm ala guri barwaaqoy inader

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +13

    Wlhi inantan sitoosa ayaan u arkay waddankii burco.....
    Tolow xagaan ku arkay

    • @mohamedabdullahi3623
      @mohamedabdullahi3623 6 ปีที่แล้ว

      Mustafa Abdurrahman wad iska jeclatay moyee maadan arag hhhhhhhhhhhh

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo wn joogaye ma i joogta kulaha ta yari saw nigan joogaba wlhi daacad u qoslay
    Aar halka kaga haya wlhi way dhiqaysaaye 👏👏👏👏👏👏

  • @naimayusuf6384
    @naimayusuf6384 6 ปีที่แล้ว +10

    You are best❤❤❤😎

  • @enahussein6286
    @enahussein6286 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ku joogaye ma ijoogtaaa hhhhh guri barwaaqo😂😂😂😂😂😂

  • @aziizcabdlaa8539
    @aziizcabdlaa8539 6 ปีที่แล้ว +4

    Allahyow gabdh tufax tano kale ah isii iska dugsan lahye habenkstaba 😢😢

  • @arahmanmohudmashllahlkakga7506
    @arahmanmohudmashllahlkakga7506 5 ปีที่แล้ว +2

    Han kuwada salino xabiibkeena nabi muxamad scw

  • @googaachannel3688
    @googaachannel3688 6 ปีที่แล้ว +13

    Sida qalinka luugu waabsaday inanta way iga gatantahay

  • @ashire563
    @ashire563 5 ปีที่แล้ว

    maasha allah Riwaayaddan waan ka helay, qaasatan habka gabadhu u jishay iyo guri barwaaqo. best ever since waaberi

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว +6

    GURI BARWAAQO KULAHAA .
    ILEEN TUKO RAQ KADAGAALAMI MAYNEE 😆😆😆

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 6 ปีที่แล้ว +10

    Guri barwaqo horta waa qoloma asxabey

    • @naasirmowliid6851
      @naasirmowliid6851 6 ปีที่แล้ว +2

      Ķíņğ Zâçķ ciise muuse kk

    • @siciiddaahir2475
      @siciiddaahir2475 5 ปีที่แล้ว

      Ķíņğ Zâçķ waa qolma waaa maxay wakhtigan yaa is wadiyaba qolo dhakada alaga qabsadaa

    • @sharmarkeali9291
      @sharmarkeali9291 5 ปีที่แล้ว

      habar jeclo

  • @mohamadkarsheboy7714
    @mohamadkarsheboy7714 6 ปีที่แล้ว +17

    ar jilabka afka iiga qada ala berka😂😂😂😂😂😂😂😂😃

    • @saynabjaamac3943
      @saynabjaamac3943 6 ปีที่แล้ว

      legem boy Jilib mah e waa jilab geedka yar e uu afka ku hayo ayaa LA yidhaa jilab

    • @saynabjaamac3943
      @saynabjaamac3943 6 ปีที่แล้ว

      legem boy hhh wad sax santahay

  • @cabaasmoha4464
    @cabaasmoha4464 5 ปีที่แล้ว +2

    Guri barwaaQo kulaHaa ciyaal nimaa iQaadey😀👌

  • @munanatasha4593
    @munanatasha4593 6 ปีที่แล้ว +18

    Wd ngal dahdeen dee abwan guri barwaqow!!!

    • @gudoomiyahagudidailaalinta9265
      @gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 ปีที่แล้ว

      Muna Natasha subscribe isaar wll

    • @munanatasha4593
      @munanatasha4593 6 ปีที่แล้ว

      GudoomiyaHa Gudida ilaalinta liketa youtubeka hyeh huno

    • @islamsom4286
      @islamsom4286 6 ปีที่แล้ว

      Muna anigana like iisaar mela kala xidhidhana iso sheeg huno

  • @hassanbuldi6868
    @hassanbuldi6868 6 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo group sxb wllhy sheekooyinkan iyo filimadan dhaqanka soomalidii hore noosoo badiya si aan looga tagin qimihii ay haweenka iyo dhaqanku lahaayeen

  • @Aarka211
    @Aarka211 6 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi dadka baadiyaha waa daacad

  • @hamdaduale955
    @hamdaduale955 6 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkkkk jacayl ma jooge halkan ee guduudana jooga😁😁 fadlan like I saara ✌👇👆

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 6 ปีที่แล้ว +12

    Waryee heelo sow reerguura dhab waaye!!! 30:00

  • @asadbulshaawi6259
    @asadbulshaawi6259 6 หลายเดือนก่อน

    Kulaha ilen tarawix kuma jirne waan is dhaqajineyna guri barwaqo legend 😅i

  • @zeckabdi4277
    @zeckabdi4277 6 ปีที่แล้ว +11

    guray barwaaqo wad la soo ragtayna

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf9563 3 ปีที่แล้ว

    Guri barwaaqo iyo heello waxy la mid yihiin c/haybe iyo Boon Xirsi Alla ya raxma.
    Welldone somalidu isuma quudho erayga wanagsan haldoorkodana marka la duugo ayay gartan aynu ku boobno liketa iyo shareta si aan tagero ugu mujinno halyeyadenna. Masha Allah

  • @btogaal.6367
    @btogaal.6367 6 ปีที่แล้ว +6

    wan ka hely riwayadan guriga barwaaqo nin weyn

  • @RuntaMedia1
    @RuntaMedia1 6 ปีที่แล้ว

    imanka yaan u qalqalaneena adigu gabar ayaaba ku qalqalaneesaaye , Guri barwaaqo kula waa fiisawiililaa 😂😂

  • @inacapdirahmanrooza2214
    @inacapdirahmanrooza2214 6 ปีที่แล้ว +7

    Aztaaqfuralleh may msy aniga ooof imahayo 😂😂😂😂😂😂

    • @shacnisharaf3481
      @shacnisharaf3481 6 ปีที่แล้ว

      ina capdirahman rooza hhhhh wlhi ma nooli oof ima hayo😂😂😂😂✅✅✅

  • @mohacanogeel10
    @mohacanogeel10 6 ปีที่แล้ว +5

    Guray iilahay yaab baa ku kenay kulaha iska daaa reerkoda ha u jogte

  • @deqziofficial842
    @deqziofficial842 6 ปีที่แล้ว +3

    😂😂😂
    Guri barwaaqo
    Sharaaby walahi
    Plz like me

  • @mouna__zadiq958
    @mouna__zadiq958 6 ปีที่แล้ว +4

    Guriparwaqo kulha wn kujoga ma ijogta😂😂wlhy wd iga qozlizy apt

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhhhhhh😂😂😂😂 kulahaaaa ohoooha waar jabnaye ma xudood ayaan ka dagaalamayaaa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

    Proud to be from burco. Rageedii heelo iyo guri halkaa hawsha kasii wada.

  • @abdisomalitv9542
    @abdisomalitv9542 6 ปีที่แล้ว +10

    Guri barwaaaqo sheekooyinki xagee baad marisay beryahan bishii baa mar Lagu arkayaaYe

  • @shidelyrics2136
    @shidelyrics2136 6 ปีที่แล้ว +6

    Hhhh Adna Baajun haygu noqonin inta ila aragtay Ee ku qososhay subscribe idheh sHpyl

  • @rooblemohamuud9470
    @rooblemohamuud9470 6 ปีที่แล้ว +35

    alla ileen beercasad looma dhintee kalya xanuunbaa laga qaadaa iiiiiiiiii

  • @dhaladburco6527
    @dhaladburco6527 6 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi guri barwaqo waa nin xarabe ah😂😂😂😂😂😂💝💝💝💝💝

    • @Hamseabib
      @Hamseabib 6 ปีที่แล้ว

      xidigta Burco waxn filyaaba inad burco jogte ka xaraabeyzo ada nooga dhawe malaha pyo

    • @zacadizmail2789
      @zacadizmail2789 6 ปีที่แล้ว

      xidigta Burco waan kujoogaaye may joogtaaa😂😂😂😂😂