Maxaa kala qabsadey nin AS u qaabilsanaa sahanka Muqdisho & ciidankii qabtey ? Ileen AS-ku waa fuley

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Maxaa kala qabsadey nin AS u qaabilsanaa sahanka Muqdisho & ciidankii qabtey ? Illeen AS-ku waa fuley xittaa hadalka gafaya adiguse waad ka baqeysaa .

ความคิดเห็น • 121

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 4 หลายเดือนก่อน +26

    Ninkan Qof xanuunsan buu u egyahay

    • @user-dn3dt2kc3r
      @user-dn3dt2kc3r 3 หลายเดือนก่อน

      Yaa kayelayo waxanun sanahay carabka lu la yahay BAs 😂

  • @zakigunners5024
    @zakigunners5024 4 หลายเดือนก่อน +20

    Ninkaan wuxu ila egyahay Ruux iska xanuun san

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 หลายเดือนก่อน +13

    Hadu rabo waa is yelyelayaa. Dowlad alshabab iyo intii xun oo dhan lagu tuhmayo baa alshabab wax ka qabanaysa ha imaqashin. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda nagabadbadi. Aamiin yaa rabbi.

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 4 หลายเดือนก่อน +12

    Kan wax kasta waa kasuro gal.
    Ama waa qof xanuunsan

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 4 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkaan qof jiran buu uqaab egyahay wlahi umadii inta xanuun san iyo inta kaleba way idhibanyihiin Allah ka koriyo cadowga

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 4 หลายเดือนก่อน +10

    AX MISKIIN XANUUSAN DADKA JIRAN KU ADEEGTAAN

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 หลายเดือนก่อน +17

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammadhussainnuur4156
    @mohammadhussainnuur4156 4 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkaan nin dhiman waaye . Si fiican haloo hubiyo . Waa runtiis dadka wey qasbaan.

    • @mohammadhussainnuur4156
      @mohammadhussainnuur4156 4 หลายเดือนก่อน

      5 beri ka hor yaan xamar ka so tagey
      Wax ay dawlada ogeyn aya xamar ka jira .

  • @yacquub111
    @yacquub111 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waxbaa qaldan

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 4 หลายเดือนก่อน +9

    Ninka wa xanuun sanyahay

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 หลายเดือนก่อน

      Ma lahubaa mise waxaa tahay kuwa soo diray

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 4 หลายเดือนก่อน

      In la siidaayo ma ahayn in aad loo baaro ayey ahayd

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kan qof dhiman iila egyahay

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 4 หลายเดือนก่อน +4

    Warninkan waninjiran 😢

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 4 หลายเดือนก่อน +2

    Allow umada kuwaa kaqabo

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 4 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanallah ninkan Wuxu U egtahay qof miskiina

  • @xasanxusenfadume7864
    @xasanxusenfadume7864 4 หลายเดือนก่อน +2

    Kan wa xanuunsanyhay mlha

  • @superfun1819
    @superfun1819 4 หลายเดือนก่อน +8

    Shacabka Soomaaliyeed Alshabaab warkiisa diiida

  • @atika7411
    @atika7411 4 หลายเดือนก่อน +5

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @user-fj2rr8rq1e
    @user-fj2rr8rq1e 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta sheekada waa abtiyow taliyow allahu akbar

    • @fmg63772
      @fmg63772 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 inshaa allaah maashaa allaah ayay badashay manta astaqfirullaah

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa qof xanuusan

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8w 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan waa qof xanuunsan lakin
    Raga wawen ayaa jooga magalada
    Cururta iyo dumarka indhashareykoda iska dhaf 😅

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza837 4 หลายเดือนก่อน +2

    Nin xanuunsanayo weeye kani

  • @Mr_UAE.Official
    @Mr_UAE.Official 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan dhimirka maaha maskaxdiisa waa taaam.
    Suaal la waydiiyey nimanka AS ma ku ogayd la dhahay xooga waa amusay wax uu qabo ma laha ee ha laga shaqaysto.

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waa is yeel yeelayaa ninkaan maku ogeeyd in ay shabaab yihiin markii layiri waa yara aamusay

  • @faraxcabdiraxmaan7575
    @faraxcabdiraxmaan7575 4 หลายเดือนก่อน +3

    Alshabab way isyeelyeelaan sida ay sheegaan dadka kasoo baxsaday een medhiyaha kujira

  • @user-kj2yb5sd3h
    @user-kj2yb5sd3h 4 หลายเดือนก่อน +1

    War qofkaan waxuu ula egyaha qof xanuunsan 😢

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 4 หลายเดือนก่อน +1

    waa sheeko la sameeyay adeer wax jira maaha waxani waa iidheh daawladan iyo aarsinaal waa isla shaqeeyaan

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 4 หลายเดือนก่อน

    Aan kusaliya nabigeena scw ❤🎉🎉

  • @user-xf4hb9yj1n
    @user-xf4hb9yj1n 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedhaji5782
    @mohammedhaji5782 4 หลายเดือนก่อน

    Miskiin xanunsan weeye ee haleyska siidaayo waa qasbeyn allaha caafiyo

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 4 หลายเดือนก่อน

    Wallaaalow umadi shaqo mahaystan wadanki daryeel maleh

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ka qabto umad ilmo iyo maan gaaba wey ku shaqeysanaayan ilee ruux aqli qabo ma raacayo nacalad

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qayb ka mid ah ficilada arxan laawaye yaasha

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 4 หลายเดือนก่อน +4

    Wiilka qof xanuunsan ayuu u eg yahay

    • @Alimahfou
      @Alimahfou 4 หลายเดือนก่อน

      Waisdabalina

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nin xanuunsan u ekyahy😢

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wa ruux jiran

  • @Jacaylmohamed1
    @Jacaylmohamed1 4 หลายเดือนก่อน +3

    Sidee loo sii daayay asaga oo aan wax la ogaan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 หลายเดือนก่อน +2

    Waar Ninkan nin xanuunsan buu
    U eeg yahay 😂😂😂😂

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 4 หลายเดือนก่อน

    Madaxdi danahoodey haystan iyo iney kenya 🇰🇪 ku wareegan wallaaaalow uma haloo gargaaro somalia 🇸🇴 cidna uma maqna

  • @Abubakarqasin
    @Abubakarqasin 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bilaal bulshaawi ayaan mooday wlhi waa naxay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 หลายเดือนก่อน +1

    alshabaab dadka xanuunsan bay isticmaalan ee dhaqan celin halo sameeyo oo sidi dowlad halo dhaqmo

  • @maslah345
    @maslah345 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dhagar qabe

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa macduur caqligiisa waa dhimanyahay

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 4 หลายเดือนก่อน +1

    Wiilkan wuxuu hayista ADHD qayibta 2 maskiinka

  • @maxamedsaid1576
    @maxamedsaid1576 4 หลายเดือนก่อน

    munasar qiimeynta hadalkiisu waa nin aan dhameyn xirfadna way noqonkartaa laakiin aqrinta jirka iyo ilkuhayn muda cayiman ah ayaa lagu soo saari karaa waxa uu yahay laakiin nasiibdaro aqoontaas booliska soomaaliyeed maanta lama baro kumana shaqeeyaan waana xubin ka mid ah shaqooyinkooda ugu muhiimsan

  • @ibrahimsaid3126
    @ibrahimsaid3126 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaar baa xaga garadka aan mature ahayn iethopisam deseae ayey qabaan in waa dad disable ah in loo naxariisto muhiim ah

  • @SeydCali-tl4qp
    @SeydCali-tl4qp 4 หลายเดือนก่อน

    Arkan shabab wax kama oga miskinkan xanunsane wax kale mahada

  • @CiiseHaaji765-zl2yn
    @CiiseHaaji765-zl2yn 4 หลายเดือนก่อน

    Nin walan ayu ila muuqdaa ninkan markan egay qabku u hadlayo allha aclam

  • @abdifatahmohamud620
    @abdifatahmohamud620 4 หลายเดือนก่อน

    Abtiyow taliye meshii udanbaysay ida taaganrahay

  • @user-nc5ug2pj3j
    @user-nc5ug2pj3j 4 หลายเดือนก่อน

    Asc kan Asagaaba ful Aheyn siduu u Hadlaayo Kuwa soo dirsadayna waaba hawlahooda inay soi dirsadaan caruurta iyo kuwa aqligooda dhiman yahay

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 4 หลายเดือนก่อน

    War heedhe munatasa walale ninkan maxalagaqaban waayo maxakamadii waa kushuba talaiayasha saladhigayada waa qatilana downloadii babaywada balawayahaye ciidamada wayadalayan ee download mahayan 💯💯💯💯💯✅✅✅✅ waa xaqiiqo ☝️☝️☝️☝️

  • @craxiincalimaxamed7822
    @craxiincalimaxamed7822 4 หลายเดือนก่อน

    Allaha caafiyo waa macduur

  • @shukriahmed1387
    @shukriahmed1387 4 หลายเดือนก่อน

    Wuu xanuunsanaya kani xx wuu xauun sanay

  • @FeysalFeysal-zd3qs
    @FeysalFeysal-zd3qs 4 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan xooga inoo dhimirka laayahay aya laga yaaba

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 4 หลายเดือนก่อน

    Ciidan maaha waxan qudhunka ah iyagaaba al shabaab hadiiba run sheegayo ninkani saw baxsan maayaan see guriga ay degan yihiin u joogayaan sidan waa baxsada nimanka waaba loo sii digayaa hadii ay daacacd yihiin war baahinta may soo galiyseen ilaa inta ay ka qabanayaan nimanka aw sheegayo ninkani waxbaa qaldan

  • @xuseenalmakhzoumi4516
    @xuseenalmakhzoumi4516 4 หลายเดือนก่อน

    Soomlida qof kasta qiil uma wayso waa nin iska yeel yeelaayo waxna maqabo ee beri waxaa arkaysaa asòo madax degmo ah ama xildhibaan waa iska sheeko somali

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 21 วันที่ผ่านมา

    dhaadhaan kapoor

  • @adonallah
    @adonallah 4 หลายเดือนก่อน

    War ninkaas nin maskina ayuu u eg yahay oon caqli badneyn

  • @Maria28832
    @Maria28832 4 หลายเดือนก่อน

    WAR NINKAAN WAA AUTISAM EE SII DAAYA WAA XANUUNSANYAHAY DAAYA

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 4 หลายเดือนก่อน

    SIDAAN ISKU DABAALI BAALAGU YIRI HADII LA DOONO MAADAAMA UU CARAB LA YAHAY WAXAASE AAD IYO AAD U NAXDIN BADAN SALDHIGYADII QAAR OO LASHAQEYNAYA SHABAAB WAA ARIN QUUS GELINEYSA DADKA IYO DALKA

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 23 วันที่ผ่านมา

    Khawarijta marki laqabto mxey la xaaraan fuleyiin

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp 4 หลายเดือนก่อน

    Abtiyoow😂

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 4 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😅 Aar kan beerku na caseeyay lkn yaan la aaminin

  • @hiboabdi1942
    @hiboabdi1942 4 หลายเดือนก่อน

    Maskiin waa dadka dhiman

  • @saidhoussein4856
    @saidhoussein4856 4 หลายเดือนก่อน

    Jidh dilka dadka xanuunsanaya, ayaa Views/like lagu raadinayaa. Askaryaa laba boqol inta.loo tuuro ayaa laga dalbayaa muqaal khatar ah..... Social Media maxaa lagu rogmaday

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 4 หลายเดือนก่อน

    Masaakinta xanuunsan hala daayo ee dadka saxda hala keeno

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 22 วันที่ผ่านมา

    ilaah ayaa og wuxu yahay.

  • @FeysalFeysal-zd3qs
    @FeysalFeysal-zd3qs 4 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @user-rp1om5ed7u
    @user-rp1om5ed7u 4 หลายเดือนก่อน

    Jaa waa fakadeen maxaa loogu waraysanaa meeshaan

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan nin doqon ah buu u egyahay. Qof caqligiisu dhanyahay ooma eka

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 4 หลายเดือนก่อน

    Can waa hallis eeyaan lasiidayn shaming hadii loodiray aqli waa qabaa eh

  • @shineabdirahman3685
    @shineabdirahman3685 4 หลายเดือนก่อน

    Walahay ninkan waxuu ila egyahay nin xanunsan ilahay halaga yabo waxey dadalen malahan wayo askarta somaliyed uma tabarna aragtigada dadaka sax iyo qalad waxey yihin

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t 4 หลายเดือนก่อน

    Qofkan sidan qabo madhimana waayo howsha intaas leeg lomadireen haduu jiran yahay ama lotababaray inuu sidan ula dhaqmo markii laqabto

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 4 หลายเดือนก่อน

    Miskiinkaan waa xanuunsan yahay wayka faaiidaysteen

  • @raasstudio2445
    @raasstudio2445 4 หลายเดือนก่อน

    Ninkan ma buuxo hadaladiisa iyo carabkisa waxa uu dhahayo marka u fiirsato kulahaa telka abootadey bisha dambe ayan ku gadaaa😅😅😅

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari1208 4 หลายเดือนก่อน

    Waa xadgudub baaxadiisa aay aaad u weyn tahay qofkaan waaa qof xanuun san xitaa iyaga wey og yihiin in sidaan dadka xaladaha gaarka ah qaba loola dhaqmo waa xadgudub ee alle uga baqa waxaad sameneysaan

  • @AbdiyerrowAbdi-zy5fs
    @AbdiyerrowAbdi-zy5fs 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan waa qorshe lodage ninkan sababto ah waxa lagu dhahay hadi lagu qabto qof xanunsan iska dhig ogow dadkan qofke shaqa udirsanayan inu yahay qof ey sotijabiyen

  • @CabdiNaasir-443
    @CabdiNaasir-443 4 หลายเดือนก่อน

    Isdabaalinta way dhamaysay

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448 4 หลายเดือนก่อน

    Doqonimo jilaya hala gubo 😹😹😭

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y 4 หลายเดือนก่อน

    War waa in xanuunsan

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 หลายเดือนก่อน

    Doqon aff garawaa ah weyan ninka 40 jir ka ee rabo umada somaliyed inu bila macnee kuu dilo mahkamada hala keeyo bila edeeb ciiyal suuq ah weyan

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 หลายเดือนก่อน

    Hawiye dowlaadnimo sharaafta ayeeyka qaaden mana yaqaanan dowlaadnimo shababku xamar ayeey joogan waana ciyaalkii boolida ku soo koray.guri booli ah hadaad ku korto waxaad tahay xaaran.

  • @rocky4066
    @rocky4066 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaa qalad ah in mediyaha lala wadaago arrimo ciidanka sirddoonka quseeya muxuu micna ku fadhiya in sirti larabay in laga ogaado shaqsiga la qabtay la iclaamiyo oo baraha bulshada la soo dhigo waxaasi shaqo sirddoon MA ahanee shaqada sidii lagu yaqaanay iyo dadkii ehelkaada u ahaa haloo dhiibo waxani dowladnimo MA ahanee ogaada soomaaliyeey

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 4 หลายเดือนก่อน

    Nin dhman yahay .ma fifoobo iaka fasaxa

  • @umurazan7881
    @umurazan7881 4 หลายเดือนก่อน

    😢😂

  • @YaaskaboyBaashalboy
    @YaaskaboyBaashalboy 4 หลายเดือนก่อน

    MIDKAAN WAA MID XANUUNSAN
    UMA MALEYNAYO INU FIYOW YAHAY ABTIYOW IYO TALIYE SHARAXADIISA MIYA
    KAN WLLHI WAX LISKA SIDAAYO WUYAHAY MAFIYOWA WUU XANUN SAN YAHAY BILAHIYE

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 4 หลายเดือนก่อน

    Sharmuuto ku dhashay u sheeg waxaas

  • @AaminoAbdirahman-ly9no
    @AaminoAbdirahman-ly9no 4 หลายเดือนก่อน

    Hdi uu fiyahowga yaan lasi daynin hdii uu xanunsanyahy wa kasa

  • @hassanmohamudgacal8829
    @hassanmohamudgacal8829 4 หลายเดือนก่อน

    Dhadhan ayuu iska dhigayaa waa Shabbaab in ladilo ayey eheed is dabaalis ayuu u hadlay duliga

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 หลายเดือนก่อน

    Sidan ma fiicna sirtaas ragasi way ogaadeen markiiba.
    Ader askarta ayaa lashaysa si ay ragaasu u cararaan.
    Waxay ahayd inay iyagon soo bandhigin inay yiraahdaan ina keen korka naga tus ragaas.
    Meesha sirdoon majoogo sorry

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan been lee waaye ayagaa same yay waa filling Hindi ah😅😅

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 4 หลายเดือนก่อน

    Wadoyinka su ukasay hadu walan yahay

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf 4 หลายเดือนก่อน

    DOWLADA SOMALIA DHIBKA UGU WEYN HEYSTO WAXA WAAYE ALSHABAAB AA LA SO QABANAA WAXA LA GA DUBAA VIDEO NINKA MARKA LASO QABTO OO SHABAABKA WA IN LA SO XANUUNJIYAA ASAGOO SI XUN LOO SO GARAACAY WAXA SAAS U LEYAHAY WAA SHABAABKA WAXEENA ARKAAYAAN IN HADII NIN SHABAAB DOWLADA QABATAO LASO DHAWEYNAAYO LA DILEYB EEBA ARKAYAAN MARKA WAXA FICAN IN LAGU SAMEEYO SIDI RUUSHKA UU KU SUUBIYEY NIMANKI WERARAY CASIMADA RUSHA BIL KA HOR MARKI LA WABTE WXA LA GA JARY MID DHAGTA MIDKA GOOMO L GILIYEY KADIB MAXKAMADA LA KEENEY SAAAS VIDEO MEELKASTO U KU JIRAA QOF KI ARKAA MARKALE MA SAMEYNAAYAAN

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 หลายเดือนก่อน

    Alaa talo kufilan taliye😂😂😂

  • @HooyoMcn-yd4cm
    @HooyoMcn-yd4cm 4 หลายเดือนก่อน

    Saldhiga ini lageyo ini lageyo oo baritan lagu sameyo after that lasidayo bay ehe 1month inu xabsi kujiro yaa ad ufcn waliba lo nastexo wareysi badan laga qaado in muudo ah ariimo badan an lo ogeyn buu so sari laaha cidamada sideye ninkan way kudhagdhagen inay sidayan runti

  • @CusmanMaxamud-i1t
    @CusmanMaxamud-i1t 4 หลายเดือนก่อน

    Qof xanunsan San uyaalo intee ku aragteen adi

  • @FarhanOfficial02
    @FarhanOfficial02 4 หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 4 หลายเดือนก่อน

    Waxaas. Waa been yaa miskiin. Wax walbo run mood

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 4 หลายเดือนก่อน

    Hadu sas u ooynaayo maxa kowdii wado

  • @Usame-sv3vx
    @Usame-sv3vx 3 หลายเดือนก่อน

    😅😅😅😅😂😂😂😂