Madaxweynaha JFS ayaa taallada Dhagax-tuur uga qeyb galay Sagootinta AHN Guddoomiye Jawaari.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 93

  • @user-bo8bb6jf7g
    @user-bo8bb6jf7g 2 วันที่ผ่านมา +25

    Dhaqankaan xagee laga keenay
    Waa dhaqan aan la ogeen meel laga keenay
    Music qof lagu sagootinayo
    Waa waqtigii uu ugu baahi badnaa in alle loo baryo
    Acuudu billaah

    • @audijooyjoy7976
      @audijooyjoy7976 วันที่ผ่านมา +2

      Aniga waxaan la yaabanahay ninkaan wariye isku sheega ah ee maanta oo dhan ku haayo eee eee eee oo xataa labo eray is daba dhigi karin isagoo eeee eeee eee dhihin. Waxaan noqonay wadan dadkiisa iyo dowladiisa ba ay yihiin wax kala daran. Waxaa loo baahan yahay dadka hayadaha dowlada u shaqeey naayo in ay yihiin dad u tababaran waxa ay ka shaqeeynayaan.

    • @Naidar19
      @Naidar19 วันที่ผ่านมา +1

      Wlhi Waa Tan Ani iLaa iyo Hada La Yaa Banahay Waa taas Dhaqan kaan waa Dhaqan gaalo Waxaa Sameeya Waa European 'ka Like England,France,Italy,Germany And E.t.c

    • @Amiinmaslax
      @Amiinmaslax วันที่ผ่านมา

      Qof waliba wixi uu ka shaqay jiray ayaa lagu sagootinaa

  • @AbdiwahabAdamAbdirahman
    @AbdiwahabAdamAbdirahman 2 วันที่ผ่านมา +13

    War waxaan diin ma ahan, ee marxuumka aasa una duceeya, music-gana ka daaya, Alle (SW) ka baqa.

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 วันที่ผ่านมา +4

    Aduunka cid joogeeyso ma jirto ee waari meeysidee war hakaa haro ee prof. Jawaari Allaha u naxariisto Janatul Fardoowso Allaha ugu bishaareeyo Inshaa Allaah

  • @_faatax
    @_faatax 2 วันที่ผ่านมา +6

    Dhaqan gaalnimo waa ummad qalbigu madow yahay oo m8dnimado u yaqaan macsida

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 2 วันที่ผ่านมา +4

    Alla ha U naxaristo lkn waxan waa dhaqan gaalo qof Muslim aha meydkiisa naxash lagu wado hadana music lagu soo dhaweynayo wuu maqlayaa wuuna karhyaaa balse igadaa ma dhihi karo😢

  • @SalaadCabdulahi-up6kc
    @SalaadCabdulahi-up6kc 2 วันที่ผ่านมา +6

    Heerka diin xumada qof dhintay halkii loo ducey lahay waxey maree in music looshido oo ilaahey lagusii diro

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 วันที่ผ่านมา

    Oday siyaasi ah aqoon yahay ah iyo waayo arag ah ayaa qaranka ka baxay lakiin qof walba wuu dhimanayaa.Ilaahay ha u naxriisto aamiin.❤

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wàar ma xabashi ayaa tihiin

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 2 วันที่ผ่านมา +7

    Waa fiicantahay in la maamuuso Qofkii dadka iyo dalka waxtarey, lakiin waa in dawladdu latimaado qorshe ah 'made in Somalia '

  • @IdilAxmed-mc7xj
    @IdilAxmed-mc7xj 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walhi Dadka Siku Sheegaya dawlad Soomlia walhi Dhaaqan iyo Diin toona makeh waxayi baa ku Daayden Dhaqamda Rer Galapeedka Alle Haw Naxariisto Maraxuunka lkn barata Xunmad maydku lehayi😢

  • @abdifataahs
    @abdifataahs 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alle ha unaxariisto Gudoomiye Jawaari waxuu ahaa udub dhaxaadkii dowladnimada qeyb weyn Ka so qaatey Allow janatul fardowsa Ka waraabi aamiin yaa rabbi😢

  • @fayecooking
    @fayecooking 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ilahey ha u naxariisto,,ilahey ayaa baaqi noqonaya 😢😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @siradm
      @siradm วันที่ผ่านมา

      Taas ayaa run ah, Ilaahay if iyo aakharoba ha noo naxariisto

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahayoow cidi haday kadan baysay geerida marxuumkaas oo uu dulmane yahay ilaahayoow laga daba aaso sidhakhso ah oo yuusan kadanbayn yaarabi yaarabi mujrimiinta qarsoon adaa arkayee umada kaqabo

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 วันที่ผ่านมา +1

    Subhanallah qof Muslim ah oo dhintay lagu kor garaacayo music😢

  • @user-mt5kx2bt2u
    @user-mt5kx2bt2u 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ale ha unaxariisto amiin

  • @siradm
    @siradm วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u naxariisto, qofwalbow sidaas ayaa laguu duuduubi doonaa ee xilka aad hayso Ilaahay swt uga baq oo qaxunaaska ka dhawrso. Ilaahay qabriga ha u waasiciyo. Qoyski iyo qarankaba waa u tacsiyaynaa beddel khayr leh

  • @user-bc5uy9kl1d
    @user-bc5uy9kl1d วันที่ผ่านมา

    ALLAH unaxariisto porsor jawari

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 วันที่ผ่านมา +3

    Xagee laga keenay dhaqankan gaaladaa sidaa fasha war wuxu show diinta eber bay ka yihiin

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 2 วันที่ผ่านมา

      Waaa isgadayaan balayadu ee wax waa ogyihin qarkod

  • @abdifatahmohamed4409
    @abdifatahmohamed4409 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allaha u naxariisto

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 2 วันที่ผ่านมา +3

    ولو ردو لعا دو لما نهو عنه

  • @cusmaanmaxamed9858
    @cusmaanmaxamed9858 วันที่ผ่านมา

    Allh gaunaxariisto

  • @RahmaMohamedJimcale
    @RahmaMohamedJimcale วันที่ผ่านมา

    Alaha unaxariisto 😢😢😢😢😢😢

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allah unaxriisto 😢

  • @user-ko4tf9fc8u
    @user-ko4tf9fc8u 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha unaxariisti boorame❤😂🎉😢😮😅😊

  • @dahirdayib7558
    @dahirdayib7558 2 วันที่ผ่านมา +2

    Alle ha unaxariisto jawaari, xasan sheekh iyo aadan madoobe Alle ha jar jaro jirkooda oo wax laga duugabo hala waayo, waayo wey iibsadeen dalka.

    • @abukardhaay8360
      @abukardhaay8360 2 วันที่ผ่านมา

      Habaar xal maahane adigu dalka iyo dadka maxaad u haysaa, soo bandhig waxa wanaagsan oo aad dalka iyo dadka u hayso

  • @mustafbashiir7570
    @mustafbashiir7570 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto

  • @faisaldk
    @faisaldk 2 วันที่ผ่านมา +1

    War music ka daaya marxuumka. Dhaqan gaaleedka intee noogu yimid?
    Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun

  • @Mohamedadenfarah
    @Mohamedadenfarah 2 วันที่ผ่านมา

    Allow uunaxariiso gudomiiye juweerii

  • @drsaidadam1026
    @drsaidadam1026 2 วันที่ผ่านมา +1

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته يارب

  • @AyuubQurbo
    @AyuubQurbo 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay ha u naxariisto Maxamed Cismaan Jawaari.

  • @user-ex6jv5eh7m
    @user-ex6jv5eh7m 2 วันที่ผ่านมา

    Allah haunaxaristo

  • @mursalibraahimmaxamedmursa8355
    @mursalibraahimmaxamedmursa8355 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dhaqn aan diinta islmaaka dhigayn in lagu dhaqmo waa casinimo alle Lagu caasinaayo wlhi

  • @drliibaanali
    @drliibaanali วันที่ผ่านมา

    Aamiin

  • @Adkahaji
    @Adkahaji วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa kalo la yaab leh kuli maxaa ka wada xiray gacmaha oon ula jeedo qaaabka loo wada tagan yahay.....waxee ila tahay taa micnaheeda inaan ka xirr tiran nahay horuumar, wadaniyad-nimo isku duubni iyo daacad nimo

  • @user-sj4gw6ic3s
    @user-sj4gw6ic3s 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha uNaxarisato

  • @msom352
    @msom352 วันที่ผ่านมา +1

    Maydka janaazo unbaa lagu tukadaa laguma dul niikiyo.

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka meesha isugu yimid diin iyo dhaqan xuma.

  • @midnimochainel
    @midnimochainel 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaheey ha u naxariisto

  • @user-tn9re3ty7e
    @user-tn9re3ty7e 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariiisto juweeri

  • @user-gb2xh5pl2h
    @user-gb2xh5pl2h 2 วันที่ผ่านมา +1

    Bambey Uma baahnaa ee ilahay kabaqa

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy วันที่ผ่านมา

    Dowlad hees aan xarimeyn duli inoo horseeday gaalo raacyo ah hadana hadleysa horumar soo wadnaa kii agtiina sharafta ku lahaa hadii aadba saas ku sagootiseen horumarkaa soo wadaan iyo idinkaba sharkiina Allah ha idhaafiyo

  • @abdullahigarad5907
    @abdullahigarad5907 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan waa qalad diina maha

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 2 วันที่ผ่านมา

    Allah haa unaxariisto lkn dhaqankan masax baa culimadu maxay ka dhaheen in marxuumka music lagu dul gaaraco

  • @yaakalehee8931
    @yaakalehee8931 2 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaba musiga iyo geeri !!!!!!! yaab

  • @zakihajiali2217
    @zakihajiali2217 วันที่ผ่านมา +1

    Walalyal waxani ine qalad iyo diin xumo tahy shaki kuma jiro ee ine san sameyan waa waxa galadu wax kusiiso

    • @SalmaanAbdullah-ef3jy
      @SalmaanAbdullah-ef3jy วันที่ผ่านมา

      Hadey dhaqan muslim la yimaadaan granada mushaarka ka goosaneyso

  • @MaxamedBurgal
    @MaxamedBurgal 2 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay haw naxariisto

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u วันที่ผ่านมา

    Cashar ha unoqoto xassan dhiiqo inta aad xaartid iyo kafan ka badan aduun ka liqi maysid xisaabtiisu helaya jawaari anigu macafin cafin mayana ninkasto xil ka qabtay soomaliya ilaahy hortiina waan ku marag furayaa ninkasta qabiilkastoo uuyahay

  • @LiibaanAxmad-iz5yr
    @LiibaanAxmad-iz5yr 2 วันที่ผ่านมา

    الله يرحمه ويغفر له ويجعل مثواه الجنه يارب العالمين

  • @dhaqansoorcultureaccdemy4397
    @dhaqansoorcultureaccdemy4397 วันที่ผ่านมา

    CIYAAL DAREYSLOOSO XIREY

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 วันที่ผ่านมา

    Allow unaxristo jawari

  • @Adkahaji
    @Adkahaji วันที่ผ่านมา

    Marka hore Alle ha u naxriisto X Gudoomiyihi hore ee Barlamanka Somalia, marka xigta daqiiqada 1:04 bal Iła fiiriya ilaaliyaha Mada weeynaha waxaa loo sheeegay inuu soo gaan istaaago.....waxan u soo qaatay dhacdadaan waen ka turjumee in sidaas mar walba wax noolagu sheegoo oonaan garaneen danteena iyo howsha aan hyena.
    Maharanis

  • @ahmedsaed7082
    @ahmedsaed7082 2 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 วันที่ผ่านมา

    Muusik ló garacay meyd mamus miyey noqee majnun

  • @mdd7492
    @mdd7492 วันที่ผ่านมา

    Soomaalida marka qofka dhinto ayaa jaceel iyo gurmat u fidhinaaya .....war qofka haloo gurmadha marka oo nolyahay ...wadanka iyo umada aan ka shaqeyna si looga baxa faqriga iyo mugdiga.... waa iga talo

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 2 วันที่ผ่านมา

    Inde laguduga meydad la baxdeyne

  • @farxaancabdi1632
    @farxaancabdi1632 วันที่ผ่านมา

    😢

  • @mursalwarsame1981
    @mursalwarsame1981 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    alooow adaa weyn walee kuwaan war ma qabaan

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 2 วันที่ผ่านมา

    حسبي الله ونعم الوكيل لاحول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
    Waxan xagay ka soo daawadeen inkaar baa ku dhacday kuwan maydkii way silciyeen dad kuwan dhaama miyaanu dhalin sida waalidkood la leeyahay ka naxa

  • @ahmedjama8152
    @ahmedjama8152 2 วันที่ผ่านมา

    Waxani diin iyo dhaqan islaam maaha maydka in music laha dul tumo

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar dadku miyaanay ahyn muslimiin subxaana llah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 วันที่ผ่านมา

    Xasen xayawankas foshoxun dhawan waa adig

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwa meydka keeney maahan kuwoo tawbaran bal eeg socodkooda

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 วันที่ผ่านมา

    Meydka xaggee lagu dugayaa iskuula bulusiyaa??haddii lagu duugana xasan yusan ka dabategin hadaba ka saxiixda raxaweyneee

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 2 วันที่ผ่านมา

    Meedka iyo geerigu ha idiin noqoto waano o soceliya xolaha masakinta o aad xoga kuhaysatan xaqdaradana kucunteen qaarkood hadii kalle beri waad kashalayidontaan

  • @aesse7702
    @aesse7702 2 วันที่ผ่านมา

    Yaab! Qof muslim ah oo xitaa aan askari noqon weligiis oo meydkiisa loo tumayo muusiq iyo salaan ciidan! Goormaan dhaqankeenna ka sifeeyn doonnaa caadooyinka kasoo horjeedaa diinteenna ee aan gumeysteyaashii gaalada ka dhaxalnay?

  • @Iyeypost
    @Iyeypost 2 วันที่ผ่านมา

    Ucadaalad sameya umada sidan ayaa idin dambeysee

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 2 วันที่ผ่านมา

    Somalia walee maanty gumaysigii u xumaa kujidhaa maxy thy marxuum music lagu sagooyinayo war wxaan yaa dalka ka qabta waa dhaqankii reer galbeedka ilaahy wxaan umadda ha ka qabto waa balan in aan dalka wx ka badali doono hadaa nahay As

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 2 วันที่ผ่านมา

    Madax Somali dhigtay waa sheydaan iridaada ka wareegay ayagadhan iyo ilmahooda hawada dhintaan wey na lu gooyeen hadan dhalinyaro nahay

  • @MaxamedKoosaar-ce1uk
    @MaxamedKoosaar-ce1uk 2 วันที่ผ่านมา

    Hooyada qaafaha ka was

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 2 วันที่ผ่านมา

    Wàar ma gaalo ayeynu noqonay waa maxay muusikadu sidaasaa muslinimo ma danbi ayaa ku sabooriyeysaan ax ax waa Khallad sidani

  • @hsdgh7890
    @hsdgh7890 2 วันที่ผ่านมา

    Maxay tahay durbaabtan aad tumaysaan, cuduceeya marxuunka

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 2 วันที่ผ่านมา

    Xasen xayawankas foshoxun waa cawantas nacaladas tukgas hawiye folxuma nacaladas

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy วันที่ผ่านมา

    Cali wajiis heesta kama hadlayo😂khaa in cadow ah waaye diintiisa qiyaaney

  • @user-gc9dy1dc1w
    @user-gc9dy1dc1w วันที่ผ่านมา

    Dalku soo muslim ma ah

  • @user-gl1wv6bm3j
    @user-gl1wv6bm3j 2 วันที่ผ่านมา

    Xagee lagu aasi 😢😢
    Waa lasooqufiye 😢😢
    Xasan bajogee😢😢

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu วันที่ผ่านมา

    هو في النار

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 2 วันที่ผ่านมา

    Diinta muslinka waxaan ma ogashahaye?

    • @SalmaanAbdullah-ef3jy
      @SalmaanAbdullah-ef3jy วันที่ผ่านมา

      Halkaas meey kaa maree wll waxbaro diinta aasaakeeda lagu xarimay muusig iyo qurun

    • @SalmaanAbdullah-ef3jy
      @SalmaanAbdullah-ef3jy วันที่ผ่านมา

      Muusiga iyo qashinka daroogada lagu magacaabo iyo waa hawl sheydaan

  • @mukhtarhajji7265
    @mukhtarhajji7265 2 วันที่ผ่านมา +1

    Geeridaaan inay sameen kuyeelato malagayabaa qulubta kuwa nool o ma unoqon doontaa CIBRO QADASHO.
    Waxkasta o lo halgamo magac mansab iyo hanti sidaan ayaa loga tagayaa!
    Xisabteda way kusugeysaa

  • @hfarah9663
    @hfarah9663 2 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto